Puntland Farmaajo kahor ayeey jirtay, Inshallah weyna jiri doontaa long after Farmaajo is gone. Dadka reer puntland Ee waxgaradka ah ayaa kabadan kuwa makastada ah, marka lagama yaabo in Uu Farmaajo burburiya puntland. Lacag walbo Oo Uu Farmaajo bixiyo fashil ayeey ku dhamaan taas waan ku kalsoonahay
Afkaga alle ku celi *PUNTLAND* Burbur io ba' Ilahay ba ka xijaabay qumayahow Maran hana cunin Soomalia tiirarka ay ku tagan tahay wa *DHUL-UDUG* ama ku nax ama ku farax 🇺🇿 *PUNTLAND* 💙💭💚💪
Gumbax ka yimid kaasna igag dara inta iyagoo dawanaya commentiga qoreysa like saara xildhipaan war qaadaya oo war walpa sida la aragnaa wala shufnaaa imaanka ale hakaa qaato😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣😂
Gudomiye dhoobo waan taageersanahay waana nin xaniiyo kujiraan oo nool lkn Hadii ay dhacdo in larido ilahayba makeenee Puntland ma ay burburin saasna ku burburi mayso
ilahay aa lagaa magan galay. puntland waligeed ma burburayso, inshallah. xaasidnimada iska daa umad muslim ah oo dagan ha u rajeyn dagaal iyo burbur. Ilahay wuu kuu jeedaa
Shiine laaluushkii iyo lacagtii NABAR IYO NAXLI ayaa kaa hadlinaysa fidnada ay Soomaaliya ku wadaana alle wuu ka qaban qaxoonti bayna ku danbayn doonaan.
warsan gali iyo dhulbahanti hatashadaaan puntland shacabkide hatashado wado yenkii ba mari waynay lamige baa wada go ay dowladu in ay kumash qusha mahan moshen iyo wx qofkurse kufadhi in aay katuraaan dani hala waydi yo xolaha shacabka hoos ha igo shacabka sheeni warcadi sxp sarare
Warsangali waxaan u sheegayaa waxaad leedihiin saddex magaalo laamiga ku yaal wxey saddex degmo oo istiraajiya wxey leeyihin 300km bada waxaan u sheeganaa 100/60 cashuurta boosaso ka soo baxda Wxey ku difaacan karaan calooshisa shaqeystayaasha dhulbahante buu 3000 AMA 4000 oo calooshisytayaala oo ay ku cashuurta ku qataan
Inta ilahay cafimaad siiyay sareecana like so saara inta xanuunsan alle ha caafiyo amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War ninkaan qabyaalad baagashay wuxu laqaylinayaa gudoomiyaha baa warsangali ah saxib sumcadii baa iskadishay
@@wanaagjecel9507 warsangali waa dulmanyuhiin. Hadday Maxamuud saleebaan baranayaan
@@kylehorn9933 fhrfe🍓😎🌂♥️♥️🥇🥉🎖🥈🏅
Subscribe 21ayaan kaaga dhigy eeee adiguna subscribe iisaar pls adiguna
Illahey bur bur saacan kuma keno dhulka somaliyed (putland cawinta masakiinta ayaa alle ku xifdin insha Allah 👌
War yaa soomali ah like iigu dadaala tartan baan ku jiraaye
Saxii isha alah way ku ka kici
@@zainabmohamad948 👍👍👍👍💯💯💯💯
Xasarada kala fariiso
@@mahmudaxmad3559 accent gaga ma fahmayo wllo
Aaran jaan meel hayso Deni dhoobo hadu rido kadanbynmyo
Niki likes hoyadis janada Allaha kawarabiyo
hooyada was ee cadi iska dhig dadka hysku dirine
ZZZZZZZZZZ
Daqonaha umajawabo
Ragnimity channel Farah wn ku saray,Adigana wxyalo munkarad ha ku daawan.
We stand with mr wadani dhooobo.....hadaa iguracsantahay like saar....
