Sooo dhawaw abdisalam barnaamijyadaada waan xiiseeyaa runtii aad ayaan u daawadaa sameey sidaa ku sii wad in aad la kulanto dadka khibrada u saaxiib ka ah
Masha AllAh soo dhawow c.salaan hereri ...xasan dabageel xawaal dabku agshitay xabaasha waxa ku aasnaa ninn la odhan jiray dhamac subaxii dadkii tuulada kuyiri xasanow xalay xabaash dhamac waad gubigaadh intuu ku noqday ayuu dab ku qabtay wuxuyiri MARKI HORE DHAMAC MA AHAYNE HADUU DHAMAC YAHAY . Allah haunaxariiso dhamaan islaamka .....HADUU HERERI MEDiA YAHAY
Masha allah cabdisalaan iin badan baan meelo aanad lahayn kala socon jiray Maanta waxaa ii farxad ah inan adiga toos kuku xidhanahay Logo inoo gaarana samayso
C/salaam hareeri, waan ku salaamay, ninkaa waxaad noo weeydiisaa, maadaama 40 sano la joogo ma jiraan, rag iyo dumar ku dhashay wax ku bartey heer ku gaarey sida doctor, injineer, ama qareeno, oo xirfadaa ku shaqerysta?
Haduu yahay channelka saxda ah ee hareeri. anigu waxaan aad u jecleesan jiray war bixinada taariikhaha iyo meelaha kala duwan ee aad booqan jirtay. wareysiyada dhoorka daqiiqo ee hal meel lagu qaado xoogo caajis ah ban laga qaadaa. waa aragtideeda. waan kula socon doonaa insha Allah
Hereri media👏👏 aad ban c.salanow kuso dhaweynaynaa
MashAllah Cabdisalan Hereri aad iyo aad Ayaan ugu farxay inaad sameeysay UA-cam .. waxaan rajaynayna inuu meel dheer gaadhi doono Ilaahayna hakula qabto amiin 🤲
Ku saliya rasuulka( scw)
Wariye abdisalam hereri kuso dhowoow UA-cam waxd u qalanta 1M subscriber
Mar hora fiicneyd inad si gooni ku ah barnamijyada noogu soo tabisid masha allah
Ana sidoo kale UA-cam ayaan samaystay Shalay tan oo hal muuq ayaan soo galiyay
Mansha allah hereri welcome to UA-cam
Soo dhawoow cabdi salaan hereri waa guul inaad xoroowdo
Ilahay cimriga iyo cibaadadaba hakuu barakeeyo cabdisalan barnaamijkaaga wan ku xidhanahay masuul sare noolow wll
Congratulation hereri media
Abdisalaan adigaaba tv socda ah maxaa ku falaysay universal? Keep going legend
Masha Allah mudane hereri
Sooo dhawaw abdisalam barnaamijyadaada waan xiiseeyaa runtii aad ayaan u daawadaa sameey sidaa ku sii wad in aad la kulanto dadka khibrada u saaxiib ka ah
Masha AllAh soo dhawow c.salaan hereri ...xasan dabageel xawaal dabku agshitay xabaasha waxa ku aasnaa ninn la odhan jiray dhamac subaxii dadkii tuulada kuyiri xasanow xalay xabaash dhamac waad gubigaadh intuu ku noqday ayuu dab ku qabtay wuxuyiri MARKI HORE DHAMAC MA AHAYNE HADUU DHAMAC YAHAY . Allah haunaxariiso dhamaan islaamka .....HADUU HERERI MEDiA YAHAY
Keep going
Masha alha sobadi barnamiyiyada
ODAGA SHARE HALOO DHAHO WAA LAGEND SOMALIYEED E
Asc wariye hereri
Masha allah hereri
Guulayso mudane Hereri. Garabkaaga ayaan nahay
Mansha allah mar hadaad youtube samaysatay universal TV naf leh maaha.
