C/risaaq Siciid | Naftayda Waan Maaweeliyaa | Music iyo Madadaalo | Astaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Barnaamijka Music iyo Madadaalo | Khadra Sinimo, Cabdikariim Yare, Ismahaan Xaashi, Mukhtaar Daa’uus, Cabdirisaaq Siciid iyo Yurub Geenyo. Live Music | Astaan 2020
    Musika
    Cabdinasir Ceydiid - Guitar Bass
    Bishaar Faamoos - Durbaan
    Abuukar Buuloxuubey - Drum
    Nagiib Axmed Xaashi - Guitar
    Bulshaawi - Organ

КОМЕНТАРІ • 97

  • @amiirfahad1804
    @amiirfahad1804 4 роки тому +38

    ninkan fanan la tartami kara ma jiro yeel AMA diid...keep going bro

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 4 роки тому +5

    Hargaysa iyo fankeedu waa heerkii ugu sareeyay, ku raaxayta music ga dhagahaaga si mcn ugu dhacaya goobtu wa Hargaysa ❤❤❤

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS 4 роки тому +13

    Music waa classic
    Codka waa classic
    Style ka waa classic
    Muqalka waa classic
    Yaa salaam nin macalin ah gatarka cod dheer tumayaa maclin aleebiyo

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +15

    Aniga fanaankan maanta igu horaysa hore uma arag heeso uu qaadey lkn waa Axsan fanaaan run ahaanti heesta wuuku xaragoodey guul iyo gobanimo ❤️👌

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 4 роки тому +6

    C/risaaq siciid inan magac wadaagno aadbaan ugu faraxsanahy❤

  • @AishaUurcade
    @AishaUurcade 4 роки тому +9

    The one and only Cabdirisaaq siciiid mi brother

  • @faizabullay2330
    @faizabullay2330 4 роки тому +10

    Inanka rer burco waan wataa✌❣🤴🔥

    • @liiii736
      @liiii736 4 роки тому

      Maha reer Burco dadka ha iskaga dhagin
      Adoo aqoon u lahyan sadex xoolo aan garynba iygana like iska ka saray😃
      Waa reer hargaysa ninkan waliba xafadaha xidigta la dhaho gala ayan filya

    • @faizabullay2330
      @faizabullay2330 4 роки тому +2

      @@liiii736 dhawan baad baraty wll azal rer burco weye

    • @mohamudhajji5704
      @mohamudhajji5704 3 роки тому

      Dhawaan buu barty hhhhh

    • @faryaadabdulaziis4845
      @faryaadabdulaziis4845 3 роки тому +1

      @@liiii736 shalay baad xidigta ku baratee xafada qasabka ee burco intaa ku soo lekaaday ina siciid x yusuf waa dhaladkii burco

    • @yusufsiciid5553
      @yusufsiciid5553 2 роки тому

      Runtii waa reer burco xafadah qasabka hargisa ayuu jooga lakiin xafadaha xawadle ama 150

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 роки тому +5

    Bulshaawi father of the organ

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 4 роки тому +3

    Cod macn buu leeyahy cabdi risaaq siciid hore usoco wll

  • @feisalabdullahi8928
    @feisalabdullahi8928 4 роки тому +8

    WAW Man move rocking the old school of somali music inshaAllah

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 4 роки тому

      This is old school of Somaliland music this is our music our words enjoy sxb hanala soo gali somali iyo waxaas hadad jeceshay theatre muqdiaho wa dhisan yahay ee wax samayso

    • @iseeyou2810
      @iseeyou2810 2 роки тому +1

      @@CamelCorps sorry hippo nuura cod kumagaaro

  • @ahmedhani1486
    @ahmedhani1486 4 роки тому +4

    Hargeisa waa magaalo mujiso weyan
    Bilisha lagu sheegin hoygii fanka
    Bal wiilka dhowan ayuu soo baxay
    Hadan stage waa qabsadey manshalaha abdirsaq saed

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 4 роки тому +2

    Ninkaani waa dhalin yro codkiisa u soo sary isla halmaliin oo kaliyata hmblyo sxp

