Qaabka Godadka Hoostooda Dagaalku Uga Socdo & Ciidamada Puntland Xogta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Subscribe | Share | Like Comment

КОМЕНТАРІ • 31

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods 5 днів тому +2

    Xasan Somalia wuu isku diray wuuna kala diray hala iskaqabto xiriirka haloogoyo isaga iyo nacam leeyayaasha uu wato puntland ❤🎉🎉🎉guul ayaan urajaay naynaa wiilasha somajeestayaasha ah hore usocda xebaha inooganadiifiya buraha iyo banaankaba Insha Allah dalxiisayaashaa inoo imanaya mardhoow ima adeerayaal guulasta insha Allah ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦋💪🏽🎈🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦾🦾🦾🦾🦾gacantii madoobad idankiilabaxay ayaad tihiin xasana xabalaha inuuqodo masajidan uu dumiyo matadan uu dhaco ayaan ku ognahay insha Allah horusocda Insha Allah guul guul

  • @abdimohamed2345
    @abdimohamed2345 6 днів тому +1

    Gurguurte waa dameer khaain ah oo tuug ah oo dhagala oo indha la oo aan hadlikarinba waa miskiin laangaab ah oo qabyaalad iyo xiqdi ka buuxo oo laqarxi dhow waa uu necebyahay jamahiirta laandheerayaasha ah ee darod ismaciil jabarti laakin dawacadi wabi ku kaadisay neceeda uun bay warisay ee cid ay wax bushay ma jirto guul guul guul jamhuruyadda puntland ee xorta ah hanbalyo ayaan leeyahay howgalka hilaac iyo xogga dalka puntland iyo madaxda hogaamineysa guuleystayal geediga wada wabilahi towfiiq.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 8 днів тому +1

    Guul 🇸🇴 dawlada puntland

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 7 днів тому

    Guuuuuul puntland idankaallaah ❤❤❤

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 9 днів тому

    Illlaahoow. Ciidamada puntuland. Badbaadi. Waxaa lagaliyey. Dagaal asn la ogeyn dhamaadkiisa. Illaahoow u hiili wiilasheena. Somaaliyeed. Aaaaaaamiin

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 8 днів тому

    Dani iyo Hassan sh waa isku mid waa khainiin waa shaqaala shisheeya

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 8 днів тому

    InshaAlLaah lugumà arki’doono dheh!! IlLaahey swt ayaanu ka’bariney inuu nagà sifeeyo nacalaa ku’taalee.

  • @abdimahad9731
    @abdimahad9731 9 днів тому

    Inta dhimatey iyo inta dhawac ah rabi ha U bogdhayo cidanka

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x 9 днів тому +2

    Waa Runtiisa Wasiirka In Walaalaheena U Arkeenay Walaalaheena Inaa Ka Dhiganeenay Lakin Amey Imaaradka Inoo Qarinaayeen Yuhuudan Laqabtay?

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 9 днів тому

    masha Allaah Caawimaad Allaah baa leh

  • @layloyaasinnuur6596
    @layloyaasinnuur6596 9 днів тому

    Mansha Allah waa idin salaamay iqyaarta❤❤❤❤❤

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x 9 днів тому

    Xassan sheikh Waa Ceeboobay Xaqiiqdii

    • @Somaliaballs_1
      @Somaliaballs_1 9 днів тому

      Caaaaaaaac iska calaaacal hee 😂😂😂

  • @AminaAbdullahi-r1f
    @AminaAbdullahi-r1f 9 днів тому

    Ilahaayoow cadawga nagaqabo. Oo caawi ciidamada rabainay inay dalkooda kasufeeyan cadawoga

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 9 днів тому +1

    Allaah hacaawiyo Ciidamada wadankooda Diintoda Dadkooda difaacaya Xasan iyo Guruubkiisa Rabi nama bado Amiin

  • @kismayoboss7884
    @kismayoboss7884 8 днів тому +2

    Walahi wa runtisa HASAN SHEIKH WAXNA YA LOO SHEEGIN

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 5 днів тому

      Xassan Sheekh (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 днів тому

    THANKS USA ARMY❤❤❤💯👍🏻🫶🫶🙏🙏

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 9 днів тому

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 9 днів тому

    Suleyman xaashi MAHADSANID

  • @GureyAxmed
    @GureyAxmed 5 днів тому

    Wasiir baradho kulul waa dhiqaysatey😅😅

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 днів тому

    SICIID DENI❤💯👍🏻🫶💪🔥🔥

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 8 днів тому

    Asc kudarsoo xaashiyoow labada waraysi ma isu midbaa

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 8 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @makesomaliagreatagain7455
    @makesomaliagreatagain7455 9 днів тому

    Qaybti hore kuso celisay

  • @garyaqaanfarey3523
    @garyaqaanfarey3523 9 днів тому

    Daroon baalasheed yaa ilkaha ku qabte igma dhaadhicin wlhi

    • @HamdkI
      @HamdkI 9 днів тому

      Waa la soo sawiray

    • @HamdkI
      @HamdkI 9 днів тому

      Waa run alle haxafido askerigaa

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 5 днів тому

    1)Madaxdaadan Bunti-Land Ayaga Ayaa Diiday in Eey La Shaqeeyaan Doowladda Dhexe Ee Dalka Soomaaliya.
    2)Dowladda Dhexe Ee Dalka Soomaaliyana Si Ayaa Eey Ula Xifaaltamaayaan