Cabdikhadar X Laari Iyo Hibo Nuura 🔥Iyo Heesta "SEEG SEEG"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 140

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 2 роки тому +15

    Waa mid ka mid ah heesihii bilay fanka Soomaaliyeed, laxan, miro, cod, & musicba laga dhisay, Waaberi Legend. Hiba & Laarri. R.I.P

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Місяць тому +2

    Hees aan aad u jeclahay iyo labo fanaan oo aan usii jeclahy 😍 Allow unaxariiso Cabdi khadar.. Hibo nuurana cimri barakeysan iyo caafimad sii

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 2 роки тому +12

    Erayadii Axmed Sulaymaan "Bide" Laxankii Bashiir Xaadi 1973 Muqdisho.

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 роки тому +7

    Ereyadii Ahmed saleeban bidde
    Laxankii Abdi khadar Hassan LaaRi AHN
    Codadkii Abdi khadar Hassan LaaRi AHN iyo Hibo mohamed
    Hibo NuRa

  • @koosmohamud-s2y
    @koosmohamud-s2y 7 місяців тому +3

    Adeer khadar laari allaha u naxariisto nin reer khalaf ah weeye iska barta reer MJ

    • @MubYus
      @MubYus 6 місяців тому

      aamiin.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 2 роки тому +13

    Waa hees ka mid ah riwaayaddii laga daba dhacay ee Murugo Iyo macaan ee uu sameeyey abwaan Axmed Saleebaan Bidde . Riwaayaddan si toos ah ayaan daawaday 1973. Mahadsanid WAAYO WAAIYIHII WACNAA.

    • @somalitoday4962
      @somalitoday4962 2 роки тому +1

      Nabadraashe wayahaan waa lagu waayay macalin 10sani ayaan commentigaada ku tixnaay

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 2 роки тому +2

      @@somalitoday4962 waar weli lugaheyga baan ku taaganahay. Howlaha adduunyada baan ku mashquulay. Mahadsanid adeer.

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 2 роки тому +1

      @@nabadraadshe duca qabe waan ku salaamaya marka hore waxa isagu keen danbaysay Chanelkeeni barakaysaana ee #mudugboy isu soo noqod wanaagsan ... intaas hadan ka gudbo waxaad ii kala sheegta riwaayadan MURUGO IYO MACAAN origanalka (Asal) riwaaayada yaa dhigay oo weliba heestan qaaaday?
      Waxaan arkay Qalinle iyo Canab Diiriye oo heestan qaadaya dadka qaarna leeyihiin iyaga ayaa Asalka leh, ana heestan Asalka waxaan u aqaana labbadan fanaane

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 2 роки тому +2

      @@mohammed-jama kolkii aan anigu daawaday riwaayaddan, waxaa jilayey AUN Qalinle iyo Canab Diiriye. Waa riwaayaddii iigu horeysay ee aan daawado. Adiguse xaggee baad ku maqneyd. Faallooyinkaagii waxaa iigu dambeysay Mudugboy Channel!?

    • @sandhereabdullahi5088
      @sandhereabdullahi5088 2 роки тому

      @nabadraadshe ustaad DUGSIGII MUDUGBOY AYAANTAAN WAA NAGA DANSANYAHAY EE HALKAAN, MAADEYS, HEELO. BAL MEELAHAAM KAWAR HEEY. LAGUU DARSAY SXBKA WEEYNOOW.

