RAHMA RANDA VS KADHEERI | SILSILADDA DANGUUD | TOWXIID CALAN LEH OON DAGAYNIN | (PART 4) 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 3 тис.

  • @musgalayhirsi2677
    @musgalayhirsi2677 4 роки тому +471

    Waxan salamaya dhaman umada
    Afkaa dhaqanka diinta dhiigaaaaa
    Anu wadagno hada xasuusnaad
    Xududuhuuuuu wa muhiim waxa inaga dhaxeeyana wa halkedaaaa
    Salan sare baada reer somaliland
    Salan sare shantA somaliyeeeed 🖐
    Saxib Abdi askari salan sareeeeeee

    • @xamdaarliyo6162
      @xamdaarliyo6162 4 роки тому +26

      Salan sare abwaanka silsilada hogaminaya 😇💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤viva somaliland

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 роки тому +16

      Salaan sare abwaanka somaliland 💚🗯️♥️

    • @hindahodan
      @hindahodan 4 роки тому +8

      salaan boqortooyo abwaane 💥🌟👑❤

    • @ioe6468
      @ioe6468 4 роки тому +8

      Abwane lasaa'ir dadku waa dadkeeniiye,
      afka somaliga dushuunbaa lagawada sheegtaaye,
      lama wada fahmee .

    • @naimayuuzuf1143
      @naimayuuzuf1143 4 роки тому +5

      Legend💚🦋💛❤️

  • @sumayaaxmed9191
    @sumayaaxmed9191 4 роки тому +368

    Is muujiya dadkii lyga beerow my dhigaygii reer somaliland💚❤

    • @nuurjeenyochannel1979
      @nuurjeenyochannel1979 4 роки тому

      Hal reer qaran ma noqdo

    • @sumayaaxmed9191
      @sumayaaxmed9191 4 роки тому +7

      Nuur jeenyo channel anigu qabiil manihine qaran dhamaystiranbaanu nahee naga daaya mashquulka nayaa😡viva somaliland💚intaad dunida ujeclaado dalkyga hadaan ilaasho miyay garashadu danbaabtay hno😡👊

    • @cayuushmire2702
      @cayuushmire2702 4 роки тому +1

      Sorry nimankiinii xagat galeeenn dumarka waa iyaga ku daba gabanayee may iskeenaaan

    • @munamoh8461
      @munamoh8461 3 роки тому +1

      Soomaalind🥰

    • @mardizakaawaleeh6014
      @mardizakaawaleeh6014 3 роки тому +1

      @@sumayaaxmed9191 n.

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 4 роки тому +111

    Walle Reer Abtigey Waa Gob
    Guul Somaliland From Muqdisho

    • @engjaamcxusen6801
      @engjaamcxusen6801 4 роки тому +3

      fariid wax fahantay.

    • @saynabyassin9259
      @saynabyassin9259 4 роки тому +2

      Gob baad tahay habo adiguna

    • @dantiiyaqaaan9852
      @dantiiyaqaaan9852 4 роки тому +2

      Abti soo dhawoowo ku jeclhynahyw

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 роки тому +1

      Zaki hajji Habo thanks qof caqli cafimad qabad tahe from hargiesa kaso samalaya habaryar mcn💋

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 4 роки тому

      @@hiboabdirahman8535 Thank habo Qaali Allah ina Xafido dhamaan

  • @somalilandergirl6237
    @somalilandergirl6237 4 роки тому +57

    Burcadayda cashaqa waa Halyey dhala gobalkii raga👑
    viva somaliland💚💬❤️
    midnimo waa sacabkoo tima yeesha🤗

  • @vilvilohiiray8609
    @vilvilohiiray8609 4 роки тому +275

    Haplihii ree somliland ayaa meel idin saaree maxaad ragna u malayni
    Somlilnad 🥰🥰🥰🥰

    • @cabdirxmaanaxmed3528
      @cabdirxmaanaxmed3528 4 роки тому +2

      Ragbaa erayada u dhibaye maxay dumar curin karan

    • @bazhirasensio2822
      @bazhirasensio2822 4 роки тому +3

      Hhh somaali waligeed midoobo mayso intay adoo kle kujirto iyo kloo bdan oo kula mida

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 роки тому +3

      Ragu ha fidhiyaan dumarka mel sarayee

    • @adecamalabo9792
      @adecamalabo9792 4 роки тому

      Goofane Cabdiraxman hada raga idin sohesya Ma ayeydaba usamysay sorag mesha och maydu kenin gadhba gadhba latusa

    • @cabdirxmaanaxmed3528
      @cabdirxmaanaxmed3528 4 роки тому

      @@adecamalabo9792 sax lkn rag iyo dumarba midkii jwbta loo dhibo waa isku mid lkn somalilnd baa igu daran aqooni bay radisaa inta cirka u jiraynna u jirtaa gobol sidee ku noqon karaa dowlad annaba u qadanayne yaa kaloo u qadanaya anigu waxan dhihi lahaa somalia la inni ku yaqanaye ha Bal marinina

  • @balqiisakhadar2089
    @balqiisakhadar2089 4 роки тому +251

    Reeeer burco waxy ugu yalan Somaliland halku maduxu kaga yalo jidhka Bani adamka ah

    • @adecamalabo9792
      @adecamalabo9792 4 роки тому +4

      Balqiisa Khadar tasan ben ahay wlhi

    • @nimcolaki4692
      @nimcolaki4692 4 роки тому +6

      Xaqiiiq wlHi from burcO💋

    • @wardamuuse5385
      @wardamuuse5385 4 роки тому +4

      Runtaa wllahi

    • @Zakarie769
      @Zakarie769 4 роки тому +10

      waxaan ku faraxsanahay inuu ilaahay iga dhaliyay somaliland siiba duriyada reer sheikh isixaaq siiba burco gobolkii murtida suugaanta iyo hoygii abwaanka💚🤍❤💉💉💉💉💚🤍❤🥰🥰🥰🥰

    • @rshabeelmahad3971
      @rshabeelmahad3971 4 роки тому +10

      Ree burco waaan idin wataa from gabiley

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 4 роки тому +48

    From Borama wlahi waligey dooni maayo inay somali mid noqoto we love you Somali land
    Iga danbeyow somali land ogow💗💗💗

    • @aminahouse9108
      @aminahouse9108 3 роки тому

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴👑👑👑👑👑👑👑♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🔥♥️♥️🔥♥️

  • @keyfmohed7716
    @keyfmohed7716 4 роки тому +223

    Weee weee Walahi
    Hadrawi Been mu sheegi marky yidhi
    Hablo werar geli kaara
    Habla Geela dhicin kara
    Gabadh adag ❤💚💚❤💚❤

  • @ishwaaqcabdi7150
    @ishwaaqcabdi7150 4 роки тому +70

    wllhy soomaalilan labad heeso hablahu soqaden runtey ka hadlen ilhy ba iga dhaliye soomaalilan 💚👀❤

  • @abdilahimousa1117
    @abdilahimousa1117 4 роки тому +50

    Waxaan ku faraxsanahay in aynu leenahay abwaano difaaca qarankeena ku filan Somaliland guul inshaa Allah

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 4 роки тому +243

    Team somaliland💪🏻💚💭❤
    Buluuga hadaad u doodo anagu kaa waan is daynay dushayda waxa babada quluubta mid doojinaaya
    Tawxiid calanloo aan dagayn😘♥️♥️♥️

    • @marwamustafe1076
      @marwamustafe1076 4 роки тому +5

      Sahraay halkii garxajisnimadana waynu xoojinaynaa❤❤❤

    • @AbdulAziz-uf9tl
      @AbdulAziz-uf9tl 4 роки тому +2

      Runta wa ina ogana Somali wa mid waxa hore utagay Lama sugo xajiir Somali wa mid 🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @amaalibraahim7948
      @amaalibraahim7948 4 роки тому +5