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 4 роки тому +1

    Abdirasq waan ku wataa , fanan jira

  • @huzka4095
    @huzka4095 4 роки тому +3

    Waaaw cod ayu leyahay fanaankaan ❤❤❤

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 4 роки тому +3

    Eesh qiyaasak, reer hargeysa wax ha ka bartaan 1: cr/ siciid 2: cr/oday 3:kh,sinimo
    Waa in fanaanku lahaystaa musikada codkiisa iyo cayaartiisuna wada socdaan isagoo wax (for tembo) ah aan gelayn

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 4 роки тому +2

    C/risaaq Siciid Zxp qliya Hore u soco

  • @wardaibrahim583
    @wardaibrahim583 4 роки тому +2

    Waaaw.c/risaaq keep going brather ❤

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman 4 роки тому +2

    C/risaaq siciid wlahay fanaan baan u qaatay

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 4 роки тому +2

    Makaroofka wax yar oo xabeeb (mixer sound) baa ku furan. Waxaa ka saara oo fanaanka codkiisa in aan xaraf ku biirin oo uu nadiif yahay isku daya. Fanka lama qurxiyo, ee isagaa wax qurxiya! 🙏🏽

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 4 роки тому +3

    Abdirizak saiid one love

  • @hidaayanalka2965
    @hidaayanalka2965 4 роки тому +1

    Wwww m.a axsan cod 100% horay usoco bro hees io badh from muqdisho

  • @ahmedafrica216
    @ahmedafrica216 4 роки тому +1

    Woow eesh qiyaasak top fanaan

  • @hamzamohamed9974
    @hamzamohamed9974 4 роки тому +2

    Past Hees iga Dheh HORE USOCO ZP c/rizaaq siciid Vanan aan taageeyo

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial88 4 роки тому +2

    Keep going wll horo usoco guul noloshada libaax

  • @CamelCorps
    @CamelCorps 4 роки тому +2

    Halkani waa hargeisa iyo horumarka suuganta somaliland

  • @sakisaeed641
    @sakisaeed641 Рік тому

    Xasuustiii al fanaaan Abdifataah yare

  • @zakariaabdirashiid3576
    @zakariaabdirashiid3576 4 роки тому +2

    Bro talent ayaad leeday maherad furoo🤗😍😊keep going Astan Tv👍.

  • @mahadmg3909
    @mahadmg3909 4 роки тому +4

    Waxaan sugaynaa BK , Mursal iyo moxamed ciro in ay live ku heesan
    Casuuma please cod kooga oo live ayaan rabnaa

  • @manaalcarap8196
    @manaalcarap8196 4 роки тому +1

    Very talented weeyh Manshlaaah Hore usocod bankurajeynh ✌

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 4 роки тому +1

    Waaaw ish calaa voice

  • @xamsemohmoud265
    @xamsemohmoud265 4 роки тому +1

    Ma muujiyee jacaylka
    Waan maldahayaa

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 4 роки тому +1

    Horay u soco sxb

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 4 роки тому +1

    Cabdirisaq handsome ❤

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 роки тому +1

    wooow crisaaq

  • @habikhadar2755
    @habikhadar2755 4 роки тому +1

    Wow 🤩

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 роки тому +2

    Wlee.hargaysu way ku daysay xga fanka

  • @hoodahooda1688
    @hoodahooda1688 4 роки тому +3

    Wuu ku raaxaystay wlee

  • @SiciidCarab
    @SiciidCarab 4 роки тому +1

    good job 👍👍👍👍

  • @NaciimaMuuse-st5bp
    @NaciimaMuuse-st5bp 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmanahmed1043
    @abdirahmanahmed1043 4 роки тому +2

    Nabee igaarkaan waa raayaa

  • @abdirahmanmacalin599
    @abdirahmanmacalin599 2 роки тому

    Heestan Barteedi buu dhagay Wiilkan Fanaanka ahi isaga iyo Ragaas Qalabkii Fanka Oo Dhan Tumayaba

