YURUB GEENYO 2017 HEESTA QAAMUUS OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 228

  • @kalidsahane302
    @kalidsahane302 Рік тому +84

    Heestan waxay iitahay xasuus wayn jacaylkaygi 2014 -2021.
    Alxdllh sanado badan kadib alle wu igu guuleyey maantana wa marwadeyda
    jacaylku ha waaro❤

    • @shaaficihassan2805
      @shaaficihassan2805 Рік тому +2

      Wax xn rabi idnma tuso

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 7 місяців тому +1

      ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
      Nin raga uunbaa intaa sameeya masha allaha alle haydin barakeeyo

    • @aaminoahmed9654
      @aaminoahmed9654 14 днів тому

      Masha Allah😢❤

  • @mohamedabdinasirali349
    @mohamedabdinasirali349 Рік тому +46

    Markaad thy ruux qudheyda
    Waxay qoonsataba ka dhowra
    Waxaan ahay ruux qalooca
    Qabyada noloshaada diida
    Markaad thy ruux qalpiga
    Qareen u noqdoo daweeya
    Waxaan ahay ruux qadarin
    Qurmiyo kuu qaba tixgalin
    Wixii qisa dhacay jaceyla
    Taariikdu hadeey qoreeyso
    Qaamuuska kuwii galaynu nahay
    Waa idin salaamay heestan macaanta bdn intii dib usoo raadisay waxaan idiin rajeeynaa nolol farxad leh 😞💔🙌

  • @Theyluvvkh
    @Theyluvvkh 7 місяців тому +37

    Qaamuuska kuwi galaynu nahay 🫶🏻❤️😭 2024 ya idaawanaya 🥺🫂

  • @jaamacomar8729
    @jaamacomar8729 6 років тому +80

    Heestaan xasuus gaara ayy igu leedahy wlhi saxaraha liibiya iyo suudan u dhaxeeya anaguu socona ayaan qaadaynay anagu isuga jirna shanta soomaali wxna ka xasuusta wxii qisa dhacay tahriiba taarikhdu hady qoraysa qaamuska kuwii galaynu nahay
    Sawtu raxma taarikhda ku xusi wle

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 років тому +5

      ALLAAHU AKBAR, ALLE mahad leh hadiiba aad soo dhaaftay meeshaa. ILLAAHEEY ima tahriibiyo anu.

    • @siciidmaxamed-5962
      @siciidmaxamed-5962 Рік тому

      Yurubta yurubada

    • @Brown884
      @Brown884 Рік тому +1

      Hada halkee Joogta ugaas Ana WaNsoo socdaa From Burco 😢😢😢😢❤

    • @MaxamadWali-ou8px
      @MaxamadWali-ou8px Рік тому

      Xaradee soomaray taliye

    • @muuseyare5682
      @muuseyare5682 3 місяці тому

      Iska jooga zhp ha tahriibine waa dhibatee 😂😂😂😂​@@Brown884

  • @zuuzumohaz5446
    @zuuzumohaz5446 Рік тому +17

    HeesTan Mrkn Dhageysto Qof aan jeclahy Niyadayda Kuso Dhaca Lkn Ma Rabo😢Ilaahow Qlpiga Iiga Saar

  • @wizzadil8303
    @wizzadil8303 Рік тому +35

    yaa ila dawanaayo 2023😢

  • @warsameali6402
    @warsameali6402 6 років тому +22

    Heestan markan dhageysto murugo Kasta oo ihaysay wan iloobaa, Yurub geenyo walee hadey jirto cid un fankeda taageerta Waxan aminsanahay no. 1 inan ahay.

    • @Maahir397
      @Maahir397 Рік тому +1

      Been ayad shegty😂

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 4 роки тому +53

    Heestan waxan ku xususta My ex she was a good person but wn is dabecad fahmi wayny qof ka farxiya Alle Haku siyo im with you sis 🙏🏽

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Рік тому +9

    Walee xasuus ayaan galay caawa 2023 bisha sat, 8 Apr ilahow ramadanka fadligiisi hamigeegi ha i rumeeyo aamin hadii iga danneyso dhac igu sii Laki 😂❤❤

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid Рік тому +9

    Heesatn wan jecelhye kadib marku isoo diray qofkan dunida ujecela isago iga dhowrya wax kasto Oo dhibaata wan ku jecelhye adiga ayaa mustqabalyga ah 🅰️❤️🫀💯 21/9/2023
    Malin khamiisa ❤🎉

  • @abdihakiim3456
    @abdihakiim3456 7 років тому +17

    {Wixii qisa dhacay jacayla taariikhdu hadey qoreso qaamuska kuwii galaynu nahay} Wacadale waxaasa hees kaa ah {yurub geenyo sautul raxma}💯💯💯❤

