subaga timaha bixiyo una fican wayabo kale kafaideso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2020
  • SHUKRI BEAUTY CHANNEL

КОМЕНТАРІ • 162

  • @sacdiyocabaas2162
    @sacdiyocabaas2162 3 роки тому +2

    Masha Allah Habo qali keep going

  • @anhaaranhaar6233
    @anhaaranhaar6233 3 роки тому +2

    Masha allah habo cimrigada iyo gacantada allah kuu barakeeyo aamiin

  • @ikraanabdullahi4259
    @ikraanabdullahi4259 3 роки тому +2

    M.a abayo shukran ❤️❤️❤️❤️

  • @ahlaamamran8843
    @ahlaamamran8843 3 роки тому +1

    maasha allah beatiful

  • @Thelittlebirdy1
    @Thelittlebirdy1 3 роки тому +1

    Masha allah habo

  • @samsunggalaxys6edge627
    @samsunggalaxys6edge627 3 роки тому +3

    mashaa allah walaashay aad iyo aad baad ugu mahad santahy
    hadaba Abooyo shugri waxaan raba labarkaga wadsab kaaga iso qoro mcnto

  • @AlesAnisabanii
    @AlesAnisabanii 3 роки тому

    mashaALLAH abyo kheir Allah kusiyo

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 Рік тому

    Masha Allah habo shukri mahadsanid

  • @HaliimaMAbdi
    @HaliimaMAbdi Рік тому

    Allahu Ma barik abaayo❤️❤️🌹

  • @ifraxmaxamuud219
    @ifraxmaxamuud219 3 роки тому +1

    Maashaa allaah abaayo jisaakalaah qeer

  • @ugbadgedi1019
    @ugbadgedi1019 3 роки тому +2

    Halke kahelaa abayo, Mahadsanid.

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 2 роки тому +2

    MashaAllah walasl shukran magaciisa ma iso sheegi karta

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 3 роки тому +2

    Masha Allah ilaah ha ku xifdiyo 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @zeytuunmr7752
    @zeytuunmr7752 3 роки тому

    masha alaha habo mcn

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @muniiraabubakar2277
    @muniiraabubakar2277 3 роки тому +1

    Masha allah habo mcn aniga wanku aaminsanhy wlhi wax waliba aad so galiso wan tijabiya mar waliba cunto ha ahato ama is qurxinba aad bad u mahad somantahy habo mcn jasakalah kheyr

  • @rahmashariff7403
    @rahmashariff7403 3 роки тому

    Masha Allah

  • @ifkacusman531
    @ifkacusman531 3 роки тому

    Msha allh xbbti wad mahadsnthy sida marwalba nugu faiidesid wana kuso ducenena I.a waxwalbo faaiida ah nosogali ilaheyna hakula garab galo abyo❤❤❤💋💋

  • @zainabmohamud1975
    @zainabmohamud1975 3 роки тому +3

    Man sha Allaah
    Thank you my dear sister Shugri masala 😍😍😍😍😍😍

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 3 роки тому +1

    Masha Allah qali shugran

  • @hal-abuursiman2793
    @hal-abuursiman2793 3 роки тому +2

    Mahadsanid abayo wax tinta ku badato nala wadaag mahadsanid

  • @deeqocabdule8102
    @deeqocabdule8102 3 роки тому +1

    Masha alhaa noosoobadi abaayo

  • @fatmaabdulkadir9797
    @fatmaabdulkadir9797 3 роки тому +1

    Masha ala

  • @sahraabdi9699
    @sahraabdi9699 3 роки тому

    Kkkk itoobiyaana maahi ay tiri shukri
    Ilaahey haku xafido walaasheey

  • @iqrabilanchannel4184
    @iqrabilanchannel4184 3 роки тому

    maasha allah

  • @shukrimuuse2063
    @shukrimuuse2063 3 роки тому

    Mash allh mcnto allh haku sharfo

  • @farxiyomaxamudcabdulaahi3228
    @farxiyomaxamudcabdulaahi3228 3 роки тому

    Mnsha allaah wlshey lkn sobaga waa noce

  • @zahraomar1385
    @zahraomar1385 3 роки тому +1

    Mashaalah ilahey qeerhakusiiyo

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 3 роки тому

    Mash Allah

  • @WararkaBuuhoodleChannelMedia
    @WararkaBuuhoodleChannelMedia 3 роки тому

    Maashallh wll qlli

  • @aliayamaxamed225
    @aliayamaxamed225 3 роки тому

    Wcs abaayo shukri tnks

  • @jabramohamed76
    @jabramohamed76 11 місяців тому

    Maama shukri suwaga intee laga helaaa

  • @anizailwad8602
    @anizailwad8602 3 роки тому

    Somalia noogu soo dir shukri waankugu kalsoonahay abaayo

  • @aminayusuf5352
    @aminayusuf5352 3 роки тому +3

    Jazaa kalaah mahadsanid sister. Allah kuu saqiro codsi noo soo gali vedio kale timaha sister