Puntland waa jiraysa sababta oo ah waxgarad tayo leh ayey leeyihiin
We Stand Gudoomiyaha Dhoobo-Dareed
Dhoobo Farmjaa wataa maad rabtaa in wadnak Farmajo burburyo lacag buuka sooqaatey dhoobo farmajo lagu burburyo puntland
Puntland Farmaajo kahor ayeey jirtay, Inshallah weyna jiri doontaa long after Farmaajo is gone. Dadka reer puntland Ee waxgaradka ah ayaa kabadan kuwa makastada ah, marka lagama yaabo in Uu Farmaajo burburiya puntland. Lacag walbo Oo Uu Farmaajo bixiyo fashil ayeey ku dhamaan taas waan ku kalsoonahay
Wa sidaas Jiritanka Puntland wa muqadas
Marwo Hana Moha 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 inshallah wey jiresa Ilaah lajiro Puntland wixi burburkeda rabo Ilaah dhinac haka mariyo Amiin 🙏🙏
@@bilanbarwaqo7957 Aaamin xppt alle ha dhowro Dhulkeena❤
Akhrud yahuu warya kir ilaheey burbur puntland kumakeeno amiin amiin
Ari baayo boosaasaan ka soo soconaa ,xaqee baayo garoowe naga xigtaa aa buufineynaa..
Intii Baydhabo janaay jecel in uu imaado mustaqbalka farta taag❤❤
Imika xarunta madaxtooyada putland ayaa la.wareeray waxaana dagaal dhimasho badan kusoo qaaday madaxwayanah putland 🖐
Shiine culay ale haku barakeyo wlky qaali
afweyne adigu ma qabyaaladayste baa isu bedeshay wad arki doonta hadi dhoobo la eryi wayay
Ilaahow u hiili xaqa dulmigana dhabarka ka jabi
Shiinow anigu waan xiisayn jiray wararkaaga. Lkn hooyadaa iyo dhulka idinka maqan ba was. Dhul-bahante daaye warsan-gali baan waxba naga qaadayn annaga
Alexis Myzon Walalo hooyadis Haa cayin shine culey waa nin xanunsan cuqdadesan xanun jiritanka Puntland bu qaba dhulka kamaqan warsangali iyo Dhulbahante ayaga isku kenay marba dhinac u oordayo dhaagtoda ismaql fadlan lacag kushubo ah markas waxe raban ine dhuul MJ dubiyan nabada dhibto rerahas habarku wado asaga Ilaah haku celiyo Puntland afkisa urayo kuma burbureso Inshallah Ilaah balayada haka xijabo rer Puntland iyo Somaliween dhan
Afkaga alle ku celi *PUNTLAND* Burbur io ba' Ilahay ba ka xijaabay qumayahow Maran hana cunin Soomalia tiirarka ay ku tagan tahay wa *DHUL-UDUG* ama ku nax ama ku farax
🇺🇿 *PUNTLAND* 💙💭💚💪
Marwo Hana Moha absolutely waan kugu racsanahay afkisa Ilaah haku celiyo waa xasid umaad Muslim ah o walalihis ayu burburkoda u horsedaya habaraya waa xasid xanunsan Ilaah Ha cafiyo shine culey. Allow Puntland balaya kahaay bartedana kunabad yel kuna barwaqo soor Amiin Inshallah
@@bilanbarwaqo7957 wa sidaas quruxy cadow bdn ban lenahay ilhy nooma jabiyo💙💭💚
AARAN JAAN WAA SHAYAADIIN OOMAN ALLOOW SHARTOODA KUCELI
Fidmada waa faroole iyo aaran jaan
Puntland ma dhoobo unbaa mxaa baabiinaaya
Dhoobo wuxu matalayaa puntland shacabku leyahay Hadii kale Puntlandti Aaran-jaan bay noqonaysaa
Adeer waxaad shubaysid majiran anaga garowe joogna shiinow yaa kusoo maal galiyay waa yaabe waxan jirin waa adigan shubaye?
