Sirta arrinta dadka isdhaafisa | wali ma samaysay mise...?!
Вставка
- Опубліковано 27 лис 2024
- Khulwadu waa mid ka mid ah hababka uu qofku naftiisa iyo waaqiciisa ku aqoonsan karo ee la'aanteed aanu xaqiiqasa noloshiisa waajahaynin, in la sameeyaana aad ayay kuhim u tahay.
Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid.
Paypal link:
paypal.me/aada...
Buy me a coffee link:
www.buymeacoff...
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
UA-cam-ka Sahanka Xogaha:
www.youtube.co....
UA-cam-ka Sahan Podcast:
www.youtube.co....
Spotify:
open.spotify.c....
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
Aa....
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- عصر القرود
4- حديث المساء
5- السلام عليك يا صاحبي
6- في الحب والحياة
7- اعترافات عشاق
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.
Ninkaan sahanka xogaha .
Waaba la yaabey.. xaaladaha aan ku sugunahey ayuu fahmay 👍🔥🙏
.
😅
taas maa dhib leh xaaladahaad dareemayso buug kuqoro kadibna dadka kaa agdhow fiiri inay xaaladaadoo kale dareemayaan.
kadib adaa wax walba fahmi.😉😉😁😁
Inaadeer waqica ayaa sidaa ubadan in badanoo kulamida ayaa xaaladaada dareemaysa waana wax dhacaya xiligan maanta lagu jiro
😂@@mba6164
OUR HERO adan khadar
Allaha dhamanten janada hanagu kulmiyo 💝
Alla maxaa hadal fiican kaasoo baxay
Amiin wll
Mansha alaah🎉❤
Aadanow inader
Muddo 6 cisho ah waxaan ka maqanahay caasimaddi hadda waxan jooga tuulo , go'aankayguna waa dhamaadka bishan 10aad inaan halkaa kaligay joogo si aan naftayda khalwa la sameeyoh anigo naftayda ka dareemay is dhex yaac iyo aqoon yarri insha allh waxan rajeynayaa inaan arinkaa haba yaraate an wax kaso faaidi doono
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
ugu horee waxa aan salaamayaa bahda sahanka
aadanawo runtii waxa aad ka hadashay xaqiiq jirta
likn dadka soomalidu marka ay ku arkaan adiga oo meel fadhiya ka ligaa oo laxisaab tamaya naftaata ay ku odhanayaa waa uu soowataa waa uu waashay iyo wixii lamid ah
Waa mawduuc aad uu mihiim ah qof sameyay ayunba garnayaa muhimadisa
Mahadsanid ustaad
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
🙏mahdsanid wallky waa fariin waqtigeedii aad soo gudbisay waxaan rajayn qofkastoo arka inuu kafaaidayso isbadalna sameeyo 🖐️
Noloshu waa halgan. Qof karti badan oo isku filan noqo. Inta aad iska taqaan cid kaa taqaano ma jirto, inta aad isla rabtana cid kula rabto ma jirto. Hortaada haay, dantaada aqoonso, caqligaaga miisaan ogow halka aad u socto. Hadii aad maalin hal tilaabo gadaal u dhacday. Maalinta xigta labo tilaabo horay u qaad.
waa runtaa, waana dhibka ugu badan ee haysta dhalinyarada waayahan jirta, xalka ilahay hanagu duwo
Ninkaan legend waaye
Legendary Aadan Sahan Techar
Waxan ahay caqlaani wayn oo Dantisa aad u yaqana Alxamdulilah
Wll Allah HA ku Barakeeyo Mahadsanid Wll
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
Mahadsanid wlo illaaahy abaalkaga jano haka dhigo
Mhdsanid, sidoo kale "ilaali fikirkaaga markii aad kali tahay", sbbtoo ah waa xilliga ugu fudud aad ku dhici karto dabin kamid ah dabinnada shaydaan, mar walba dabar diintu hakuu ahaato.
Wa mawduuc muhiim ustaad kuwan oo kale noo soo badi
Zxp aadan sahan thanks wax badan ayaad noosoo kordhisey zxp waan kuu duceyney naa
su aal sheeg calaamada loofk 💜💖💗 casalkeedo halkee ayey katimid inantee laka soo xasuusaneyaa العلم بين التلا ميذ
Dhawaanahaan halkaan ma soo hooqan, maanta waxbaa i waday, waa mahadsantahay saaxiib.