  • @hoodoali5088
    @hoodoali5088 4 роки тому +1

    Fanaanki fannaaniinta

  • @mubkocabdilaahi224
    @mubkocabdilaahi224 4 роки тому +2

    Keep going bro

  • @abdifatahyusuffaraah7248
    @abdifatahyusuffaraah7248 4 роки тому +1

    Faanaan codkiisa saaran

  • @haldoormedia9589
    @haldoormedia9589 4 роки тому +1

    First one

  • @suatupdilahi6795
    @suatupdilahi6795 4 роки тому +2

    Abdirizak Siciid ❤️

  • @ahmedawilisse3778
    @ahmedawilisse3778 4 роки тому +2

    Fanankaan warayso toos ah kaligiis halaga qabto iyo heesaha qaaraamiga tallent uu leyhy wlhi

  • @hoodocabdi993
    @hoodocabdi993 4 роки тому

    wll waan cod macnhy inaan ka qaybgalo ayaan rabaa fanka xageen ugu soo hagaaga

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 3 роки тому

      astaan tv kaalay oo barnaamijka yaa heesi kara ka qayb qaado

  • @abdirazakhassan2006
    @abdirazakhassan2006 4 роки тому +1

    👌👌👌

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 4 роки тому +1

    👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 4 роки тому +1

    👍

  • @ahmednor4700
    @ahmednor4700 4 роки тому

    Bulshawi organ wax ku gaara la waa

  • @hamdahussein3646
    @hamdahussein3646 4 роки тому +4

    Wll iska daa fanka ma fiicna pls wanku barya abdirisaq siciid run ahantii wanku jecladay lkn maan filayn inaad fanaan noqon doonto sorry

  • @salmahari6066
    @salmahari6066 4 роки тому +3

    Imika ayunbey nagihi dibada jogey la bodayan uun 😂nayada wilkasi ka qaleya

  • @mahadmg3909
    @mahadmg3909 4 роки тому +1

    Qaaci ku casuuma please

  • @ahmedarshe1891
    @ahmedarshe1891 4 роки тому +4

    Heestan hibo.nuura iyo Sulfe labadaba isagaa kaga codwacan lkn Nasiib Daro ma Aqaani fanaanka magaciisa

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 3 роки тому

    Ma muujiye jacaylaka wan maldahayaa

  • @hassana8712
    @hassana8712 4 роки тому

    Fanaankan wax isku egyahin idle yare cod xit

  • @hodanali8409
    @hodanali8409 4 роки тому +1

    Mnch alla wan ka hela wiilkan❤

  • @lanegamer9973
    @lanegamer9973 4 роки тому

    𝙷𝚊𝚍𝚊𝚕𝚔𝚊 𝚠𝚊𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚚𝚕𝚊𝚢𝚊
    𝙽𝚊𝚍𝚑𝚎𝚎𝚛𝚎 𝚞 𝚢𝚎𝚎𝚍𝚑𝚊 𝚝𝚊𝚊

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 4 роки тому

    Razak sead

  • @bellakiin
    @bellakiin 4 роки тому

    Aniga meeshaan waxaan usoo galaa comments inaan aqriyo oon qoslo laakiin hadda comments waxaaba u badan tuugsi subscribe ah oo ilaa janada laguugu geynaayo fiiiiiiiiiiiq

  • @yassinmire8440
    @yassinmire8440 3 роки тому

    Kuwan musica tumaa ma ku shubaa? Cid walba ma u tummaan durbaanka baas

  • @mohammeddahir3407
    @mohammeddahir3407 4 роки тому

    Axyaa cod

  • @mursalabdi8557
    @mursalabdi8557 3 роки тому

    B

  • @masahrujlyrics3427
    @masahrujlyrics3427 4 роки тому +1

    Sharaf iyo cisi iyo karaamo ku noolow wll na soo boqo oo SUBSCRIBED noo saar wll na dhiiri gali oo na garab istaag waxa aanu soo wadna muuqaalo ku anfici doona

  • @sadiksi0261
    @sadiksi0261 Рік тому

    Kkkk ma dheera ee markay dishaan ka maagayaa kulahaa😂😂❌❌ halkaa ku noqo lpx

  • @wardakorontooo8449
    @wardakorontooo8449 4 роки тому

    Deqasan Abhed lol kkkkkkk Yaaa ila arka

  • @yassinmire8440
    @yassinmire8440 3 роки тому

    Ninkan dheeri ma waxanu la shir yimi fuck that shit