  • @mumtaazmohamed4831
    @mumtaazmohamed4831 5 років тому +6

    Boqorada jaceylka waaa sowtu raxma boqorada codkana waa yurub Genyo Boqorada quruxdana waaa Yurub Mohamed Abdi boqoradeydana waaa Geenyo abdan kujeclahay

  • @rayannarara2189
    @rayannarara2189 7 років тому +15

    Heestaan waa 2015 yurub geenyo cid al fitr ramadan waan haasousanaya live baan HCTV kaa dawanayeey baa

    • @cismanabdi830
      @cismanabdi830 7 років тому +1

      sowtu raxma yurub geenyo waa laysku raacay codkeeda ha laasiga ah geenyo waa khadra daahir oo yar

    • @engrabiic
      @engrabiic 2 місяці тому

      7sano ka dib ayaan faaladaada arkayaa walaashey noolow hadaad nooshahay❤

  • @rakiaabdirahmanhassan7189
    @rakiaabdirahmanhassan7189 4 місяці тому +5

    Heestan wxan dhagysnyaa 14_june_2024 05:30pm
    Wxa jira qof aad igu qalisn noloshydna boos weyn kga jira qlpi illhy hasku keen daayo❤
    Markad tahy ruux qalbiga
    Qareen u naqdoo daweeya
    Waxan ahay ruux qadrin
    Qurmiyo kuu qaba tixgalin.
    Wxii qiso dhacy jacylaa
    Tariikhdu hady qoryso
    Qamuska ku wii kaglynu nahy.
    "Y"❤🎉

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 5 років тому +12

    Mala is oran karaan heestani waxay turjumaan u tahy qalbiyada lammaane badan ?

  • @cashacaagane392
    @cashacaagane392 5 років тому +7

    Heees xasuuus. Iguh leh rubtiii ma ilaaawo marnapa 😓😓😓😓😢😢😢

  • @ferouzemohamed7411
    @ferouzemohamed7411 7 років тому +10

    wawwwwww mashallahh yurub genyo Allah haku hafido hyperbien voix 100%

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel2457 3 роки тому +8

    Leyskama Heesee Waa Qalbi Ka Hadal 😍💖🥰❤❤😘

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 років тому +16

    My Yurub😇, always calms me with her gorgeous vooooooice😍😘😘. ✌🏽️✌🏽️🇸🇪🇸🇴🇸🇪🇸🇴🇸🇪✅✅💖💖
    Xoxo~::/Gossip~Guy!!!!!!!.........💖💖💖💖💞💞

  • @shugrimataan3265
    @shugrimataan3265 7 років тому +15

    Wow ax heestani meelbay I timaada sawtu raxma noolow

  • @aragsanmohamed1003
    @aragsanmohamed1003 3 роки тому +7

    Heestan waa xasuustii Ex love cisi iyo sharaf ku nolow

  • @khaalidbihi85
    @khaalidbihi85 4 роки тому +11

    Cawaa bishu waa bishu 10\7\2020 habeen jumca ah sabti so galayso

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 10 місяців тому +3

    Still 2024 ❤Sawtu raxma ❤axya cod wale tageero dhaba ku ahay heshaga kama daalo io codkaaga macan

  • @faaruuq175f.r.q9
    @faaruuq175f.r.q9 7 років тому +13

    runtii waan ka helay heestaan

  • @nasraabdullahi3697
    @nasraabdullahi3697 7 років тому +40

    this song touch my heart

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 7 років тому +18

    darbaal guri guuraya iga dheh waan yaabay somalida xoga lacaga maheleen way balaartaan calamkana way dhuubtaan

    • @nasrohussein3476
      @nasrohussein3476 7 років тому +1

      Anob Mohamead wlhi runtaa shegtaay anaga cayilaa nasteexo u aragnaa hhhhhhhhh

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 7 років тому +1

      Anob Mohamead i missed ur cay wlhi haha

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 7 років тому +3

      Guled Abdo hhh adiga xumaanteyda uxistay ana ada ku xisey 😊

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 7 років тому +1

      Anob Mohamead 😂😂😂😂nice one, ani maa la iwaayaahe, meelahaa iska dhoobanahaye😂😂😂

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 7 років тому +3

      Guled Abdo hhh war nin wanagsan baad tahay waa ku taageeraa

  • @mucaadromeo
    @mucaadromeo 4 місяці тому +6

    Still watching 2024❤😭

  • @Waryapoi460
    @Waryapoi460 7 місяців тому +2

    Sawtu rahma
    Wixii qiso Dhacay jacayla
    Qaamuska kuwii galaynu nahay 🫂🫀❤️🦋
    2.3.2024 Sabti 10:42 🙌