in lagu so shubtay u jeedidaa
War Naga Amus duf ku baxe
Hhhhhhh waar inaadeer balaayadan uu nagu akhriyay maxaa ka jira
Gumbax ka yimid kaasna igag dara inta iyagoo dawanaya commentiga qoreysa like saara xildhipaan war qaadaya oo war walpa sida la aragnaa wala shufnaaa imaanka ale hakaa qaato😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣😂
Kkkkk
Maxay bur burka ula.soo ordaan markii rag is qabto wana lays qandhuuftaa wana la heshiiyaa
Deerco Official Fadlan Subscribe
kala soco Waxyaabo Badan Oo Cusub
sida Ruwaayado qosol Badan Iyo Heeso Cusub
DANI WAXUU U ARKAA PUNTLAND INAY TAHAY HANTI U LEEYAHAY.
Meel imraadka soo galay oo kheyr ka dhacay lama sheegin!
Shalay sodigii amaanayey dani waa maxay baroortu shiine culay
We stand with dhoobo
We stand with xaq I don't care who dhoobi or Dani be fair don't be fair don't be fake wadani
Waryaaaaa sooo maaaliyeeey ilma adeerayaalow liketayda 1k igaarsiiya hadaanahy iskudhiig
Waar naclaa shaydaan ku yaale subscribe ta hayla dhaafina🙏🙏🙏
pls subcribe iizaar wllo
PUNTILAND UMA BAAHNA DABADHILIFKA XAARMAAJOMINGISTE IYO YES MAN LOOGAMA BAAHNA VIVA MADAXWEYNE DANI VIVA GUUUUUUUUUUUUUUUUUL VIVA PUNTILAND VIVA GUUUUUUUUUUUUUUUUUL
walaalayaal iLaahay waaLidkiin habarakeeyo ee subscribe iisaar walaal rabbi haydin xiftiyee
Dhobo darood waa muwaadan dhulkiisa u baqaya koox ayaa dabku shidaysa dhulkii iyo badiiba cadow ka iibsaty waa in puntlaan la wada badbaadsho Dhoobo lala shaqeeyo
nabad ku waraara waalaha an kufaano ee reer puntland from muqdisho
Aamin kulligen
haa
g
Jiiir haanku weynaaadey😁😂😂😂🤣🤣
ninyahow shiinoow oday soomaliyaa aheed lkn oday buntiland noqotay hal mar maqayada galmudug u shid bal
Gudomiye dhoobo waan taageersanahay waana nin xaniiyo kujiraan oo nool lkn
Hadii ay dhacdo in larido ilahayba makeenee
Puntland ma ay burburin saasna ku burburi mayso
As
Baarlamaanku miyaanay fahamsanayn inay shaqasle reer boqor yihiim
midkii burburin naguwada rabi hanaga qabto
Puntland burburkeedu kawyn labo qof oo hadda yimi
Ahmed Yare puntlaan ma burburyso tuugta ayaa laga badbadin dani dhoos waa cun oo cabaad
Shino baryahaan puntland bad kadhamaan la,dahay war bal hano sadin dalka waxa kajiro majirto anaga jogna waxa sheegayso majiran
Inaga daa balsheega
Puntland waa gobal kamida Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe
Eedo dalka waxab kama taqaanid iska aamu
@@ملكةالحبوالحياة-د9ش Anugu man Odhan wlal
Hhhhhh maku riyonaysa
@@siciidkaleey6031 copy and paste Wax walba oo Somaliland ka jira isku xishoda
@@ملكةالحبوالحياة-د9ش kolay Xasnimadi garowe Talay ayaa kugu jirta
Puntland saciid deni ba wax laga waydiyaa waxkasta caqabad ah horaa looga soconayaa
Iska hadlow inagare
PUNTLAND DANI BAY RABTAA MADAXWAYNE DANI WAA DAACAD PUNTLAND WAX BUBURINAAYA MARABNO VIVA PUNTLAND HANOOLATO.