  • @suldananajmahappy37
    @suldananajmahappy37 3 роки тому +1

    Mama masala anaa ugu horeeyo

  • @milosharafkamil2300
    @milosharafkamil2300 3 роки тому

    Shugran mamo shugri 💕💕💕💕🙏🙏🙏

  • @zamzamxaajiali3559
    @zamzamxaajiali3559 3 роки тому +1

    Asc shukri Camara anjoogaa inteekahelaa Abayo sharaf

  • @prankahead1911
    @prankahead1911 3 роки тому

    Hhhhhh.....waar cusub shukriyeey

  • @caishacali4680
    @caishacali4680 3 роки тому

    Asc shukran xabibti lkin ree muqdisho xagee ka heli karnaa subagaanse maxaa laga sameeyay mcnto adoo mahadsan

  • @duniyokhadar8059
    @duniyokhadar8059 3 роки тому +2

    Reer norwey kaliya kuma dawadana kuwa kale usheeg xaga laga helikaro

  • @habibanur6583
    @habibanur6583 Рік тому

    Shukiri subuga hagee kahela aniga mugdisho jooga

  • @zamraabdi4669
    @zamraabdi4669 3 роки тому +1

    Abyo shukri waa mahadsanthy ani muqdsho jooga mana arak subugaan ee inte ka heli kara hada taqaano igu caawi

  • @istarlinyusuf2169
    @istarlinyusuf2169 3 роки тому

    Jisaakalaah kheer walaalo

  • @mounaibrahim5495
    @mounaibrahim5495 3 роки тому +1

    shugri walal macan imaha iga dadanya maxan sameya qaali

  • @ayanhusein3327
    @ayanhusein3327 3 роки тому +2

    Please habo shugri waxyabaha timaha noogu roonoow tin meel kuma heynee

  • @fardowsamohamud5355
    @fardowsamohamud5355 3 роки тому

    Abyo shukriyay burcad soo maahan

  • @haniomar4884
    @haniomar4884 3 роки тому

    waad mahadsantahay shukri mar walbo wax wanaagsan aad soogaliso lkn intee kaala soo xiriiraa noo soo sheeg wll qaali

  • @user-pd8nr7mb1k
    @user-pd8nr7mb1k 3 роки тому

    Shukri masala abaayo qaali aniga sacuudiga ku nolahay ee Midka shirkada soo saartay ma isticmaali karaa tinta aad iga rafadsan

  • @sadiaosman3436
    @sadiaosman3436 3 роки тому

    Nasoo badi abaayo waliba waxaa kasoo hadashaa saliid macsaro asal ah meesha laga helo nairobi iyo saliid saytuunta iyada xataa fake ay nqotay mahadsanid dear shukri masala ❤❤

  • @mounaibrahim5495
    @mounaibrahim5495 3 роки тому

    shugri qaali

  • @hashashaabdi687
    @hashashaabdi687 3 роки тому

    noo soo badhi abayo

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 3 роки тому +3

    Xamar malaga helaa suwagaan maama shukri jazakumalahi kheyr

  • @nafisoali649
    @nafisoali649 3 роки тому

    Ethoipian butter ma dhaha mise magac yaa u yaqaano qofkii mombasa joogo oo meel ku og ha isheego

  • @hashashaabdi687
    @hashashaabdi687 3 роки тому

    Shukriyey libaan waligaa ❤️❤️Much love ❤️

  • @ismahaanmaxmedaxmed6779
    @ismahaanmaxmedaxmed6779 3 роки тому

    asc walaashe subag cabah garoorka miyaa mise mid kale pls soo sheega?

