WIIL LA WAAYEY 2022😳YAAB CABSI CABSI HALEYS ILAALIYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 283

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +47

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +18

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan❤❤

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 Рік тому +26

    #waa cilmiga raadadka iyo tariikhda
    #wan ku salaamaya qliyey alle hakula koriyo awlaadada #❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asiayusufhaji9055
    @asiayusufhaji9055 Рік тому +2

    Waxan aminsanahay in dadkale wax ku sameeyeen wiilka gadhigana meesha ka tuureen wayo gadhiga intaa jeer is rogay dhiig gar lagama wayeen mida kale saxibadii sifican looma badhin wanba ka shakiyey thanks sister

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 Рік тому +23

    Our queen is back❤

  • @ifrahhassanhussein9760
    @ifrahhassanhussein9760 Рік тому +5

    Same to you my sweet sis i even don't know more words of my mother language somali but alh now i start to read it and to write it so don't mind what people Says to you😘❤️

  • @zuuzualimahamud3182
    @zuuzualimahamud3182 Рік тому +13

    Mashaallah hodan abyo keep going ❤️ hais daalin malin dhaaf le wax noguso gali madama howlo klena ledahy ❤xajigana Ilhy qabrigiis hau wasiciyo janadana haidinku kulmiyo dhamntenba Inshaallah ❤

  • @asmaaapdinoor9181
    @asmaaapdinoor9181 Рік тому +4

    Mash allah hodaneey allah ku xifdiyo adi iyo fooseey iyo abdiraxmaan ❤🙏

  • @izraahmeth4414
    @izraahmeth4414 Рік тому +1

    Hodaneyy qlbi ilaahey haku ilaaliyo qalbi xaajigana ilaahey qabriga ha uwaasiciyo

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Рік тому +4

    Hadaney meeshii lagu liibaanay ayey iskubadashay hada Maasha Allah, Illah hanagu xifdiyo Ameen 🤲🤲🤲

  • @hooyodeeqo5642
    @hooyodeeqo5642 Рік тому

    Hodanay waxaataha boqorada soomaaliyeed alha udakaaga hakuu dhawraa

  • @izraclaahi1824
    @izraclaahi1824 Рік тому +3

    Daniel horta hodaney magacaas mxaa kubadiyay qisooyinka pizinka

  • @munadiiriye3148
    @munadiiriye3148 Рік тому +4

    Waa barashada umadihii hore hodaneY💋💋❤❤

  • @zakariahussein3773
    @zakariahussein3773 Рік тому +2

    Oh waa barashada cilmigii hore ama badhida dadkii hoore Insha Allah

  • @tamirjamal2020
    @tamirjamal2020 Рік тому +2

    Welcome back queen hodan sidan marwaliba noogu so daah Isha allah 🥰

  • @aswanmahamed5883
    @aswanmahamed5883 Рік тому +8

    Keep going my sister 🥰

  • @abdimohamed9399
    @abdimohamed9399 Рік тому +9

    Every day you gain better / better masha allh .

  • @nimcoapdirahmanmohamett8370
    @nimcoapdirahmanmohamett8370 Рік тому +4

    Hodaney xaga chinese ka uyara kac qisooyinka Americana way fiicanyihiin waayo inta badan waala xaliyaa kuwa carbuhuna waaba calool xumo ee kuwaa naga yaree ❤😂

  • @ruqiyaabdulahi590
    @ruqiyaabdulahi590 Рік тому +2

    Maasha Allaah hodaneey hore u soco Allaha ku dhowro iyo Awladaada insha Allaah adigana huruud la aan baad qurxoontahay ee lasoco

  • @siazon7701
    @siazon7701 Рік тому +1

    Hodan please sister hadaba wajiga
    Marwalba wajiga wax kuu marsan
    Hadaba jeceshahay wajiga inaad wax marsato codkaaga bas noosoodaa hasoo fadhiisan

  • @amiiraayaanle4841
    @amiiraayaanle4841 Рік тому +4

    M.a wa cadi apayo waan kugu qaadanaynaa maadama anaga darteen noo dhafrayso waana kaaga mahad celinaynaa apayo waan is ilaalinaynaa ee adna is ilaaliya Ilaahay caruurta ha ku xafido 👌❤️🥰🌹

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 Рік тому +3

    Walaal hodaneey hada waala hormaray maadaama aad qisada soo tabinaysid aad na rabto dadku si fiican inay ufahmaan waxaan kugula talin lahaa eray waad garan waayi kartaa ceebmaaha laakiin marka aad qisada diyaarinaysid midka aad u aragto soomaali ahaan aadan ugaranaynin google translate isticmaal amaba si guud usharax