  • @Madadaal
    @Madadaal 5 місяців тому +4

    Cabdi Khadar Xasan (AHN), Hibo Nuura iyo Abwaanka Weyn Axmed Saleeban Bido oo leh heesta, caafimaad Ilaahay ha siiyo.
    Heestani waa hees dhamaystiran cod, laxan iyo eryadaba

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 2 роки тому +7

    Erayadii abwaan axmed saleeban bide

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +7

    Soomaalda Dhimatay Iyo Noolba Waa Isku Mid Aan Ducaysano Soomaaliyeey

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 10 місяців тому +1

    hibo nuuro iyo cabdi khadar xasan laari iyo abwaan axmad saleeban bide xulkii wabari alle ha unaxariisto inta dhimatay heesta dhanwalba wayka dhelitirintahay cod laxan musig iyo Mirada heesta

  • @ibrahimyassin9055
    @ibrahimyassin9055 3 роки тому +4

    cabdikhadar ilahay janooyinkisa haku casuumo fanaan qaliya ayuu ahaa hibada fanka somaliyeed iyadana ilahay cimriga ha ubarakeeyo

    • @MubYus
      @MubYus 2 місяці тому

      aamiin

  • @amiirbare5728
    @amiirbare5728 4 роки тому +9

    Hibo mohamed Huddoon waa fanaanadda aan ugu jeclahay fanka Soomaaliyeed

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 11 місяців тому +2

    Mirihii a.s.bide laxankii bashiir xadi codka hibo nuura iyo c.qaadir xasan

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 4 роки тому +13

    Heesaha Axmed Saleebaan bidde waa kuwa aan ugu jecelahay heesaha Soomaalida.

    • @abdihassan894
      @abdihassan894 3 роки тому +3

      Haa wallahi abwaankasi waa legend Allah cimri dheer ha siiyo

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 роки тому +1

      Anne waxaa ugu jeclahay
      Abwaan xuseen farax dubad
      Abwaan cali sugulle
      Abwaan yamyam
      Abwaan bashiir indho buur
      Abwaan sangub
      abwaan dacar
      Abwaan barre fiidow

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 2 роки тому +1

      @@abshircarab18
      Axmed Saleebaan Bidde
      Maxamud C/hi Ciise Singub
      Maxamed Cali Kaariye
      Saddaxdaas ayaan aaminsanahay in ey yihiin kuwa ugu fiican inta heesaha sameyso.

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Рік тому

      @@engmustafahassan3945 sxb somaliya abwaan kuma yaro abwaan xasan ganey xitaa caadi ma ahan

    • @hamz233
      @hamz233 9 місяців тому

      @@abshircarab18Somaliland**

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Cabdi khadar xasan... Laaari.. SSDF.. maalin ayaan arkay... waa fanaan weyn.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +4

    Allah Ha ha Naxiisto Wixiina Dhintay Shacabka be Soomaaliyeed

  • @qaaliabuubakarmataan8299
    @qaaliabuubakarmataan8299 4 роки тому +11

    Waa mirihii ustaad axmed saleebaan bidde ruwaayadii murugo iyo macaan
    Waayo waayihii wacnaa
    Noo soo galiya heesta isla ruwaayadan Ku jirtay hooyo iyo aabo al fanaan cabdi shire jaamac jooqle mahadsanidiin

    • @ayubjamaali2271
      @ayubjamaali2271 3 роки тому +1

      Miss Qaali riwaayada ay heestani ku jirtay miyuu ka qayb qaatay cabdi jaamac jooqle.ilaahay caafimaad ha siiyee.

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 місяці тому +1

    A qadar xassan iyo al ustaad bashiir xaadi allha unaxristo

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 4 місяці тому

    Suuraafta meertiyo
    Samirla'da haweenkiyo
    Qaar subaxba ceyniyo
    Marwa hooda sidataba
    Qurux waa la siiyaa!!💯
    Hiba nuura❤❤❤

  • @fabu2526
    @fabu2526 3 роки тому +5

    Alla yaa arxama raaximiin.
    Cabdikhadar xasan laare .