  • @suldananajmahappy37
    @suldananajmahappy37 3 роки тому

    Farxad maanta

  • @fatxiyaabdi4111
    @fatxiyaabdi4111 Рік тому

    👍🏾

  • @fowsiadahir4898
    @fowsiadahir4898 3 роки тому

    ماشاء لله الله يحفظك 🥰🥰🥰🥰👎

  • @zeytuunmr7752
    @zeytuunmr7752 3 роки тому

    waan ku farax sanahay in noqodo qof kowaad

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 11 місяців тому

    Magaciisa soo sheeg wll

  • @ruwaidaruun6200
    @ruwaidaruun6200 Рік тому

    Waa maxay Bahal madow oo ka buixa subaga mid hada ka hor la.ii.keenya wuu ka buuxay saan tuuray

  • @farxiyocusman9607
    @farxiyocusman9607 Рік тому

    Muqdisho malaga helaa habo shugriyey

  • @drtaaliyasharif3601
    @drtaaliyasharif3601 3 роки тому

    Habo shukriyeey tinta bdn masii badinaa hdaaaaba tiro badni dhib ku qbaaa🥲

  • @rahmaadan6979
    @rahmaadan6979 3 роки тому +3

    Abaayo adi noo keen gacantaada yaa ku kalsaanahay

  • @feyruusmaxamed4790
    @feyruusmaxamed4790 3 роки тому

    Halkee. Laga helaa walal shugri magaciisa Shea butter miyaa inoo soo sheek mahad sanid

  • @nimcosalad4685
    @nimcosalad4685 3 роки тому +1

    Mash allh mama shukri somali ayan intee ka helaa???

    • @saqiqa
      @saqiqa 3 роки тому

      Midnimo supermarket ay la keenay ee ka doono sis

  • @sadiaibrahimadam4278
    @sadiaibrahimadam4278 3 роки тому +4

    Mash allah waaku faraxsanhy inan noqda qofka uga horeya mama mcn mahadsanid adigane

  • @miimichannel2691
    @miimichannel2691 3 роки тому

    Shukri soomaliyA malaga helaaa

  • @nihaalomar
    @nihaalomar 3 роки тому +1

    Abaayo xamar aan joogaa kan ma heysto maku badalan karaa subagii sixinta ariga saafiga ah tinta ma bixiyaa

  • @maariaadam8938
    @maariaadam8938 3 роки тому +1

    Wllo somaliyo ayan joga xage ka hela

  • @najritovlog258
    @najritovlog258 3 роки тому

    Inte lagahelaa

  • @ayaancabduhaab1554
    @ayaancabduhaab1554 3 роки тому

    Somaliya ayan joga abayo side ku hela

  • @siciidocabdullahi1130
    @siciidocabdullahi1130 3 роки тому +2

    Masha Allah abaayo ayaaba kuu qiriya inuu timaha bixiyo waana marsanjiray waaba itoobiyo joogay magacisa qibeey ayaa layiraahda wlhi hada hadii aan helikaro waan jeclaanlaha sabaab too ah waxaa ogahay waxtarkiisa masha Allah

    • @munoabdirizak1948
      @munoabdirizak1948 3 роки тому +2

      Abayo waxa suwag lo miya wan fahmi lahay iso sheg siciido

    • @siciidocabdullahi1130
      @siciidocabdullahi1130 3 роки тому +2

      Abyo muna waa subak lo'da ah Somalida waxey yirahdan burcad saas ayaan ugaranaya bes

    • @munoabdirizak1948
      @munoabdirizak1948 3 роки тому +2

      Siciido mahdsd anikab suwag loda wxskto marsanayo tinta gu dara dhalal jilic dher ayu ka dhiga 2018 ila hdl istimala gbr walshay ibartay mhdsd abayo

  • @user-ge9fx9eb2b
    @user-ge9fx9eb2b 3 роки тому

    Abayo foneyiha is ticmalkisa aan ka sugayaa adaa ka so gatay xbbti igu cawi plz isticmalkisa thanks

  • @fatimamohamed4214
    @fatimamohamed4214 3 роки тому

    Xage laga hela nairobi

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 11 місяців тому

    Maxaa laga sameeyaa asalkiisa?