  • @natureofartifacts9344
    @natureofartifacts9344 Рік тому

    Cilmul asaar wa raad raaca wixii hore ama taarikhihi hore aya la dhahaa

  • @jackyphonsi2578
    @jackyphonsi2578 Рік тому +2

    Cadowga loma jawabo walal,
    Cadowga hadafkiisa waxawaye in kaxanajiyo, oo ad ussojawabtid.
    Sida ad ugabadinkartid kaliya waa in adan ujababin, Markasto waxad soqadataa comment tiyada Qurxan. thnks sister horay usoco.

  • @sihaamahmed9112
    @sihaamahmed9112 Рік тому

    Archiology wa hadhaaga wixi hore ama tarikh hore sida dadki hore lafahoodi farshaxankodi iyo wixi la mida

  • @aliafaisal5241
    @aliafaisal5241 Рік тому +2

    Aniga uhoreeya mahadsanid habo mcney wan sugayeey wlhi

  • @Peysoney
    @Peysoney Рік тому +2

    Plz medus qisadeda 😢😢

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Рік тому

    Sheeko aan dhamaystirneyn adduunka ugu necebahay

  • @sumayamohamed9872
    @sumayamohamed9872 Рік тому +5

    waa caadi abaayo dharkaaga cidi kugu ma haysto wear what you want ♥️😘

  • @yahyeahmed9783
    @yahyeahmed9783 Рік тому

    Afsomali markad aad rabtid inad eray nogu shegto haka cabsan ee nosheeg anaga ayaa turjumanayna wayo afsomaligu wuu isfasiraa ama qof degankale ka imaday ayad waydinaysa oo ku shegaya

  • @Samiiraahmed8192
    @Samiiraahmed8192 Рік тому +5

    Keep going queen ❤❤😊

  • @Yasmiinabdiyusufad
    @Yasmiinabdiyusufad 3 місяці тому

    Horay usoco wllshy hodan ❤

  • @fahmaali5923
    @fahmaali5923 Рік тому +2

    Hodan caday Alle haku barakeeyo wll 😍🥰🥰🥰

  • @nuurocismaan3518
    @nuurocismaan3518 Рік тому +1

    Masha allah 360k hambalyo my queen 👑

  • @najmaali1890
    @najmaali1890 Рік тому +1

    Hodeneey waykanaa frist comment noqday mnta wiwi mxa layska qaada😍😍🤣🤣🤣

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Рік тому +2

    Keep going wlshy qli ❤️🙏
    Wllkena Alle ha u naxaristo 🤲

  • @kaltuunomar9151
    @kaltuunomar9151 Рік тому +1

    حبيبتي جزاكي الله خيرا جزاء❤❤❤

  • @luckymohamed3018
    @luckymohamed3018 Рік тому +4

    Malin le maad sheekoyinka noogu so gelised hodan ❤

  • @affio6916
    @affio6916 Рік тому

    Hodon omar ❤️💪🙏🦁

  • @maxamedcaray1177
    @maxamedcaray1177 Рік тому +1

    Ameerika lee kajirtaa aniga xitaa waxn maqlay gabar sxbtey AH baa lagu waa yey abtigeed bishii 8/ 2022 is ilaali adiga qadiyadaha soo gudbiyo lagayabaa inaa cadow ledahy wan kutaageraa

  • @abdiwahaabcirgujejournalist

    Wali dhaayo maan saarin gabadh kaa hab tabin qurxoon waaaaw mar kasta waaan ku daawadda ilaa bar bilawgii youtubekaaaga qisooyinka meelhaa kasoo faqdaa iga yaabisey quruxInshaa Allaah waan rajeynayaaa inaan maruun is barano boqoradda

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Рік тому +1

    Ina masaginalen,
    Archeology waa cilmiga lafahii hore.
    Waa laga gaabiyay May be inuu states ka kale u guuray Wayna dhacdaa

