GARABATILEY HEESTII LARBAA 2018 xasuustii killer

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @borbowahmadey2684
    @borbowahmadey2684 3 роки тому +2

    Papa Axmed shariif killer AUN 🤲🏾
    Maxammed Garabatiley masha allah meesheeda dhigtay 👑 Xamari markaa maqlo dhiigaa i dhaqaaqayo Boondheerow libaax 🦁 ilaa waaberi walaalahii waa is wataan🥁🩸❤️

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye3436 5 років тому +2

    Ninkaan qaadayo waa garabaatileey sxb sare
    From Sweden to London

  • @g.f.p.8630
    @g.f.p.8630 5 років тому +2

    Farayare Codkaaga Caadi maaha Masha Allah

  • @hudeifamohamed7042
    @hudeifamohamed7042 4 роки тому +2

    Heestan lyrics keeda raba cml

  • @abdullahjeilani3314
    @abdullahjeilani3314 Рік тому +1

    I am still now listening 2023

  • @djhaah3431
    @djhaah3431 6 років тому +3

    Heestan waxaa qaadi jirey Dr raafi Alla yaaeahma qofta soo geliyeey youtube iska sax

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 2 місяці тому

    hg meel kasta waa ku jiran lolz

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 2 роки тому

    LEGEND QARABATILEY AMAZING WAXAS AA COD LAGAA DHAHAA

  • @tariighasanhasan478
    @tariighasanhasan478 6 років тому +1

    walaahi waa hees xasuus leh

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 6 років тому +4

    Mahadsanid maxed waayo adiga ayaa aad ugu dhow keenayna codkii killer marka nooso xul heeso kale waayo wadku fiican tahay bedalkiisana adigaa noo buuxin karo

  • @munagaal6049
    @munagaal6049 6 років тому +1

    Caadi ma ahan viva qarabaati

  • @issetakar7910
    @issetakar7910 3 роки тому +1

    Saan uheesa Ama ilkacase hakuu booteeyo😁😁

  • @BADER7777
    @BADER7777 6 років тому +1

    Wow codka wuu keenay

  • @abdulrahmanabdulrahman9293
    @abdulrahmanabdulrahman9293 6 років тому

    Ninkan codkii kiler wuu keney nice song

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye3436 5 років тому +1

    Intixaanka aduunka eey ku jirtay killer u maleeynaa inuu original kii

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 6 років тому

    Mmmmm.....isiiba from Garoowe waa igashey Heesta iyo Cudkaga Maxamedkeeeeeey leeeer a imareysa hada

  • @bilabuugjoe5482
    @bilabuugjoe5482 4 роки тому

    Felicitation frere

  • @jijobashi695
    @jijobashi695 3 роки тому

    Xasuus waagaas buu jacaylka dhibadnaay kkkkk what think today

  • @sadiokahie7027
    @sadiokahie7027 5 років тому

    Codkiisa wuu keenay

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 роки тому

    Dr raafi ayaa qaadey
    Heesta

    • @kalilrage8873
      @kalilrage8873 2 роки тому

      Midhaha iyo laxankaba isaga laha waa suurta gal inuu qaadana

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 роки тому

      @@kalilrage8873
      Imtixaanka aduunka
      Riwaayada dr ayaana qaaday

  • @ilhaamhussein3070
    @ilhaamhussein3070 6 років тому

    Esh cala hees see tahay aya u keentay

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 6 років тому

    Waaaaaaaw

  • @k.a.8699
    @k.a.8699 5 років тому

    ❤❤❤👏

  • @aliqayz508
    @aliqayz508 6 років тому

    Hees weeye

  • @sheikhissaa
    @sheikhissaa 6 років тому +1

    Like Ii saar Hadii heestaan xasuus eey ku giliso.

  • @zahraabdi4498
    @zahraabdi4498 6 років тому

    Sorry