QISADDA JACEYL EE KHAALID KAAMIL || GABADHII UU DARTEED USOO GALAY FANKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 353

  • @abdikarinahmed1786
    @abdikarinahmed1786 3 роки тому +84

    Qalbi jabay miyaa qosol lagu dhayaa 😭 best song ever khalid kaamil

    • @drfaazy2551
      @drfaazy2551 3 роки тому

      Abdikarin Ck waxa aan xasuusta habeenki aynu dhagaysanaynay yadoon soo bixin ba.

  • @iamamiin4862
    @iamamiin4862 3 роки тому +286

    HADEY HOYO MCN KU NOOSHAHAY SUBSCRIBED

  • @pharihaabdi3772
    @pharihaabdi3772 3 роки тому +37

    Heesta aan ugu jeclahy heesahisa waa jawi pila❣inaa taagero wxan pilaawe marku heestan so qaaday❣🥰

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 3 роки тому +67

    Walaahi Xalay ayaan La ilmeyay heeskiisa Waxad tahay Boqoradii Jacaylku igula Balamay🌍❤😢😰

    • @sundusabdirisak4886
      @sundusabdirisak4886 2 роки тому

      Hesihisa waxan ujeclahy waxaaa tahy boqordiii jeclka iygula balamy

  • @farhanomar442
    @farhanomar442 3 роки тому +122

    shafici nin igu weyn intuu shaafici kuweynyahey ismuujiya

  • @farxiyocabdullemohamed4169
    @farxiyocabdullemohamed4169 3 роки тому +11

    Heeesihiisa waaan jeclahy runtii Wana ka xumahay 😢 jacayl ka xanunka badan Soo maray qalbiga allaha u qabooojiyo xafladii guurka la gaaraY taaas aaad ujeclahy nolow wlllkie

  • @ozilyare9460
    @ozilyare9460 3 роки тому +16

    Shaafinho wan kusalaamey magaceygu waa özil waxn joogaa waaberi runtii khaalid kaamil waa fanaanka aan hada ugu jeclahy heesihiisa heesta aan ugu jeclahyna waa kuukhafiifey kulan kaadi mida dhaheyso thanks shaafinho wllhi adn waan kutaageere sxb mcn horey usoco wallhi mamudanid spescrape kaan inkabadn ayaad mudn thy wxn leeyahy dhalinta halagu yaaco sxbkeena chenalkiisa thanks🙏🙏🙏🙏

  • @duraanalidhonkir520
    @duraanalidhonkir520 3 роки тому +9

    Heesa qaalid kamil waxaan ugu jeclahay qoftaydiyey kume🥰

  • @zaynmodelvlog6388
    @zaynmodelvlog6388 3 роки тому +45

    Wlhi saaid 9 years and still love her

  • @xamdaabdimahomed6166
    @xamdaabdimahomed6166 3 роки тому +48

    Heesta ku qafiifay kulan kaga kudul oyay sawirkaga ❤

  • @aarshahd6487
    @aarshahd6487 3 роки тому +19

    Legend khaalid kaamil⚘😘

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 роки тому +2

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weeyn ilaahey hakaa farxiyoo🤲🏽🤎

  • @sacidcabdulahi2443
    @sacidcabdulahi2443 2 роки тому

    Waaw m.a sxb shfidhoo waa ku wataa

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 3 роки тому +1

    Wllhy wn raadinayy sababta uu mar kasta heartbroken words ugu jiraan heesihisa dedna wxn maqlay in ay jirto qiso the one and only khaalid kaamil❤

  • @mohamoudismail1795
    @mohamoudismail1795 2 роки тому +1

    jaceylku waa sax

  • @abdishakurabdixuuf2174
    @abdishakurabdixuuf2174 3 роки тому +2

    Heesaha khalid kamil kalama dhacan waa heeso⁸ mararka qaar an moodo inu khalid kamil hayo xogteyda waxan leyahy khalid kamil horay usoco 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰waliba heesta sacdiya dheyman

  • @sihamhasan3607
    @sihamhasan3607 3 роки тому +1

    هو اجمل شيء في الدنيا انك تحب وتنحب الله يجعل من نصيب انا من احببناه

  • @anabcadey9966
    @anabcadey9966 3 роки тому +3

    Waxan agujacla
    Hestii.xafladegorkalgary
    Iyo kashangobat
    Fananka.aniga.fananekale❣️💪💯
    Kajecelah.weyo.hkaalid kaamil
    inshallah.waxa.aurajenaya guul.inshallah
    Wadguleysaneysa
    Walalkey qali