      Somali maaha mid afka ayay ka yihiin
      Somaliya waxay soomaalind ku sameeyeen ma ilaawayso
      Maahmaah soomaaliyeed ayaa tidhi
      La yeelaa ma ilaawo lkn yeelaa uu ilaawaa🤫
      Soomaalind ilaaway nimcada noo siyaadi

    • @saraaragzan5122
      @saraaragzan5122 4 роки тому +2

      @@AbdulAziz-uf9tl carabtuba waa wada carab ee haku daalin soomaali waa la wada yahay waana lakala yahay ee nafta runta u sheeg somaliland ilhay mooye bini adam uma baahna

    • @saraaragzan5122
      @saraaragzan5122 4 роки тому +3

      @@marwamustafe1076 qali somaliland baa mesha maraysee GArxajisnimada inoo yar hay kkkkk

  • @suhassan937
    @suhassan937 4 роки тому +133

    Ax ya dadkayga sooo proud of you guys may the almighty Alllah bless somaliland my only home 🥰🥰🥰🥰🥰🥰ilahow Raga yaga no barake lantood waxba manu ahaneed 😘😘😘

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 роки тому +96

    Hhh oo Hadaynu reer somaliland nahay ma Dumarbaynu Dagaalka galinay 😂😀 wuxun baan maqli jiray Hablo weerar gali kara Hablo geela dhici kara m.a alle ha barakeeyo jamhuuriyada barakaysan wllaahi anoo Somali wada jecel hadana waan jidhi dhicooda markankan oo kale

    • @inacumar170
      @inacumar170 3 роки тому +2

      Sax fariiid

    • @carafocookingshow9297
      @carafocookingshow9297 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @bulshawiofficials1839
      @bulshawiofficials1839 3 роки тому +3

      Udhimo dalkaaga zxp markii aan ubaahneyn weyna khiyaameen Markan waan ka diidaynaa 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

    • @ameerahmohammed8600
      @ameerahmohammed8600 3 роки тому

      @Nada Abdi wll dee wad nacayday khasare maha inad qarankaga difaacda wan idin salamay duriyada reer abtigay

  • @subaydaahmed4307
    @subaydaahmed4307 4 роки тому +134

    Masha Allah
    SomaLiLand
    Nabad abwaan iYo fanaan laguma gaadhaYo bal eeg sideY laxanka uLa haysato codkaa ka daran
    SomaLiLand horey u soco my country 🇮🇪

  • @hoododayib1422
    @hoododayib1422 4 роки тому +117

    Masha allah dadkaygu wacanaa oo suugaan wngsnaa 😍 reer waqooyi Waa Diamond ka Somali oo dhan 💝 reerahaa xabashidu casarka usha ku seexiso waxba yaanay midnimo dhimatay nagu qasbine Ee yaga hawl baa u taal oo ah inay is xoreeyaan ka dibna dadka la doodaan, hadii kale Ha aamusaan nin gumaysi ku jiraa inuu hadlo wlhi Waa ceeb 🤭 somaliland soo noqon maysee kii sugayayoow samir, bal sida suuganta loogu so jawaabayo daya ❤️ cajiib wlhi Illahey Ha dhawro dadkii la iga beeray Ee reer somaliland dun xariira 💚☁️♥️ Abidkiin Ciil Ha mudanina ✌️ Allow calankeenu waaaraa 💝

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 4 роки тому +3

      Amiiin 🤲

    • @asiaabdirizak8772
      @asiaabdirizak8772 4 роки тому +3

      amiin

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 роки тому +3

      Walee hadu hadal macno laha wad tidhi
      Cadawgu hoos
      Nacabku darbiyada ha jiidho
      Viva landta💚🤍❤

    • @abiib531
      @abiib531 4 роки тому

      waliba waxa ka daran
      talaso wado cidiba
      joogi mayso

    • @hoododayib1422
      @hoododayib1422 4 роки тому

      Dajiya Hussein Waa sidaa wll mcn 💝

  • @Awale.british
    @Awale.british 4 роки тому +73

    Reer *SOMALILAND* AF tahanimo & Geesinimo laguma gaadhayo

  • @itsjustyou9249
    @itsjustyou9249 4 роки тому +184

    Hablo werar-gali kara hablo geela dhiciin kara ,hadraawo . naago-nool 💁🏽👏🏼👏🏼👏🏼 somaliland aya laga heelaa 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

    • @hanantolmoon638
      @hanantolmoon638 4 роки тому +3

      Halka ha hezhY wll
      Somalilnd ha nolaTo❤❤❤

    • @itsjustyou9249
      @itsjustyou9249 4 роки тому +1

      Hanan TolmooN ya noolato ✊🏼

  • @abdallahahmed7369
    @abdallahahmed7369 4 роки тому +101

    *Xayawaan iyo jigjiga iyo xamar ba mar qudha ayay hargaysa dul martay ree Somaliland cid iskq celin kartaa ma jirto hoygii afka iyo suugaanta* 💚💬❤👏👏

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 4 роки тому +3

      kkkkkkkkkk Somaliland been maaha abdallah ahmed inta jaa lag iskugu tagaya laakin waa huubka nuclare kaa somalida difaaca hadey ciden tahaye hadeye sugan tahaye haden aqlitahaye waa aqligi 5 taa somaliyeed somaliland indad iskugu tartan oo riiiftan waaxaye tahaye SOMALILAND WAA GOOOB GUUNI RIIFEEYSO GUUL SOMALILAND

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 4 роки тому +154

    goblka Raga jiro jooga
    my home wali halgankii waa wadna
    reer burco daddkeygi
    🔥🔥🙏👑💎💎💎👑👑❤

    • @shiine4106
      @shiine4106 4 роки тому +1

      ♥️♥️♥️♥️👏👏👏⚘⚘⚘

    • @anfacofficials6428
      @anfacofficials6428 4 роки тому +2

      Calan kan tawxid ka ayan kudy neynaa intas ayey kubax sadeyn ayadaba dan bisiyad satay magaca alle ayey kukor heysee madaxa bel dheh

    • @maxamedgalgale
      @maxamedgalgale 3 роки тому

      Isaaqow cuqdada god miyaa lagalaysaan birtu ninaysan ku dhicin majirto ninaan dhiigisa laqubin miyaa jiray

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 3 роки тому +1

      @@maxamedgalgale Somalia isaaq ama somalida waqooyi la’aanti miyanay soconayn

    • @kikokayaahee7951
      @kikokayaahee7951 3 роки тому +1

      @@maxamedgalgale kaa dheeri baa sheegoo yidhi waxaa xamarey wxaad la ololayso waa ciqaabtii aad dadka masaakiinta ah ee shacabka ah laynaysay markaa waa wax xaga rabbiya oo qoraala ee samroo qaraxa kasoo baxa lafdigiinu Somaliland iyo Djbueti waa nabad oo laba dal oo calan iyo xuduud ugaara leh weeye 3 diinii kle riyaad kujirtaan aan rumoobayn 😀

  • @asmaabdirahman3904
    @asmaabdirahman3904 4 роки тому +109

    MashAllh Somaliland cidi suugaan
    Iyo horu mar nabad cidna kuma gaadho guul dalkyga💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @khadraxassan707
      @khadraxassan707 4 роки тому

      Mashallhsomalilandcidnisuugaanlyohorumarnabadcidnkumagaadho🥀🥀🥀🥀🥀👌👌👌💙💙💋💋💋💋💋🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

    • @hebelhebel2881
      @hebelhebel2881 4 роки тому

      dadnimo dhimatu kusii dhaganyee dhagaha ugu rida inAany dhacyn❤🏉💚

    • @afnaanfaysal6772
      @afnaanfaysal6772 3 роки тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibonuura1834
    @hibonuura1834 4 роки тому +40

