DEG DEG:DAAWO BUUHOODLE OO HADA MADAAFICDA GOOBTA DAGAALKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 20 днів тому +3

    Guul guul ciidamada SSC khaatumo xaqaba ku dagaalameyesan guushana idinka iskalle ❤️❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿🏇🏿🇸🇴

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 20 днів тому +2

    Maashallah GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO State of SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 20 днів тому +3

    maashaa allaah guul iyo gobonimo buhoodle gobolka cayn ssc khaatumo barakoba ciidan iyo shacaba

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 20 днів тому

    SSC guul ❤❤❤❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 20 днів тому +1

    Well said

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 20 днів тому +1

    Guul ssc khatumo

  • @NorIbrahim-s3p
    @NorIbrahim-s3p 19 днів тому

    Warkaan baa igu socda
    Odayga hadalkiisu waa igalay
    Maansha alaah

  • @abdixoog7852
    @abdixoog7852 19 днів тому

    Asc rag naaso yaryar ayaa kaa soo horeeya waa lagu cuni doonaa sidii loo cunay adeerkaa afwayne soo soco oo soo gal midh kaa biximaayo hore sheekh u ekow ashabbabow

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 20 днів тому

    Guuuuuuul Guuuuuul Guuuuuul Guuuuul SSC SSC SSC iu gobnimo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedCumardheere-y2y
    @MaxamedCumardheere-y2y 20 днів тому

    WAA BOOYADO. IYO DHUUMO BIYUHU RAACAAN OO REERO LAGU BIILO. HADDUU. HUB YAHAY REER BUHODLE U SHAQAYNAYAA DAGAALKAA. 12 JIRSADEY BAA LOO. ISTICMAALI LAHAA

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 20 днів тому

    HUB urursi iyo TABABAR ciidan ayaa kasocda Villa Somalia iyo Hargeisa waxaana lagu weerarayaa maamulada Puntland , Jubaland iyo Khhaatumo , Haddii Musse Biixi ama Ciiro soo baxo waa isku mid , waayo heshiis ka dhexeya Muuqdisho iyo Hargeisa dadka degga Madaxdooda weeye .

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 20 днів тому

    Guuleysta(, daalim duulaaya,dhagtaa dhiiga loo daraa,) Difaacul cirdi waa difaac waajib ah,😊😅😊Alahu Akber,

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 20 днів тому

    Qorya Ha madaafiicda buuhoodle waxaa kujira kuwa ay xabadooda sun tahay oo ciday ku dhacaan uu dubaka ka mudhaxayo ciday kudacaan m30 g 30 105 waa khatar xabada hooda

  • @cabdirisaaqcabdilaahi5056
    @cabdirisaaqcabdilaahi5056 20 днів тому

    Haduu xaq yahay hasoo galaan cullimadiinu

  • @MaxamedCumardheere-y2y
    @MaxamedCumardheere-y2y 20 днів тому

    HADDUU HUB DHACAYA YAHAY TOLKAA KU DIFAAC

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 19 днів тому

    Imisaan lahaa HARTI & Daarood waar waad huridaane indhaha FURA… hurdadii way ka tooseen tolkaay Mashallah…Siyaasadda URAYSA ee Xamar & Hargaysa waa siyaasad lagula dagaalamayo Daarood waana tan kalliftay in Somali dawlad YEELAN WAYDO MUDDO DHEER🧐… GARDARRO iyo inaad daadisaan DHIIG dad SOMALIYEED maaha Caqli iyo Garasho laakiin inaad QIYAMKA dadkiinna difaacataan oo aydan dhex -yaacin siyaasadda quruntay ee SOMALIYA waa qaladkii ugu foosha-xumaa ee dhacay in ka badan 34+ sano.Guul SSC☝🏼

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 19 днів тому

    Dagalama waxa idin dulhogo neysa naxaristi ilahay madama aad xaaq ku tagan tihin soo qaqabta daliminta snm

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 20 днів тому

    Sharafta.alaha hakaaqaado maadaa.sharaf larada boohoodle isaaqbaad gacanta udhegaynasaa sida garaadada diiday inisaaq la iskadhiciyo

  • @cabdirisaaqcabdilaahi5056
    @cabdirisaaqcabdilaahi5056 20 днів тому

    Walaahi in dagaalkiinu aanu ahyn xaq

  • @maxamuudcawale3387
    @maxamuudcawale3387 20 днів тому

    Muuse waa geesi
    Huwan oodhan buu kaga qaylisuyey
    Waar wax iska celi
    Nacasyahaw

  • @alijama6723
    @alijama6723 20 днів тому

    GOONI GOOSA TADU KUUNA TUDHI MAYSO WAXNA XEERIN MAYSO TAA KU BIYA CABA LAABTA U SII DAAYA WAA CADOW NAF TAADA IYO DHULKU MA GUUREE DAD KAA GUURA IYO XAD BAANU SOO XIDHI WAXAA AY KU WER DIYA YAAN MALAHA IDIN MA GELIN

  • @maxamuudcawale3387
    @maxamuudcawale3387 20 днів тому

    Muuse soonoqaye sidaad yeelaysaa
    Xabaalo siiqota kkkkkk

  • @alijama6723
    @alijama6723 20 днів тому

    CAAQIL KUWANI SOOMALI MAAHA WAA SOMALIDIID WAA BURO KAN SARA OO SOMALI KU TAAL IYAGAA IYAGAA KA KHATAR BADAN AL SHABAAB WAA MEESHA CADOW KASTA OO SOMALI LEE DAHAY UU SOO MARAA WAXAY YIHIIN KU SHEEGA CADAW AAN KU BIXI NAYNI WALAAL KAA MAHA DERIS KAAGANA MAAHA IN LOO TUDHO NA MAAHA DAGAAL IYO COLAADINA XEER AAN CADOW GOO LA BAA BI IYO AHAYN MALEH RAGA FURINTA KU JIRA WAA DHIB HADUU WAXANI IDINKU DABA DHEE RAADO

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 20 днів тому

    Kkkkkkkkk katanasuli wayan miyad weli kujirtan meshii larabay magaloyinkii maqna in laqabto oo shacabka loraro difaci nafsi nin awod yar ayaa shegta isaq ayaa banta werar ah dhulbahante difaca. Waa ku ceeb shacab iyo cidanba

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt 18 днів тому

    Yaa ku yiri soo sawir xarunta difaca saxaafada ayaadan waxba ka aqoon xarumuha ciidanka lama soo sawiro