Puntland karaash baa madaxweyne kanoqonaya dhoobo gudoomiye baarlaman dani waa lawasayaa
Keep going .rugcadaa shiine culay nin wax badan og oo dadkiisa u shaqaynayaa
Caawa in guddoimiya lawerarana usodar xafiiskisi ogutegay oo dagal xoogan halkagadhacay
Subxanalahumayacali yaxakim calamnamin cilmi wahayelana minamrinaradjada
dadi waa buuxa hana dhafo putland allah babadiyo manta iyo maalinwalba
Hadii dhoobo la rido puntland ha baabado yaa dan ku qabay aarajan waa in la dhaafiyo puntland danay dameer
ilahay aa lagaa magan galay. puntland waligeed ma burburayso, inshallah. xaasidnimada iska daa umad muslim ah oo dagan ha u rajeyn dagaal iyo burbur. Ilahay wuu kuu jeedaa
Aaran-jaan bal noo faah faahiya
Ma Nabad Iyo Nolal lasheegee Xamar oo Kalaa mise waa group Hayb Qabiil isku bahaystay
Iskud
ALLOOW DHOOBO DAAROOD GUUSHA SII YAA QAWIYU
DANI WAA JAAJUUS U SHAQEEYA CADAWGA SOOMAALIYEED HALA ERYO
Waa runta sxb
sxb qab yaladayste baad isku badashay warsan gali ah
Ilahey dhexdiina daagaal iyo fowdo haka abuuro cadaw aan purland aheyn somali malaha
Puntland iyo Aaran sheeydaan dagaal kaas u dhaxeyo keey Puntland iyo dhoobo daarood ku guuleysataan alaha ha kadhigo. Hadii puntland lakala sheegto Dhoobo daarood magaca Puntland bu leyahay deegaan kisa u kasoo jeedo baa puntland layiraahdaa. Aaran sheeydaan meeshey lagaarto baan arki doona.
War ninkii maanta waa ilmaadeernimo hadlaya
Chanalk cusub oo diini ah
Anaa ugu horeeya shiine
Halla tuuro fadlan ku shubada puntland halaga nadiifiyyo
Wlhy saasu dhehaa aanku dhaafe haylaso dhicin
asc zxp shine culiye m
waad mahadsantahiye warka sobadi zxp kanada habendhafaka
Shine...if he refuse to meet.bogor darood da.mean deni he s bad person...shine am ogaden.i dn agree wit you..gud.president pld .
Waa ku amisnahay 👏👏👏 Balse ima amisantid
pls subscribe iizaar wllo
Nin waalan
Dani waa is la bateye meesha halaga tuuro
Nin aan taageero Shine Culay
Shine culay wlhi wararka sodayso ad ayaa ulasocda sxb horay ugusoco ugas
Stay strong mr dhoobo daarod
deni puntland isaga leh
Illaahoow qofkii subscribe igu sharfo abaal gudkiisa janatul firdows ka dhig aameen yaa rabi
Maamulka majeerteniya waa qudhun iyo cadowga umada somaliyed dhulbahante iyo warsangali waxba uma yaalin
said mohamed harti wa hal7
said mohamed, adaa qurun qurun dhaley ah iyo inankii.
@@612nasir2008 adeer murnka igala tag dhiladii ku dhashay wase
Haygu mashquulin naclaa abahaa ku yale
War yaa shiine waa kugu raacsanahay
Kuligiin guureeya puntiland waa idinka raysan insha Allaah
kkk ma dkhtrba 8bisha kulahaa suldanku isaga hoosta kga jiray Deni macal weyne awalba xil anu uqalmin ayay puntland udhiibteen
allow no xafid dhulkeena
God haqodin walalka hada qodid na hadereyn Deni godku uqodeyey Madahweine Farmajo isaga kudacay oo manta stroke qarka usaran😁🇸🇴💙
Fadlan subscrbe halee saaro aqyarta ❣❣❣
pls subscribe iizaatlr wllo
Saxiix isha alah way ku kala kacaysaa
@@zainabmohamad948 thanks
Ina caydiid baa waagii aabihii dhintay habar gidir wuxuu ku yidhi waryaadhaa ma dadkii aabahay lahaabaa tihiin, war deni haddee wuxuu u yaqaan dadka reer puntland adhigiisii iyo addoontiisii wuxuuna rabaa inuu imaaraadka inaga gado sidii ganacsigii dadka.
