WAR DEG DEG Turkiga oo DFS & Jabuuti ka codsaday in Bad ugu tabarucaan Itobiya, Kacdoonoa Amxara
Вставка
- Опубліковано 10 гру 2024
- ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.
Axmed geedo naar Waa kansar in tuu kismaanyo joogana somaliya dawlad ma noqo nayso ee ogaada waana in
Talaabo laga qaado geedo naar
Turkiga somaliya wuxu la rabaa Sida kurdiga iyo falastiin
Feydaan waa in laga yeelin bad soomaali iyo jabuuti waa halis inay itoobiya ka wareegto soomaaluya oo dhan feydaan waa qaain daneeste ah wax shidasl qodo lama waayo waa in aan hal tasko lasiin xabiye waa halis oo aad afka ka furtay waa halis yaan laga yeelin turki danaheesuu
Laashanaa dhulja soomaali dan kama leh waa qiyaano.warkiisa mana lagayeelimaayo maleh itoobiya waa cadaw turki waxa uu la jiraa itoobiya.waa in layska qanbtaa waa halis soo dhaweynta xabashida.dalja waa u dhamaatay 100.000,00 ayaa rabta inay soo degaan qabsadaana soomaaliya ,jabuuti iyo eratareeya erya erya erya tuugada kusocota xeelad kadib xoog iyo kilinka 6aad.
Turkigu wuxu xasuuqay kurdida sunifa ah
Asc.Turkiga.haka.Baxdo dhaxdhaxaadinta marka horaba waxa qalad ahayd in dhaxdhaxadin laga galo Bad ay Soomaali leedahay.
arintan ay wad wadaan gurguurte iyo ordagaan ee bada somaliyed khayraad keeda in laguwareejiyo maamulka ordagaan waa khiyaano meelfog lagasoomaleegay hadaan laga hortagin meelfog baa laga raadindoona bada iyo bariga soomali ilaahay ka abuuray
Hadii itobiya bad la siiyo waa laga shekeen doona hadey dhawdahay ha la diido
Turkina dantiisa ayuu wataa
Tukogu asagu muu kurdiyiinta
Xornimo oogu tabaruco kkkkkk
Yaab iyo ama kaag
Turkey is traitor and somali will regret dealing with.Ati our brothers
Deg halo xiro safarada itopia kuma shaqeyneyso villa somaaliya .
Feydaan waa qaain daneyste ah soomaaliya waa inay turki iska ilaslisaa abiyee waa in layska qabtaa siday iskaga qabteen eratareeya abiye waa cadaw waxa uu rabaa inuu qaato soomaaliya iyo jabuuti hal taako yaa lasiin burcada abiye.waa xeelad deked ganacsi kadib xoog gumaysi waa sheekadii xeyle salase ku qaatay DDS.
Turkigu waa ka badbadinayaa wax aan loo dirsan ayuu ka shaqaynayaa waa in hangool la iskaga qabto turkiga
Wax aan siineyno majirto waxaan dhihi lahaa turkugu yuusan ka dardarin aysan dhicin sidii waagi ruushku ku sameeyey turkugu waxuu rabaa in uu laba dhinac wax ka cuno
Waxad mooda inturkigu ithobiya badla radinayo.
Safarada ithobiya gebigedaba
Wa inlamamnuca laxira.
Kolley ilama.aha inayba samaynayso DFS.
Ilaheyba masine anaguna umaheyno waxey heso hasodeyso itobiya maxalo tuga
Waa wax aan dhici karin itobiya inaan badd siino xoog ama xeelad ayaa balan inoo ah bal aan aragno abiye cida uu badd ka xoogi karo.
ETHIOPIA BAD KUTAALA SOMALIA 🇸🇴 MARABTO OO HADA KAHOR AYAA XASAN KUDHAHAY TAAD DOONTAN XEEBTA SOMALIA KADOORTA AY ETHIOPIA DIIDAY EE DIB UFADHIISTA.
