Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Masha alah waa hees cajiiba aun dhamaantood amiin Yaa alah
Yaa salaam Axmadnuur nuurre iidle abtiile hees uu qaado oo aan ii dhadhanin ma leh, waxaan laxan lama oran karo ilaahaw u naxariiso
Ahmed nuur jaango markaan maqlo waxan so xasustaa. Wabigii ganaaniyo iyo gacamayadii eeyl Niyadeyda gooniyo gudi cashaq kama boxo
Gabadhu malaha Siraad maaha. Waayo Siraad aad bay u cod dheertahay Manshallaah. Illaahay ha u naxariisto labadoodaba.
Waa siraad lkn in codka miyaadan ogeen in mulaxanku xadido uu xafidsiiyo fanaanka suu qaadaayo
Heestan safar Garoowe iyo laascaanood ahaa baan ku dhagaystay oo ku bartay. Laba sanno ka hor bay ahayd. Ilaa caawa xiiso kii maalintaas la dhadhan ah bay ii leedahay. Amaana Alle.
Alah yacisak maadeys caawa waxaad keentay axmad nuur Jango wlhi waxaan u heestay in eesan jirin hees uu qaado axmad nuur Jango oo ii dhiman lkn cawa halkan ku yabay baaba fadhiyaa maclimow salan sare maadeys 🙏🙏🙏✌️
Heestan waxaa miraheeda leh shube
Abwaan shube allaha dhowro fannaaniintana allaha unaxariisto
Aun axmed jaango iyo siraad cabdulle WA xaay kahadlayan xikmada uda xeeyso geesiga iyo fuleyka
Ha lakala faidaysto oo erayada adag oo kujira heesta qof walbo wuxu garana hasoqoro. Tusaale aniga waxaan aqana "falaga Meera" oo ah xidigyaha wareega
Waligay cajalad iyo miimiri intaan dhagay sanayay man maqal heestan waxaa iisahlay UA-cam ka ayaan ka helay 6/5/2021
Masha alah madeys saxiibayaal maheesaan hees uuqaado aun Bashir ibrahim cabdi halkudhigeeda uuyahay qadraay laqurixeey Adaa jira please
Mahadsanidiin heeskan oo sidatan u fasiix ah waxaan raadinaayey muddo sannado ah. Heeskan yaraanteydii baan waxaa ka dhegaysan jirey raadyow Hargeysa. AHUN Axmed Nuur Jaangow laxankiisa cajiibka ah ka sokow, waxaan aad u jecelahay codkiisa guuxa iyo reenka wata siiqadda gaarka ahna leh. FADKA SOO ONKODAY weeye maahan GUNTADAY.
Heestu adagaa ⁉⁉😢😁 hayaay Afsoomaaliga waaban ku fiicnaaye waa sidee ⁉😢😁😁😁
Faral beenna lama gallo Foolka Ebbe kuma sama.
Heestan midheheedu aad baay u fiicanyihiin, abwaanka sameeyey waa abwaan afsoomaliga ka hodon ah, waxaan filayaa inuu yahay abwaanadii waa waaynaa
Cabdulkadir Abdi Shube armuu yahayba
Ereyada Cabdulqadir cabdi shube cimrigiisa allaha dheereeyo xamar buku noolyahay hada
Maxamuud axmad cumar jaangoo midka dhahaya wll maba aqaan kaad shee geeyso lknWaxaan aqaan midka qadaHeesahanJir jirole War MoogeSheylilahYagareska kafuraDaljirLahashodaCashaqa kaligeey miya sidaCir cadadiMoyi talo si ay noqonWabigii gananeMaxaa kaa li lahi ahAfartan ayamodMA indhihii aarkaad igu eegeeydaaiyo qaar kaloo badanAxmad nuur Jango
Waa furimaha colaadeed
Maha firimada ee wa furimaha iyo
Wllo ii raadi heestii ahayd nin dalkiisa iibsaday naar ha u danbeysee
yaa qaada sxb
@@maadeys wlh hadaan aqaana lee sow kuuma sheegi lahayn gabar ayaa qaaday
hees aan maqlay maaha sxb lkn si kastaba waan soo raadin
@@maadeys nin dalkiisa iibsaday oo dadkiisa wada cunay naar ha u danbeysee ayey ahyd intaan xusuusta
@@Hiiraan_boy Heestaas UA-cam ka kuma jirto sida ay ila tahay. Aniguba waqti dheer ayaan baadigoobay ugu dambayn iyada oo Audio ah baa mid iisoo diray. Waxa dhibka keenayaa waa in aan fannaanadda magaceeda la aqoon.
Firdhada soo dhacysee
Axned jaangoe waxaa la qaaday siraad cabdulle Ayaan u malaynayaa
Abwaan shubo ayaa lahaa heestan
Fakaloolka caashaqa
Eemaha firada maaha
Heesta ereyo adag ku jiro
Waligey heestaan ma maqal wayaab maanta unbaan helay xasuus ayeey kutahay 21/9/2020
Waxaad sxaday 80% ee labadaa eraysax
Heestan ayaa qadaya wa kuma fananku???
Axmed Nuur Jaangow iyo Siraad Cabdulle Ugaas
Ama heestii amal ee ku luuqeyy muuse ismacil qalinle abwaanka heesta curiyy waa hadraawi iyadoo layric inoo soo gali chanalka
Midhaha Heestii Abwaankii sameeyay, noo sheega Bahda Maadeys??
cabduqaadir cabdi shube ayaan ku maqlay sxb
Abwaanka heesta curiyay noo sheeg fadlanMahadsanid sxb
Maxamed nuur shareeco
Shareeco ma laha Shube ayaan u maqlay heestaan
CABDULKADIR CABDI SHUBE INUU LEEYAHAY YAAN FILAYAA
m.a
Masha alah waa hees cajiiba aun dhamaantood amiin Yaa alah
Yaa salaam Axmadnuur nuurre iidle abtiile hees uu qaado oo aan ii dhadhanin ma leh, waxaan laxan lama oran karo ilaahaw u naxariiso
Ahmed nuur jaango markaan maqlo waxan so xasustaa.
