HOOYO XAMDA IYO QISADEEDI NINKEEDI LAGA DILAY IYO NOLOSHII SODHDEED IYO HOYADED SO MARIYEEN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

КОМЕНТАРІ • 43

  • @user-ip6jk1fl9n
    @user-ip6jk1fl9n 2 місяці тому +1

    Allah gabadhaan nabsiga lagalay badanaa waalidiinta qaar allaha barakeeyo illeen waalid waaye waxkale oo ladhaho lamayaqaane.

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 2 місяці тому +4

    Taasookale hooyo lama orankaro qumanyada,

  • @marianqasin8786
    @marianqasin8786 2 місяці тому +2

    Subxaanallah allaha faraj kheur qaba allaha u furo

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 2 місяці тому +2

    Gabadha hala caawiyo please 😊

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v 2 місяці тому +3

    War inantu waxay ku leedahay dhegayso xakeed u horboodaysa sorry sister Alah maxaa gabadh la dhibay gabdhaha somaliya joga in la aaso unba u hadhsan subxanala 😮😮❤❤

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 2 місяці тому +5

    Sorry mcaaney Ilaahay qalbiha Hakuu khaboojiyo❤❤❤

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 2 місяці тому

    Warunteed

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 місяці тому +1

    SOMALIDA XASIDIINTA QFKA FARIIDKA AH WAXAY SUUQA U GELIYAAN WUU XANUUNSAN YAHAY

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f 2 місяці тому +1

    May markiihoreba mayeeleen

  • @baarmohamed8520
    @baarmohamed8520 2 місяці тому

    nabsigi hooyada iyo aabaah kaa galeen illaahay baa inqaabtiisa mrinaayo adigan illashay haku caafiyo

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому

    ala maxay xanuun soo aragtey😢😢😢 allow nolosha u hagaaji miskiintan si xad dhaafaa loo dulmiyey 😢😢😢

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 2 місяці тому +1

    Gabdhaha dhibka halaga faayo😢

  • @farahahmed8717
    @farahahmed8717 2 місяці тому

    It’s cruel

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f 2 місяці тому

    Qalbiga allaha kuu dhibdhaamo

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 2 місяці тому

    ALLAAH kurbada ha ka qaado walaasheen wax qeyr lehna ha siiyo aamiin. Sorry sis wuxu waa aduunyo inallaah maca saabiriin

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f 2 місяці тому +1

    Inaadka dhuumatey aheed

  • @user-ev5hv1jj7c
    @user-ev5hv1jj7c 2 місяці тому +1

    hadal kule ahy sifican udhagayes warayaa waa gabdha yara wayan nee

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 2 місяці тому

    Waa sax anaga waan ismacaaneynaa

  • @abdijalilfarah8334
    @abdijalilfarah8334 2 місяці тому

    Soomliyee tanimay jirtaa waayabe

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 2 місяці тому +1

    Inder gabartan waxbaan bartay bay tidhi qalad ku waaa adiga aaabe iyo hooyo aadsheegayso markii xaqdarada aykula hayeen noogu marqati fur ayaaad gef gashay dadkAn sheekaynayso orod maxa kamadaa ka ashkatee

  • @user-xu3kk6hz3k
    @user-xu3kk6hz3k 2 місяці тому +1

    Ax ax😢😢😢😢😢😢😢

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 2 місяці тому +1

    Nin kaaa hore eee dad ka sidaa u daqray kasoo doon tahy ee yelu waayay taladaadii isgu
    Xawaagiii waad kuleedahy

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 місяці тому

    ALLE HAKU XAFIDO AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲SCW SCS SCW

  • @QadanMaxamuud-hd4fv
    @QadanMaxamuud-hd4fv 2 місяці тому

    Baga iyo sax weliba walidkaa ninkay kuu diidayaan maxaa ku daba dhigay

  • @amalquule84
    @amalquule84 2 місяці тому

    naagata beenabaya sheekabasa macali guruga

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor6370 2 місяці тому

    Axaxaxax Walahi wayjiraan waalidiin saasi.😭😭😭😭😭😭

  • @AliHirze
    @AliHirze 2 місяці тому +2

    Sorry abbayo aadbaan uga xumahay waxa kugu dhacay

  • @malyunkhadar8168
    @malyunkhadar8168 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭sorry qaali ilaahaw gabdha soomali ugar gaar maxay dhib soo mareen waalidkaas ilaahw xaqatus cay ma midna gabadhas ilaahaw dhinka ka saar

  • @abdijalilfarah8334
    @abdijalilfarah8334 2 місяці тому

    Aabahaabaanacas ahaa

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 2 місяці тому

    Subxanallh

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 місяці тому

    ax ax😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f 2 місяці тому

    Kkkkkkk meyska dhalaeysaa

  • @farahahmed8717
    @farahahmed8717 2 місяці тому

    What kind of parent is that?

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9v 2 місяці тому

    Dadka noocani ah ma Somali dhulked ba laga helaa😢!. Waaba cabsi cabsi!.

  • @Maalqabeen-sg2cq
    @Maalqabeen-sg2cq 2 місяці тому

    Waxa somalida sidaa u galay waa cuqubada carruurtooda.

  • @baarmohamed8520
    @baarmohamed8520 2 місяці тому

    sorry wallo illaahay haku dhib dhaamo illaahay isku xidh waad ka bixi insha allasj

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому

    dabcan ilmayar beey ahayd 😢 hadeer ayaa ba ay tahay Gabar yar ❤😢❤😢 sorry huuno 😢

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 2 місяці тому

    Dulmiga intaa laeg dadka geysanayo Ilahey kama cabsanayaan miyaa?

  • @umusihaamhassanhussain5136
    @umusihaamhassanhussain5136 2 місяці тому

    Ma adigaa ah AB+ ah anigaa ah kuu shubaya darilaahayna kuu garab istaagaya walaahi ilin baa iga timid rafaad iyo naxariis daro ayaa iskugu kaa biirtay ilaahay ha kuu bongo dhayo

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 місяці тому

    WAAN KU XAMUHAY WAX YEELADA LAGU GAADH SIIYEY BALSE ALLE WAA CADAALI

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 2 місяці тому +1

    Waar isku xishood dumar uunbaad la sheekaysataaye.
    Waa ceeb waxaan dhaqan aqoob baad tahaye.
    Shire bilis in laguu bixiyo weeye.
    Adigoo kale marka raga uu la kaftamayo waxaa la yidhaa kani dumarbuu ku sheeko bartay