    Suunka la dhaca dadkaygiii walee wlhi waxaasa jwb😅😅😅 somlind guuul💚🗯💓

  • @gujis5819
    @gujis5819 4 роки тому +100

    af kaaga caano lagu qabay 😍from laascanood

    • @amaljacayl4556
      @amaljacayl4556 4 роки тому +6

      Rer laaska Idin jecliya from maroodijeex ❤❤❤

    • @mumtaaz6488
      @mumtaaz6488 3 роки тому

      Laaska ma s lnd baa mis puntuland😂😂😂

  • @mohamedismail8560
    @mohamedismail8560 4 роки тому +80

    Somaliland wxn kula talin lahaa Hubkan culus ee ay adeegsanayso ha joojiso ileen wax kastaba il iyo cawri bay leyihiine 💃😍
    Somalilander Nimo 💪♥️

    • @nimomohet5537
      @nimomohet5537 4 роки тому +5

      hhhhhhh allylehe yaan abwaanda laynga cawryjn iyo hablhaa qurxaha bdn hhhh

    • @maizasultan6269
      @maizasultan6269 4 роки тому +2

      Allow isha naga hay amen

    • @dheman1418
      @dheman1418 4 роки тому +3

      🤣🤣🤣iyagaa inasoo doontay wawaxay naga helaan faan manaqaan

    • @asmaabdirahman3904
      @asmaabdirahman3904 4 роки тому +2

      Isha cadawgu naga dayran😂

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 4 роки тому +1

      Manshallaah aynu udhahano inagu way harer mariye

  • @ayanomar1596
    @ayanomar1596 4 роки тому +56

    Woow hablaha reer somaliland libaxado weye difaaca dalkina wa u dhax xirateen salaam sare bayooyin kolba dadba calankood halgu ixtiraamo from 🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴

  • @hoodokhadar4103
    @hoodokhadar4103 4 роки тому +319

    War ma reer abtigay bay isku dandansaden Way idin dhamaatay Isaaq indhahaygan ka jeclahay reer abtigay aloow daa OO barakee cadawgina cagta hosteda reer abtigay walahi inan la lodin karin hanolato somalilnad wixii helan layabay😆😂🤣 👑💪gesiyad 💪 iyo abwaan gesiya👑 😍 qadadwayintan iyo dadkan gumaysiga ku jirana waxan leyay dantinaydan aqoone danihina ku foofa maxaa somalilnad dusha idinka saray waxba darawish haku adeganina Dhulka darawishna waa somalilnad tuulo lagaga dari mayo Somalia ee hanagu dalina dushayida waxa babada tawxiid calan loon dagayin qaraxan iyo gumaysigan Iska sara tasa idin taal 🦁💪👑guul Somaliland iyo reer abtigay isaaq

    • @khadanali127
      @khadanali127 4 роки тому +12

      Welcome Hoodo

    • @zakariehassan3881
      @zakariehassan3881 4 роки тому +11

      Hooda shekadu isaaq ma ahane ee waa Somaliland❤️🤍💚 iyo DDS

    • @mali7297
      @mali7297 4 роки тому +13

      welcome Ina.abti💖

    • @sacdaosman3369
      @sacdaosman3369 4 роки тому +12

      We love you habo

    • @khadardayib2672
      @khadardayib2672 4 роки тому +17

      Viva Somaliland abtiyo 💚🥛🔴💪 geesiyad bad tahay ilxuni kuma argto

  • @amalali7104
    @amalali7104 4 роки тому +76

    Alaa hoognay , maxa la bahdilay haday caqli leyihin🙈😂 maxay kujawabi donaan tolow??😂 abwaan musgale❤️ magaca hajiro❤️❤️ we love you ❤️🤍💚

    • @zahrai.mohamed6623
      @zahrai.mohamed6623 4 роки тому +4

      🤣🤣🤣🤣 haku taagnaato Musgale ayaa Mus la galay wallee ✌

  • @asmacaza2387
    @asmacaza2387 4 роки тому +46

    Soomaaliland waa dalkayga jecliyaa reer waqooyi iska dhe waykaa xumaatay reer soomaaliland reer jigjiga iyo reer somalia inama kala xigaan wlhi waa isku mid ❤💭💚💚❤💭💚 guul soomaaliland

  • @hnvolgs8245
    @hnvolgs8245 4 роки тому +64

    Walee murti dhayl ma timaad
    Hablo weerer gali kara
    Hablo geela dhicin kara ❤️
    Codka quruxda iyo sharafta rabbi baa kuu dhameeyey walaashay RAXMA RANDA
    Abwaankaygii rabbi ha ku barakeeyo

    • @hibonuura1834
      @hibonuura1834 4 роки тому +3

      Manta qadad wayan hadlaysab ma arke may quus dhigeen durba

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 4 роки тому +167

    Walhi somaliba inta aan reer somaliland ahay ayaan dheernahaay 💚🤍❤️

    • @anisamahamud2740
      @anisamahamud2740 4 роки тому +1

      Taas been ma aha

    • @anisamahamud2740
      @anisamahamud2740 4 роки тому +3

      Dhiigaygu haduu dhulka ku qubto
      Wuxuu qorayaa somaliland 💚🤍♥️

    • @naciimapriya8499
      @naciimapriya8499 4 роки тому +2

      Somaliland My Country I Love So much

    • @macanmacan170
      @macanmacan170 4 роки тому +2

      ❤❤❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🤲

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому +1

      Really viva somalilandar ❤⚪💚❤⚪💚💪💪

  • @anfactopfilms923
    @anfactopfilms923 4 роки тому +191

    🟢⚪🔴Somaliland Ha Is Muujiso ma Nihin Rag Xaga suugaanta lala dhigaN karo😂

  • @sawdasaed4022
    @sawdasaed4022 4 роки тому +29

    Ka luudaay meesha libaaxii baa yimid wlee dadkayga laguma gaadho sugaan 💚💬❤👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪

  • @asiaabdirizak8772
    @asiaabdirizak8772 4 роки тому +73

    masha allah waxan u hambaleeynaya abwaan kayaga si wcn ee ugo so jawabay heesti hore.
    waxaan ku faraxsanahay inaan ahay somalilander gabadh reer togdheer-ahna reer burco.
    guul iyo gobanimo ayaan u rajaynaya qarankayga somaliland💪❤️❤️
    waxaan ku faana calan tawxiid leh oon hoos loodhigayn oo waliba awoowayahay noo dhasheen ilahay ha u naxriisto inti u dhimatay sidaan maanta xoriyad iyo nolol wcn oo nabada ugu nolaan lahayn.
    ilahay haka abaalmariyo inta kasii nool geesiyadi SNM❤️
    Iam from burco halki calanka lagu gargaadiyay walle ninki meel dhaw ka hadlayow waxba ma ogidi dib u joogso💯💯💯

    • @maanka348
      @maanka348 4 роки тому +1

      Hargeisa kaaso saLaamayaa walashay gacaloy 🎁🌷💯

    • @Dhalaaala11
      @Dhalaaala11 4 роки тому +2

      Burco❤❤

    • @asiaabdirizak8772
      @asiaabdirizak8772 4 роки тому +1

      Abdirahman Maano 10 mahadsanid wllo waan ku salamay adiyo hargaysa hadhwanaag ba.

