Dhinacyada Kala Duwan Eed INTERNET-Ka Lacag Uga Sameyn Kartid Ayaan Wax Ka Weydiiyay
Вставка
- Опубліковано 15 жов 2024
- Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
"Lacagtu waa shey noloshaada qiime ku kordhin karta, lakiin qofnimadaada ma qeexi karto "
Aad baan uga heley sida uu u qeexay lacagta ustaad warsame 👏🥰
Anigana xitaa waan la dhacay qaabka uu qeexay, thanks comment ahaan inad usoo qortay walal ❤
Sidookale wall 😊
He is genius 👏🏼
Haa runtii qeexitaan aad u qurux badan waaye
My first comment and like big fan
Intaa channel daawanayey video iigu sameyn badanaa mhdsanid wll hasow ajir iyo xasanaad alaah kaa isiiyo dadaalka dadkaaga uheysid🥰
Waxad tihiin labada qof ee kaliya ee markey dadka xog siinayaan xog dhaba siiya &daacadna noogu waramo thanks pro hosow&warsame
Daawashada videogaan waan ku raaxeystay waxna waan ka faa’iday walahi. Mahadsanidiin ❤️
meel kasta oo aad joogtaan allaah ka baqa aqi uqtii🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Osmaaan aaadbd ugu mhdsantahy madma aad noso gudbisay warsame warysigiisa siday ilathay ustad warsame waxbdn ayaa kuduugan inaaad warysio kaladuwan oo intan kadher noga kento wan rajaynaya isaga iyo dadka lamida👍🦅
Masha allah marki rag miizan culus isla fadhiistan hadalo miizaman iyo arimo bdnoo fa.ido leh ka hadlayan kadib wx bdn ufa.ideyan bulashadoda ilhy ha idinka abaal mariyo wllalayal warsame bade iyo Osman hosow
15:07 Run ahaantii su’aashaas waa su’aal cajiib Aniga wey igu dhacday sidaas, lakin hadda alxm wax weliba waan awoodaa ❤
great video . manshaAllah
M Allah Rag wx tar leh...👏👏💯
Mansha alh legend hosow Shaqo wacn ku leeyhy baryahaan wad naga cajistay naso labo
Man.sha Allh labo legend oò kul may 😚
Mashaallah, dad sidiina ookale allaha inoo badiyo oo muda wax kusoo kordhiya oo sheekooyinkoda wax laga faida. Big respect walaalayal👏🏾👍🏿🤩🤩
Walalow muqaladad intan daarto ayn ku seexda walipo kuwa qisooyinka ah marka mar walbo no so samee Wana ku tageeraa number one 🙏
Ustadi aad baan uga helaa barnaamijyada ceynkaan ah marka aad sameyneysid i like it😍🥰💯👏
Wllhi wareysi qiimo leh ayuu alle haydin sharfo 🥰🧠☝
Two legends always legends keeps goings hosow pro go forwards another's levels interest people's internet 💯💪👍👍
Mahadsanidiin labadeyda ustad , ❤️ ustad osman hosow iyo ustad warsame bade ❤️
Mashallah nice and encourageing words. Thank u my brothers
17:19 amazing point
Mansha allah , wareysi qiimo leh weeye Allah ha idin xafido
It was so interested, and I think this video was one of my best videos I have ever watched. Thank you both of you Hoosow and Weedhsame, waxaan sidoo kale idiin sheegayaa in aydan is dhiganin oo aad dadaalka sii laba jibbaartaan" bina-aadamka in badan oo ka mid ah waxay ka cajisaan howshooda ka dib markay caqabadihii iyo dhibaatooyinkii ay kala soo kulmeen ka baxaan, halkii ay ka faa'iideysan lahaayeen fursada ay heleen. THANKS FOR EVREY GOOD THING THAT YOU HAVE DONE.
Helllllllllllo
Wooow WELCOME to turkey Legend Aan mudo Taageero u aHaa, maaanta Home keyga imaatey waku farax sanaHey. Hal maalin isoo qabo sXpkey. Mudo Adoo sawiro qaadaayey ku daawa naayey Maanta Ani ii kala kici Plz...🤣😅🙏🙏
Mansha Allah Mahadsanidiin
Saxiibada shaqaa ka horeesa waa sax
Hadda ayaan Follow gareynayaa Ustaad Warsame.👑🥰
Hoosow you with my on of the teachers allah ini sharfooooooo
War markaan sawiraantiina isu eg arkay aad soo geliseen baan dareemay inaad isla joogtaan keeb goin
Muuqaal dhinac walba ka dhisan.
Waqtiga aan ku bixiyay kuma qasaarin, ka barnaamij soo gudbiyay wax badan baa ka faa'iiday
Keep going may teacher
Mashallah dhiiri galin wanagsan wllky
Osmaan hosow runtii aydon amaan ahyn hdna wxd thy qfka ugu wngsn UA-cam ka somalida dhnka aqaalqda faidada bulshada mdklna dhalinyrda qaaqlysha inaadn kamid ahyn wkugu amnyaa
Masha Allah 2 legend together I'm to see you both brothers keep going
Woow laba qof oon aad ujeclahay wlhi videogu markuu dhamaade arkay waana igu yaraaday alle haydin sharfo
Masha Allah ustaad mahdsanid
Digital marketing Enterprises. Well done.