Alle ha ka abaal mariyo waanada iyo waxsheega
Mansha Allah alle haku sharfo waa mowduuc cajiib ah
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
Ilaahay ha ku Daayo wallkay
Iisoo duceeya walaalayaalow in ilaahay amuurta iifududeeyo
Aameen dhamantenaba
Raggyda keep up brother casharada noocaan oo kale noo soo badi ustaad
Thnku again
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
صلي الله عليه وسلم❤❤
Mahadsanid macalin
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
Masha allh Allow ku xafid wax bdan baan ka,faidey dhiirigalintada😊🥰🥀
Thanks bro ilahy dartiiis igu soooduceeee walalayaaal in ilahay cadooyinka xun xun iga madobeeyo
Allah haka madobeyo
Tala ayan ku sinaya wax walbo arinta ku kenaya ka fogo ilaheyna ka cabso miyadan oqeyni wll in ilahey ku arkayo
ilahey adomihisa waxey awoodin kuma salodo
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
Ilaahay ha kaa kaxeeyo adna ilaahay bari si uu kaaga duwo.
Thans you very important Vedyawgan
Mashaa Allah Walal Khayr,Badan Allaha kusiiyo
SUUFIYO VIVA khalwo annagaa nalogu ogaa. Suuuuuuuuufiyaaaaa.
WaxbdaN kaaa fa,day waLaL mhTzniT🥺❤️
Hal Talo waan U Raacin lahaa Dadka Barnaamijkan Dhagaysana Waa inuu jiraa Hadaf, Target Aad leedahay oo Aad kolba isha ku hayso Halkuu marayo iyo Waxa ku hortaagan, Lkn haddii Aad kali Bilaa Yool ah noqoto waxa laga Yaabaa inay Eraya dadku ku saameeyaa Hebel malaha wuu soo dawakhayaa Ka dibna su'aalahaasi ay ku saameeyaan, If You Make Your self A friend You will never Be Alone.
Mahadsanid wll
Mahadsanid walal
Allah ku barakeyo
MAHADSANID 😊
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
waa ideeqay warkaaga walal mahadsanid
M.a alle haku xifdiyo wll
Mzha allah, mahadsanid 👏🤗
MashaAllh thanks ustaad 👍
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
Shp waad mahad santahay waan isku dayaaya wana kula soo xiriiri doonaa 2bilood kadib insha allah
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
Second Asc wll Hore u soco wn ku taageera👍👍👍👍👍
Kusoco aqii..Mahadsanid.
Mahadsanid Ustaad abaalkagah ma garan karo waxaanku gudo keliya duco unbaan isleeyahay waa wxa aad ugu adaalgufi karto mahadsanid macalin
Mida ilahay lala qalwoodo ee.bahidada laso bandhigto dandi dhaafna laweydiista ugu fican
Aad iyo aad ❤
Waad Ku mahdsantahay saxiib clipkan qiimaha leh ee aadna nala wadaagtay
Thanks walal
Aniga iyadoon cidna igala hadlin buu Allah i waafajiyay (Khalwada waxweyn maaha si khalwada kuugu macaanaato allah ku dhex xus)
Aniga shaqsi ahaan waqtiyada aan nafteyda lakali noqdo marmar waa casarka ilaa maqribkii marmarna maqribkii ilaa cishaha waana masaajidka dhexdiisa
waxaan habeenkii qabtana idiin sheegi maayo waan idiin salaamayaa walaalayaal😁
No sheeg wll🥺😂😂😂
@@AdmiringBilliards-sk7lp
igu qaado wll 😂😂
Mahadsanid aboowe🙏🥰
Masha Allah mahdsanid ustaad
Manshallah
mahadsanid walal allaha ku xifdiyo 👏🥰🥰
الحمد لله
Mahadsanid wll 💞
Alx darogonka mina ma baran alx❤
Masha Allah
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
Aadan mnsha Allah zhp mawduuc qali ah lkn hadal ka istaaq furulayso oo aad tiri in alle uu samada aduunka yimaado xiliga danbe habeenkii wll Alle makhluuq makaan ku sugan makaana uu koobo jihana lagu sheego waa ka na sahan yahay ogaw in alle lays ka mislihii shay makhluuq idilkina uu khilaafsanyahay tnks zxp
Thank you❤❤❤❤❤❤❤
Thank you pro
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ
Aadan wall Bhawan Rajneesh ka soo hadal hididu caabudo
2:25
Wllo Aadano anigu wax aan gurigayaga ka daganahay qol gaara qolkana wax ii yaala miiskayga buugta iyo sariirtayda yar xafaduna marmar ayay igu kacaan oo ay igu yidhaahaan malaha waad waalatay sidaad wax u akhrinaysay ee hadii aad waalato imikaba qolkan uun baan kugu xidhxidhaynaaye sidaa ula soco Ana waxaan ku dhahaa qof iiman leh oo illahay ku xidhan ma waasho ee isagaba daganan badan qalbiga ka dareensan oo dadka qaarna dhaama iina soo duceeya in aan cilmi anfacleh aakhiro iyo aduunba illahay igu manatasto