  • @zahrinabas
    @zahrinabas 7 місяців тому

    Abayo qisadii maxaa

  • @sacdiyahussien8554
    @sacdiyahussien8554 Рік тому +1

    Masha Allah tabaarakarraxmaan
    Habo sharafeey raxmaanku ha ku xurmeeyo adduun iyo aakharaba
    Ubadkaagana rabbi ha kuu xifdiyo
    Waalidkoodne rabbi ha raxmado
    Habo hodaneey iigu soo duceeya adiyo asxaabtaaduba
    Ayeeyday ina korsatay oo geeriyootay inuu rabbi jannooyinkiisa
    wan wanaagsan ugu deeqo Anigana rabbi qalbiga ii qaboojiyo sabirkana ii xoojiyo
    Habo
    Archeology
    Qofka ku takhasusa Archeologist
    Ama علم الآثار عالم آثاري waxa loo yaqaan
    Afsoomali ahaan waa cilmi ka shaqeeya diraasaadka hadhaaga maaddooyinka ee bani aadamku ka tago
    Raadadkii dadkii hore
    Yacnii waxyaabihii ayisticmaali jireen
    Waxkastoo la xishiidha

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 Рік тому

    Tobon sac habeennimo iyo huruud waa another level

  • @hanadomar8001
    @hanadomar8001 Рік тому

    Abyo mcn sirdoonka Adunka ka soo sami muqaal plz

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 Рік тому +3

    Horay usoco wllshey♥️🥰🦋

  • @mahdra-
    @mahdra- Рік тому +1

    Queen hodan omar🥰

  • @maanoali1640
    @maanoali1640 Рік тому +1

    Asc hadaney mcnto wan ku dareemi karaa because ilmaheyga ardidis ayan ku dhalay dad waaweyn waaye iskuulka ardidis ayey ku dhameeyen af soomali wey ku hadlan inyar waxey fahmi wayaan anigey i weydiiyan ❤

  • @sagalmustafe7565
    @sagalmustafe7565 Рік тому +1

    Gobi laba maha goob kastay joogto❤️‍🔥🧕Queen is back ❤️🫂👸♾️

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 Рік тому

    Hodaney wan ku slmay 2021 aaa 3 mar ku celisay mcnto

  • @shukriosmanmohamed7288
    @shukriosmanmohamed7288 Рік тому

    Waa cilmiga baarida

  • @mahamoudkahin8408
    @mahamoudkahin8408 Рік тому

    MACHA ALLAH , HUNO HODAN ALLAH KU BARAKEEYO HUNO , WAA ANI (AWIYE HELP) , MALAH ISKU WAKHTIGA SOO GALAYSID HOWL MAALMED BA KU MAQANAHAY , INCHA ALLAH

  • @samiramohamed2847
    @samiramohamed2847 Рік тому +1

    Congratulations 🎉 360k

  • @osobsaed1796
    @osobsaed1796 Рік тому

    Queen

  • @xanfaresh2024
    @xanfaresh2024 Рік тому

    Alle haku xafido Adiga iyo caruurta habayarta u ahy

  • @riyadwidson127
    @riyadwidson127 Рік тому +1

    Xaji Cali my school 🥰😍

  • @princess_naduu
    @princess_naduu Рік тому +4

    si baan kujeclhy illahay amarkiis vedio aa leedahay ima dhaafo🥺

  • @haniabdillahi8823
    @haniabdillahi8823 Рік тому

    علم الاثار waxaa waye hodaney waxyabaha qadiimiga wad fahanta moda xppti

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 Рік тому +1

    ربنا يحفظنا جميعا

  • @deeqomahamed2514
    @deeqomahamed2514 Рік тому +1

    Afsomaliga ma badan ee lahjadaha aya badan halkas iska sax qali❤

  • @liveinmogadisho1027
    @liveinmogadisho1027 Рік тому

    welcome back my queen hodaneey offline

  • @user-rq5oq2is2y
    @user-rq5oq2is2y 10 місяців тому

    Cilmi baaris baa la dhahaaa 😄

  • @istaahilmohamed9072
    @istaahilmohamed9072 Рік тому

    af somali waxa lagu dhahaa wllo cilmi falag micnaha cilmiga dayaxa iyo xidigaha iyo waxas aduu la xidhiidha aduu waxa la idhaa cilmi falag

  • @ayaandarwiish
    @ayaandarwiish Рік тому

    Asc hodoney ila hada wanku daawanyey aamiin allh jentul fardowsa haku macsumo wixii muslimiin inga hosesa ya rabi

  • @nimowarsan7464
    @nimowarsan7464 Рік тому +1

    Hodan wankusalmey abaayo dumashidiy macn wey kugu walcdiy sabtu ah markastu cuntakarinayo washeda TV Waku sher in jire lkn ilahada mrkey cudkag ma qashu wexey dhadda walac aya nuqda 😢❤😂

