luuqadaha ugu sahlan iyo kuwa ugu adag | sideen af kale ku baran karaa?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 602

  • @aaranmedia884
    @aaranmedia884 5 років тому +205

    Ogaansho is the one of the best and amazing channels that speak somali language
    This man omar inshar is a hero

    • @mohamedfarah4426
      @mohamedfarah4426 5 років тому +4

      Not sure pro because he speaking somalia language and people of somalia ignorants

    • @ramsey1755
      @ramsey1755 5 років тому

      Facts

    • @Comps223B
      @Comps223B 5 років тому +2

      Saxib omar ogasho wiigiba laba mar banamiyo yaryaro gagaban oo 7 minit ah soo gali janalka

    • @galool9303
      @galool9303 5 років тому +1

      waaruntaa walaal

    • @abdallmohamedfaraholdlegen8774
      @abdallmohamedfaraholdlegen8774 5 років тому +1

      Shimbir tv

  • @inadoller8494
    @inadoller8494 5 років тому +471

    qofkii qoraalkayga arka Nolol farxad leh kuu rajayn waLaL,❤✋

  • @hamsehuseien381
    @hamsehuseien381 5 років тому +4

    Qofkii iga dambeeya ee daawanaya casharkan qiimaha badan ee macalinkeena omar wxn u rajeeyay cibaado .cimri dherer .caafimaad .cibaado iyo farxad badan

  • @OGAADENIYAHAXEROWDO
    @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 років тому +260

    بسم الله الرحمن الرحيم
    قل اعود برب الناس ملك الناس اله الناس من سر الوسواس الخناس الذي يوسوس في صدور الناس من الجنة والناس
    .............................................................................الله لا اله الاهو الحي القيوم لا تاخده سنة ولا نوم له ما في السموات وما في الارض من ذا الدي يشفع عنده الا باذنه يعلم ما بين ايديهم وما خلفهم ولا يحيطون بشيء من علمه الابماشاء وسع كرسيه السموات والارض ولا يوده حفظهما وهو العلي العظيم

  • @khadarabdullahi1562
    @khadarabdullahi1562 5 років тому +95

    Arabic
    English
    Somali
    Swihili waligyna muqdisho kama bixin alx🙏❤✊

  • @marwaanapdilahi2187
    @marwaanapdilahi2187 5 років тому +12

    Nabi muhamed ku saliya wlaal

  • @Amazingshortvideo2024
    @Amazingshortvideo2024 5 років тому +40

    Ogaansho is the best chanel keep goin omar inshar

  • @Xaliye2024
    @Xaliye2024 5 років тому +34

    Qofwal oo muraadle alle ha ufududeeyo aamin aamin

  • @moussafarrax1877
    @moussafarrax1877 5 років тому +3

    Masha allh
    1somali
    Italice
    Ferece
    Germany
    Arabisch
    Urdoo
    Englisch
    Esbanisch
    Amxari
    Ilah ayaa ii fudu deeyey
    Maasha allh

  • @nasraabdallah3913
    @nasraabdallah3913 5 років тому +10

    I have never been another country but my easiest language is English. Alhamdulilah. 😍

  • @jannah6891
    @jannah6891 5 років тому +27

    omaraw waxaan raadiyaa
    dhiirigalintaan oo kale
    waa i siisey
    shukran

    • @Zakariedirir
      @Zakariedirir 5 років тому +1

      mn sha alaah waa sax in luu qada ha aad barato

  • @saedahmet2736
    @saedahmet2736 3 роки тому +3

    Ani waxan jira 18 sano waxana bartay afar luqadoood o ajnabi ah english arabic frances and chinese alx waxagoba wan ku hdla wana fahma walina wan wada kobcintooda wax adag ma jiraan adunka wax waliba wa saad adu iskaga dhigto iyo waliba dadaalka ad ku bixiso marna ha niyad jabin ku dadal saad waxd ku hamiyayso ad u rumayso and thanks for supporting ogaansho u're one of the best channels for adviceses 😍

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 5 років тому +8

    Kanaalka OGAANSHO wuxuu ka mid yahay kanaalada soomaalida ee ugu fiican..
    Anigu si gaar ah ayan ugu xiranahay.
    Barnaamij yada kanaalka OGAANSHO waa kuwo wax tar leh oo aad muhiim u ah..
    Omar Inshar aad baad u mahadsantahay walal.
    Ilaahay haku xafido aakhiro iyo aduunba.
    Amiin