Shiine Nin warsangali ah inaa tahay wxaa ku cadeeneysa Suldaanka warsangali siddaa ugu abtirisay warsangali Xanuusan
Walee sheekadii jawaahir iyo kheyre waday furtey xaaladaha lagu furdaiyo
Maanta unbaa runta kahadashay Dhiiiqo hadaa khooshatid xitaaa waxbaa karabaa beey leeyihiiin kkkkkk runbadanidaaa
Fadlan ku shubo inad tahay Ader waannu ogayn
Shiine laaluushkii iyo lacagtii NABAR IYO NAXLI ayaa kaa hadlinaysa fidnada ay Soomaaliya ku wadaana alle wuu ka qaban qaxoonti bayna ku danbayn doonaan.
Hore usoco
warsan gali iyo dhulbahanti hatashadaaan puntland shacabkide hatashado wado yenkii ba mari waynay lamige baa wada go ay dowladu in ay kumash qusha mahan moshen iyo wx qofkurse kufadhi in aay katuraaan
dani hala waydi yo xolaha shacabka hoos ha igo shacabka
sheeni warcadi sxp sarare
Shiinoow maaanta waaankugu diirsaday halyay 100 share waan garsiim afkaaga caano lagu wabay cadowna kuma haleelo
Xildhibaanka aad ka hadlayso wuxuu hadda ku fadhiyaa diyaarad qaas ah oo ay bixiso shirkadda Somalian Trust wuxuuna heystaa $ 2 milyan oo doolar si loo bah diilo Gudoomiyaha Parlamanka Puntland. Viva Faroole iyo Denii.
Haayee
Haayee
Haayee
SHINAW PUNTLAND INAAD UBAQDO WAXA KEENAY WAA TUUGO FARMAJO SOODIRSADAY UISKUDAYEY INAY PUNTLAND MADUMUN KARAAN WE INAY KHALKHAIYAAN.
Kkk
waxas barurta badan ee Dani la yiraah maamulkas inu burburiyu rabaa.
Ina culeey waa ninkii putland badbaadinlahaa anigo aheen lakiin adigaa kuu haboon putland inaa madax lagaadhigo war ninkaan waruntii
heedhe aaran jaan ma. faroola wata tolow👍👍👍war hanalalkaqabto aaran jaan
Adiga Warsangeli baa tahay Mohamuuuud Salebaan Hal mid Noo Amaan ilaa isma dhamaan Waa Tuugo 20 Sano umada hortaagnaa
Warsangali waxaan u sheegayaa waxaad leedihiin saddex magaalo laamiga ku yaal wxey saddex degmo oo istiraajiya wxey leeyihin 300km bada waxaan u sheeganaa 100/60 cashuurta boosaso ka soo baxda
Wxey ku difaacan karaan calooshisa shaqeystayaasha dhulbahante buu 3000 AMA 4000 oo calooshisytayaala oo ay ku cashuurta ku qataan
Allow xaqqa uhiiLi
MAWAXAA NOOGU BAAQAYSAA PUNTLAND BURBURIYA.
10 ka habeenimo ee xiLLiga Grwe 🤣
4saac o habenimo ayuu ula jeeda huno
@@zaaqacisse8279 Huuno waa ku salaamay
Garowe caasimad haan mayso
Laascaanona burbur ahaan mayso
War dhoobo meesh sidii dhoobo hawgu dhego kkkkkkk