  • @guleedhanaadtube3987
    @guleedhanaadtube3987 2 роки тому

    Khalid kamil ✨KEEP goings🌹pRoH

  • @farhanomar442
    @farhanomar442 3 роки тому +58

    qofteydiyeey kumee waa hees dareen dhab ah xambaarsan oo aan siqaas ah utaagero

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 роки тому +1

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weeyn ilaahey hakaa farxiyoo🤲🏽🤎

  • @fatmaqaali7174
    @fatmaqaali7174 3 роки тому +36

    Waxan ugu jeclhy heesa hiisa heesta hasareyo calankeyna somalia ha nolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥❤💯💪

  • @saedguure5850
    @saedguure5850 2 роки тому

    Legend Khaalid kaamil
    Nin soo jabay

  • @uskacade4320
    @uskacade4320 3 роки тому

    Run ahanti Khalid kamli hees walibo oo so qado aad ayan u jeclhy aad ayan u tagara ninkan ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @amiindeutschlandofficials7981
    @amiindeutschlandofficials7981 3 роки тому +15

    Haaa wuu isoo marey jeceyl aan shegan kari waayey blse ila heer aan albaabkoda tago oo daloolka gurigood ka fiiriyo na inaan arko uuna heesta aan ugu jecelahay Waa qofteydii kumee 😭😭😭😭😭😭

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 3 роки тому +20

    Khaalid kaamil waa fanaan cod macaan heesahiisane waa heeso dareen leh heesahiisa waxaa u jeclahay ku qafiifay iyo libdhada iyo somalia ha noolaato

  • @salmaAxmed
    @salmaAxmed Рік тому

    Waa wlhi waisoo maray jacel wanayaraa contada wankagohay mana shegan awod wan uladan wayay

  • @Ekim.Tahlil
    @Ekim.Tahlil 2 роки тому +1

    Wiil schoolka ila dhigto baan jclaaday waana ushegan waayay😫😭

  • @ibraahimibraahim3264
    @ibraahimibraahim3264 Рік тому

    Sxp jecel keyga waan sheeganaa xadii ayadu ii diido oo qof kale jeceshay magaaladaas waan ka soo tagaa

  • @jamaalmoha2176
    @jamaalmoha2176 3 роки тому

    Sadax sano qof i hor taagnaa ayaan u jeshegan karari waayay jacel ka aan u qabo runtii sidaas ey tahay ne argtideda markan arkaba waan hilmaama ina aan u sheegto jecel ka aaan u qabo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому

    Khalid kamil the one and only legend

  • @aqoonsichannel6098
    @aqoonsichannel6098 3 роки тому +6

    Shaafici legend nin wax soo gudbin ficn sxp keep going lakiin hlkee kaala sooxiriiri karnaa.👍

  • @teamcatooshofficial1237
    @teamcatooshofficial1237 3 роки тому +12

    Aad o weyn jaceyl waa isoo maray WaLiba mid QaLbigeyga soo tabtay aan ilowi karin
    Keep Goin pro Shafinho

  • @mohamedghalo7593
    @mohamedghalo7593 3 роки тому +1

    Codkaga mcn ayaan Ku raaxystaa shaafiniho wll keep going

  • @akramkhalif3196
    @akramkhalif3196 3 роки тому

    Aniga Qisadan Oo Kale Wey Igu Dhacday Walipa Anigoo Jiro Da'da 16 Sano Gaar Ahaana Dhiganayo Class-ka 9-aad Waxaana Jeclaa Gabar Lq Yiraahdo Ahlam Ahmed Hashi Xitaa Waxana Gaadhay Heer Aan Firi Wayo Gabadha Aan Jecelka Uqapo Anigoo Ka Xishonayo Dadka Oo Idilna Waa Ay I Cayn Jireen Marka Aan Ka Jeesto Gabadhaas Lkn Nafti Naf Kale Jecel Kuma Deg-Deg-to Qofkaas Uu Jecelyhy Wlhi Waan Ka Samray Oo Waxanba Iska Iloway Jacayl Dhan-ba🥰

  • @maryamibraahim6994
    @maryamibraahim6994 3 роки тому +2

    Mya jclkayga uugu horeeye waan ku guulayste alx

  • @abdalamkh2305
    @abdalamkh2305 2 роки тому

    Heesata khalid kamil waxan ugu jeclhy hesta jawibila jeceyl dhaba ibara faraxi joogteeya❤❤