    • @maanka348
      @maanka348 4 роки тому

      @@asiaabdirizak8772 aad ayan kaaga qaaday wllo ❤👸🙏

  • @asmakayse7551
    @asmakayse7551 4 роки тому +35

    Raga xamar iyo kuwa jigjiga hablahayagaa ku filan isa soo raaca anaga murti naguma gaadhaan viva hablaha weerar gali kara ee somalilnd❤💭💚

  • @Dhalaaala11
    @Dhalaaala11 4 роки тому +38

    Ilaa hda hesahan arkaayo e jamuriyada barakaysan hablaa ka socda taso macnahedu thy inanu ragina u dhigano
    ❤👑👑

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 роки тому +2

      Hablo werar gali kara Somaliland ba laga helaa ❤❤❤❤👏👏👏👏

    • @dhoobleyare1750
      @dhoobleyare1750 4 роки тому

      Kkkkkkkkk

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 роки тому +189

    somaliland iyadaan lagu gaadhayn xikmad iyo waayo arag🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤❤❤❤❤

    • @kalidahmed7723
      @kalidahmed7723 4 роки тому +2

      Tnx

    • @blistermanic4245
      @blistermanic4245 4 роки тому +3

      Waan runtaa guul &gobonimo 💚🤍💔👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🌺🌺🌺🌺🌺

    • @ACEPOAfrica
      @ACEPOAfrica 4 роки тому +5

      Kkkk taariikhda dib u raac sxb sare dadku waa labo midna waa xikmad curiye midna waa ku luuqeeye reer waqooyigu way ku luuqeeyaan laakin maaha dadkii xigmada curin jiray

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 роки тому +1

      @@ACEPOAfrica yaaa kkkkk aqonbanad u lahyn sa md tidhahdene 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 4 роки тому

      @@ACEPOAfrica xaguu ka yimi afsomaligu adaan tariikhda war uhayne waqooyi ayuu ka yimidey

  • @amiinabdihakiim8669
    @amiinabdihakiim8669 4 роки тому +91

    Somaliland 💚💭❤️ abwaan mus galey waa ku wadana ✌️🤗👏

  • @ayaancabdi4521
    @ayaancabdi4521 4 роки тому +91

    anaga xigmad iyo hadal cidi nagaga badin mayse haysdalinina 👌💚💭❣guul somaliland

  • @2millionhistroy
    @2millionhistroy 4 роки тому +104

    Walaahay wan ku farax sanahay inuu ilaahay iga dhaliyay soomaaliland dad gobaa

  • @abdirahmangadhka7487
    @abdirahmangadhka7487 4 роки тому +17

    Abwaan Musgalay Xirsi sxb Haragoodaad ku tukatay wlhy😍
    Tawxiid calanloo aan dagey😘😘

  • @saynababdi9005
    @saynababdi9005 4 роки тому +117

    MAASHA ALAAH ABWAAN MUSGALE WALEE REER SOOMAALILAND LAGUMA GAADHO AFTAHANIMO

    • @nadamaxamed74
      @nadamaxamed74 4 роки тому

      Waale laguma gadhee reer burco boqortooyo

  • @nasramatan8717
    @nasramatan8717 4 роки тому +82

    Yaaa ilahal calam
    Somalilnd socotaye ninki hadlayapa hyska hdlo😁😁😁😁😁❤💭💚

  • @zakiburcawi9032
    @zakiburcawi9032 4 роки тому +95

    Hablaha rer somalilan hablaha kale waxbay dheryihin Isku garad maha 🙏❤️🤍💚

    • @ayaaanaahmeth1259
      @ayaaanaahmeth1259 3 роки тому

      Oyyyyyy

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 роки тому +3

      Somaliland oo dhan baa Somalida kale wax weyn dheer. Waxaa markhaati ka ah, kelmadahaan ku hadalno ayeey Somalida kale naga daba qaataan. Bal u fiirsada sidaan u afbarno iyo cuqdadeey ka qabaan Somalida kale lahjadohoodi lagu yiqiiney.

    • @vivoaljadhi7843
      @vivoaljadhi7843 3 роки тому

      Hhhhhhh waxi wax dheer ebaha na oomay aya garanaayo lakin gabdhaha somaliland kibir aya sanka ka saaran lakin gabar kasto hadi walsheed kibirsan thy kuma dayato ee wey ka roonthy magarateen

    • @vivoaljadhi7843
      @vivoaljadhi7843 3 роки тому

      Iska daaya somali iyo somaliland wa hal eebaha umay bini aadamka aya isku umay manta hadi mudoobin xanta iyo heeleska ka da e nafteena ku mashquula biri wa hubaal we midubayaan 😒

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +1

      @@vivoaljadhi7843way midobayan Oo kaliyaa replyda U soo galau Inaa Beeniyo.🤣
      Baabacadado Timo Yeelataa Ka dhow Midow

  • @caweyskaxarago3778
    @caweyskaxarago3778 4 роки тому +92

    RAXMA RANDA MANSHALAH GABADHA GABILEY ❤🙏🏼

  • @siddiiq8660
    @siddiiq8660 4 роки тому +181

    *Hablo weerar gali kara* 💚💬❤️
    *Hablo geela dhicin kara*
    *Hablo geesi dili kara*
    *Gobonimana hanan kara*
    *Hablo talada goyn kara*
    *Garta madal ka niqi kara*
    *Garashana isaga mida*
    *Quruxdana ka wada gob ah*
    *Geesteenna mooyee* 💚💬♥️
    *Geyyi kala ma joogaan !*

  • @ubaxdejiya8243
    @ubaxdejiya8243 4 роки тому +34

    Masha Allah Abwaan musgaly cadowga nagah buuufi waan Ku wadanaah hadaan nahy Reer Somaliland 💚⬜❤️💚⬜❤️💚⬜❤️💚⬜❤️💚⬜❤️💚⬜❤️

  • @igmanbella8028
    @igmanbella8028 4 роки тому +102

    Hablo werer Gali Karan nahay 😂 nimnkan reer xamarka hablaha oo kliyaa Ku filan💚🤍♥️💯 kasoo jawaba nio gantalahan idinku dhacaya car 😂😂

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 4 роки тому +3

      Raga reer xamarka la ma tirsadan sida raga reer hargeysa dumarka reer muqdisha nolosha idin ku dubanayo urtoy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙 ictarafna arki meysan isaaqow

    • @crashiidkhayre6272
      @crashiidkhayre6272 4 роки тому +9

      Ictiraafka ilaahay baa noo haya laakiin mar hadaan somaliland wax ciidan ajanabi ahi joogin .ciidankii somaliland dalkooda ilaashanayo somali anaa maanta u horeeya oo xor ah xataa jabuuti iyo somaliya midna xor maaha

    • @zamzamdahir4279
      @zamzamdahir4279 4 роки тому +6

      @@mariamufs2023
      Ictiraaf inbti Uma ba baahnin alxamdulilah xor bn nahay nabad bn meel kasta ku marna taas ayaan wax loo dhigo lahayn

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 4 роки тому +2

      @@mariamufs2023 idinkaa haystee horumar ku gaadha

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 4 роки тому

      Zamzam Dahir nabada xagey taala sow ta meesha neefta lesku celiyo masakin hadhawato ama ha dheerato rajadina wey so af jar mee insha allah

  • @cabdifataaxsaed845
    @cabdifataaxsaed845 4 роки тому +47

    Hargaisa oo suugan lagaga badiyo waa aakhiru saban mana dhici karto haplihiibaba idinwatee maxad ragayagiina umalyN❤💭💚

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 роки тому

      ❤❤❤👏👏👏

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 роки тому +2

      Cabdi fataax saciid hno hablo weerar Gali Kara hablo geesi dili Kara garta madal Ka niqi Kara guntana kawada goba inan nahay sow ismanan cadayn Illahay ishoda hanaga hayo Somalida kale froma hargiesa kaso salamaya✋

    • @cabdifataaxsaed845
      @cabdifataaxsaed845 4 роки тому

      @@hiboabdirahman8535 haahey allows idinwadanaa hablah somaliland been maad shegin idinkaa ku fillan ragooda from hargaisa ✋

  • @anisamahamud2740
    @anisamahamud2740 4 роки тому +53

    Dhiigaygu haduu dhulka ku qubto wuxuu qorayaa somaliland 💚🤍♥️
    Viva somaliland I love you my people 💚🤍♥️ aad baan ujeclahy dhulkayga hooyo 💚🤍♥️

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +124

    *Buluugga haddaad u dooddo*
    *Anaga kaa waan is daynay*
    *Dushayda waxaa babada*
    *Quluubta mid doojinaaya*
    *Tawxiid calan leh oo dagayn* 💚⚪️❤️

  • @m.rabiic4732
    @m.rabiic4732 4 роки тому +93

    Jigjiga faduulnimadii ma ku soo oodantay.
    Xamarna fannaan mooyee Abwaan malaga waayey.
    Hargaysina Hablo weerar geli kara safka hore ma soo tubtay.
    Yaa salaam yaa salaam.
    Somaliland lama loodin karo, tiir adag iyo bir aan jabayn weeye.
    Allow noo siyaadi nabadda, xornimada iyo dawladnimada, Soomaalina fahansii wanaaggayaga.