Asc moalimu wan idin salaamay moalimu hosow wan Ku baahnaa xageen kaala sooxariiraa
M.a ninkan wallhi waa nin waxtar badan aad ayan ugu farxsanhy kulan kiina
Masha allh youtpe maxa ugu qoran saxabe
Thanks sxb
Hosow WLL Marka aad farisanesid waa la iska fura guluska sudka si aaad naaqas uqaadato aad na ugu qurux 𝑩𝒂𝒅 naato 🎉
Rag waaweyn oo waxgarad ah iyo waayo aragyo Yutube ka wax fiican ku soogud biyo🥰👍👍
Keep going abowe
4:32 Waa is gal galnaaa kuwaas Waa kala baxbaxnaaa 😂😂😂
Masha-aalh vid saan u habaysan waligey ma arag
Mahadsanid nin adagbad so qabatay
Masha allah two motivates
Best UA-camr Hosow Pro 😈🌴
Hosow pro keep going legend
In Kenya first person
Manshallah maclin hossow sobadi
Wll osmaan marka xigta waxaad noo soo qabataa ustaad geele bashiir haduu ilaahey idmo inshlh
You are the real legends
Hosow pro you tupe aan tageero run ahaan tiii
Iliked that wlhi iwill do this 🙏
Waaaaw hos big fan inaa turkey joogto intee ka joogta
Sxp hadallo waxtaro ayaa tidhaahdeen I will grown ap
Courseka video editing ka Aan raba bro linking a iso dir
Show tv same zxb wareysigad kufican tahe
Asc ustaad hasan iyo warsame
Goormaa wadankiina soo booqan
Ileen wadamada yurub meelo badan baad tagteen
Asxabey igu cawiya wixi fikradina aniga wan jeclahay in noqodo ganacsato ama aan ku meel furto lkn wan cabsada hami an leyahay lkn markan isdhaho wax samey gadal ayan ulabta maxa talo ah
Hadafkas hdduu dhab kaa yhy oo aad sidhaba u dooneyso ind Garto wadgaareysaa ee raaadi dariiqii aad u mari lhyd iskuna kalsoono
wll osman hosow waxada tahay nin ii ah roulmodel waxanan rajayanaya in aan gaadho meshad hada jogto iyo meel ka saraysapa
Do You offer digital marketing courses.
Drop shipping aya lacag laga helaaaa kulaha 😅😂 yaaap WlHi cours aya lacag laga helaaa mahe somali droop shipping wax kaga heli maysid tede kale shopify Iyo printify dadka ben ha u shegina wax lacag laga sameya ma jirteee shp hosow ninka youtubkagi ku noqo ku dHEh 😂
Marka laga yimado barmamijyadada aadka uxisaha bdn waxa igu so jido inan video yadada dawado wa codkaga dahabiga
Waaaaaaw laba libaax iyo topic qiimo badan
masha allaah pro hadaad rapto dheef wa inaad u soo marta dhib lkn var (suud iyo macawiis) sorry pro
Ninkan horta ma somalidu qaybta lacag ka samaynta internet ka u qaabil sanyahay wa is waydiyay markan ako lacag same iyo sida lo sameyo unbu ka shekeyne
hossow runtii soomalida waa dadka kaliya ka baqa intiinka
lacag fiican inaa sameeyo waxaa iga xiga 200 hundered dollar i am forex trader xirafdda wa baraty lkn lacag aan la ahay
Yes
CIWAANKISA MXD NOOLA WADAAGI WAYDAY BRO
Maahan booga the arth of war waxa waaye the war of arth
im first one
DIIN BARO DHEH INTAAD ALEX JORT AAD LEDAHAY IGA GADHSII WARSAME
labo jaajuus oo isku camiraaya walaahi wa faani lakin somaliyey iska ilaaliya labadan walahi wa labo jaajuus
hhhhh
😀
Asxbay hala tahriiba afrika waxmayaalaane
Ina mari dee
Dalkaaga ayaad ku tahay qof
@@zakariefaarah3226 diyaar waye bro
@@raxiimocabdiwali8151 dalmesha kuma hayno
wn kujeclahay😟
laba legend
🙏🙏
m.a
Mi prother
first
wuuba ku waalay kan hoosow
Kan wuuba kuu egyahay
Ek to legan 1000$ USD SOMALI 15000$ PRO EYS 10000$ 1hurus
Legenow bashar dhere so qabo
❤❤
Aniga iyo adiga qoralkan aqrinaayo ilaahey janada hanagu wada kulmiyo hada subscribe isaarto🙏🏽😢
Aaway team washamsi maamadan garab istaaga kubro family subscribe usaara 📞🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯
UA-camr ka mustaqbalka ban ahaan doona 1 subscribe isar zxb
Qiso cajiibaa dawo
ua-cam.com/video/M-StA6ayIeo/v-deo.html
UA-cam kiisa igu caawi, please thank you,
Warsame bade
youtube.com/@warsamebade
Warsame bade