  • @hanibeauty1358
    @hanibeauty1358 3 роки тому

    Muqdisho malaga hela qofki og ha ii shego plz

  • @Thelittlebirdy1
    @Thelittlebirdy1 3 роки тому +1

    Wadku mahadsantahay sad marwalba nogu faidayso

  • @mubarakabdi7829
    @mubarakabdi7829 3 роки тому

    Burcad maanu ahayn

  • @iqrabilanchannel4184
    @iqrabilanchannel4184 3 роки тому

    subag xoolaad sooma aha habo

  • @sahraabubaker1579
    @sahraabubaker1579 3 роки тому +1

    2002 ayaa igu dambeysay QIWEEY or Subah Ethiopian I wish again in aan helo hada reer muqdisho ayaan ka mid noqday intii laheystay DHIDID iyo KULEEL ayaa ka dhameynayo🙄🤞maxaa tala ah Shukri iyo intii i fahansan❤👍🏿

    • @faizaxeyle9101
      @faizaxeyle9101 3 роки тому

      habaryarey aniga mar an sogatay 10street an kaso gatay 350 ay iga siyen lkn timaheyga wax badan an kadaremay wlh wan ubogay dadka wexey igu dhehen kas wa ki suguntada oo maficnaa anigane wuw ificnay ee midka 700 xaged kaso gatay aniga kiladi 350 ay iga siyene maki xumay ba mise

    • @fardowsamohamud5355
      @fardowsamohamud5355 3 роки тому

      Abyo burcad ma ahan miyaa

    • @darkknightx9783
      @darkknightx9783 3 роки тому

      Asc abyo zubdo miyaa

  • @salmaabdulkadir9037
    @salmaabdulkadir9037 3 роки тому

    intee ka heleynaaa mogadishu hada jogo

  • @bintiahmed994
    @bintiahmed994 3 роки тому

    Mash Allah abayo.10ka xage lagagatha abayo.dukan miya

    • @rodhahassan2638
      @rodhahassan2638 3 роки тому

      Haa Kan ethiopianko oo kaso horjedoh Obama studio

  • @badriaawad8699
    @badriaawad8699 3 роки тому

    xagee ka heli karaa xbbty

  • @istarlinyusuf2169
    @istarlinyusuf2169 3 роки тому

    Asc walaalo waad Mahad santahay diyaar sidaa nolla qaybsatey

  • @suldananajmahappy37
    @suldananajmahappy37 3 роки тому

    Kheer allaha kusiiyo

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Рік тому

    Mama aniga wx badn kafaiday 2018ila hda

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 3 роки тому +10

    Shugriyey rer moqdisho mxy kabi iyeen halmar lagama maqlayo moqdisho wan Idin Kenaaa
    Wana dadka kugu xiran Bdn kood
    Bilacaleg xarun moqdisho nooga fur sidan nama qawate

  • @queentaaj3129
    @queentaaj3129 3 роки тому

    No sobadhi habo

  • @suldananajmahappy37
    @suldananajmahappy37 3 роки тому +1

    Waxaan kugu jeclhi qalbi wanaaga iyo runta

  • @hilkashanshi2548
    @hilkashanshi2548 3 роки тому

    Haben kasto ma marsan karaa

  • @atisar3246
    @atisar3246 Рік тому

    Burcad so ma aha mise wa wax kale

  • @Mama-je3es
    @Mama-je3es 3 роки тому

    Tenka kaxagee habo

  • @udgoonmahamd8704
    @udgoonmahamd8704 3 роки тому

    Mashaa alaha

  • @najritovlog258
    @najritovlog258 3 роки тому +9

    Hami ayan leyahay Allah irumeyo isoduceya

    • @deeqonuur1808
      @deeqonuur1808 3 роки тому +1

      Waxii qeyr ku ah allaha ku siiyo bi idnilaah wll

    • @umuamiin2428
      @umuamiin2428 3 роки тому

      Sidad jeceshahay Allah hakusiiyo 🤲🤲🤲

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 3 роки тому

      @@umuamiin2428 wl subscribe isar

    • @umuamiin2428
      @umuamiin2428 3 роки тому

      @@maryanchannel2187 abaayo malin hore ayan kusaray macanto

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 3 роки тому

      @@umuamiin2428 mahadsanid abyo

  • @fartuunpubal8257
    @fartuunpubal8257 3 роки тому

    Somaliya joga inta ka hala iisheeg

  • @zihaamzaytuun4810
    @zihaamzaytuun4810 3 роки тому

    Basbaskooda jeclahay xamar lagama helo maa soo dhiibi kartaa

  • @rayaanruun5334
    @rayaanruun5334 Рік тому

    Abayo kan xolaha caadiga sida kan ariga canahisa laga saaro mal marsan karaa timaha fadlan jwb

  • @SahraSiman-uu1uk
    @SahraSiman-uu1uk Рік тому

    Suwagan ma Aliya ma lo mise wxn la Kaseya subaga itobiyanka muxu yhy

  • @shamisshafici0fficial839
    @shamisshafici0fficial839 3 роки тому

    Subagan sixiin miyaa abyo misee wa buurcad nokalaa sheeg