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 роки тому +5

      Amiiiin wllo hablo garta madal Ka niqi Kara guntana kawada goba inan nahay wn tusnay iskurarantiye

    • @nimcoayaan3629
      @nimcoayaan3629 4 роки тому +2

      Amiin amiin

    • @nalkamaankadaara3751
      @nalkamaankadaara3751 4 роки тому +2

      Amin Amin Amin Amin Amin

    • @khaalidaadna9203
      @khaalidaadna9203 4 роки тому

      Jigjiga afka kala pax nio ma gaadhi kartide

    • @vilvilohiiray8609
      @vilvilohiiray8609 4 роки тому +3

      @@khaalidaadna9203
      Intaad waxaan dani idinku jirin ku daalaysaaan
      Tiina hoos u eeega

  • @asyia9444
    @asyia9444 4 роки тому +31

    dhiigaa i kacay guul gobta somali land iyo abwaanka qaaliga ah rabi dib inooma celiyo balankeenu waa guul daayima Inshalaa one love jamuriyada barkeysan oo dhan 💚🌹❤🌹😘

  • @dianamohamed824
    @dianamohamed824 4 роки тому +36

    Ilayn qof hddu dayoobo
    Intuu doonu socdaaye
    Hankii dilan yeelkadiisa
    Fawqal xikmad weeye wuxuu shubayo musgalay😉😉😉💚💭❤viva shankaroon land jamhuuriyada barakeysan😍😍

  • @nimomohet5537
    @nimomohet5537 4 роки тому +35

    Guul somalilnd reer somaliland gaar bn idin salaamaya kal iyo laab wlhi ilmderyaal layngu gaadhi mayo hlkaa saas ayaan weliba madaficda idinkaa haynaa oonn abwndii waaweyna idinku soo deyn hablhyga idin jbinya ragyguna kabahooda idinkma yaqnn wlee isaso bhysta reer xmr iyoreer jigjigooow❤💬💚💚❤💬❤💚❤💬

  • @cabdiraxmaankaahiye3567
    @cabdiraxmaankaahiye3567 4 роки тому +59

    Waxaan hubaa Afarta Soomaaliyeed ee kale haday isasoo wada raacaan in aysan Somaliland suugaan ku gaadhayne idaacad kale inoo shida.
    Somaliland First 💚💭❤

    • @asyia9444
      @asyia9444 4 роки тому +6

      Abdiraxmaan Kaahin wallo taasi waa cadaan waayo waa goobtii suuganta kuwasi maxay yaqaanaan oon ahayn xasid nimo guul jamuriyada barkeysan

    • @zahrai.mohamed6623
      @zahrai.mohamed6623 4 роки тому +4

      Nacamtu billaah ✌

    • @maxamedgalgale
      @maxamedgalgale 3 роки тому

      Maamul goboleedka katirsan somali oo lamagac baxay somaliland 🤣🤣🤣🤣

    • @sawdasaed4022
      @sawdasaed4022 3 роки тому +1

      @@maxamedgalgale Ooydee wxkale ma hayzide😂😂😂😂

    • @maxamedgalgale
      @maxamedgalgale 3 роки тому

      @@sawdasaed4022 kkkk adiga miya oynaya mase aniga dadaadu aad bay uyar thy

  • @najmaizmael
    @najmaizmael 4 роки тому +39

    Wow dalkayga wan hubaa inan sugaan lagaga badinayn jigjiga hadal laysku tostosiyay looma bahna
    Abti murti iyo hadalo nuxur le aya lagu hesa haday mesha sugaan timaado.
    Wewe
    Somaliland cadawgaga cagta hoosteda
    💚🤍❤💉

  • @Asiya_ismail2024
    @Asiya_ismail2024 4 роки тому +76

    Jawaabt watas woooow vvvvivv jaamuuriyada soomaaliland alx illaahay naga dhaliya🤲🤲🤲
    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
    🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Nacabku darbiyada haa jidho🤗👌👌💚🤍❤✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌🌹

    • @saamiyomaxamuud8752
      @saamiyomaxamuud8752 4 роки тому

      Nayaah curuur la lumiyaytihiin dadkii idin lumiyy na saxa dhaha idinka suaalaha laidiin diry waa inka da.a wayyihiin iskaga hara kama jwbikartiini darbikale Hanoi jeexininee

    • @hoodomaxamed7084
      @hoodomaxamed7084 4 роки тому +1

      @@saamiyomaxamuud8752 Akhas wxyihinba walydin yaqaana jareeeryahy

    • @Asiya_ismail2024
      @Asiya_ismail2024 4 роки тому +2

      @@saamiyomaxamuud8752 huno soomaaliland qofan ka Dhalaan baa ciLaa qaba Jaamuuriyada Baraksn cida kuma digaata waa Danta yaqan
      💚🤍❤✌✌✌✌✌✌

    • @Asiya_ismail2024
      @Asiya_ismail2024 4 роки тому +2

      @@hoodomaxamed7084 dhiiga🩸💉💚🤍❤

    • @saamiyomaxamuud8752
      @saamiyomaxamuud8752 4 роки тому

      @@Asiya_ismail2024 gacalooy qofaan soomaaliya ka dhalanbaa ciilqabee nin labo xaafaduud kadhashy muxuu ciilqabaa oo uuictiraad raadiya

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 4 роки тому +27

    Anoo soomaali ukala Eexaneen wlhi Abwaan Musgal wan la safanahy
    Asaga iyo Gabdhahaan shidan
    Im from Xamar Cadey 😊🌍🌐🇸🇴
    Heestaba laxanka gabdhahaa ku Mac dhanka wiilasha50%

    • @mowlidhassan1403
      @mowlidhassan1403 4 роки тому +2

      Hooyadii fanka iyo suuganta walaal kasoo hadlayaan dadkani😍🤩

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 4 роки тому +1

      Cayuuni salam qaasa sis, reer xmr islanhy😊🇸🇴💙

    • @shankaron4736
      @shankaron4736 4 роки тому

      @@nasraabdullahi9406 xamar ka madiinon mcney Ahleen wlshey😘💋

    • @shankaron4736
      @shankaron4736 4 роки тому +1

      @@mowlidhassan1403 haaa wll waa uqirsan nahay hormarka iyo heybadooda💋💋😍🤗

  • @muniirmaanka3233
    @muniirmaanka3233 4 роки тому +52

    guul somaliland nolad dad aan jecelahay somaliland from muqdisho Somalia 🇸🇴🇸🇴

  • @hamdasaed4513
    @hamdasaed4513 4 роки тому +16

    waa lookala dhashay suuganta wana waxa keliyee umada uyeela sharafta iyo inay khayrkood iskaga celinkaran xikmada iyo aftahanimada geesinimada waan idinku ogaa geesiyada reer somaliland abwankana waxan leyahay keep goin hablahayaga quruxdiyo cod macaan isku darsadey guuleysta qliyal💚💚🗯🗯❤❤calankayga iyo dhulkayga ilahy cadawga haydinka hayo l love somaliland 💚💚💚

  • @muunacateye1291
    @muunacateye1291 4 роки тому +28

    Maxay ragu heesan somlilnada ku nool dumrka uu dhigma taga iyaga nagaag filan wixi laga firzan wayo ayaay inamdu so galayn somlilnada hoygi fanka iyo murtida ninki zo gala bada galaly jigjigaya ka dabalo musgalay lajan reer burco aaah gobolki raga iyo murtida💚💭❤l love somlilnada

  • @khadarali9917
    @khadarali9917 4 роки тому +96

    Hablahayaga Qiimaha badan oo qudhaa meel idin saaray slland nimo❤💕

    • @bazhirasensio2822
      @bazhirasensio2822 4 роки тому

      Hhhh somalinimo kulahaa somalinimadu sootan aad diidan tahay maaha mida kle waxaan ragbaa curiyey dumar wxba kama oga midna aanku xasuusiyee somalia waligeed hormar gaari myso midoobina mayso inta ay noo caagoo kle ka buuxaan runtii

    • @khadarali9917
      @khadarali9917 4 роки тому

      @@bazhirasensio2822 ader siigaa indhaha kaa riday oo malaa qoraalka si fcn uma aragtid soomaliya yadii baa teedii wax u qabsan wayday adna waad bugtaa alla haku caafiyo..