  • @Buundomedia
    @Buundomedia 5 років тому +10

    Wallaahi wax aan ubaahnaay ii faaideysay waa mhdsnthy 100% waxan kugu dhiiri galinaayaa inaad horey usocoto ا لله يحفيك

  • @c-series777
    @c-series777 5 років тому +28

    OGAANSHO my favorite chanal

  • @zahraudug
    @zahraudug 5 років тому +2

    Omar waa runtaa hal luuqad hdad barato kuwa klana way ku fududanyan anigaba arky o barta dhnka YOU TUBE ka
    Thankz ogaansho dhiiri galiyaha Dhalinyarada

  • @abdifatahelmi1587
    @abdifatahelmi1587 5 років тому +3

    Run ahaanti barnaamijkii ku saabsanaa luqaadaha u fudud qof Soomaliga ah, wax badan ayaan ka faaiiday. Hada waxaan bartaa luuqada Faarsiga, si fiican wan ugu hadlaa. Aad iyo aad ayaad umahadsantahay walaal.

  • @abdifarit209
    @abdifarit209 5 років тому +1

    Alle ha Ku sharfo cumar waxaan baranayaa Afafka Turkiga iyo Taliyaaniga

  • @10mabdirehmanhindiafsomali87
    @10mabdirehmanhindiafsomali87 5 років тому +2

    Wllyal ku saliiya xabiib keena scw

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 5 років тому +11

    I always wanted to learn a new language just to broaded and sharpen my memory! And all the benefits that come with it.

  • @jamaalahmed9949
    @jamaalahmed9949 5 років тому

    Aduunka ani hal mid ayn ugu necbahahy qof somali isla tihiin luqadiisa hooyo af somali tahey adina markaa kugula hadla luuqad ajaanib si fiicana uuna ugaranayn ogaansho waad mahad san tahey hawsha fiicn ee adiga iyo dad kaloo tiro yar noo hayaan somali ahaan kuna dadaal barnaamijyadaada wax adigu shaqsiyan aad daraasaysay inaad nala wadaagto xigashada adoo iska yaray naya hore usoco

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому +2

    Wlhi waa easy luuqadaha.. Aniga waxaan Ku hadlaa 4luuqadod waa English.Arabic . Turkish iyo Spanish.. Alhamdulilah

  • @Guhad725
    @Guhad725 4 роки тому +4

    Chinese language waa mida ugu fudud ee labaran karro dhanka kuhadalka, lknse dhanka QORAALKA war baa kuu yaala.
    40 days ayey igu qaadatay inay gacantaydu laqabsato qoraalkeeda.
    Calaa kuli xaal"Nothing hard if you have a commitment"

  • @ماريةفارحالمغربي
    @ماريةفارحالمغربي 5 років тому +2

    Ustaad oomar xaqiiq waxan jeclahay malin nolashayda kamid ah inaan kula kulmo ilahay waxan kaaga baryaa inuu cimri dheer kusiiyo io cafimaad taam ah io cibaado suuban
    Yaa rabbi aameen💯❤💯❤💯❤🙏🙏🙏

    • @ماريةفارحالمغربي
      @ماريةفارحالمغربي 5 років тому

      @Nimco Ladan huno waa sac wlhi aniga waxan bartaa electronic engnrng xaqiiq markaan dhagaysto guulaha dadkuu inoo soo ban dhigay waxan dreema kliya inay iga xigto dhamaynta wax barashada si aan ubilaabo hamiga ah inaan noqdo loo shaqeeye waana gaadhi doona insha allah malin uun

  • @nesreina6238
    @nesreina6238 5 років тому +1

    Aniga muddo 3 bilood ayaa wadaa barashada luuqada Turkiga meel fcn ayeyna ii mareysaaa
    MAHADSANID OMAR INSHAAR

  • @cabdishakuurcumar761
    @cabdishakuurcumar761 5 років тому +47

    Ogansho wa chanelka qudha si toosa ugu xidhanahay ilaa 2018 horo usoco wll

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 5 років тому +1

    Cracias mahadsanid waaye 2:13 secound suasha ah

  • @mohamoudgabobe3016
    @mohamoudgabobe3016 5 років тому +1

    Mashlh ustaad omar inshar waxuu iigu soo aaday casharkan maalin aan bilaabayo barashada luqad cusub shukran.
    Wll

