Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
SO24 tv thanks
Guul
Xuudaha africa waa sharci birish somali land waxay xuduud laledahay Djibouti ðiopia somali Italian &Yemen oo ay xuduud kaledahay xaga bada cas ❤❤🎉❤🎉 ahna xududkii guumaystuhu dhigay 1960
😅😅😅xududa afrika maxa iska ka galay xasan sheekh fudadisa iyo gobolkisa miyu ilaashto isagu caqli ximadisa daya😅😅😅mida kale sud suudan oo tariikh lahayni ba sow kamay go'iin sudan dadku markay caqliga lahayn wa sidaas anigu waxan garan waayay waxay somaliland uu daba ordayan yaab🤔
Jaahilnimada Xasssan Sheekh waxa tusaale ah inuu MARNA QIRO inay Somaliland ahayd dal gooni u helay xuriyadiisa MARKAA KELENA wuxuu ka hadlayaa xuduudada Afrika asagoo horeba u qiray inay Somaliland tahay dal JIRAY oo xuduudo leh.
H. Sheikh waxuu rabaa iin uu badalo Somaliland Independence aay ka heshay Ingriiska 26 June 1960. Wuxuu been ka sheegay iin Somaliland dagaaladi aduunka ka dib iin aay gumeeysiga Ingriiska ka xurooday 26 June 1960 oo aay wali iyagu ahaayn UN trust oo la aqoonsanaayn. Wuu isku badaly labada wadan aqoonsigooda.
Xuduudaha Afrika wa kuwi ingirski sameyey somalilandna waa xuduuda ay doomayso u dhexaysa somalia itopia jibuti.
SO24 tv thanks
Guul
Xuudaha africa waa sharci birish somali land waxay xuduud laledahay Djibouti ðiopia somali Italian &Yemen oo ay xuduud kaledahay xaga bada cas ❤❤🎉❤🎉 ahna xududkii guumaystuhu dhigay 1960
😅😅😅xududa afrika maxa iska ka galay xasan sheekh fudadisa iyo gobolkisa miyu ilaashto isagu caqli ximadisa daya😅😅😅mida kale sud suudan oo tariikh lahayni ba sow kamay go'iin sudan dadku markay caqliga lahayn wa sidaas anigu waxan garan waayay waxay somaliland uu daba ordayan yaab🤔
Jaahilnimada Xasssan Sheekh waxa tusaale ah inuu MARNA QIRO inay Somaliland ahayd dal gooni u helay xuriyadiisa MARKAA KELENA
wuxuu ka hadlayaa xuduudada Afrika asagoo horeba u qiray inay Somaliland tahay dal JIRAY oo xuduudo leh.