    • @nataasha6949
      @nataasha6949 7 місяців тому

      Anigba hada soo booqday 😂😂

    • @Waryapoi460
      @Waryapoi460 7 місяців тому

      @@nataasha6949 waa Layna hayaa hadaa Labadeenaba Adna hadaad hada soo boqotay 😂

  • @nasriinashaxshaxleey3830
    @nasriinashaxshaxleey3830 7 років тому +13

    yurub geenyo❤❤❤❤😘

  • @Zakariyegd
    @Zakariyegd 3 місяці тому +1

    Coodkeedah waxaan u qaatah daawo ahaan yurub maxamed cabdi yurub geenyoh❤️😭

  • @Tafo775
    @Tafo775 7 років тому +13

    Wixii qiso dhacay jacayla Qamuuska Ana Gali lahaa Tariikdu Haday Qorayso❤❤❤🎶🎶

    • @hamdakaahin1557
      @hamdakaahin1557 7 років тому

      Mustafe Azal Dhalad 4iuiiiå @ uyyyyy

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому

      Mustafa hhh

    • @Tafo775
      @Tafo775 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare zxp sawmahan

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +2

      Mustafa Mo kaliga wllhi mahnee loven ku ahayy anigana inkastoonyy eeen.eeen😂😂😂

    • @Tafo775
      @Tafo775 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare Haaye haaye hadaba Een een waayaha laabta ku hayso bro 😂😂

  • @faizaabdikaderadan6845
    @faizaabdikaderadan6845 8 місяців тому +40

    My favourite song in 2024🥹🥹😭❤️‍🩹

    • @omarApdirizak
      @omarApdirizak 8 місяців тому +2

      Best vioce i ever seen geenyoh🫶❤️‍🔥😥

    • @UmalkhayrKhader
      @UmalkhayrKhader 2 місяці тому +1

      Ppp00😊o09000p000⁰⁹o00​@@omarApdirizak

    • @UmalkhayrKhader
      @UmalkhayrKhader 2 місяці тому

      Ppp00😊o09000p000⁰⁹o00​@@omarApdirizak

    • @UmalkhayrKhader
      @UmalkhayrKhader 2 місяці тому

      ​@@omarApdirizak0

  • @DjDiini20
    @DjDiini20 2 місяці тому +1

    Isoo xasuusi chep hadaad soo pooqaTo 2025❤🎉
    Qaamuska kuwii galaynu nahay😢❤

  • @mohamedwais2705
    @mohamedwais2705 7 років тому +10

    Waa boqoradda codka. No doubt.

  • @Yacquubbashi-fg3xt
    @Yacquubbashi-fg3xt 9 місяців тому +3

    What a voice yurub genyo from chem🤌❤🤤

  • @aaminoahmed9654
    @aaminoahmed9654 14 днів тому

    Markaa tahay ruux qomamyo dharar qura aan i badin, Waxaan ahay ruux qorsheeya qasriga libintiyo nolosha😢❤sun,6 oct 2024😢
    I.a malin un waan gaari doona meshan Alle ka rajeenayno😭❤💐

  • @shamsasharif8010
    @shamsasharif8010 5 місяців тому +1

    Wixii qisa dhacay jacayla taariikhdu haday qorayso qaamuuska kuwii galaynu nahay 😢❤🎉😊 4/5/2024

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 3 роки тому +4

    heestan waxaan ku xasuusta mar aan tababar u joogay dagmada sheekh 2015

  • @Abokor8609
    @Abokor8609 Місяць тому +1

    Tarikhda ku xusi doonta sawtu raxma yurub mahamad abdi
    Heestan markad tahay qamumyo dharaar qudha aan ibadin waxan ahay ruux qorshiya qasdiga libintiyo nolsha❤ Hestan anigo iyo shpky ayaa wakhti xadirkan dhagysanyna jawiguna aadbu udagan yahay 2024/8/1 September

  • @NajaxMaxmed-lf6ew
    @NajaxMaxmed-lf6ew Рік тому +3

    Markad tahay ruux qalbiga
    Qareen u noqdo daweeya
    Waxan ahay ruux qadarin 2
    Qurmiyo ku qaba tix galin
    Wixi qiso dhacay jacayla
    Taarikhdu haday qorayso
    Qaamuska kuwi galaynu nahay
    31/7/2023
    Waxan illhy ka rajaynaya Qisadeenu inay noqoto mid qamuska gasha waxan kuso noqon meeshan inaga oo qoysa insha allah i love you huppy abdisalaam🫶♥️🫂🔐💋💋