  • @qadarcabdullahisalad6918
    @qadarcabdullahisalad6918 5 років тому +2

    masha allah war bixintaan wa run luuqad kasta waa la baran karaa aniga hubo waayo aniga hada waxan ku hadli karaa afchinise wana qori karaa alhamdullial
    我会说汉语,也会写汉字。
    我觉得学习汉语不太难,不过需要只要时间和决定你的自己
    salama ogaansho omar inshar

  • @willeminaabrahams3207
    @willeminaabrahams3207 5 років тому +1

    MAsha allah jazakallah kheyr omar inshaar ajir xasanad allah ku siiyo

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 4 роки тому +2

    Anigu somali baan ahy waxan ku hadlaa french Arabic iyo English waxanan ku biirinayaa talyaani iyo Chinese sabtoo ah canada ayay looga hadlaa kuligood waad salaamantin dhamaantiin ♥️✌️

  • @hayaan8738
    @hayaan8738 5 років тому +14

    Cimri iyo camal suuban alle hakusiiyo
    Wll cumar from Sool Somalia

  • @medhabib3410
    @medhabib3410 5 років тому +2

    Salan Sare aqonyan Allah ha ku daayo Inshallah, Cilmiigu waa nuur, Mahadsanid walalo ✅❤️❤️💯👍🏻

  • @CabdirisaaqACabdi
    @CabdirisaaqACabdi 5 років тому +1

    Aad ayaad u mahadsan tahay walaal omer inshar runtii waxa aad ii furtay ilfiican dhiiri galinta wanaagsan ayaan kugu taageeraa. Mahadsanid.
    Waxa aan ka sii jeclaa in aad noosoo diyaariso muuqaal ka hadlaaya qaabka loo nidaamiyo barashada luuqad cusub.

  • @NJawte
    @NJawte 5 років тому +1

    Rabbi wanaag ha kuugu abaal gudo walaal Cumar. Aniga ahaan waxaan ku hadlaa, qoraa oo akhriyaa afar af, waxaan kaloo jeclahay in aan barto afaf kale muuqaalkanina dhiirrigelin ayuu ii noqday. Mahadsanid walaal.

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd Рік тому

    Waad mahadsantahay mastar cumar in shaar

  • @mahmuudmahmdabdalle3328
    @mahmuudmahmdabdalle3328 5 років тому

    Mahadsanid sxb cumar illaah haku dhowro

  • @mohamedibrahimmohamed8258
    @mohamedibrahimmohamed8258 5 років тому +1

    (Masha Allah waa noo bidhamisay sida aan ku baranlaheen luqado kale) waad mhdsnthy walaal

  • @dalabonline
    @dalabonline 5 років тому

    Omar insharoo maa mawduuc ka diyaarisid siyaasada soomaaliya, dadku aad ayay ugu jahwareersanyihiin.

  • @Abshirjama5
    @Abshirjama5 5 років тому

    Mnshlh mahadsanid ogaansho rnti waa moowduuc aan sugaaaya

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 років тому +2

    OGAANSHO
    Aad ayaad u mahadsan tahay
    Walal OMAR INSHAR sharaf iyo cisi ku nolow
    Tageero number one 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @filsanqurux6899
    @filsanqurux6899 5 років тому +3

    best channel wllhi waxaatahay wiilka kaliya ee youtuber ah misana jecl hormarka dhalinyarada soomaaliyed guul wacan wll aad baad umahad san tahay wll qaaliya wan ku salaamay🙋‍🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️😍😍😍

    • @filsanqurux6899
      @filsanqurux6899 5 років тому

      ASC

    • @filsanqurux6899
      @filsanqurux6899 5 років тому

      Wan Ku salaamay wll qaaliya🖐️🖐️🖐️

    • @filsanqurux6899
      @filsanqurux6899 5 років тому

      Wad Ku mahad San Rajay marnaamij yada quruxda badan and Nala wadaagtit aad baa umahad santahay hormar waxan💪💪🤗🤗🙋

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 2 роки тому +2

    Aniga hadda waxaan aqaanaa 1 English 2,Carabiga..Hadana amharic baranayaa insha allaaH

  • @ubahiita7710
    @ubahiita7710 5 років тому

    Wcs
    Masha Allah fikrado fiican ayaad isiisay mahadsanid
    Hadda waxaan rabaa inaan sadax luuqadood barto
    1 English
    2 carbiga
    3 shiinaha
    Lkn soomaaliya ayaan joogaa intee Ku arkaa dad af shiinees Ku hadlaayo
    Insha Allah waan barandoonaa
    Inta AF cusub inay bartaan rabaan ILLAAHAY ha u fududeeyo Anna ILLAAHAY ha ii fududeeyo aaaaammmiiiiin aaaamiiiiin aaaamiiiin ya RABBI.

