Baasto Baradho inyoke || Italian Gnocchi || By Qamar Bint Amiir 👌

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 75

  • @MASCUUD1
    @MASCUUD1 4 роки тому +1

    Wan sameyey Masha Allah waye kan kaladudaha beelo wye ilah haku barakeyo gacantaaa👍

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 4 роки тому

    20 years ago my mom use to make it like the Italian them self ifan beter wit the saus damm I miss my mom wallal. Bintiiiii Amir masha Allah long live queen cadeey💗💪🇸🇴💓💚🥰🥳

  • @JackRoblox250
    @JackRoblox250 4 роки тому

    Maasha allah xabiibti waan ku jeclahay walaashey qamar gabar wanaagsan ayaad tahay sidaad cuntada u sameeysid aniga hada wax aan kaaga deydo ayaa jiro sida is caateynta waad mahadsantahay walaashay

  • @sucdicalidiinaqalbidahab4555
    @sucdicalidiinaqalbidahab4555 4 роки тому

    Masha allaah abay qamar qalbi

  • @aminaqassim8994
    @aminaqassim8994 4 роки тому

    masha allah

  • @sakinaishaaq83
    @sakinaishaaq83 4 роки тому

    MashaAllah yummy yummy 😋 Abaay Qamar. Awey dayadkii Xbbty ❤️

  • @FfFfff-sv2fo
    @FfFfff-sv2fo 4 роки тому

    Masha alaah alaha ku xafido abaayo macaane

  • @madhiiofficial6225
    @madhiiofficial6225 4 роки тому

    Mshllh Isha baxar ka abyo alle ha ku dhowro meel kasto aa joogto 😘🙏

  • @munakahin3750
    @munakahin3750 4 роки тому +1

    Sidan qamar ugu dayanaayay joonyadii daqiiqdii week bay ku dhamaatay yaab
    Qamary nagakaladaa burka badan hbbii

  • @muminamohamed5657
    @muminamohamed5657 4 роки тому

    Masallah

  • @maanomohammed1269
    @maanomohammed1269 4 роки тому +2

    Masha allaah horey usoco 👍👍👍👌👌👌👈👈

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 4 роки тому +1

    Masha allaah macaan iyo bar xabibti horumar wacan 👍 😘♥♥ dhareerka iga dhameysay wlhi waan sameynayaa halkaan ayaan ka dhadhamiyay macaan keeda

  • @jihaanmohamud9595
    @jihaanmohamud9595 4 роки тому

    Masha Allah sweety qamar💖💖💖💖

  • @farhiyaomar4281
    @farhiyaomar4281 4 роки тому +1

    Qamar leebito uma baahna miyaa

  • @samiiraabdulahi4157
    @samiiraabdulahi4157 4 роки тому +1

    Abay qamar waku jeclhy waana ku taageeraa m.a cuntadaada sidii awalow u kaseeni wye M.a barbartoy ma tihid anine adi cmla ahay wlhi raashiinka la sharaxaayo waka helaa adi io family kaaga farxad ku noolow😘😍💞🙏

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim1689 4 роки тому

    Masha alaah alabteyda waaye tan aniga waaka heley uqti ilaahay hakuudaweyo 👌😋❤❤

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 4 роки тому

    Maasha Allah mcnto 🥰🥰

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 4 роки тому

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😋😋😋😋👍👍👍👍👍

  • @fatimaa2049
    @fatimaa2049 4 роки тому

    ما شاء الله ما شاء الله

  • @luulcadeeystyl1215
    @luulcadeeystyl1215 4 роки тому +1

    Mash Allah abyo 😋😋😋😋❤️

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 4 роки тому

    Masha allaah xabiibti soo yummyy 😘😘

  • @umyusra5195
    @umyusra5195 4 роки тому

    مشاء الله حبيبتي الله يوفقك

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 роки тому +1

    Manshallah ❤👍

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 4 роки тому

    Masha allah xabbti qamar

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 4 роки тому

    😋😋😋😋😋❤❤❤👌👌

  • @sacdiihassan1032
    @sacdiihassan1032 4 роки тому +3

    Masha Allah

  • @queenleylaqueenleyla258
    @queenleylaqueenleyla258 4 роки тому

    😊🥰😍❤

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty 4 роки тому

    Mash’Allah 😋😋😋🥰🥰🥰

  • @shukrimahamed9646
    @shukrimahamed9646 4 роки тому

    Mashalah

  • @faizinamohamed7954
    @faizinamohamed7954 4 роки тому +1

    Maasha allah

  • @rahamahmud6856
    @rahamahmud6856 4 роки тому

    Masha allaha 👌👌👌👌

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 роки тому

    Acs Aabyo qamar masha Allah tabrikllha Aabyo gacantada ilahey haku fududeyo Aabyo qamar hor usoco 👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @royalfamily8742
    @royalfamily8742 4 роки тому

