Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
MashaAllah tabarikallah xbbti.Nasteexo UA-cam kii may iska daysay wanu u xiisneee
Maasha allaah dhar fiican ayaad usodoq day hadana raqis ah
Masha allaah inaba cadi ma ahan
Masha Allah abayo sakoyinka guri kujoga wanjeclahay mesha iyo magaca iyo telka nagu caawi
Lc wakiki ma taqana abaayo xamr bandir wye kal kaal agtiis
Welcome back. Hawa. Abayo❤ HORE Mar wacan
Masha alllah ina adeer mcn alle ha inoo xifdyo my dougther's ❤
Masha allaha abayo hawo salan sare kuleyahay keep going my sister
Maga xawo waanjeclaha dad kartibadan oo qalbi wanagsan waye like my mom❤
Xaawaaa wllo kg gaagu waaa imisa❤
Xawa Anwar away
Maasha alaah, Dukaankee ka soo adeegatay?
Waxaano dhan 100kayara m.alah inte waye wdnkan
M.a apayo illahey haku barakeeyo
Ninkaagi ma kala tagteen reer tiktok kaso arkay alle been haka dhigo😢
Maxa u qarine bacda magaca dukanka 4you blus wayee wa ognahee hhhhhh
Hawa yareey wa ka helaa vlog keeda
❤😊
Xawaay kulaylka kaa sheekaynaysa muxuu yahay hadaa reer hargeisa nahay baraf inuu noo da.o wax yar ba u jirnaa dhaxan waa dhaafaty
Waa asturnan jirtay waligaa maanta maxaa qaldan sister? Or did they tell you that you wouldn’t be famous unless you threw Hijaab🤔🤔
Ala jabana muqdisho ma waxso dhan ba 48$ xaga haragysa halka toob yahay 40$
84 dolar iyo hal santi ayee ku tiri huuno
Wlli ma xiligan ayaa kuleelka magaladu saaid noqday? Anaga hargeisa qabowga dhacaya wax aan ku sheegno garan mayno 😂
M.a wlo routin nooso geli
Xaawo ninkaagii mee ma Kala tagteen
Hibaaqey ma reer tiktok baa kusoo dirsaday 😂
Intee kasoo adeegtay abaayo
Lx wakiki
@@dagansuuban____xagee kutalaa
Quen hawa❤🎉
MashaAllah tabarikallah xbbti.
Nasteexo UA-cam kii may iska daysay wanu u xiisneee
Maasha allaah dhar fiican ayaad usodoq day hadana raqis ah
Masha allaah inaba cadi ma ahan
Masha Allah abayo sakoyinka guri kujoga wanjeclahay mesha iyo magaca iyo telka nagu caawi
Lc wakiki ma taqana abaayo xamr bandir wye kal kaal agtiis
Welcome back. Hawa. Abayo❤
HORE Mar wacan