  • @calishiine6270
    @calishiine6270 5 років тому +2

    Masha Allah sxb cumar waad mahadsanthy marwalibo waxad noo so gudbisaa wax na anfacayo

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 5 років тому

    Ogaasho dhal boqortooyo guuleyso cumar inshaar

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 років тому +46

    Somali
    English
    Ahmaric
    Arabic
    Franch
    Italiano
    Intasa ku hadlaa hada🙋🙌🙌

  • @qalanjodumardumara3089
    @qalanjodumardumara3089 5 років тому

    Cumar wallo arin ka adak h shayi af farasag iyo carabig iyo jaramalk in taba mudo 4 sano ah wan ifududasa fududaden. Wan asaxab far badan iranh kuwa surayanh wan lasaxibayi xat cuntoyink ayi dhaqnkoda. Cuntoyink wan kufarax marak. Ayi isaxan. Kelamad qalad 🎥an ubaratayi ayi isaxan🌹🌷

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed2257 5 років тому +2

    Masha allh waa barnmij faaida leh aniga carabi ku hadlaa insha allh kuwa kalane waa jeclahy barashadooda 👈

  • @tasankhader9642
    @tasankhader9642 5 років тому

    Wad mahadsan thy wll ilaahay ha ku barakeeyo cumar

  • @Fikradaha_ismalure
    @Fikradaha_ismalure 5 років тому +12

    Speed ka 1.5 ka dhigo videoga si waqti kugu save garoobo
    thank me latter

  • @wiilkaxaaafada5685
    @wiilkaxaaafada5685 5 років тому +5

    Masha allah shukran Sxb sare xaqiiq ani waxan ku hadlaa English Somali arabi and française

  • @sakariyeabdikarimhaaji1201
    @sakariyeabdikarimhaaji1201 5 років тому +2

    Ogansho channel is the best channel somali language omar inshar my teacher

  • @omrlegend1959
    @omrlegend1959 5 років тому +2

    Tnkx ayaa laga wadaa tlyaniga crazie Sami Omar

  • @muhammedomer170
    @muhammedomer170 5 років тому +1

    Ogaanshe allah haku dhawuro Waa porgarma wanaagsan iyo wiilal cod macaan Oo si fiican waxa ku fahansiinaya

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 років тому

    mahadsanid macalin cumar inshaar allah haku xiftiyo

  • @abdirisakterrai.3765
    @abdirisakterrai.3765 5 років тому

    Mahadsanid Macalim Omer Inshaar

  • @mounamohamed4639
    @mounamohamed4639 5 років тому +19

    Wllo Ilaahey caqliga hakuu bareekayo wax badan ayaanu Ka faa ideynye

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому

    Carabiga markaan baranyay wuu igu Yara adkaa maalnahi ugu horeeyay..
    waxan la shaqaynayay qolo caraba ..wax walba waan iska odhanjiray.. wixi maskaxdayda Ku soo dhacda mudo bil ah markaan joogay si in aan Ku dhashay ayaan ugu hadli jiray.. Alhamdulilah .. Arabic iyo English kaba so fiican baan ugu hadlaa accenka ayaan xoog ugu dadaala .
    Xaga English Ka British accent ayaan Ku hadlaa oon jeclahy.
    .kadib waxaan bartay Spanish iyo Turkish...