  • @lakifaaraxdiiriye1574
    @lakifaaraxdiiriye1574 3 роки тому +1

    Hadne hooyo mcn noloshydiiH Alle haku xaafido hooyo mcn

  • @yomaanka3319
    @yomaanka3319 3 роки тому +3

    Heestii xafladii guurkaa lagaaray ayaan ugu jeclahay

  • @abwaancaaqilkayoutubechenn3111
    @abwaancaaqilkayoutubechenn3111 3 роки тому +11

    Big start jir ooo jooog💯💥💢

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 роки тому

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weeyn ilaahey hakaa farxiyoo🤲🏽🤎

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🥰🥰🥰

  • @deqoabdullahi3299
    @deqoabdullahi3299 2 роки тому

    Wale qisadan hadan kaso dawaday higsi No1 from suber carab😭😭🥺🥺

  • @anjaaliniita8989
    @anjaaliniita8989 2 роки тому

    Wllhi heesihisa hestan ugu jeclahay waxawaye waxaa tahay boqorki jecelka igala balayay 🥰❤🌏🥰💞

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 3 роки тому +1

    Somaliyey shafici shafinho legend weeye 100k gaarsiya nacala zhaydaan kuyaale bro Aaadbn kusalamy

  • @mustafcumar9651
    @mustafcumar9651 3 роки тому

    Qalbi jabay miya qosol lagu dhayaa🥰🥰🥰

  • @ayanabdirizaq1275
    @ayanabdirizaq1275 3 роки тому +14

    Waxan ugu jecelhay heesta hooyo❤🥰

  • @xuseeenkalsooni7784
    @xuseeenkalsooni7784 2 роки тому +1

    Haa jaceel kaasi ookale waigudhacay lakiin waanrajeenayaa midcaan ku nasto

  • @LilBile
    @LilBile 2 роки тому +1

    Heesta aan ugu jeclahy waa ahaaday mcney ahaaw farxadayda

  • @zuhuurhaaji7500
    @zuhuurhaaji7500 3 роки тому

    Qofbaa nuurkeyga daaraY fav his song 🥰

  • @najaxbucul9798
    @najaxbucul9798 3 роки тому

    Khalid kamil waa fananka kaliye and tageero buuxda uhay wlhi heesta an jeclhy qoftaydiiyey kumee,

  • @taliyemahadsaniaabdulah1974
    @taliyemahadsaniaabdulah1974 3 роки тому

    haa walahi

  • @rahmacawil977
    @rahmacawil977 Рік тому

    heesaha Khaalid Kaamil waxa ugu jeclahay "Heestaa kume qoftaydii" 😢

  • @maxamedabukar1967
    @maxamedabukar1967 3 роки тому +8

    Wejogta lkn wxa ka cabsanaya inan helin hda ushegto darenkeyga🥺😢

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 3 роки тому +2

      Lkn hadad Ka Amusto inad Heleyso Miyey kulatahy wll Naftada Dhiirigali Plz

  • @maxamedjaceylchanel2229
    @maxamedjaceylchanel2229 3 роки тому

    Heesta qoftaydiyey kumee cidlaan qarwayaa kumee waan soomaray arinka kugu dhacay pro

  • @MohamedAli-tl7xu
    @MohamedAli-tl7xu 3 роки тому +10

    Maryan mxd diriye
    Bbe love
    Qalbiga nagadi ku thy wali

  • @abdirahmaanabdinur3986
    @abdirahmaanabdinur3986 2 роки тому

    Waaw

  • @farhanomar442
    @farhanomar442 3 роки тому +12

    wey jirtaa qof jaceyl dhab ah aan uqaadey lkn ilaa hada aan usoo bandhiganin sababo badan awgeed marka zhp arimahaas in aad hada isoo xasuusio ma aheyn lkn no problem

  • @maxamedcabdiraxmaan7078
    @maxamedcabdiraxmaan7078 2 роки тому

    Haa walhi yurub ladhay waatigii yaraan tayda

  • @salmamahadmaxamedcabadle1978
    @salmamahadmaxamedcabadle1978 3 роки тому +3

    1 my wllhi qofka aan jclhy waan uu sheegtay 2 xafladii guurka la Garay ayaan ugu jclhy

