MAANTA SIDA AFNAAN IGA NAXISY AlX HADII AAN KA NOLAHY MY DAILY ROUTINE SAMIRA SIMAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 75

  • @dekasaid9635
    @dekasaid9635 3 місяці тому +5

    Samira abayo aaway culusow maxaa qaldan xaaladiina okey ma tahay ilaahey ha idin xafido my family ❤

  • @fadumocabdiqaadir4743
    @fadumocabdiqaadir4743 3 місяці тому +6

    Muraad leyahay isoo duceya adga alle haku caafiyo inti Muraad lehi alle ha siyo

  • @quruxsaninaadam9165
    @quruxsaninaadam9165 3 місяці тому +3

    Abayo abukar away ma ilmaha ugu tagtid mise safar jira wax no sheg familkada nahe❤

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 3 місяці тому +6

    Depression iyo vitamins laan baa ku hayo naftada ka fikir codka xirmo waa murugta.😭😭😭💔💔💔😱😱😱

  • @saafishariif5016
    @saafishariif5016 3 місяці тому +14

    Samiro culusow xagu adey

    • @farxiyfilsan6116
      @farxiyfilsan6116 3 місяці тому

      Waa yadaan lama arag malaa safar buu jiraa

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 3 місяці тому +5

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤

  • @faizaHirsi
    @faizaHirsi 3 місяці тому +2

    Allah is the most merciful❤

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 3 місяці тому +4

    Abaayo allah ha ku caafiyo quraan isa saar 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 3 місяці тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 3 місяці тому +4

    abayo xajigii kama aragno adna ma faraxsanid sidii kheyr ah Alle ha ku siiyo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 3 місяці тому +4

    الله يحفظكم ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 3 місяці тому +3

    ALLAAH KUCAAFIYO ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому +3

    Manshaallah gabadha gacantada iyo gacanteda isku xir sasa fican alah ku fududeyo xabibti 😊

  • @ayaanmousa6027
    @ayaanmousa6027 3 місяці тому +2

    Waxa tahan dadaka kalaya aana jecelaha Waxan rajinaya in aada isla joogata😢😢😢😢❤

  • @Munajaamac899
    @Munajaamac899 3 місяці тому +3

    Sami to culisow away asaa ilmaha uga tegi jirtee see camal ee

  • @anabkhaliif8478
    @anabkhaliif8478 3 місяці тому +5

    Samiiro abayo caadi matihid mogaaa

  • @naajshamad
    @naajshamad 2 місяці тому

    Aslm. Abaayo Allah ku caafiyo.
    Abaayo vitamin B complex raadso. Fatigue ayaad tilmaa meysa. Mida kale maalin walba is ku day 30 daqiiqo in aad qoraxda u baxdo. Ila soo xidhiidh, I’ll give you more advice. I’m a nutritionist health coach.

  • @xamdibashir1194
    @xamdibashir1194 3 місяці тому +4

    Lkn culusow aaway horta

  • @aishasaed5032
    @aishasaed5032 3 місяці тому +2

    Ilaaaco na weyjirta abyo astaqfarta badso quran aqriso saliga nabiga aqri i.a waa cfmde

  • @xamduush702
    @xamduush702 3 місяці тому +3

    Ilaahay ku shukri❤

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra 3 місяці тому +2

    ilmaha abyo suqa hala aadin xajiga intuuna bixin soo aadeego asna hasii hayo ilmaha hooyooyin hada nahay dhibkaa waan wada qabna

  • @Dsaxan
    @Dsaxan 3 місяці тому +1

    Alla hku caafiyo samiiray xppti niyada kheyr usheeg i.n wd guulaysan

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 місяці тому +2

    Samiroy ani xitaa sasaa ahy ani dhn siyaa tacbn uahy inaa srirta srndo bzaa rpaa culesaa isrn misnkyga xita wu is dhimy dhakhtraa tgy britn gud aa mry wx ma qbtida la idhahy lfaha ixnunaye xita kulhaa calciumkga wa full dhbrka xitaa mka fadhin kri wu ixnunaa hdna wx ma qbtida la idhahoyaa wxa dhahy dhakhtrdn amy wx aqonin wxz macqul ma ahne muda hda sidza ahy 1kii sno august bzaa iga hrty dhakhtr dhn wa iska dhafy gbr mlin hore aa firsnyaa aa arky aydo dhaheso wxaz waa depression mrka apyoy alle hna cfio anaga io intii nla midka ahba 🥲🤲🏻

  • @amiiraofficial7082
    @amiiraofficial7082 3 місяці тому +1

    Xajigagi malmahan kulamajiro ee me

  • @KhadijaRobleh
    @KhadijaRobleh 3 місяці тому +1

    Ilahay ha ku cafiyo adkarta aqriso insha Allah.

  • @DeeqoXasan-u3s
    @DeeqoXasan-u3s 3 місяці тому +6

    Asc samiro seetahy mas uuliyad intaa uweyn maxa mali kartit Nin hadu ku qabo asa laga rabaa mas uuluyadaas lkn hada tahay singl mother lagu dayacy ilmaha waa qaade mas uliyad lkn adiga ninkaaga joogo ha qaado mas uuluyad wax karin nadafada ilmahaaga guriga naftaada culeeys kugu filan

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv 3 місяці тому +1

    Abayo please guriga ha uga tagin qatar waye

  • @ashaadan4286
    @ashaadan4286 3 місяці тому

    Asc samira qurux bisha Wey damatay waxi idin shega daheysay no sheeg …. Wa samirne…. 😂😂❤