    Masha allah 😋😋👌💯

  • @ayuubjeylani8255
    @ayuubjeylani8255 4 роки тому

    Maasha alaah

  • @aaminocilmi2431
    @aaminocilmi2431 4 роки тому

    Maasha allaha xabiibti caafimad kucuna

  • @zahruujaali1687
    @zahruujaali1687 4 роки тому

    Asc abaayo illaah gacanteeda ha u barakeeyo

  • @ramlaahmed2894
    @ramlaahmed2894 4 роки тому +3

    Qamr Masha allh ayd noqoty misan ridka mesha ad rabty majogta waxn ahy qof kugu xiran wxne i ahed dhiri galin misankeyga wuxu aha 90 wxn goan qaty markan arky isbadlka ad sameysy waxn karsda cuntada ad cunto 3bil ayn wada waxn hada ahay 72 adban ufarxsnhy waxn rajeyna inadne inad nala wadgto marki hore misnkaga inta u aha hada inta ad tahy

    • @rydkerupdy2371
      @rydkerupdy2371 4 роки тому +1

      Abayo nala wadag cuntada ad misanka iskaga riday

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 4 роки тому

      Canada waxaa ka horeysa niyada in aad diyar utahey inaad iska rido asbuuca wadaa waa iska dhaafa bis raashinka cuneyso saliida ka yaree sonkor iyo cusbada abaayo qamer chanalkeeda ka heleysaa raashinka iyo sida u sameysato raadi gabadhan meesha ayey aregtey

    • @ramlaahmed2894
      @ramlaahmed2894 4 роки тому

      @@rydkerupdy2371 qamr daway

    • @ramlaahmed2894
      @ramlaahmed2894 4 роки тому

      @@rydkerupdy2371 cunta qamr kadawaday waxa kuqorn cunta an misanka kuriday kadawo

  • @dahaboaweysabukar3309
    @dahaboaweysabukar3309 4 роки тому

    Waw masha Allah

  • @cabiirmohamed8574
    @cabiirmohamed8574 4 роки тому

    Ku jecliya cuntadada nuuc walbo aan barooweyo waa iitoosa masha alah lkn dadka kale wa iga halaba cuntadoda

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 4 роки тому

    Haaye ha la soo yaaca ciyaal kuni

  • @Yemibelete
    @Yemibelete 4 роки тому

    Maasha allaah abaayo

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 4 роки тому

    😋😋♥️♥️👌

  • @hafsoabdirizak200
    @hafsoabdirizak200 4 роки тому

    Masha Allah abayo

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 4 роки тому

    Asc abaayo mcnto mansha'llah 💞💞👍🇸🇴🍇💕

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 4 роки тому

    Abayo macanto huray usoco anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️♥️

  • @barkaside362
    @barkaside362 4 роки тому

    😋😋😋😋😋❤❤❤

  • @amalabdi3341
    @amalabdi3341 4 роки тому

    Mala walaaqaayo miyaa iskuma dhagaayo abyo

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 4 роки тому

    Ramla ahmed abaayo 3bil maa 20kl kuriday maasha allah side kutiday noosoo sheeg mcnt lkn abaayo qamar umalaynmaayo inay noosheegeyso halihii kiilo eheed ilaa hada I hope inay kaaga soo jawabto

  • @haldhaainboqor5026
    @haldhaainboqor5026 4 роки тому

    Istaag walal haydhafin idinka dartiin baa wax lagu yahay haduu dhiig somalinimo kugu jiro subscribe ii saar

  • @misbaaxmediaproduction3221
    @misbaaxmediaproduction3221 4 роки тому

    Wcs

  • @halimoomar2626
    @halimoomar2626 4 роки тому +2

    Mashaallah

  • @tuneeye1597
    @tuneeye1597 4 роки тому

    Qamar timirta o la dhaho maxwash ba u malyna o la saaro xeerda wuqoyi ba laga isticmala no so samee

  • @hibosadiqchannel
    @hibosadiqchannel 4 роки тому +2

    Nabi muxame scw darti subscribe iigu saar wll qali waxan ahay Hooyo somaliyed

  • @ilhaanitaqaali3512
    @ilhaanitaqaali3512 4 роки тому +1

    3 qof mawaaye oo subscribe isaarto ilaah baa nii ku dharshe

    • @ramlaahmed2894
      @ramlaahmed2894 4 роки тому

      Hadii ad rabto inad hormar garto wax sogali mel ebar dadka wax kisari mayn dadal wan kusary

  • @ayanibrahim7060
    @ayanibrahim7060 4 роки тому

    Abaya mcnto ma turki ayad joqta fadlan jawab isi

  • @حنان-و5ف4د
    @حنان-و5ف4د 4 роки тому

    هاي قمر انتي سميتي أن اسمي قمر سليمان

  • @diintuwaanasteeo1407
    @diintuwaanasteeo1407 4 роки тому

    asc wllo qaaliga ah waxaan idin hayaa fursad ganacsi hadii aad rabto ila so hadal WhatsApp number 0618930064

  • @bahjoamiin6226
    @bahjoamiin6226 4 роки тому

    Masha allah

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 роки тому

    Maasha alaah

  • @nasrinacreatives6505
    @nasrinacreatives6505 4 роки тому +3

    Masha Allah