Soo dhawaww hereri
Hererri sxb waan ku jecelahay
Waan ku soo dhawaynaynaa wariye c.sslaan hereri
Maansha allaa soo dhawaw cabdi salan tageero ayaan ku hay barmajiyo tayale ayaan ka sugaynaa insha allaa
Garab kaga ayan nahay mudane allaha ku sharfo hareri
Aad baa u xiiseeyaa baraamijtaada.#Guuleyso
Masha allah cabdisalaan iin badan baan meelo aanad lahayn kala socon jiray
Maanta waxaa ii farxad ah inan adiga toos kuku xidhanahay
Logo inoo gaarana samayso
soo dhawaa mr hareri
Maansha allah bro soo dhawow waxaan kaa sugnaa waa barnaamijyo xiiso leh aad baan ugu farxsanahay inaad youtube ku soo biirto
Good 👍
Masha Allah Abdisalaam Ibraahim Hereri . Guul iyo horumar ayaan kuu rajaynayaa
Keep going bro
Masha Allah, barmaamujyo wax tar leh weeye.
Hereri media mashalah
Abdisalaan Hareri Gulayso Adeero
Masha alh
Another level wow? Amazzing
Welcome to UA-cam .our legend
Rugcadaa hareeri ku soo dhawow youtube
Rug cadaa al ustaad hareeri masha allah
Kii saxda ahaa mayahay salaama
Iinshaallah barnaamijyo wanaagsan
Hereri hore usoco
Abdisalaan hareri kusoo dhawoow UA-cam legend
Weriye cabdisalaan ibraahim hereri soo dhawow mudo yar ayaad 1m ku gaadhaysaaa adaa ka wayn maqaaxidii aad ka shaqeynaysay
BARASHADA LUQADA CARABIDA KA BARO BARTAN
1,000,000 ayaan kuu rajaynayaa insha allaah suscribeta nagu kaalmeee k
Herei horay usoco bro
Hearing media waanu Dhownahay Facebook ga ayaanu Kahelay warbixinta Sheegaysa in Aad katagtay Tvka Halkana Laagaa helidoono
Masha allah abdsalam hereri kusoo dhawow halkan, inbadan baan u baahnayn inaad youtube noo furto oonu kaala socono warbixinadaada.
HAAYA HAAYA
aad baan ugu farax Sanahay in aad you tube noo samaysay
👍👍👍👍
Well done hereri UA-cam hadaad laheshay
1m markuu gaadho Hereri like ta ku qabo
Cabdisalan waan soo dhawaynaynaa chanelka cusub
Asc Abdisalan laba hereri media aya jira ee ka saxda ahi waa kee
Subscribe waakuturay hareeri
Abdisalaan hereri aad ban kuu tageeraa waa nin reer Burco ah oo china kaala socda
Keep going 💪
C salaan nin subscribe loo quudhii waayo ma tihid saln sare hereri🙌
Hereri wadamo badan oo anan arag ayaad na bartay legend
Cabdisalnow anigu page ka waxaan ku soo biiray isagoo maraaya 4.18k waanan soo dhawynayaa .wixii hore ku seeeege lkn manta hadaad is daba qabatay alxd
Insha allah wanu kugu garab taganahay wax danta qaranka ah soo bandhig
Ku sodhawaw youtubeka cabdisalam wariyow wad ka soo daahday
,✅✅✅✅✅✅
C/salaam hareeri, waan ku salaamay, ninkaa waxaad noo weeydiisaa, maadaama 40 sano la joogo ma jiraan, rag iyo dumar ku dhashay wax ku bartey heer ku gaarey sida doctor, injineer, ama qareeno, oo xirfadaa ku shaqerysta?
Haduu yahay channelka saxda ah ee hareeri. anigu waxaan aad u jecleesan jiray war bixinada taariikhaha iyo meelaha kala duwan ee aad booqan jirtay. wareysiyada dhoorka daqiiqo ee hal meel lagu qaado xoogo caajis ah ban laga qaadaa. waa aragtideeda. waan kula socon doonaa insha Allah
Laga Soo billaabo berigaan yaraa oo aabbahayoo BBC kaa dhagaysanaayo intaan ag fadhiisto aan codkaada la dhagaysan jiray, iyo muddo dheer oo aan telefeshinka universal kaa daawan jiray iyo maanta oo aan UA-cam kaa daawanaayo. waa cajiib, 24 sanno ayaan jiraa 19 kamid ahna dhagayste ama daawade baan kuu ahaa, ustaad hereri
abdisalaam hareri 1285 oo subscribe saaray baa ahay 200k markaa gaartid baa dib isku xusi doonaa
Waa kii runta ahaa soomaha? I Subscribe kii wakaa
Ku siiyey subscribe hareeri
FADLAN SUBSCRIBE.NOO SAARA