DEG DEG: Itoobiya oo shirqool halis ah u dhigtay Somaliya & Dagaal culus oo laga cabsi qabo +Turkiga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2024
  • Soomaaliya oo ka jawaabtay waxa uu yahay marin badeedka uu sheegay Hakan Fidan in la siinayo Itoobiya

КОМЕНТАРІ • 47

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 28 днів тому +5

    Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️

  • @user-ml8kf4fz9u
    @user-ml8kf4fz9u 24 дні тому

    Maanbaray.iyo.maanbilaal

  • @user-ml8kf4fz9u
    @user-ml8kf4fz9u 24 дні тому

    Maan.rag.waa.mudacyo.afkii

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 28 днів тому +1

    Itoobiya, waa Nin Nagtada raba oo Kale zo, Jileeca Dowlada iyo Barlamanka iyo Shacab u kala qaybsan qobqob iyo qoloqo Arkay Abi Axmed iyo Wadamada Gadashiisa taagan Ee Muslin iyo Gaalo leh, zo waxabo khalad Ah Nin Sariirtada iyo Naagtada Raba in Waanwan la'gasho, Hashu Maanka gadee ma Misharay liqday Raga Somalida Isriirixoda Aduunko dhan baa ka Faaidaystay Nagahodu Dibatay ku Silicsan yihiin Wiilashoda Xabsiyada Aduunkey Buux dhafshen kuwo wax lagu haayo iyo Kuwo Aan wax lagu hayn Oo loo Xirtay Dowlad la'aan😭Inalilahi waina Ilahi Rajucun, qofkee Shegi kara wax Qabiil iyo Qof Jecleysi wax u qabtay marka Runta laga hadlo, lagana Soo tago Besada Xaranta ah Ee laga Dhacay Dad Masakiin iyo Birmageydo ah, Dhaliyaroy inaan iskala haro Beenta Aan ku nolahay isku Shegeyno ku Difacayno qabiil iyo qof Jacayl Aan iskala haro, Oo Odayashan Fashistaha ah Ee u Adegaya Gaal Muslin Aan iska qabano wa bilaahi towfiiq.

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g 28 днів тому +1

    Hor fariiso amxaaro
    Oo oranaysa dhulkaaga somaaliyeed gar iyo gar daraba waa in aan qaato dulkaag.

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 26 днів тому +2

    🇸🇴🇸🇴💪🏽💯cadowga darbiyada ha jiiro waqooyi masarida la dajinaa dagaalka aduunka kkkkk Hargeysa QAX-mahurto kkk Masar vs ethio ka xaab xaabiya naqshada cusub huuuuh

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 28 днів тому

    Somalia waa Meyd ay Turkey sidato...
    Dan Somalia ugu jira ma muuqdo, Turkey warshadihiisa Ethiopia ayuu u rabaa deked ka haban the Djibouti.

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 28 днів тому

    Turkia Dantiisa ayu ilaashanaya Dantiisuna wa Ethiopia oo maalgashi 2bilion oo Dollar Ku maalgashaday Somalia wa dal fashilan Madaxdiisuna inay Tuug khaa.imiin ah yihiin wala Ogyahay Ethiopia na ma Rabbto Badda Somalia Awooda muqdishana way ogtahay Badda cas ayey Rabta waanay heshay Turkia isaga Qandaraska dhismaha Loo Saxeexay Somalia walaga lagu maadaanaya Wayo wasiirka Fiqi 1luqad ah mayaqaan Aan afsomali ahayn Allah SWT Sland hataagero

  • @user-ml8kf4fz9u
    @user-ml8kf4fz9u 24 дні тому

    Riyada.waxaa.lagu.arkaa.hurdada

  • @user-ml8kf4fz9u
    @user-ml8kf4fz9u 24 дні тому

    Nin.faras.dabadii.kadagay.dantiisu.ka.arkay

  • @maryami2299
    @maryami2299 28 днів тому +1

    Dagaal in layska Shi Ito haloo diyaarada garoobo dagaal ma ahee rajo kale maleh

    • @cirka4497
      @cirka4497 27 днів тому +1

      Kkkk riwaayada wad

    • @axmeddaauud4846
      @axmeddaauud4846 25 днів тому +1

      hadii ladagaalamo waad is aragtaan itaalka qadaad weyn masarna qazay wax utarilahayd falastiin oo agteeda carab islayihiin yaynaan been isku maaweelin