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 11 місяців тому

    Waayo waayo waa mahadsantiin sida farshaxanka leh ee quruxda badan ee heesaha usoo bNdhigtaan

  • @HanadCade-sg2rx
    @HanadCade-sg2rx 9 місяців тому

    Allha ku naxaristo abduqadir mamo hibo nura cimri dher allha ku siyo ana naag qer qabto oo bari ah allha isiyo

  • @fabu2526
    @fabu2526 3 роки тому +4

    Waah waah waxaa baa la yiraahdo cod ,laxan, iyo miro

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 Рік тому +1

    Al fanaan hibo waa fananada qudheen fananinta xaga habla anka dhageysto

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому +1

    Hiba Nuuura... Naasaha ka Dhuuuuuuq

  • @LibanQoono
    @LibanQoono 11 місяців тому +2

    "Wadnuhu Simbiidhaa Maanku Silsiliyaa" Jumlada saxda ah waa intaas maaha Maanku Salsaliya

  • @MubYus
    @MubYus 6 місяців тому

    Hiba Nuuura,, Waaa fanaand fanka Soomalida qiimo weyn ku leh.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому +1

    Hibo Nuura.. naasaha ka dhuuuuq

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +3

    Soomaalian People You Must Thing A Lot

  • @Xamiiid
    @Xamiiid 2 роки тому +2

    Heesihii hore waay shidnaayeen m.a

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 4 місяці тому +1

    Qodox waa la saaraa
    Seed wa la dhawraa
    Waxa uun lagu sameeyaa
    Sabab lagula daala
    Si uun lagu daweeyaa
    Sidan walal
    Sida wacan ka ii yeel
    Sida aad erayada u raacisay ayaa heer caalami ah profissional editing ❤❤ sulka tuuji 🫡

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 роки тому +12

    Somali legends Waaberi C/khadar Xasan(Laari) Allah Yaa Raxma & Hiba Nuura oo Car-Cartoodii Qaba,1973i,Xasuus Muhiim Ah,!!.Mahadsanidin...

    • @HanadCade-sg2rx
      @HanadCade-sg2rx 9 місяців тому

      Mohamed farax wll wayo arag ah zxb hore usoco

  • @cabdicasiisxajishariif4419
    @cabdicasiisxajishariif4419 2 місяці тому

    Heeso waa heesihii Hore dadne waa dadki Hore

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +2

    Walaale Duceeye Cabdikhadar

  • @musabfatah8332
    @musabfatah8332 2 роки тому +3

    Ruwayada Murug & Macaan A.. U. H Abdikhadar Hasan & hibo nura kooxda Onkod ciidanka Asluubta 1974.ax ax ax iam sorry Abdikadar passed away dhoobleey of habetits(cagaarshow) 1991.i was in Dhoobleey many people died tragedy.

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 роки тому +9

    Subxaanka yaa cadiim hees kastoo dhiigayga raacday oo aad u jeclay waxaa sameeyay Abwaan isaaqa. Heestan waxaan ku dhagysanayaa Dhagaxle DDSI.
    Wixii durriyadaa meel kastay joogaan farxad ku noolaada.
    Garxajis,Habar Awal,Habarjecli
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 3 роки тому

      Mahadsanid wll

    • @abdihassan894
      @abdihassan894 3 роки тому

      Mahadsanid walaal abwaankii sameeyeey waa noolyahay allah cimridheer ha siiye. Abwaanada somaliyeed yagaay badankoodi wada haayeen.

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 2 роки тому +3

    hestani waxa Alif Abwankii weyne ee Axmed saleeban Bide waxan wad Qadaya AHUN cabdikhad lari iyo hibo Nuur (cabdikhad wuxuu ku dhintay dhoblay AHUN wux Ahaa fanan cod macan)

  • @FardowsoBaliil-cw7tp
    @FardowsoBaliil-cw7tp 8 місяців тому +1

    Allow unaxriiso c.qadar xasan laari😢

    • @MubYus
      @MubYus 2 місяці тому

      Aamiin

  • @mohamudmohamedkaaffikaffic1184
    @mohamudmohamedkaaffikaffic1184 4 роки тому +3

    Waa ereyadii Axmed saleeban bidde 1973 riwaayadii murugo iyo macaan laxanka waa Bashiir xadi thnaks waayo waayo chanall!

