SHARMA BOY 2022 LIVE SHOW MINNESOTA MA SOCONAA OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 85

  • @libanabdi6425
    @libanabdi6425 2 роки тому +24

    Walalyal ilaahay ka cabsada naf walbo mar bey dhiman o qabri madoow cidlo la dhigi

  • @aliah7613
    @aliah7613 2 роки тому +49

    Ala ilhan cunar boskiii.ina aderked way kaso baxday wana buxisay garabkiisi🥺🙏

  • @sumeyabintmoha1650
    @sumeyabintmoha1650 2 роки тому +33

    Midba is lahaa yu hormarkan garen balse nin adag bu noqday legend Sharma❤️🇸🇴

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 2 роки тому +30

    Wiilkaan hankiisa ma yaro xildhibaan USA ah buu ku casuumaa showgiisa Keynan ila hees buu dhahaa Mo Farah Heesahayga kaso muuqaa dhahaa Fanaaniinta kale waxaan ma sameeyn Karaan waa Xujo cad fartuu qaadabo

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere 2 роки тому +44

    Mashallah Ilhaan Omar salaan sare from JAMURIYADA BARAKAYSAN Somaliland 💚🤍❤️

    • @kingofnature5757
      @kingofnature5757 2 роки тому

      Ilahan waa tii idin diiday ictirafka gabolland meel fadhiista🤣🤣🤣

    • @yussufmohamed6365
      @yussufmohamed6365 2 роки тому

      @@kingofnature5757 nin yuhud ayaiskacuna tas Hawa maleh.hhhhh

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 2 роки тому +1

      @@kingofnature5757 qof bukaa tahay

  • @khadar1076
    @khadar1076 2 роки тому +19

    Sharma boy keep going bro 🥰🥰🥰🥰🥰🔥🔥🔥👏🇸🇴🇸🇴🇱🇷🇱🇷❤❤👌👌

    • @sabirboxser
      @sabirboxser 2 роки тому

      Wakas 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @shukriali6715
    @shukriali6715 2 роки тому +11

    Sharma boy and ilhan omar ❤️

  • @abdifarit209
    @abdifarit209 2 роки тому +5

    Dhalinyaro Nabi Muxammad SCW ayaa tusaale inoo ah, Noocan yaan lagu dayan

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 Рік тому

      swc 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂cidan diin lhayn lee hraacdo wixiisa waa aakhiro ilow cad

  • @alikaasmn8389
    @alikaasmn8389 2 роки тому +36

    He is one and only talent singer we have 😉😊

  • @amiindaacadamiindaacad9026
    @amiindaacadamiindaacad9026 2 роки тому

    Saxib sare setahay xalada kawarm sharma boy 😛😛😛

  • @zeatziciitxiin3243
    @zeatziciitxiin3243 2 роки тому +6

    Waalayaabay showgan wllhi🔥🔥🏃💯

  • @king______karaama5846
    @king______karaama5846 2 роки тому +6

    Sharma wuu raaxesta wllhi realy📌❤🥰

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 роки тому +1

    Ninkan walahi lama cilinkaro

  • @abdizizabdalla395
    @abdizizabdalla395 2 роки тому +22

    sharmo boy waxba lagama qaban karo 🔥 ❤

  • @soojirefilms2163
    @soojirefilms2163 2 роки тому

    Sharma boy wuu tagey wlhi

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 Рік тому

    Sharmboy eedo ilhan ka waaley kkk i

  • @suleeqo9592
    @suleeqo9592 2 роки тому +3

    Waaaaaw! The Congresswoman Ilhan Omar is in the House👑🩸❤️✊

  • @zamiirazoomaal4166
    @zamiirazoomaal4166 2 роки тому +2

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😅😅🤣🤣🤣🤣🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪wwwwwwwwww landheranimo sharma boy tagyey oo talaabsey

  • @MOHAMEDAHMED-jv1wy
    @MOHAMEDAHMED-jv1wy 2 роки тому +1

    hadiiba intaaso qof ah usoo baxeen, fanki horay ayuu udhintay, hooyadina caawa ayey dhimatay. khadra daahir ALLAH haunaxriisto!

    • @elmiabdullahi1960
      @elmiabdullahi1960 2 роки тому

      Fanko waa isbadalaa ee ma dhinto,ee isbedel baa ku yimi,ee ta doonto daawo ama dhagayso .

    • @stopbeenta7040
      @stopbeenta7040 2 роки тому

      Fanka waa hadal laxan LASAARAY nin walbo laxankiis

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому +3

    Waaaaaaaaw waxas hees laga dhah shiib iska dhah Mami hore u soco ku leyahay xafidullaaahi

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 роки тому +7

    Sharma boy is legend

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 2 роки тому +2

    Heesta hargayso soogali wlHeesta hargayso soogali wl

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 2 роки тому +3

    Sharma boy geesi yar🥰

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 роки тому +1

    Ilhaan Maher waa gabar kale

  • @ahmedyare5455
    @ahmedyare5455 2 роки тому

    Ayyy sharma

  • @hassanmaalim7635
    @hassanmaalim7635 2 роки тому

    Dahir calasow dimo abha wase

  • @Ravitmarco1
    @Ravitmarco1 2 роки тому +1

    ɪ sᴇᴇ ʏᴏᴜ ɪʟʜᴀᴀɴ

  • @zulekahmatan6889
    @zulekahmatan6889 2 роки тому +5

    Ilhan vs sharma 💙❤️❤️

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 2 роки тому

    Heesta hargayso soogali wl

  • @mohamedmohaa1022
    @mohamedmohaa1022 2 роки тому

    Waan maseray

  • @wistawardi9661
    @wistawardi9661 2 роки тому

    Masocona ,,waa shaw ina kadab go,ay

  • @anfacmirejilicow1811
    @anfacmirejilicow1811 2 роки тому +2

    Sharma boy legend

  • @dhool9781
    @dhool9781 2 роки тому +1

    Maxaa rebayo ilhaan?