Turkiga halagaeryo.wadanka waatabtii ruushka nooladhaqmijiray1977kii.maslaxadiisa.ayuueeganayaa.dhaxdhaxaadna manoqonkaro
WAXAD MODAN IN WAXA U SHEGAYO AY RUN TAHAY😂😂😂 WAR WAA ISKA MAAWELO
Wasiirka arrimaha dibadda ee turkiga usheega in soomaaliya la yaqaanay isaga oo aan dhalan ka hor sidaa darteed aqoonsi 2 aad oo iib ah uma baahnin itoobiyana bad masiineeynee geeya meeshi aad dooneeysaan
Itoobiyo hada waxay ismaashaa dekada jabuuti iyo dekeda soomaali o dekada berbra itoobiyo waxay dooneysaa maale aday ciidama ku abuurato oo bada ay isbaaro dhigato oo ay marakiibta ay baad ka qaadato
Tabarucaan tabarucaan tabarucaan.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkk
oops bada shacabka somaliyeed ayaa is leh eerie qofka awood u leh inuu bad bixiyo intuu joogaa?????
Turkey has never been honest broker.That is their view chace them.
Madalbaa tabarucaad lobixyo horay maloo Arkay warkaasi waasheko cusub walaga kirey. Karaa laakin tabarucaad lamahelikar
Yaa arinkaas waa qatar weyn tuikiga dantiisa ayuu firsanayaa shacabka soomaaliyed iyo waxaasi wax noo cuntumaayo mahin wasirka arimah dibada turikaga kama aqbaleeno arinkaasi wax soconaayo mahin waa in ula.laabta arinkaasi wax bad la.yirahado majiri doonto ma.ogolni
War turkigii aad nalahaydeen waa walaalkeen bal waxa uu kuhadlay balmaqla waaba laba wajiilee xaggeebuu kakeenay wakaas yaase udirsaday kol dhawna wuxuu orardoonaa baddina shidaal hakala baxeen ani waxaan ahay reer buntulaan oo mahadda lagasheegaayo maba anaan arage aaway fiicnaan taad kashee gaseen
I make this decision final one! Djibouti is a Somali country, same as Somaliland, and Somalia, I made 2 deals with Ethiopia even though I'm not president of Somalia 1: Djiboutis port safer than Somalia, and you can build a military base, but not in Somalia is deal no🇪🇹Navy base in Somalia. 2: Bigger deal. We will give you a Hoboyo port north somalia year payment must be up to $3 Billion by the size of Somalia being bigger than Djibouti use to get $1.5 Billon a year and must give us Ogaden Land back or give them independence, they will decide then weather to join Somalia or Djibouti their own Tribe 🇩🇯🇸🇴🤲🏽🇪🇹
Turkey dantiisa wataa in labada koxoodba maalo ayuu rabaa hadlo dayl qaaf ayaa ninkan kasoo yeedhay. Markaa Turkey yuu tartaarin baan leenay
War la lab labadaas ma dhageysan karee turkigu halaga dhex baxo please
anaga badeyna kalmo ma gasho mana aqbaleyno sharud in badeyna lagu xiro
Itoobiya kumay xad-gudbin Somalia. Itoobiya way aqoonsan tahay dhulka Somalia Itoobiya iyo Somalia ma laha xuduud ka dhexeeya oo laysa ogol yahay sida Somaliland iyo Itoobiya amba sida Somaliland iyo Somalia amba sida Somaliland iyo Jabuuti. Somalia way ku gar-darooneysaa Itoobiya ee runta ha loo sheeg!!!.
somalida intooda sufahada ah way kudagan yihiin ordagaan . ordagaan waa cadawga ugu wayn islaamka xataa wuu kadaranyahay emirat lkn dhibtu waxaykataagantahay somali badan oo moodaysa run waxa uu afka kaleeyahay 4000 calashood u shaqays tayaal turki ah baa dagaalka qasa kujira oo xasuuqaya dadka reer falastiin. Ordagan ayaana diray .
😂😮😮😮😮😮
Q no
Waxa aad waramaysaa war maha weligeed waxaan dhicin ayaad sheegaysaa waayo siadani waa iska baad uun haddaad isiin wayado anba waan kaa qaadan war soomaaliya dawladi kama jirto ee cid kastaa hamaamusho😅😅😅😅😅😅
Turkiga wa ku saxanyah xal nabadeed in lahelo
War turkigii aad nalahaydeen waa walaalkeen bal waxa uu kuhadlay balmaqla waaba laba wajiilee xaggeebuu kakeenay wakaas yaase udirsaday kol dhawna wuxuu orardoonaa baddina shidaal hakala baxeen ani waxaan ahay reer buntulaan oo mahadda lagasheegaayo maba anaan arage aaway fiicnaan taad kashee gaseen