    • @mohamedhassanawrdoon6870
      @mohamedhassanawrdoon6870 3 роки тому +1

      Nin adag intaasaan commentiga u eegayeyba war bashir xaddi saw ma sahal muu ahayn xaga laxanka

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 роки тому

      @@mohamedhassanawrdoon6870 Waa halis dhanka laxanka.

  • @faisalhaji8670
    @faisalhaji8670 3 місяці тому

    SOME Ledgenry tunes in somali categories

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +3

    Hooyo Iyo Aabe U Duceeye

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 10 місяців тому +1

    Laxankaan ilaa hada wax u dhigma waa la ahay cajiib

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Walaaal, walaaal. seeeg , seega iga daaaa.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Saaabuun cid lhelay.

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 роки тому +5

    Heestaan waa hees murti badani ku jirto

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 роки тому +3

    Abdi khadar Hassan LaaRi AHN

    • @MubYus
      @MubYus 6 місяців тому

      Aamiin.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Saaabuun qof helay.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Sidan walal..sidaaa walaaal

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 4 роки тому +3

    Wow 👏 Allaha u naxariisto Abdikhadar Hassan laari

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan 4 роки тому +5

    Sida Sabiga Hooyadu,
    Caanaha u siiso,
    Gaaddada u saartaan,
    CabdiKhadar Xasan Laare Alloow kuu naxariiso

  • @MubYus
    @MubYus 6 місяців тому

    Saabuuun cid helay.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Hiba nuuur... Niiikda iga dhaaaaf

  • @Cartan7
    @Cartan7 2 роки тому +2

    waqooyi aa sameyay fikrad heesta

  • @MubYus
    @MubYus 6 місяців тому

    Seeeg seega iga dhaaaaf.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Sidan walaaal , sidan walaaaal.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Sidan walalal , sidaa walaaal

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Рік тому +2

    Nice

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Hibo Nuuuura.... Gaadadada ku qaaaaaad

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому +1

    Laari

  • @adenabdi4186
    @adenabdi4186 3 роки тому +1

    Easy waayo hore saaxibayal

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Hibo Nuuura... Gaaadada ku qaaaad

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +1

    Heestan Waxaan UGA Jeedo Nin Regina Of Navas?

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Laaari. , Cabdi khadar Xasan

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 11 місяців тому +1

    Wow.❤

  • @MubYus
    @MubYus 6 місяців тому

    Seeeg , seega iga dhaaaf,

  • @faisalhaji8670
    @faisalhaji8670 2 місяці тому

    I bet he's good in he's times Somali boy

  • @EuropeNewsworld
    @EuropeNewsworld 10 місяців тому +1

    Hes cajiiba

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 роки тому +4

    Asal waad mahadsantahiin. Bahda channel ka

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 4 роки тому +11

    Hestaan 1972 magalada borme kudhagesan jiray ano 21 jir ah

  • @Zurich527
    @Zurich527 3 роки тому +1

    Sida sabiga hooyadii caanaha u siisoo gaaddada ay saartaa weeyaan isaarsaar ma aha dee

  • @moaarahmed9393
    @moaarahmed9393 Рік тому +1

    Ahmed saleeban bide

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Heees wanaagsasan.

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 роки тому +7

    Tolow riwayadan kee ku horeeyay dhigisteeda? Cabdikhadar Xasan & qalinle
    Labada fanaan waxaa ka dhaxeeya heesa badan oo riwaayadan ku jira sida
    Gugeenii
    Jacaylkuna gedii raac
    Maaweelo
    Sidan walaal
    Cabdikhadar inta badan waxay isla heesayaan Hibo nuura
    Halka qalinle isna ay isla heesayaan Canab diiriye