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 27 днів тому +3

    Midnimo Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴

  • @user-ml8kf4fz9u
    @user-ml8kf4fz9u 24 дні тому

    Kaaf.iyo.kaladheeri

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 днів тому

    Badda ma hooyadiiba leh faqasheey qadaadweyn dee 4 dekedood xarmaajo siiyey keena

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 27 днів тому

    Wax Etonian helikarto majirto:( Hargeysana maamul gobaleedkooda haku dadaalaan

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 28 днів тому

    Alabeen badana 7 dakadood xasan ubalan qaday lakiin waidin diiday abiaxmad😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 guuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ somaliya iyadaba sinaise lakiin itobiya way donaisa bada somalilalnd masad hasan

  • @wanaag21chanel31
    @wanaag21chanel31 25 днів тому

    Ethiopia doonisteedu waa yaab xagee lagu arkay dal afrikaan ah oo dal afrikaan ab dal kaqaata maraykan mooyee khariiradihii gumaystaha yaa bedeli kara sawta heshiiskii midawga afrika ay saxeexeen in aa waxba lagabelin xaduudii isticmaarka ee dunida

  • @maxamedmaxamuud4729
    @maxamedmaxamuud4729 28 днів тому +1

    Rabi talo u daa

  • @maryami2299
    @maryami2299 28 днів тому

    Itoobiya maxay u diidaysaa dakada barbara haday ganacsi rabto

  • @user-ml8kf4fz9u
    @user-ml8kf4fz9u 24 дні тому

    Rag.garabkaaga.ka.eeg

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 27 днів тому

    Waanu dagaalamaynaa:)

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 28 днів тому

    Somaliland guul 🎉

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 28 днів тому

    Xasan nadal aan codlahayn dowlad iskama celin karto Nadal cad male

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 25 днів тому

    itoopiya ma doonayso baddaha kuyaala somaaliya koofur

  • @NimcaaNSheekh-h4l
    @NimcaaNSheekh-h4l 28 днів тому

    Maxaa loo dhexdhexaadin marka horave

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 26 днів тому

    YAAHU BEENTE ISKUU SHEEGE

  • @FuneFudha-vj5kx
    @FuneFudha-vj5kx 28 днів тому +2

    Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 28 днів тому

      Somaliland 🎉

    • @MahamedFarah-l8e
      @MahamedFarah-l8e 26 днів тому

      If l tolk for this topic to a bout for difference of policy to between ethiopean and somalia for subject to tolk ocean for somalia tow country somalia and ethiopean when is in for this tolking for betweencountry turkey .
      Okay somalia to has their oceans/hindaoceans and red sea ocean if l ask same question : how has responsibility ocean somalia.and how has oll responsibility land and ocean claiment Somali?that is a government federal somalia..
      Okay somaland they can to buy or sell ocean somalia red sea water .oky every person in the world he now for this qeution...
      Somaland is a stated for republic of the government federal somalia to will be connect and to come under central government federal somalia.
      If l can back ethiopean we had for long time good reletionship 1991 and up to now becouse they was to helped somalia poepleis somalia and standing side of somalia when they was dead more soldear ethiopean.so they càn"t using power and mission for opposites netion somalia.when they are give armey and soldrea somaland.
      How to star new wared .for star land north somalia ,how to againest sooland sanag and olso boarder for colonias britàin ..so that l want to telling ethiopean and turkey no impossibil for that dream.somaliand is somalia. so fast to stop covernce meet to going ethiopean and turkey and stop any finger to in afaires for policy somalia if you can stop you will see had for fight ..so pleace forget that ..ethiopean we can do for new contracted how to using porteis somalia aria for locetion port garacad . How to using import and exported. Only so lcant give oceans 20 milleis inland side red sea saylac.oky somalia is a when for netion to has one gov.ernment federal somalia
      .they are six stated for directed to under central gov.somalia. so l will be to catch hand for security samalia oll their land boarder and for ocean red sea and hindan ocean
      And olso l will be for tolk oll leader stated and central government federal lol somalia ..they are lost for responsibility for jobs when they are to another afaires .so will be to count and olso l now any different policy to between.when they are broken low be and istution somalia..so lsay any country carab .emarreits and qadar fast out somalia their land north and south.and olso america ambassotor dipoluiment of united stated for sitting Kenya and ithiopean stop any sistem wrong for policy to using when you are in afaires policy somalia.and olso two countries carab emarreits and qadar for using for you
      I am leader for government federal horn of Africa igaad.by Mr president Mohamed Farah honest good by thanks..