  • @ShukriAbdi-t7y
    @ShukriAbdi-t7y 3 місяці тому +1

    Abaayo maxaa Jira noosheek Mase culusoow hadane woo guuray aa gusooduceeyno

  • @nastehaabdirahman4290
    @nastehaabdirahman4290 3 місяці тому +3

    Manta tariiq igu dhacdy hanoo dambeyse wlly mxa u cawin weysy gabadha miskinta ee mumbasa kula jogto sabirin maxamed UA-cam kuso gasho ma sas u xumed anakana fns ku nhy

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 3 місяці тому

      gabdhan wy adkeysi badn thy maahanee ayadaa cawin u baahan oo kaligeed ilma iyo nolol isu heysa😢😢

  • @EdmanCabdi-y5n
    @EdmanCabdi-y5n 2 місяці тому

    Cirbad miyaa kuugu jirto abyo cirbadaa xunuunka lehe

  • @YusufMaxamed-u1q
    @YusufMaxamed-u1q 3 місяці тому

    Allaha ku cafiyo niyadada side jeceshahy allaha ku fududeyo abayo ❤

  • @AmishAmishhussein
    @AmishAmishhussein 3 місяці тому

    Allah haku cafiyo abayo

  • @Umayma12
    @Umayma12 3 місяці тому +1

    Asc samiira aawe saxibka abukar waxan filaa xaalkina inu juuro yahay

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo 3 місяці тому

    Kiip goina walshey samira ❤

  • @Sahlan.abdirahman
    @Sahlan.abdirahman 3 місяці тому +2

    Abayo...abakar...awey

  • @ayaanmousa6027
    @ayaanmousa6027 3 місяці тому

    Mashallah alle culasaka fudada haku badalo wll samir xaajigi culusow aaha mey xabibitii waxan noshaga❤❤❤❤❤❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 3 місяці тому

    Allah ku caafiyo

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 3 місяці тому

    Alxamdu hadii lahelay abyo sas waye carurta allaha noxafido

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 3 місяці тому

    Alle haku caafiyo wllshey insha Allah

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 3 місяці тому

    Illahey haku cafiyo❤❤

  • @FadumaMohamed-vv3xk
    @FadumaMohamed-vv3xk 3 місяці тому

    Ilahey haku cfyo abayo

  • @mandekmohamud3977
    @mandekmohamud3977 3 місяці тому

    Allah haku caafiyo abayo ❤❤

  • @ShukriaYussuf-h2n
    @ShukriaYussuf-h2n 3 місяці тому

    Allah ha ku cafiyo abayo

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 3 місяці тому

    Ala haku caafiyo abayo samiiro ❤

  • @anfacmc5871
    @anfacmc5871 3 місяці тому

    Cafimad taam ah allaha ku siiyo wlshy

  • @najmaali1123
    @najmaali1123 3 місяці тому

    Allaha ku caafiyo

  • @rayaanruun9568
    @rayaanruun9568 3 місяці тому +2

    Away culusaw ma ugubtagtid ama adeega u dono ani sas wlhi aniga ninkega wa u maqnyhy lkn sorry

  • @Madiinoxasan-lb8so
    @Madiinoxasan-lb8so 3 місяці тому

    Abaayo Allah hkucaafiyo

  • @SafaCabdi-rl6yf
    @SafaCabdi-rl6yf 3 місяці тому

    Allaah haku cafiyo

  • @muxubosaciidyusuf2757
    @muxubosaciidyusuf2757 3 місяці тому +1

    Abyo tasbexda badso

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 3 місяці тому

    Masha Aallah Masha Aallah Masha

  • @hawasharaf987
    @hawasharaf987 3 місяці тому

    Abyo strees haduu jiraa iska yareey Allha kucafiyo marwalbana ducoysa inshaa Allah adna waxaad tabaneysa Allha kusahla❤

  • @xamdibashir1194
    @xamdibashir1194 3 місяці тому

    Ilhy haku caafiyo

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 3 місяці тому +2

    Saxbikaaa culusooow safar muuu aday

    • @AsliMclnyare
      @AsliMclnyare 3 місяці тому +1

      Brankigi kabacdi lama arag xaajiro talow😂😂

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 3 місяці тому

      amaa adinka isku dirteen reerka vidowgas comntigisa dhan wxaa ka dhigteeen naa ninka iska celi

  • @hawasharaf987
    @hawasharaf987 3 місяці тому

    Allaha kucafiyo

  • @xafsaosman5710
    @xafsaosman5710 3 місяці тому +8

    Asxbey irumysta samira siman beryahan wax qaris by bilawday 🤣🤣🤣

  • @rahmoabdi30
    @rahmoabdi30 3 місяці тому

    Msha alhha

  • @suubanraage9059
    @suubanraage9059 3 місяці тому

    Samiiro amaa uurledahy isbaar

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 3 місяці тому

    Keep good

  • @MunaMohamed-e8l
    @MunaMohamed-e8l 3 місяці тому +2

    Abaayo moolka waqasaaro biishii halmar soo adeeyo kongooyo mataqaanidoo

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraarale6253
    @nasraarale6253 2 місяці тому

    Mandomando😂

  • @khadijocadey4382
    @khadijocadey4382 3 місяці тому

    Samiiro abayo depression ayaa ku haayo

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 3 місяці тому

    Samiroy is catey saan talo malahane

  • @ZamuuHajji
    @ZamuuHajji 3 місяці тому

    Samiro awey culusow

  • @hony5804
    @hony5804 3 місяці тому

    Samira aaway abukar

  • @ShamsoDiriye-y6c
    @ShamsoDiriye-y6c 3 місяці тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @indharooninmohamed1296
    @indharooninmohamed1296 3 місяці тому

    Fatimiin cun

  • @Sahlan.abdirahman
    @Sahlan.abdirahman 3 місяці тому

    Abayo...abakar...awey