  • @abdifatah1939
    @abdifatah1939 7 років тому +6

    yurub geenyo sawtu raxma 👌👌

  • @zxsdwe170
    @zxsdwe170 7 років тому +9

    Big size time 😘always beautiful

  • @axmedsiciid8143
    @axmedsiciid8143 Рік тому +2

    Heesaha sawtu raxma qaado waa midaan ugu jeclay

  • @fadxiadems1546
    @fadxiadems1546 7 років тому +8

    axyaa yurub gee geeyo
    wixii qiso dhacay,qamuuska....
    hamacaanto

  • @cabdishakuurcumar761
    @cabdishakuurcumar761 6 років тому +10

    heestan wxn isoo xasuusisaa qof agtyda ku qliyaH sowtu raxmayar ahayd oneluve❤ mrwlpa heesta wa iga haqabtiri jirtay sorry wkhtiga nkla waday

  • @mubarakmohamed9331
    @mubarakmohamed9331 4 роки тому +4

    Maansha allah yurub geenyo hees mcn hubaal ☺❤

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +8

    *2019* Like 👁👁🙄🤳

  • @Shanlayste
    @Shanlayste 7 місяців тому +1

    Hestan xasuus baku galaa 20222 fvv mi song bay ii ajud ❤😢

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi Рік тому +3

    Waxan ahay ruux qadarin
    Qurmiyo kuu qaba tix_galin 🌴❤🥺

  • @Hapi12si
    @Hapi12si Рік тому +2

    Cawa heestan soo dontay ax😢🥺

  • @abdinasirmohamedaweis9916
    @abdinasirmohamedaweis9916 Місяць тому +1

    1/9/2024 wixii iga dambeya🥺🎧🔥❤️

  • @dancewpn1117
    @dancewpn1117 7 років тому +6

    thankz For Uploading

  • @AyaanGufure
    @AyaanGufure 6 місяців тому +1

    Still I'm listening 2024 ❤❤❤❤😊

  • @RayaanMohameth
    @RayaanMohameth 8 місяців тому +1

    Qalbiyo is jecel 16/2/2024

  • @amb.awilibrahim4269
    @amb.awilibrahim4269 6 років тому +4

    Good yuru geenyo hhhhhhhhhhhhh love

  • @zakimaxamed233
    @zakimaxamed233 7 років тому +6

    heestaa kama dhergo xaqiiiq

  • @HugurAbdirahma
    @HugurAbdirahma Рік тому +1

    Heesta waxaan dhagaysan jiray 2015.anigoo school ah class 7.walaahi xasuus ayaan gala

  • @jimcaalejimtah7581
    @jimcaalejimtah7581 3 роки тому +2

    2021 bisHii 7 5 maaLin MuruGo aH😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ifraaxmaxamed3659
    @ifraaxmaxamed3659 7 років тому +5

    wa hees shidan

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 2 роки тому +1

    Wixii. Qiso dhacay jacayla.
    taariikhdu. Haday qorayzo
    Qaamuuska kuwii galaynu nahy

  • @cheesecakeu_9
    @cheesecakeu_9 2 місяці тому +1

    My fav song ❤

  • @moudsoule661
    @moudsoule661 7 років тому +4

    super chanson hummm

  • @Maxameddeeqsaleeban143
    @Maxameddeeqsaleeban143 2 місяці тому

    Walhi dadku waa wada bukaan socod allahyow qalpiga noo qabooji😢😢💔🤲

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 5 місяців тому

    Wixii qiso dhacay jacayl ah❤❤❤❤❤
    2916
    Ethiopia 🇪🇹 😢

  • @jamilaahmed3713
    @jamilaahmed3713 7 років тому +6

    is touch my heart very deep

    • @minho594
      @minho594 7 років тому

      Jamila Ahmed can I touch him too,🦋

  • @maryanosman8808
    @maryanosman8808 5 років тому +6

    2019😭

  • @salmadaudhabane3196
    @salmadaudhabane3196 4 роки тому +3

    My favorite song

  • @dancewpn1117
    @dancewpn1117 7 років тому +6

    manchala

  • @CaydsruusMaxamd
    @CaydsruusMaxamd 3 місяці тому

    Wlhi hestan qalbigeyga bey xasus jaceyl kufurtay yurubteyda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Updilahei
    @Updilahei 2 місяці тому

    Markad tahay Ruux Qalbiga
    Qareen u noqdo daweeya
    Waxan ahay Ruux qadarin2
    Qurmiyo ku qaba tix galin
    16_11_2023💔🥹😢 wakhti xusus iga mudan