    • @rshabeelmahad3971
      @rshabeelmahad3971 4 роки тому +2

      @@bazhirasensio2822 somalinimada maaha dawlad magaced ee waa qoomiyad zxb

    • @kingibros7334
      @kingibros7334 4 роки тому +1

      @@bazhirasensio2822 miyaa laguu soo waxyoodey sxb...waa adiga qadarka dhici doona faraha la galaye
      Waxba ku odhan maayo...free speech

  • @Naji_moha
    @Naji_moha 4 роки тому +173

    Waa iska sidaa markaad isku doona to dadkii Fanka iskalahaa😂😂😂

  • @ladnahassan9126
    @ladnahassan9126 4 роки тому +16

    Dadkaygu waa gob walahi so proud of somaliland ❤❤

  • @asmaidil685
    @asmaidil685 4 роки тому +40

    Calankayaga iyo dhulkaygu igabadan somalilandnimo ❤from boorama bilan 🌹💋

    • @mohamedfaarah9072
      @mohamedfaarah9072 4 роки тому

      Asma idil waasidaa wllo

    • @amaljacayl4556
      @amaljacayl4556 4 роки тому

      Wad ku saxante wallo taas inag badan sugaana laynugum gaadhe viva somaliland

    • @hodancabdi2879
      @hodancabdi2879 4 роки тому

      from laascanod kana inaga badan hayska ciyaan ciyaalku

  • @ahmedbarre2387
    @ahmedbarre2387 4 роки тому +24

    Abwaan musgale ❤❤❤✊

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 роки тому +33

    Somaliland Lagana Yaabo Ragoodu Inay Hadlaan Waayo Gacanta ayaanu Naqaan Lakin Dumarkii Na Dhalay Ee Nala Dhashay ee Noo Dhaxay ayaanu idiin deynay Silsiladan inay Baalaha Idinkaga Rifaan idinka Iyo Maradiina Buluugaba😂😂😂
    Waar Somaliyeey waa idin salaamay waa kaftane

  • @hilalmakeuphenna8167
    @hilalmakeuphenna8167 4 роки тому +163

    Jigjiga laba su'aalba hor taala
    Aragsan:kwrn dib ucurashadi dadki maheleen xoriyadi?
    Raxma: Hadad calan dawatan🇸🇴 maxa dalkale idinka dhigay ?
    Waxan sugnaba wa jawbaha su'aalahan🤝🤝🤝🤝

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 роки тому +8

      Kama jawabi karan 🤣🤣🤣

    • @Dhalaaala11
      @Dhalaaala11 4 роки тому +7

      Haka yaabin inay ka jawaban😂😂

    • @adecamalabo9792
      @adecamalabo9792 4 роки тому

      Hno mcney aragsan xanrbay ujawabty randana maxa dalkale idinka dhigay wajigjiga wewe hasocoto

    • @xaajiquusiye393
      @xaajiquusiye393 4 роки тому +18

      Waxaan dal kale u ahay
      Jijiga wali loo dul daganyahay
      Gumeystaa igu daree
      Ma aha midaan jeclaa
      Waxaan duurka ugu jiree
      Dhiiga uqubayee
      Dadkeygu haada ucuntaa
      Inaan dal noqdoo
      Dantayda aan hogaamiyee
      Shantii soomaaliyeed
      Iskusoo duwoon hno
      Calamadaa aan mideeyoo
      Ethiopia wey kala dhaqaaqdee
      Waxaana keenay midaas
      Halyeyadii soomaaliyeed
      Intaan ethiopia dabkaa kashiday
      Ay ladaalaa dhaceysoo
      Dunidu u hadal heyso
      Ayaan ani dakeynayaa maanta
      Midnimadaan raadiyaa
      Awood dhameystiran waan sameystay
      Hadaanse udhawahay
      Waxaan mudo soo samree
      Allaha nagu duwo midaas
      Soomaalinimadaan kufaanaa
      Oon duulka kale uga sareynaa

    • @mali7297
      @mali7297 4 роки тому +7

      @@xaajiquusiye393sowtii onlf la heshiisay amxaaro oo ay soo
      Wada xeroodeen😂😂😂

  • @nolshadquruxi5505
    @nolshadquruxi5505 4 роки тому +47

    💚🗯❤👏👏💪💪👂👂👏👏 dadkan ilahay BA ku deeqay karti

    • @rasmiqueen9336
      @rasmiqueen9336 4 роки тому +2

      Wow m.a somaliland cid garta ma lh

    • @axmedabdi1085
      @axmedabdi1085 4 роки тому +2

      masha allh soomaalilan ha warto ❤️☁️💚

  • @pinkdiva1242
    @pinkdiva1242 4 роки тому +9

    Mashallah The girls from somaliland are powerful and Beautiful 🤲🏾🤲🏾❤️❤️ May allah Always bles your motherland guul somaliland guul❤️❤️👋👋🤲🏾🤲🏾 somaliland is peaceful

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 4 роки тому +85

    Ilameerayso iskadaaya oo oodee laydinma rabo ee maxad marba meelka so galaysan si aad hadal uga heshaan dadka somaliland dhiikoda hakicina now 😏😏guul somaliland 💚💚💚💚💚💚💚💭💭💭💭❤❤❤

  • @Zakarie769
    @Zakarie769 4 роки тому +133

    waxaan ku faraxsanahay inuu ilaahay iga dhaliyay somaliland siiba duriyada reer sheikh isixaaq siiba burco gobolkii murtida suugaanta iyo hoygii abwaanka is muujiya tolkayow💚🤍❤💉💉💉💉💚🤍❤🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedshiineaadan2681
    @mohamedshiineaadan2681 4 роки тому +14

    Mashallah hadaa nahy duriyadii murti iyo suugaan yaa nagu gaadhaya
    Lkn hadal wuxuu ka joogaa cida u macnaynaysa dadkaan ogaaa

  • @rumaanmaxamedmaxamed1211
    @rumaanmaxamedmaxamed1211 4 роки тому +29

    Viva somaliland mnchaaa allah aftahanimo iyo murti wey taala allow noo dhawr calanka tawxiidka leh

  • @idiom122
    @idiom122 4 роки тому +81

    Free ogadania
    Dul Saar hanoqon
    Iyo lahayste bahdilan.
    Hello somliland
    From qadad weynta.

