𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚: MAXKAMADA DAGAALKA | NETANYAHU IYO YOAV GALLAN | SINWAAR IYO DIYAAF

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 13 днів тому +6

    Sheekada waa aan ku xasuuqo hana iskey celin waa sheekada reergalbeedka falastiin wey isugu tageen reer galbeedka iyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah laakiin aqli kii ugu liitey ayey la soo baxeen maxkamada waxaa loo sameystey muslimiinta iyo dadka madowga ee aqliga ha shaqeeyo inta loo tashtey Allah ha guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha ku rido hurdo aan dhamaad la heen iyo indho la aan dhego la aan yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 13 днів тому +3

    NACDALI KORKOODA HA AHAATO natanyahu IYO WAXII TAGEERSANBA AMIN AMIN AMIN ☝️

  • @suadmohamud8635
    @suadmohamud8635 13 днів тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ilaahay gar gaarkiisa waa imaaday

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 13 днів тому +1

    Guul

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 13 днів тому +1

    ☝️ Wll 🤍 wad 💐 mahadsanthy ☝️ sida 🤍 ad 💐 wax ☝️ noogu 🤍 soo 💐 gudbinayso ☝️ JASAKALLAHU 🤍 KHAYR 💐 AKHII ☝️🤍💐

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 13 днів тому +3

    Ninkan Amerika udhartay yuhuda kongareska sas xamaas 3 qof ugu soo daray tankale dad is idifacayo leyahay hala soo xiro dofarka ferah weyn meqa sana laley nayay

  • @AbdaleDaahir-wj7bj
    @AbdaleDaahir-wj7bj 13 днів тому +1

    Guulmusliminta.guul.falastin ❤❤

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 13 днів тому +2

    Gormee dulmi wada iyo madluum isku mid noqdeen cajiib 😂😂😂

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 13 днів тому

    Adun macan kadhamaday,
    Dambiile guri islamed wax ku xasuqay, iyo Dad iska celinayey baa maxkamad lasarayaa, allah adaaweyn yarabi

    • @ummmariam2336
      @ummmariam2336 13 днів тому

      Gaal maa arxanka sugee ine xabsiyada ku dilaan rabaan xamaas loo danleyhy natanyahuna asaga cafimad qabo laga so bixinaa gaal asxaan haka sugin eeyaha xun jihaad mooye wlhi inesan wax kale noga hareen

  • @rashiidkhadar4928
    @rashiidkhadar4928 13 днів тому

    Gaalo aaminaad ma leh.

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 13 днів тому +2

    Yoolkoodo dhan waa ismaciil haniya
    Markaa maxkamadu marka hore may jojiyaan dagaalka markaa waa yahuud

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 13 днів тому +1

      Inader shekada dhan waxa lodan leeyahay ragan madaxda iska caaabinta halmar in laqabto laraba, kadib falastiin dhan gacanta yahuuda lagaliyo, I aamin shekadan kuma socto ragaan xasuuqa geystay, wabilah towfiq

  • @ubax7758
    @ubax7758 13 днів тому +1

    Waa iska sheeko

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 13 днів тому

    Guuleyso zxb

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 12 днів тому

    Maxkamad kama jirto aduunkaan marka maxkamada alle ayaa noo balan ah anaga iyo yuhuuud alle ha jabiyo yuhuud iyo wixi la socda ba

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g 13 днів тому +2

    Maxay maxkamadu u soo saari weyday go’aan lagu joojinayo dagaalka lagu xasuuqayo reer falastiin ?

  • @naam9190
    @naam9190 13 днів тому +1

    Haaa wlhi ani xataa saasa iguso dhacday

  • @Alfaatix.media200
    @Alfaatix.media200 13 днів тому

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 13 днів тому

    Yaanba la xirin ee hadiiba lagu dhawaaqey waa in la xiraayo taas ayaa manta farxad noo ah iney wax xasuuqena la soo sheegay

  • @salmanaxmed3057
    @salmanaxmed3057 13 днів тому

    XAMSA BIN DALLAAJ MUUQAAL KA SAMEE MACALIN.

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 13 днів тому

    Tolow muxuu falastiin u sheegtay?

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 13 днів тому

    Ismacil Haniyi Bes ayey so xiri karan lakin maxaabista falastiin maxay kasheegen ?????

  • @jamalRightt
    @jamalRightt 13 днів тому

    WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 13 днів тому

    Maxkamad maaha waa uskag meel lasoo istaajiyey maxkamada cadaalad darada

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 13 днів тому

    Nacdlai korkiisa haato yuhuda
    Idyaahu way way ciilbaa igahaya

  • @ubax7758
    @ubax7758 13 днів тому

    Gal waa gaal ways ogyihiin

  • @xasancabdiqaadir3120
    @xasancabdiqaadir3120 13 днів тому

    Waxay rabaan kaliya sinwaar yaan la yeelin ninkii caqli loow

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 13 днів тому

    Go,aanka maxkamada waa iska hadleen xamaas ayadaa la xasuuqay madaxda falastiin cid soo xiri karta majirto maraykan ayuu qanciyay markii loo hajabay

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 13 днів тому +1

    Israiil wadnaheeda la'ilaalinayaa Ee wax majiraan Madaxweynaha iran Marekan xitaa dili karin makula tahay Wadan Xaafad iran ku taalo ka yar inay dili karaan...😮😂

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 13 днів тому

    denbiga maxa loogu qaybinaya tuugo tuugo dhashay weeyan maxakamadna maahe

  • @InnocentBlockGame-ee1hk
    @InnocentBlockGame-ee1hk 13 днів тому

    yab yab been iyo boor isku qarin weeye

  • @fmg63772
    @fmg63772 13 днів тому

    Wax kajiro malaha waa been