  • @maryami2299
    @maryami2299 28 днів тому

    Itoobiya dakad ganacsi xitaa lama ganacsanoyo was a tuugo yaan lala hadlin ha soogasho soomaaliya

  • @NimcaaNSheekh-h4l
    @NimcaaNSheekh-h4l 28 днів тому

    Waayaab ethopiya iyo somaliya kadhexeeya yaab!!!!!!

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 28 днів тому

    Aby waxaalayiri nin naagtaadaraba kaayelimaayo gabadheeydaan kusiihaa aby dagaal ayuudonay hote ayuu uyiri xoog ayaakuraadinaaya itopiya Runta halooshego

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 28 днів тому

    Waan yaabay maxaa Ethiopia nagala dhexeeya

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 28 днів тому

    Hi

    • @FuneFudha-vj5kx
      @FuneFudha-vj5kx 28 днів тому

      @@MustafemuuseMuuse-wl4gg Ethiopia gulu baa gadhee👌👌👌

  • @ahmedbarud8936
    @ahmedbarud8936 27 днів тому

    Kkkkkkk waal waalataye qaab qanacsi kulahaa hunguri bàa idin wada somaliland waytagtay ee iska ilow kkk
    Sheekoy nacay somaliland guul iyo gobanimo
    Kanaxow nafta waa

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 28 днів тому

    Waar baryada iyo beeeeeenta kala joijiya

  • @mohamedabdullahi1620
    @mohamedabdullahi1620 27 днів тому

    Been

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 28 днів тому +1

    WAXAAN KU SHEEGAYA, XILLIGI CABDULLAHI YUSUF AY ITOOBIYA ISKU DEYDAY, IN AY NA QABSATO, INTAANNA AAN KA TABAR XUMMEYN, XUSUUSO WIXI XABASHIDA LAGU DHIGAY.

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 28 днів тому

    dagaal ma huri doonto itoobiya awoodo kalaa dabada ka riixaya xasan sheikh meesha ha keeno china ama ruush labadooda mid si quwadaha qarsoon looga horgeeyo laakin itoobiya kaligeed waleysan na soo haweysan karin bilxaqiiq ereteria ayey ku dhici weyday oo naga yar ooyinta orgiga ka weyn daaha gadaashiisa ayaa jiliin ka socda si waxa qarson ay u soo baxan usha dowdka ku dhufo xasan sheikhow oo labadan quwadood ama,midkood china ama ruush sheekada ku soo dar jiliinka oo meesha keen si banaanka loogu soo baxo 😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 28 днів тому

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk fulay kolba ma dawlad uun buu u yeedhan kkkkkkkkkkkkk

    • @cirka4497
      @cirka4497 27 днів тому +2

      Maraykan bay u yeedheen 1991.
      Ethiopia Soo geliyeen xamar.
      Kismayo Soo geliyeen Kenya.
      Marba cid ha I yeedheen.
      Afweyne dhashiisi ka dambeysa waxaaso dhibaata a.