  • @amuunabdirahman9181
    @amuunabdirahman9181 3 роки тому +1

    Khalid heesihiisa wn wda jclhy wlhy waa wiil qlbi fcn💞❤❤

  • @wiilkriyadh9771
    @wiilkriyadh9771 3 роки тому

    Legend shaafinio Nolow intee Nolola jirto wll sre

  • @phonepubg1978
    @phonepubg1978 3 роки тому +2

    Haa wa isomarey inan jeclahay wan usheg kariwaay❤💘

  • @xuseencalicabdullhi1405
    @xuseencalicabdullhi1405 3 роки тому +2

    sxb wankaasoogarbaxay like iisaar hadji aad kufaraxday

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 роки тому

    Khalid kmil fnaan an tgero😥❤🙏

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 роки тому +4

    Jawi bila gabadh aan jeclaa baa isoo dirtay
    waan wada dhegaysan jirnay,Laakiin gabadhii aan jeclaa ma helin😥

  • @aprahamabdalla1764
    @aprahamabdalla1764 3 роки тому

    Legend khalid kaamil nin lagu daydo jecelka walle✌️🥰✌️🥰

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 роки тому +1

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weeyn ilaahey hakaa farxiyoo🤲🏽🤎

  • @natashaabdirahman7376
    @natashaabdirahman7376 2 роки тому

    Xaladii kuurkaa lagarey ❤❤❤

  • @ibnuali6818
    @ibnuali6818 3 роки тому +1

    Qofkan u ilmeeyay Hesta aya i taabata❤️😌

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 роки тому +6

    Jacaylkaygii hore *2015* jacayl igu danbayey ila hada jacayl aniga iyo iyada iis jecelay ma helin yacni Qof ii jecela waan hela balse Dookha cajiib anigu nafsadaydu kama heesho Qofka ii jecelada qofka ka helo Qof kale buu Ba jecelyey mar baaaba is indhaha malaha waa iitixaan Hada waba iska dhaafay jacayl *26* jira baan ahay qurba joga

  • @Updichanel
    @Updichanel 3 роки тому +8

    tag tay anugu mantabin tabay anigu manicin heskaa qiso dhabu xanbar san yahay runtiii 😪😌

  • @mohaofficial6679
    @mohaofficial6679 3 роки тому

    Hadda ayaan ku sarey prk kep going

  • @randareys8014
    @randareys8014 3 роки тому +1

    Waxaan aheyn saxiibo marna walalo isku dhaw yaraanteeni aqoon iskuma laheyn balse waxn isku baranay aalada fbook xiligaas waxan dhiganayey jamcada isagana sidoo kale waxey 2017ki
    Waxaan noqonay dad saxiba ah wliba aad iskugu dhaw xili walba ayan wada xiriiri jirnay aniga aad ayaan ugu helay dabecadihiisa iyo habdhaqankiisa ruuxaas aad ayan u jeclaaday sandka marku ahaa 2018ki balse aniga waan ka baqay jcylkayga inan u sheegto 😭😥 intaaas wan wada soconay sxptinima kliya naga dhaxeysay aniga waan ka quustay oo wan iska sabray oo jcylkisa waan is iloowsiiyey lkn wax xiriir ah ma sameynin sanadka marku ahaa 2020 ayuu ii sheegty inu i jclyhy weliba uu muda bdn iga qarinayey anigana waan ka aqbalay alx hada waxaa naga dhaxeeya jcyl qurux bdn waxaana rajeynynayna inaan is guuursano sanadaha soo socdo ilaahey ha nooo.rumeeeyo riyada aan leeenahay

  • @sabirmohayaasin2214
    @sabirmohayaasin2214 3 роки тому

    Haa waa is sooray weliba mid aad u xanuun badan balse alla igarab dhaafshay oo aan manta nolahay

  • @ayuubfarhan9368
    @ayuubfarhan9368 3 роки тому

    Haa

  • @zuriiji___poi____8771
    @zuriiji___poi____8771 3 роки тому

    Wll mahadsnid shaafinho sida quruxda badan noola socod siisay

  • @ruweydoali286
    @ruweydoali286 3 роки тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @simoonmalayac9424
    @simoonmalayac9424 3 роки тому

    Haaa muujiraa waana ismail aarka

  • @lastqueensara6629
    @lastqueensara6629 3 роки тому +2

    Wll mhdsnid lkn video gaas oo dhameystiran xgee ka heli karaa qisada jaceylkii somaray khalid kaamil?