  • @Aragsanbukari
    @Aragsanbukari 2 місяці тому

    😭😭Ala mxa inabadn ciishoday 😭

  • @dancewpn1117
    @dancewpn1117 7 років тому +6

    Lovely SonG

  • @ishwaaqmaxamed8749
    @ishwaaqmaxamed8749 6 років тому +3

    Geeeenyo qof qliyaaaa

  • @nemoabdi9479
    @nemoabdi9479 Рік тому +1

    💔😭2023 Aug 9
    Waxan ahay ruuh qadarin , xurmo iyo kuu qaba tixgalin

  • @dancewpn1117
    @dancewpn1117 7 років тому +4

    Yurub GeenYo

  • @hadiyaabdikanimuse1858
    @hadiyaabdikanimuse1858 Рік тому +2

    Waxan ahay ruux qadarin xurmiyo ku qaba tixgalin 😢❤ 29 may

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 5 днів тому

    sowtu rahma hesahedu Makalla dhacan inta illa jecel❤❤

  • @zakimaxamed233
    @zakimaxamed233 7 років тому +5

    yurub geenyo kacsantahay

  • @Hiraa-143
    @Hiraa-143 Рік тому

    Haa wllhi aniga ka mid eh kuwas waayo
    waxaa ahy wiil jecel saaid u haayo
    gabadha uu jecelhy uu seto ayaa ahy allah isku key daro alafkeena 🫀❤️‍🩹🤲

  • @fahimaosmanabdillahi1894
    @fahimaosmanabdillahi1894 3 роки тому +2

    😭😭 wan ka xumahy xusus xumaha lolshu

  • @AbayasidAbdi
    @AbayasidAbdi 3 місяці тому

    Yurub geenyo voix ď or

  • @giftayare1904
    @giftayare1904 7 років тому +6

    good

  • @nawalcalinawal2313
    @nawalcalinawal2313 7 місяців тому

    Qaamuuska kuwiigalynahy ❤ 2024/3/8

  • @hour3466
    @hour3466 Рік тому +2

    2023💔💔💔

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 Місяць тому

    🥺❤️🥺 16sep Monday 9:10pm

  • @ruunranda3682
    @ruunranda3682 3 роки тому +3

    Hees io badh

  • @hoodoofficial9115
    @hoodoofficial9115 6 років тому +4

    Heestiih heesaha
    Laaga ladhcdeyhmmmmm

  • @maxamedburhaan
    @maxamedburhaan 9 днів тому

    Markaa Tahay ruux qamoomyo Dharar Qura aan ibadin waxaan ahay ruux Qorsheeya qorsheeya qisdiga lipintiyo Nolashaa ❤ saacada 8:50 tariikhdaa 11/10/2024 malin jumca ah waaxn rajen Qof Saa isku sameeno inaa Heli Doono insha allh😊malintaa Baan imaan doona like 👍 ha ilaa dhaafina saa u arkoo

  • @KawsarIsmaaciil
    @KawsarIsmaaciil 2 місяці тому

    8/2024 malin khamiis yurubay tariikhda ku xusi doonta ☺

  • @abdiyare7l831
    @abdiyare7l831 Рік тому

    Markaad tahay Ruux Qalbiga Dareen u noqda oo Daweeyo * Waxaan Ruux Qadderin xurmo iyo kuu Qaba Qadderin.

  • @xamdaaxmed8334
    @xamdaaxmed8334 Рік тому +1

    2023 bishi 7 yaiaga danbeyndoona ❤

  • @apdeazizbukhari9810
    @apdeazizbukhari9810 Рік тому

    Favoriet song😢

  • @hipaqhipaqmohamoud
    @hipaqhipaqmohamoud 2 місяці тому

    suuuu dhulka inkuleeg fadhi😮

  • @armaniofficial6315
    @armaniofficial6315 Рік тому +2

    Haben khamis jimce so galayo
    01/01/2025

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 Рік тому +2

    Ano jaceyl la qiiiraysana bana dawanaya😭❤🫀

  • @farxiyocali9136
    @farxiyocali9136 Рік тому +1

    2022/11/17 ya iga ga danbendoono?🤔

  • @jamilaahmed3713
    @jamilaahmed3713 7 років тому +3

    and emotion

  • @SuusanMahdi-qg4gm
    @SuusanMahdi-qg4gm 8 місяців тому

    Yurub geenyo ❤😊

  • @Mariaaa.000.0
    @Mariaaa.000.0 Рік тому +2

    12 January 2023
    Khamiis😭💔

  • @alxijaazmedia346
    @alxijaazmedia346 7 років тому +3

    masha alaah