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 4 роки тому +4

      Inshlll dhulkayguu wuu xorobii ogadeniaa 🇬🇲🇬🇲❤😭

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 роки тому +5

      Thanks FARASKA CAD wxd tahay qof caqligisu shaqaynayo Ree jigjigana wxn leyahay iyagii oon xor ahayn oo xabsi ogaden intay isku samaysten ragodi Ku dhameeyay oo xabashida daba dhilif u ah yanany isku dirin laba dad ee wllalaha ah Ree Somaliland iyo Somalia From Hargiesa

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 4 роки тому +1

      @@hiboabdirahman8535 Idoorow Ma Warkasad Keenteen Abtiyal Anagu Cidna Iskuuma diireyno Idinka iyo Rer Xaamarka Ayey Bahashu Niga DhaXaysah Ay Cooladu Idin Dhextalla Iskujawabaa Jigjiga Afka Hakuuso Taagin

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 роки тому +8

      @@mohamedcasanyo2998 wllo abwaanka erayadan so samaynaya ee silsiladaba bilabay miyanu Ree jigjiga ahayn ee waliba leh jigjiga calanka buluuga ah ayay dawata Dee isaga ayuunba lo jawabay oo la yidhi mxa xabashi idin hoos dhigay idinko calanka buluuga ah raba

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🎋🎋💕💕

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 роки тому +12

    Ilahyna lakala bariyi og
    Hadalna lakala odhan og hadi aanu nahay reer Somalilnd waanu hida socona oo awawyasho baa dhaxalka noga tagay ee hanagu dalina habaar waa lanagu kari wayay somalilnd guul❤️🥀🙏🏾👑

  • @zackizerka3294
    @zackizerka3294 4 роки тому +77

    Reer SOMALILAND Murtidii Lugeynaysa
    🥰🥰

    • @asmaqanibarre230
      @asmaqanibarre230 4 роки тому +1

      Runta wlhi

    • @zahrai.mohamed6623
      @zahrai.mohamed6623 4 роки тому +1

      Xaqiiq wow ✌💚🤍❤

    • @ayuubmaxamed4994
      @ayuubmaxamed4994 4 роки тому

      Waar dumarka warcelinta maxaa kudiray mise ragii ictiraafbey ku daaleen ee warcelin laguma aaminokaro miyaa

    • @zackizerka3294
      @zackizerka3294 4 роки тому

      @@ayuubmaxamed4994 May Arinku wa kontonle so dhaaf marka boqole gaadheysa lkn kontonlihi ayaba mel dhige maxaba boqole loga doni
      Halki u dampeysay Yasid 😂😂😂😂😂

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 роки тому +57

    Jamahuriyada Somaliland wxy jeclyihin oo ay raban ooo ay ku dirsadan hdan ku tageero kuna jecalado somalay ceeb miya in calanka buluga lawada qato kitaab laguma sheegin ina la qadan wayoona isirka somalinmo ma guuryo from OG 🙄💙

    • @nuuraaragsan1242
      @nuuraaragsan1242 4 роки тому +1

      Soomliland mnsh Allah 🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳

    • @rshabeelmahad3971
      @rshabeelmahad3971 4 роки тому

      Waa sida xalka ah ee la diidan yahay xal ankaa ahayni ma jiro

    • @AbdishakurAhmed-bl6zh
      @AbdishakurAhmed-bl6zh Місяць тому

      @don faaladan mid ka qurux badan meeshan kuma arag

  • @najmaluula1800
    @najmaluula1800 4 роки тому +19

    somaliland♦️💬💚 socotee yaa lacag leh abwaanin ti somaliland cidi sugan kaga badin lahyd wali may dhalan e ays warernina dadkan so bahowow musgariy wanu ogayn inad jawaab lagu diirsado ad bixin donto hmplyo silsilada ina kaa wadaneee
    aftahanada rahma rand muwaadinad ❤💬💚
    gobalka raga dhiga haku kicina somaliland waynagu wayn teheee xod xodasho kumanan heline rag ayaaa u xamaal goloo xijir ayaaa uqubatay calankan ad arkayso
    hargeysa Hoyada sugaanta somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👑👏

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +59

    Waxa ka mid ahaa dadkii sugi kar laaa jawabtan wllhi 🤒❤😍🤞🥳 reer jigjiga waa aragtan jawaabtiiniye mar danbe yan la idin arkin is qariya 😁😉

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому +3

      Ax jawaaaab kulul ayaaa lasiyey😂😂

  • @hmdafiin874
    @hmdafiin874 4 роки тому +53

    Somalilanda miya lagu garaYa xiGmaD iyo wayo araaG

  • @ahmetyasinabdi7093
    @ahmetyasinabdi7093 4 роки тому +16

    My loved country somaliland😍😍😍😍

  • @hadal_yare9822
    @hadal_yare9822 4 роки тому +34

    Bulluuga Hadaad u dooddo Anagaa Kàa Waaan is Dayney Mncha allh Alle Cimriga ha Ku Barakeeyo iyo murtidaba Abwaankayga Soomaliland socoteee Tolow Ayaan lagu mashuulin pls

  • @ayaanbadan9301
    @ayaanbadan9301 4 роки тому +6

    Ha socoto hawshu xamar talow ma sharma boy soo dirsan lkn way dhaftay intay yaqaneen🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 4 роки тому +4

      Reer kofured ma fanbay yaqanan waxoduba waa bac kasii 😂😂😂😂

    • @ayaanbadan9301
      @ayaanbadan9301 4 роки тому +2

      @@idontcare6649 Xaqiiq way bay dhaaftay intii ay fahmi jireen walaldeen 😂😂😂😂😂

    • @mali7297
      @mali7297 4 роки тому +1

      Horta somalia fanaaniinteeda imika
      Wey wada carab la.yihiin
      Fartuun balbalarka
      Daimon adhi qale
      Faladegan
      Waan gariiray candho
      iyo qaar kale oo badan 😂😂😂😂😂

    • @suhassan937
      @suhassan937 4 роки тому +2

      Kkkkkkk ax wan qosley casharka may gadhin wa baqayan bilo hawada lagu dubtaa kk

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 4 роки тому

      Ha isaga so dirsanena mdxa noga bxa ok

  • @bossalwaysboss6785
    @bossalwaysboss6785 3 роки тому +2

    Waan idin salaamay umada afkasoomaliga aanwadaagno dalka somaliy anagu xuduud ayaan wadaagna ee xasusnada soomaaliland inay dawlad muqadasa tahay guul iyo gobonimo ayaan leeyahay jamuuriyada soomaaliland❤❤🤍🤍💚💚💪💪💪😘😘😘😘

  • @salmajama3829
    @salmajama3829 4 роки тому +70

    Qulubtayda waxa doojinaya Toqxiid calan loo dageyN 💚💬❤ ragayagu waxa uma jawaban anaga ku filan jigjiga iyo xamar isa soo bahaysta hee waxa qaadan😂😂

    • @bazhirasensio2822
      @bazhirasensio2822 4 роки тому

      Hhh doqoney wxaan ragbaa curiyey dumar wxba kma oga mida kle somaali wligeed hormar gaarimyso midoobina mayso inta ay adiga oo kle kudhex nooshahy

    • @sacadahmediiman1962
      @sacadahmediiman1962 4 роки тому +2

      Salmaay U jawaaba walalo ....ragu garabkiina ayay tagaanyihiine☺Hablo weerer gali kara...hablo geela dhicin kara..reer miyiyow Inantu runbay ku sheegte maay ka dagi wayday 😄

    • @amiiraahmed109
      @amiiraahmed109 4 роки тому +2

      Bazhir asensio wllo ragbaa curiyey lkn niman isku khasariyan loma bahnaa hablaha geela dhicin karee reer somaliland ba ku filan wataa jawabtii. adikuna intad gushaa waladiin didan tihiin meel ma gaadheysan markuu idinku isku tashto oo amni iska yeela marka nala hadla. Tan kle anagu somalia kuma digano wn u duceynaa tasina waa gobonimadayada😂♥️ ma qanacdey wllo mise wali waxbad rabtaa?🤣🤣

    • @prettyhodan666
      @prettyhodan666 4 роки тому

      Ma rag ba heysatan nin hablaha utaliya heysata kas rag miya ladhaha

    • @amiiraahmed109
      @amiiraahmed109 4 роки тому

      Hodan Hilaac waxan haysana rag na qabto naga celiya nikada iyo qudhunka idinka wa ley din daaye maa hablihiina lo qawiya malin kaste? Lool dad sharaf leh noqda markaa nala hadla😂🤣

  • @mcdrama4559
    @mcdrama4559 4 роки тому +77

    Masha allaH SOMALILNAD dalkayga qaaliga aH 💚⚪❤️
    Nimanka Somaliland silsilada Kama jawaabin 😁 Hablahaynu u daynanynaa nimankaa reer xamar 😁😁

    • @hoododayib1422
      @hoododayib1422 4 роки тому +4

      Hhhh hablahaa ku filan kuwaa ragu Ha noo nastaan 😂😂😂

    • @xamdaibraahim9222
      @xamdaibraahim9222 4 роки тому +3

      Kkkkkk hablaha reer soomlilaand baa uu dhiiigma raaga reer xaamar

    • @Imjustagirlwholovesfood
      @Imjustagirlwholovesfood 4 роки тому +3

      rag hada qabtan le ma so jawabayan mesha raag ma joogo dhamantod wa dumar

    • @bushramohd9927
      @bushramohd9927 4 роки тому +1

      Haa wlhi hablaheena ayaa nimanka xamar u dhigma viva sadex midab laha

    • @hamdasaed4513
      @hamdasaed4513 4 роки тому +1

      hhhhh hablaheena qudhaa ku filan kana adkaday inamadii ooyayey

  • @HhhhHhhh-ge7bd
    @HhhhHhhh-ge7bd 3 роки тому +1

    Viva Soomaliland and Erayda aadka umacan micneysn hadey fahmyan micnihiisa Viva Soomaalilander jiirnkna nabedkula dhaqma idinka dad Somaali idinku tahy Iyo dhaman qurbo joogtuba taasi wa xaqiiqda somaali qarinkrn thkns walalahyo 😍😍😍.