  • @engfathicshare8021
    @engfathicshare8021 5 років тому +8

    شكرا علي ما قد مت لنا

  • @eyeofthetiger3012
    @eyeofthetiger3012 5 років тому +1

    Maahsanid zxp xayyaakallaah

  • @rikman3561
    @rikman3561 5 років тому +6

    Thanks Ana raba hada inan barto Carabiga iyo talyaniiga hada somalia Swedish English ku hdla iyo wx Yar o axmari ah jiig jiga inta ka bartay wxn rajeeynaya 12 luqaad inan barto Insha allah 🤘🏻

    • @jamasadeq6780
      @jamasadeq6780 5 років тому

      Dj.abshir1 Mäñka talyani Ana ku baraya ila so xirir

  • @qayscabdule2349
    @qayscabdule2349 5 років тому

    Omar inshar
    Adoon barkoowa allaha kaa yeelo

  • @mohammedaamin9857
    @mohammedaamin9857 5 років тому

    Thnks brother wax Baden ka faaiday shaqsi ahan sababtoo ah hada alx 5 luqdadod bartay ku hdal iyo qorax isku jiraah lkn video marka arkay wax baden ka faiday ooh horay ugu siih socon karo insha Allah

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 5 років тому +22

    Somali
    English
    Arabic
    Deutsch
    Italiano
    Alhamdulillah intaasba Allaah wuu i baray.
    Alle die die kennen Deutsch Sprache Beinen hoch ohne verletzt bitte.

  • @somaliwood137
    @somaliwood137 5 років тому +1

    Masha alah omer inshar wllkay hore u soco

  • @shucaypabdi8168
    @shucaypabdi8168 5 років тому +2

    ku hamiya barashada luuqado badan

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 5 років тому +1

    Omar inshaar 👏👏👏shukran

  • @abdimalikmoha7120
    @abdimalikmoha7120 5 років тому

    Mnzha allh wllo omer inshar aad & aad ayaad u mahadsanthy ilhey miisanka xasanaadka ha kuugu daro nagana hanugu anfaco.😍😍

  • @MZRUSCKUTA
    @MZRUSCKUTA 5 років тому

    English 🇬🇧 Somali 🇸🇴 iyo Swahili 🇰🇪 iyo Arabic 🇦🇪 waan aqanaaa Masha Allah.

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 років тому +6

    best great video ogaansho best chanles speaks Of somali I like you omar inshar❤✔

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 років тому +2

    Zxp kay hore u soco

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 5 років тому +3

    Asc Wllo Cumar maxamed Inshar Shukrn Wllo Alle Ha KA Abaal mariyo

  • @abdiqaniahmedofficial7835
    @abdiqaniahmedofficial7835 5 років тому

    Masha allah bro omar inshaar waa kumahadsantahay muqalada faaidada leh ee qiimaha badan aad noo soo bandhigto

  • @hajjiindhayare2609
    @hajjiindhayare2609 5 років тому

    Shukran walaal wlhi wax badan ayaa ka faaiday

  • @tiriigtiriig5806
    @tiriigtiriig5806 5 років тому +1

    Mahadsanid ogaansho

  • @rithwaanofficial3288
    @rithwaanofficial3288 5 років тому +5

    *_Omar inshaar jasakalaaH MacaliN_*

  • @luqmaansacad2776
    @luqmaansacad2776 5 років тому

    Masha allah mcalinkay Omar inshar wllhi qof aad u fican baad tahay barashadadii wllee kuma qasaarin

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 5 років тому

    Masha Allah wll allE haka jasaa mariYo wanagas iyo horumarka aad la jeceshahay wlalahaga Somalida ah

  • @mohamedabdirashidosman1640
    @mohamedabdirashidosman1640 5 років тому

    Mahadsanid Ustaad.

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 років тому

    Jzklh kheyr walaal qof walba luqada uu baranaayo allaha ufududeeyo aamiin

  • @azadlamabrown4365
    @azadlamabrown4365 5 років тому +3

    Omar inshar ilahey cilmiga haku siyadiyo walal

  • @G_Garad
    @G_Garad 5 років тому +6

    Somalidu hadda luqad ayna aqoon ma jirto dadki dalka kabaxaY mid walba wuxu bartay luqadi dalki uu tagay
    Waxan rajaynaynaa in cid walba luqada ay taqaan uga faa idayso ku wa kale siaynu dunadaba
    Far ugu wlaaqno maadama aan af wal fahmaYno ✍

    • @yaasincumarchannel886
      @yaasincumarchannel886 5 років тому +1

      5 luqadood
      Somali
      Arabic English
      Swahili hindi
      Waxan kuhadli Kara shan luqad
      انااتكلم خمس لغات
      I can speak five languages
      Ninaweza kuongea lugha ya tano
      Alxamdulilahi