Wabigii ganaaniyo iyo gacamayadii eeyl
Niyadeyda gooniyo gudi cashaq kama boxo
Gabadhu malaha Siraad maaha. Waayo Siraad aad bay u cod dheertahay Manshallaah. Illaahay ha u naxariisto labadoodaba.
Waa siraad lkn in codka miyaadan ogeen in mulaxanku xadido uu xafidsiiyo fanaanka suu qaadaayo
Heestan safar Garoowe iyo laascaanood ahaa baan ku dhagaystay oo ku bartay. Laba sanno ka hor bay ahayd. Ilaa caawa xiiso kii maalintaas la dhadhan ah bay ii leedahay. Amaana Alle.
Alah yacisak maadeys caawa waxaad keentay axmad nuur Jango wlhi waxaan u heestay in eesan jirin hees uu qaado axmad nuur Jango oo ii dhiman lkn cawa halkan ku yabay baaba fadhiyaa maclimow salan sare maadeys 🙏🙏🙏✌️
Heestan waxaa miraheeda leh shube
Abwaan shube allaha dhowro fannaaniintana allaha unaxariisto
Aun axmed jaango iyo siraad cabdulle WA xaay kahadlayan xikmada uda xeeyso geesiga iyo fuleyka
Ha lakala faidaysto oo erayada adag oo kujira heesta qof walbo wuxu garana hasoqoro. Tusaale aniga waxaan aqana "falaga Meera" oo ah xidigyaha wareega
Waligay cajalad iyo miimiri intaan dhagay sanayay man maqal heestan waxaa iisahlay UA-cam ka ayaan ka helay 6/5/2021
Masha alah madeys saxiibayaal maheesaan hees uuqaado aun Bashir ibrahim cabdi halkudhigeeda uuyahay qadraay laqurixeey Adaa jira please
Mahadsanidiin heeskan oo sidatan u fasiix ah waxaan raadinaayey muddo sannado ah. Heeskan yaraanteydii baan waxaa ka dhegaysan jirey raadyow Hargeysa. AHUN Axmed Nuur Jaangow laxankiisa cajiibka ah ka sokow, waxaan aad u jecelahay codkiisa guuxa iyo reenka wata siiqadda gaarka ahna leh. FADKA SOO ONKODAY weeye maahan GUNTADAY.
Heestu adagaa ⁉⁉😢😁 hayaay Afsoomaaliga waaban ku fiicnaaye waa sidee ⁉😢😁😁😁
Faral beenna lama gallo
Foolka Ebbe kuma sama.
Heestan midheheedu aad baay u fiicanyihiin, abwaanka sameeyey waa abwaan afsoomaliga ka hodon ah, waxaan filayaa inuu yahay abwaanadii waa waaynaa
Cabdulkadir Abdi Shube armuu yahayba
Ereyada Cabdulqadir cabdi shube cimrigiisa allaha dheereeyo xamar buku noolyahay hada
Maxamuud axmad cumar jaangoo midka dhahaya wll maba aqaan kaad shee geeyso lkn
Waxaan aqaan midka qada
Heesahan
Jir jirole
War Mooge
Sheylilah
Yagareska kafura
Daljir
Lahashoda
Cashaqa kaligeey miya sida
Cir cadadi
Moyi talo si ay noqon
Wabigii ganane
Maxaa kaa li lahi ah
Afartan ayamod
MA indhihii aarkaad igu eegeeydaa
iyo qaar kaloo badan
Axmad nuur Jango
Waa furimaha colaadeed
Maha firimada ee wa furimaha iyo
Wllo ii raadi heestii ahayd nin dalkiisa iibsaday naar ha u danbeysee
yaa qaada sxb
@@maadeys wlh hadaan aqaana lee sow kuuma sheegi lahayn gabar ayaa qaaday
hees aan maqlay maaha sxb lkn si kastaba waan soo raadin
@@maadeys nin dalkiisa iibsaday oo dadkiisa wada cunay naar ha u danbeysee ayey ahyd intaan xusuusta
@@Hiiraan_boy Heestaas UA-cam ka kuma jirto sida ay ila tahay. Aniguba waqti dheer ayaan baadigoobay ugu dambayn iyada oo Audio ah baa mid iisoo diray. Waxa dhibka keenayaa waa in aan fannaanadda magaceeda la aqoon.
Firdhada soo dhacysee
Axned jaangoe waxaa la qaaday siraad cabdulle Ayaan u malaynayaa
Abwaan shubo ayaa lahaa heestan
Fakaloolka caashaqa
Eemaha firada maaha
Heesta ereyo adag ku jiro
Waligey heestaan ma maqal wayaab maanta unbaan helay xasuus ayeey kutahay 21/9/2020
Waxaad sxaday 80% ee labadaa eraysax
Heestan ayaa qadaya wa kuma fananku???
Axmed Nuur Jaangow iyo Siraad Cabdulle Ugaas
Ama heestii amal ee ku luuqeyy muuse ismacil qalinle abwaanka heesta curiyy waa hadraawi iyadoo layric inoo soo gali chanalka
Midhaha Heestii Abwaankii sameeyay, noo sheega Bahda Maadeys??
cabduqaadir cabdi shube ayaan ku maqlay sxb
Abwaanka heesta curiyay noo sheeg fadlan
Mahadsanid sxb