  • @buubalayli8207
    @buubalayli8207 4 роки тому +51

    Cashar lama ilaawana ka dhacay meeaha murtidaa yaa u fasiraya dadkii somaligu ku adkaa
    Abwan musgale waad mahad santahay waanu kugu fanaynaa

    • @hiboibraahim9525
      @hiboibraahim9525 4 роки тому +1

      Hhhhh wlo malinba eray ha
      Radiyan macnahisa ee ha u
      Bixiin jecliyaa dadkaygaa s/land

  • @tiikaazh3595
    @tiikaazh3595 4 роки тому +38

    hoyga fanka soomaaliyeed hargysa 😘✌ walipa sidaasay fari ka qodnayn abwaanin bdn ayaan sugaynaaa haday afka kala furaan😜😜☹ we love somaliland

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +1

      Oon Anu Ka Mid Ahay🤣 Ma Furta Afka

    • @tiikaazh3595
      @tiikaazh3595 3 роки тому

      @@lamajofficial2446 lamaj photograph kugu ogaaa xilima abwaanka noqotey😂😂😂

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 4 роки тому +16

    Haa waa Run waan Aasnay MIDNIMOdii AllaaH Ha U naxariisto samir iyo iman AllaaH idinka siiyo Ha nogu imanina 😂😂😂😂

  • @kaahiyepoi8151
    @kaahiyepoi8151 4 роки тому +6

    Abwan xayawan jawab u qalanto masin xayawan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @ayaandeeq1908
    @ayaandeeq1908 4 роки тому +32

    Soomaliland dunidu way wada qirt0 dayaxa Africa ayaYy n0q0taYy💚💭❤

  • @dorga1432
    @dorga1432 4 роки тому +35

    Ababay yaa mesha maray
    Indr bila caleeek ka hadha somaliland waxay rasastan badka wadadta sawdigkan gantaal ku riday wlhi in la hayn wali qof saas udooda eheli xikma daba yaacaysan
    Xatal aan suaashi labaad Ba idinku maqan jawabteda wali ma hayno 🤣🤣
    Viva Somaliland 💚🤍❤️ilahay Ba mahad iska leh iga dhaliyay
    Musgalay burco dadkedu lama taabtan bro 😎 qadiyad wn udhimanaynaa kaas iga bada Somaliland

    • @quruxsanbintugurey1344
      @quruxsanbintugurey1344 4 роки тому

      Hhhhhhhhh sol iyo sanag ma hoyadod ba leh mise muse bixi baa leh naa ka fadhista dadka farmajad hostageysane iska suga 😁😁😁😁😁😁

    • @dorga1432
      @dorga1432 4 роки тому +1

      Nimco Apdinazir caaaac igu waalo Ma nooci la gumaysanayay ba tahay mise nooci Amizon hystay
      So baro soda dadka logu jawabo bila dhaqan Ba tahe
      Wadigan gubtaye Ma sidan runta usheegay Bad ka yaabtay hadalka reer somaliland ban u ahay 🤣👊🏼

  • @carfoonmohamed1591
    @carfoonmohamed1591 4 роки тому +22

    Hanki dilay yeelkadii riyada doolladeed duulban lee yahay xiriir ah ha sugin bogaha daloola💪💉😘❤dumar ka yaga ka badan ragani daala dhacaya😏

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 4 роки тому +2

      Cartoon Mohamed sow ma aragtid rag dumar loo diray Walee qimahoda hoos lo dhigay wxa la tusay in raga Somaliland Ka khashafayaanba

  • @liona5902
    @liona5902 4 роки тому +5

    From moqdisho I love hargeysa ❤️

  • @hoodokhadar4103
    @hoodokhadar4103 4 роки тому +21

    Walahi Dhulka si xunbay ula gashay guul Somaliland

  • @barwaqosaleban6842
    @barwaqosaleban6842 4 роки тому +88

    Ragygi xata hadl idnma qudhan hablhyga idin jabaya 💚🗨❤ somaliland gul gul iyo gobnimo

    • @munanuur2210
      @munanuur2210 4 роки тому +1

      Raga midnimee rabaa lkn yaa dhocishan yaqaan

    • @xamdixiiis5410
      @xamdixiiis5410 4 роки тому

      @@munanuur2210 usheeg dhocishan iska yereyso sidii dameradiii kkkk

    • @asoumabdikarin388
      @asoumabdikarin388 4 роки тому

      muna nuur Maya caqliga ka hadal ragaygu waxay hadlan marka loo bahdo ama markay joogto iyaga xajadu lkn ragiinu dumarkaygay udhigmaan ileen rag meesha kuma hysaane kuwa maalin kasta ciyaalka iyo hablaha kufsadaa idiin ragee
      Gesiyadii layga beerow iyo gesiyadii ila dhashoow dhamantinba salan💯❤️👏

    • @asoumabdikarin388
      @asoumabdikarin388 4 роки тому

      Xamdi xiiis adaa uciyaaya sida riyaha eee horta rag yeesha marka hore nagaa hystaane 😂

    • @xamdixiiis5410
      @xamdixiiis5410 4 роки тому

      @@asoumabdikarin388 in aan rag lenahay wd og tihiin waa idinka daba carara dahna ma sarna idinkaa rag qabin oo aad u jilicsan somlina wey og tahay mida kale aqonsi maba haysatane maxan hdlkeyga luulkaa kugu qasarinayaa dooqon xun oo sidii eeydii ku ciyeysa iyo dofaraha baa tahaye no jwb dambe iidoor kuma qasarinayo

  • @kauzerkauzerina3327
    @kauzerkauzerina3327 4 роки тому +16

    Somalibaan xin iyo xaasid ka waynaanee Alla maxay Somailand darajo dheertahay Shanta somaliyeed oo ay weliba gaadhay Dawladnimo, Dimuqraadiyad, Nabad iyo Xasilooni iyo weli darajada hal qof iyo cod intaasoo jeer xil lagula kala wareegay weliba si Nabada ilaa hadana 4 somaliyeed ee kale mid intaas haysta ma leh hadana Somaliland ma jirto ayay Af laba taakadii ku dhawaaqayaan run hadii la isku sheego 4 kale ayaan wax jira ahayn The one and only is Somaliland✅ diiid ama dood ama dilaac Xaqiiqadu waa wixi la arki karo uun🤷‍♀️ Waxay indho arkaan ayay ilko gooyaan Vivaaaaaaa
    My Somaliland ❤🤍💚
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    🤍🤍🤍🤍🤍🤍🖤🤍🤍🤍🤍🤍🤍
    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @jaandheer
    @jaandheer 4 роки тому +44

    love saar hadaa
    comments akhris usoo gashay
    from laasacanood,❤✋

  • @sihaamibrahim9458
    @sihaamibrahim9458 4 роки тому +28

    Sool my home 💚💬❤