Mahadsanidin ikhwaanii dhamaantiin
Horta wll aad baan kuu salaamay😭
Waxan ahay wiil ay noloshu dhirbaaxo adag Ku dhufatay wlhi markan vedio dawaday ilinta ayaan ceshan waayy😭😭😭
Adugana sigaaran kuugu baahna ee wll isoo qabo adoo mahadsan adanow wlhi muhiim ayaad ii tahee😭🥺
MAHADSANID wll
adan sahan soo waran arinka jinka
Adan sahan wankusalaamay horey usoco
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
wall Adan mahadsanid
•wall hadal kaga aad ku shegtey video ka markuu marayeyy (5:26-27)
qodobkaas si wacn u soo baar🔍
Waasax Waxa tiri saan umaleyay ilahay ayaa samada imada marka ilahay makhluuq mahan oo socsocda ilahay waxwalba oomkhluuq meeluun kasogala wukhilafsanyahay
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
@@iidleabdiyare1962
Allah wuu soo dagaa habeen walba wuxuuna yimaadaa Samada koowaad sida adilada kucad (Soo dagitaan asaga u qalanta ayuuna soo dagaa faahfaahin la'aan) Allah❤
Wll Adan ❤
Horta booga cusub london Malaga helaa aadanoow
Masha allaah🥰😍❤️❤️❤️💯
Wlh magaran karo eray ama oraah aanku cabiro mawsuucaan qiimaha iyo qaayaha leh
Wll awalba kelinimada ayaan jeclaa muugaalkanna dhiiriqelin wuu igaga filayahay MAXADSNID WLL QAALAi ALLAH HAKU HAFIDO
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
hhhhhh masha allah walahay arintaas caawa ayaan arintaan ka fakarayey sxb mahadsanid
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
haa.
msh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim
Hi tchr adan sahan
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
M.a
Mhdsanid zxb Aadan
Bhagwan Rajneesh maxaa ka taqaan nala wadaag zxp
Nio saan uma fahansaneyn lkn mararka xaaladuhu iga soo adkaadan inan galab ama habeen kaligey meel dagan raadsado badana xeebta ama meherada magalda banankeeda kuyaala aan tago oo ano xal ama go, aan gaarey ka imado
Shukran macalin
Maalin walpa waxan go'aansadaa Inan iska joojiyo wakhtigaa aan bilaa camlka ku luminyo mana sameyo oo ma awoodo mana aqaan dhibta I haysta maduucan maanta aad Soo galisay si Wayn ayaan wax uga qaatay
Nabiga ku saliya
Wcs mahadsanid aniga ila iyo inti an yara ayan sameyn jiray inan Mel fariisto oo an isweydiyo su'aalo
Sahib wadmahad santahay
sxb aad bad u mahad San tahay waxan ba isqorigadhay nin walane
Asc wll Aadam
Hdn Ku fikirayay bilxaq
👍😮
Aadan sahan markaan tago baadiyaha gaar ahaan beeraha waxaa igu soo maaxdo afkaar aan anigaba la yaabo maxaa keeno mowduucaan miyuu xariir la leyahay
Nio Sxp dadkaasi waxyaabahasay niyada ku dhistaane daaa
Isla hadeer hadalkagu wuxuu gubayaa dad baddan anigu waan Ahaan jirey qof saasa lkn hada waan hamba bary Thanks
Wll bugaagtada aad turjuntay xageen ka heli karaa Germany ayan jooga wll wn u bahnahy bugagta aad turjuntay fadlan?
Wllo adan sahan waa ku salamay muqaalka waxa ku so hadal qaday inuu yaalo buuga faca koraya Aniga aad ayaan ugu baahna xarunta hargeisa kutale iqra book waa ka waayay isbuci laso3/10/ 2022dhafay waa tagay xarunta iqra b.. waxa islaha buuga faca koraya waa kaso ha leysaa hasa ahate waa kawaaya lkn waxa kaso helay buug a turjuntay oo ah dr.musdafa maxmuud !
رحلتى من الشك إلى الإ يمان
Wllo waxa jeclaan laha hadii dabaca diisi wali wadanka taalo inla keno iqra b.. ee hargeisa
Su.aal si aan
❤🧡💛💜💯
Mid sanid wll🙏
Fadlan isoo booqo wll ua-cam.com/video/-BrCMmyvjME/v-deo.html
Asc sxb jiilka 2023 sideen ubilaabi karaa hafaf kama dambays ah mudane bal kasoo sameey muqaal mahadsanid markastaba waana kugu xirnahay siwayn waxaa tahay shaqsi mudan ixtiraam oo baal dahaba kaga jira garabka dhalinta mahadsanid
Bro waa maxay Caadif iyo Caqlani?
Faraqa udhaxeya labadan kalmadodna waa maxay.?