    • @G_Garad
      @G_Garad 5 років тому

      @@yaasincumarchannel886 inshallah wax badan waad uqabn dadkaga iyo dalkaga

    • @yaasincumarchannel886
      @yaasincumarchannel886 5 років тому

      thanks bro channel keyga soo siyaro

  • @axmedmuusecismaanaxmedmuus8446
    @axmedmuusecismaanaxmedmuus8446 5 років тому

    Asc cumaraw saaxiib marka hore waan kuu hambalyayn guul iyo jano insha Allah suaalna waa Ku weydiine xagee kaala xiriiraa

  • @Bahjahappy1798
    @Bahjahappy1798 5 років тому +3

    Korean
    Chinese
    thai
    English
    Swahili
    Inta luqad bn aqaan alxd hada nah waxn raba ina luqada German an barto insh allh 🥰🥰😊😊

  • @MohamedAhmed-vc1tx
    @MohamedAhmed-vc1tx 5 років тому +4

    99% Ma arkayan commentigan lkn 1% e arka waxan idin rajaynaya Malin wanaagsan❤️✌🏽

  • @mahirshafi1987
    @mahirshafi1987 5 років тому

    Runtii waa mawduuc aad u muhim ah jazaakallahu Khayr

  • @cashoyussuf908
    @cashoyussuf908 2 дні тому

    Mahadsanid 💕

  • @fatumoabdullahi8204
    @fatumoabdullahi8204 3 роки тому

    Masha Allha mahasanid Abowe mah iug ltilh Aniga waxn joga wadanka iswidhan waxn rawe in bart Luqad iswidhish

  • @libanmireh8125
    @libanmireh8125 5 років тому

    Xaqiiqdi program aad ayaad ugu talax tagtay shukrn go forward

  • @osmanabdilkhadir6215
    @osmanabdilkhadir6215 5 років тому

    Wll cumar inshaar shugan wll Aniga mushkilada iheysato ayaa ah waxaan kashaqeyaa shirkad ey ubadan yihiin yamaniyiin iyo sudani misna qof walbo lahjadiisa ayuu wataa bes anigana waxaan rabaa wadanka aan joogo luqada loogu hadlo inaan barto oo ah Bahrain soo mar inaad icaawiso ayaan rabi lahaa shugan yaa aquunaa

  • @abdallapalill7669
    @abdallapalill7669 5 років тому +1

    Luqa Finnishka waa luqada ugu fudud ee somalida baran karaan aniga waxaa ku nolahay Finland mudo 1 sana ah alxm hadana waan ku gabyi karaa waxaan ku bartay mudo 7 bil ah 😍😍

  • @ugaasbarre5166
    @ugaasbarre5166 5 років тому +6

    Thanks Omar Inshar.
    Keep going bro.

  • @YFcompany
    @YFcompany 5 років тому +9

    Wxn barta chinese.
    wxn aqaana.
    AMHARIC, SOMALI, ENGLISH, ARABIC, IYO CHINESE O DHAX IMARAYO. ALX

    • @yahyekullane1540
      @yahyekullane1540 5 років тому +2

      Intaas luqad hadaad garaneyso waxad mudan tahay in lagaa faidaysto...

    • @YFcompany
      @YFcompany 5 років тому +1

      @@yahyekullane1540
      thnks

  • @Charco02
    @Charco02 5 років тому

    Waxan ku hadlaa afar luqadood marki lagareebo afka hooyo. English, français, amharic,iyo arabic wadanka aan jogo waxa loga hadla sadex luqadood oo official ah sida french,german,italy . Waxa hada barashadisa bilabi doona italy wayo german xoga wu ka adagyahay grammer ahan french-ka marka saas ku dortay luqada talyaaniga inshallah wn rajeyn sanadka socdo inan ka heysto niveau/level fiican .

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 5 років тому +6

    keep goin wall omer inshaar💪👏👑

  • @abdirahmanbihar5567
    @abdirahmanbihar5567 5 років тому +12

    10 minutes 1k views masha Allah

  • @anwaribra3187
    @anwaribra3187 4 роки тому +1

    Sawaxiliga del del magalo sxb umar insharow waaa kan ugu aadag 🤔😁

  • @shakeaxmed4101
    @shakeaxmed4101 5 років тому

    Dhiiri galintaaada waan jeclahay walaal cumar guulayso 😊♥️

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 5 років тому +1

    Hore usoco omer inshar