  • @dirirbashiir6253
    @dirirbashiir6253 Рік тому

    Wllhi hodaneyy balwad baba itagay anigino isla channelkaga vedio kadawanaya ayaad kan soo dhigtay ikaadi aan kaygi dhamaysteeh❤️🥰👸

  • @nadiifoaxmadey8518
    @nadiifoaxmadey8518 Рік тому

    Hodan wllo telefon ii gad

  • @amiishaarashiid508
    @amiishaarashiid508 Рік тому

    Hodanegy idaho college murders noga so sheekee plz

  • @muhammadelmi2730
    @muhammadelmi2730 Рік тому

    Macaanto see tahay waan ku salaamay

  • @maxamefyuusuf6190
    @maxamefyuusuf6190 6 місяців тому

    dumashi keep going

  • @osobsaed1796
    @osobsaed1796 Рік тому

    Cilmul aathar waa taariikh baadhe 🤌 fahamkayga

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 Рік тому

    Thank you sister I

  • @anzalabdi8098
    @anzalabdi8098 Рік тому

    Wow that's amazing thank you so much sis

  • @hawoismail7302
    @hawoismail7302 Рік тому

    Waa baritanka dhaqamadi iyo noloshi dadki hore saasan umaleyna allahu aclam

  • @Omar-en7gq
    @Omar-en7gq Рік тому

    Wiilkaas balaayo ayaa daftay ileen raadad hore ayuu raadin jiray qoom hore ayaa qaatay

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому

    Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo caruurtaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @xaluusha2170
    @xaluusha2170 Рік тому

    Hodaneey qisada atariisha musalsalka Cali baba soogali

  • @Sihameyyyy
    @Sihameyyyy Рік тому

    Our qu33n alle haku xfidoh adi io carurtadapa

  • @cuud4726
    @cuud4726 Рік тому +2

    May be intii ladiley balaqashey umaleynaya mareykan dad cuun bakubadan Bisinke 😢

  • @fartaxaaji9451
    @fartaxaaji9451 Рік тому

    Hodaney abayo mcn ha inaga dhafrin waa inaga daleysa quruxey naso Ale haku sharfo Ale ha ino ka xafido❤️🩸🙏

  • @cabaascadow846
    @cabaascadow846 Рік тому

    Masha Allah abaayo Allah ku xafido

  • @zakariahussein3773
    @zakariahussein3773 Рік тому

    Ciilmi naafsi ayaa lagu yidhahdaa huno

  • @ismahaanmomahed1486
    @ismahaanmomahed1486 Рік тому

    Hayaaay

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 Рік тому

    Somalia galbad 🇸🇴

  • @fartunabdimohamed5584
    @fartunabdimohamed5584 Рік тому

    Mashaallah aboyo I love u so much that why I support her💗💕💕🥰🥺❤️

  • @queen-hy1tj
    @queen-hy1tj Рік тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @amalaxmed4001
    @amalaxmed4001 Рік тому +1

    First one😊

  • @maxamedcabdi1507
    @maxamedcabdi1507 Рік тому

    Miss you wlh wlshy Hodan👸🏻🥺😻

  • @nimconfg
    @nimconfg Рік тому

    Hodaneey abdiraxman iyo gooseey iidhunko Allah hakula garabgalo koriimadooda Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @Sagal-qp5xt
    @Sagal-qp5xt Рік тому +1

    Hodaney wna kuxize abyi😢

  • @swagmedia9033
    @swagmedia9033 Рік тому

    Ma ada is shekenaya mise qiso ayad ka hadlay sa qisoyinka hadal malayacni ah bad wakhtiga ku rida o an topic ga quseen

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 Рік тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير يا عسل

  • @Janatt-143
    @Janatt-143 Рік тому

    أنا افتقدك💗💜

  • @Munayo12
    @Munayo12 Рік тому

    Barashada dhaqamadi hore ama past culture aya layidha archeology🥰

  • @nazrazead
    @nazrazead Рік тому

    Keep going wlloh Allah Keep you

  • @maryanmohamed4591
    @maryanmohamed4591 Рік тому

    Hodoneeey

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 Рік тому

    Shakhadisa wa ilaa baro iyo gabadha aye isbarten waka shakiyaye wilka wuu ogaye ineye waxku dhici donan

  • @ashoabdi7018
    @ashoabdi7018 Рік тому

    Welcome back sister

  • @muwaahibayaanle1088
    @muwaahibayaanle1088 Рік тому

    Illahay haku sharfo hodaneey