  • @cabdiqaninuuriye_official8543
    @cabdiqaninuuriye_official8543 3 роки тому +3

    Waxaan ugu jeclahay Jawi bila

  • @nuurcilmimaxamed8611
    @nuurcilmimaxamed8611 3 роки тому

    Shafinho the one and only kutageeraa lipx nika kaliya aan you tube usoogalo hormura wacan mas uul waxatahy shaqsi dhanka khisoyinka kuwanagsan

  • @faaisomuusecosoble8156
    @faaisomuusecosoble8156 3 роки тому +1

    Wlhi daren xanun badan marka is waysan qfka is jclayden 😭😥💔qalbi jabay 💔😥

  • @fatimodiamond1931
    @fatimodiamond1931 3 роки тому

    Msha allh

  • @malpocabdinuur3326
    @malpocabdinuur3326 3 роки тому +2

    😪haaa wu iku dhacey 3 sano na wan qarsnye walipa wx jelcdey wiil fanaan ah
    Wan ushegan kari wye
    Ila 2019 ila imka wan jeclay
    Marka nasip daro wan ushegn kari wye
    Lkn marka ushegty
    Eryo ficn kma helin😪marka xasuustna qlpiga ka oya
    Anu fanaanad man ahyn o wuxu dhera fan un lkn hdna isgo eryo qalda iku ila imka jecly 😪

  • @zuuzi1234
    @zuuzi1234 2 роки тому

    Ax yaa jacayl😥😥😥

  • @xiizabaaz4283
    @xiizabaaz4283 3 роки тому +1

    Qalpi jabay miyaa qosol lagu dhaya❤😥

  • @abdiwaasacahmed6343
    @abdiwaasacahmed6343 3 роки тому

    Ha socoto hawshu

  • @mowliidxusendiriye6669
    @mowliidxusendiriye6669 3 роки тому

    Aniga wax jacayl ah laakiin heesta aan ugu jaclahay waa heesta ah soomaaliya hanoolaato

  • @anasabd9602
    @anasabd9602 3 роки тому +1

    Shaafinho msl sre waaku slmy✌❤

  • @walaalmoha5514
    @walaalmoha5514 3 роки тому

    Waa ay jirtaa balse man arag 10 sano ku dhawaad

  • @aliamerik0330
    @aliamerik0330 2 роки тому +1

    fananka xaqiqada taabt0😢 wxn kajeclahy hesta qofba nuurkeyga daary

  • @yaasiinmohamedahmed1872
    @yaasiinmohamedahmed1872 2 роки тому

    Wllhi wo iso marey lkin hadda niyadda ka saarey sababto ah waxa dhahey haddii Adan ushega Karin anaa sii jeclani dhib Moye dheef Laguna helo Marka saas ugu saarey 😭😭😭😭 heesta qalinku nafis Buu wataa waraq ku qoro ohintada TaaS niyadda ku dajistaaa

  • @mahadmohamoudmohamed3147
    @mahadmohamoudmohamed3147 3 роки тому

    Fartuun balbalaarka♡♡♡

  • @skofficial5059
    @skofficial5059 3 роки тому +1

    Xidig wlhi

  • @muktarmohamedsufi4901
    @muktarmohamedsufi4901 3 роки тому

    Shaafinho macalin waxan kaa rabaa qisadii mama maryan mursal iyo axmed cali cigaal mahadsanid hore usoco wl

  • @abdishakuurabdullahi813
    @abdishakuurabdullahi813 3 роки тому +3

    waxan aad u dhagestaa heezti qalbijaway miyaa qosol lagu kabaa😭

  • @zakiyare2663
    @zakiyare2663 3 роки тому

    Hada ayaan saray pro

  • @عصامعجيلي
    @عصامعجيلي 2 роки тому

    Jacayl

  • @maxaa_cade24cade34
    @maxaa_cade24cade34 3 роки тому +3

    Waxan leyahay uguhoren shafici wanku salamay xaqiqadi wan ilmeyay markan dawaday muqalka lakin khalid waa fanan an ad ujelahay hesihiisa qadatay qofteydii kumee waxan lalo kudarsana in uu sigesimaleh ruux wax jecel jecelkiisa ushegto xaqiqa markad hesho ruxad jecelahay waxan noqotaa qofan farxadasa dhamanin wali marki ubad kuguso biiro

  • @اموجدان-ف6و
    @اموجدان-ف6و 3 роки тому

    Asc wllo qiso xanuun badan o igu dhacaday makulawadagikara

  • @abdalamkh2305
    @abdalamkh2305 2 роки тому +1

    Sorry shafinho wan kala soodahay subscriberka maxaa yeelay you tube waadashadiisa kuma badni

  • @seynababdullahi5910
    @seynababdullahi5910 3 роки тому

    Qalbi jabay miyaa qosol lagu dhayaa 😥

  • @faisalabdirizaak5457
    @faisalabdirizaak5457 3 роки тому +2

    Jawigaa waaa isoo amry 2016kiii waa xanun 😭😭😭