  • @timtool1126
    @timtool1126 2 роки тому +5

    Amazing

  • @shahinnor9889
    @shahinnor9889 2 роки тому

    AMERICA UNUKA ISKALEH WUU

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 2 роки тому

    Sharmboy money ka sidaa Ilhan baden ka Waal duni Cusub idhami idhami

  • @dr.abdirashidabdi7349
    @dr.abdirashidabdi7349 2 роки тому +2

    Ina adeertii u kala kicisay

  • @istarheebo4484
    @istarheebo4484 2 роки тому

    Play back intaas bnku nacay afrikankii la qaaday heesta codkiisa wala maqloyaa Asagoo joogin showga

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Рік тому

    Waxaan cantarbaqash buu kuhadlayaa 😂😂😂😂 kis issue??

  • @cjaliilyare9211
    @cjaliilyare9211 2 роки тому

    Keep going sharma💁🖐️

  • @nawadcabadilahi3420
    @nawadcabadilahi3420 Рік тому

    👍👍👍

  • @egnshakiiri4424
    @egnshakiiri4424 2 роки тому

    Maxaad samaysay

  • @zakiapdiyasif7002
    @zakiapdiyasif7002 2 роки тому +1

    xildhipaan pashalaya oo Whitehouse ka ku jiro weli mapa arkin pee 😅🤣

    • @biggstone3573
      @biggstone3573 2 роки тому

      Ilka case maxaa laga soo doonaa showgiisa wiilkaan ciyaalkeeda dhagaysto oo baray Ilhan hees buu u qaaday mar hore buu waji dhigtay

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 2 роки тому +3

    Sharma boy is king 🇸🇴🇺🇲❤️

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 2 роки тому +4

    Ilhaan see waxyeelaa sharma fartaa rabto qor 🤣🤣🤣

  • @youtubecreators100
    @youtubecreators100 2 роки тому

    Sharma boy
    new song

  • @samiraali6211
    @samiraali6211 2 роки тому

    U are the best

  • @sahraxusen5606
    @sahraxusen5606 2 роки тому

    Two

  • @luckypoininweyn3266
    @luckypoininweyn3266 2 роки тому +1

    Ciyal ku dhac so gali

  • @fartunj4196
    @fartunj4196 2 роки тому +2

    War waxaan fanaan ma aha heesahiisana waa labo labo

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 2 роки тому +1

      Ilinta iska tir wll please😂😂😂😂😒

  • @foosj8494
    @foosj8494 2 роки тому +9

    Dadku ha ogaadeen dad aan kuleetigooda laqabsan karin baa jira. ( candho calasey u sheega)

  • @epow_adde1
    @epow_adde1 2 роки тому

    Sharma boy 👊

  • @hanan4882
    @hanan4882 2 роки тому

    21hrs 51k the best in Bulqaas studio

  • @alpertaboy879
    @alpertaboy879 2 роки тому

    ᴅᴀᴅᴀᴀʟᴀ ᴡᴜᴜ ɢᴀᴀʀᴀ

  • @jimcaalecaafi1108
    @jimcaalecaafi1108 2 роки тому

    dadka sifeecan laama arkayo

  • @falhadomursal6212
    @falhadomursal6212 2 роки тому +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @roodoqurux6288
    @roodoqurux6288 2 роки тому +1

    Ma indhahegaa mise waa ilhaan

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 2 роки тому

      Ma aragte anaa isku haya ma iyada mise waa indhahaaga

    • @fathimamohammedxusen5839
      @fathimamohammedxusen5839 2 роки тому +4

      🤣🤣🤣 Haaa waa iyada laftirkeda ilaa America dowladeda hda kamid nahay ina adeernimo wa jilena Somali hda nahay Sharma boy maqoro ina adeer iyo qabiil wiil yar qalbi wanaagsan

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 2 роки тому +3

      @@fathimamohammedxusen5839 soomali naa unahay baayo inaa americanka kursigooda ku qabsan fankoodana ka waalno hhh

    • @fathimamohammedxusen5839
      @fathimamohammedxusen5839 2 роки тому

      @@nacimohassan2582 waa ogahay baayo dhiiga Somali biyo ma ahan wax badan dhibaato dhaca America maso baxdo ilhaan somalida qabsato community lakin ina adeerkeda we iskentey saas waaye

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 2 роки тому +1

      @@fathimamohammedxusen5839 baayo waa ina adeerkeed dhiigu biyo ma ahn

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 2 роки тому

    Heesta hargayso soogali wl

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 2 роки тому

    Heesta hargayso soogali wl