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 4 роки тому +4

      Waxa ka dhaxeeya marka hore wa isku koox ayey ahaayeen lkn markan c/khadr iyo hibo hargeysa ayey ka dhigeen waban galey anigu murgo iyo macaan hilaadii 72kii ila 73kii meelahaas xamar waxa ka dhigay qalinle iyo canab diiriye waxan waliba filaya c/khadar baryaahaas ayaan bartay uu hargaysa wax ka dhigo beerta xuriyada

    • @maxamedxasan7484
      @maxamedxasan7484 3 роки тому +2

      Riwaayada waxaa aktar iyo aktatad ka ahaa qalinle iyo canab diiriye mar labaadkina cabdikhadar iyo hibo maxamed

    • @elmiyasin7913
      @elmiyasin7913 3 роки тому

      @@maogtahay4999 Asal
      Mahadsanid waa igu adkeeyd anigaba

  • @yahyaabdo6789
    @yahyaabdo6789 2 роки тому +2

    Sanuun lagu daweeyaa weeye araygu hase ahaatee qofka samayeeyay qoraalka Vidiogu wuxuu qirayaa " si uun lagu daweeyaa."

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    LAAARI

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 роки тому +4

    Suurafta meertiyo
    Samirlada haweenkiyo
    Qaar subax ba cayn ah
    marwo hoodo sidataba
    Qurux waa la siiya

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Qadax waa la saaraa, seeed waa dhawraa, sabab loo sameeyaa, sun lagu daweeeyaa.

  • @ambassadorahmed3608
    @ambassadorahmed3608 4 роки тому +5

    Waa original kii tani

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +14

    Soomaalian People Better be United

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Somaliland waa Qaran.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +3

    Soomaalian people I Hope Win

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 4 роки тому +4

    Iyadaa sakaarkiyo
    Sinta ay ku qaadiyo
    sararta u banaysee
    Sida sabiga hooyadu
    Caanaha u siiso
    Gaadada isaar-saar

    • @abdiadnaan7596
      @abdiadnaan7596 4 роки тому +1

      Sida sabigu hooyadu caanaha u siiyo gaadada isaar-saar

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +4

    Viva Soomaalia

    • @MubYus
      @MubYus 9 місяців тому

      Heesta Somaliland ayaa samaysay.

    • @MubYus
      @MubYus 2 місяці тому

      Viva Somaliland.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Wax barta ciyaaal.l

  • @Somalia5
    @Somalia5 7 місяців тому +1

    🪽🇸🇴🪽Laari & Hiba nuura ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +1

    Soomaalian People You Better You've Inited

  • @mohamet_fouzi4504
    @mohamet_fouzi4504 3 місяці тому

    19/07/2024

  • @AbdirahmanGaamuley
    @AbdirahmanGaamuley 6 місяців тому

    Sixid.
    “Samir walaal suggis walaal sahal male jaceyle” waaye oo macnuhu yahay ii samiro i sug.
    Maaha siggis. 6:24

  • @xalanebingo6160
    @xalanebingo6160 4 роки тому +2

    yaa hal abuurka heestan lahaa?!!

    • @Newheesocusub
      @Newheesocusub 4 роки тому +2

      Axmed saleebaan bide

    • @MubYus
      @MubYus 9 місяців тому +1

      Axmada Saleebabeen bide.. Heee saa jilaa.. >Commmidian

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Naasaha waaweay i saar saar saar

  • @suleimannuurwarsame5490
    @suleimannuurwarsame5490 4 роки тому

    👍👍👍👍👍

  • @abdifataaxmaxamud2320
    @abdifataaxmaxamud2320 4 роки тому

    Fdff

    • @ahmedjama3750
      @ahmedjama3750 2 роки тому

      Ereyadii Abwaan Axmed Saleebaan Bidde laxanka waxaa leh Isla abwaanka sameeyay heesta Axmed Saleebaan Bidde

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Seeeeg seeeeega iga dhaaaf.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Somaliland waa Qaran.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +1

    Soomaalian People You Better You've Inited

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Somaliland waa Qaran.