Daawo Qabiilada Ay Kasoo Jeedaa 10kii As Ee Gaalkacyo lagu Tooogtay,Qabiilka ugu Badan..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 2 місяці тому +3

    Adiga iyo nadaam isku sheeg shalaay aysa idiin danbeyn doonta in sha allah dimoqradi aya difaac u tihiin ayaga iney domiyaan xaq ayee ku tahay

  • @HawoKilwe
    @HawoKilwe 2 місяці тому

    Midhibaanka Maha wa dhulbahante

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m 2 місяці тому

    Maxaad ka rabtaa qabiil waa wada shabaab

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt 2 місяці тому +3

    Sida madaxda loosharfaa warkaas ayaguna sidaacada ayay uwaramaan

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 місяці тому

    ILAAHAY CADOWGA DIINTA ISLAAMKA IYO DADKA UHALGGAMAYA MASIIBO HAKU SALLADO ,

  • @SIR_Dilaawarinho
    @SIR_Dilaawarinho 2 місяці тому +1

    Qaabiladodi maxaa idnka galay marka😅

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 2 місяці тому +1

    Bal talow qabiladoda mxa naga galy😂😂😂

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 2 місяці тому

    Raxweyn miyaa ku jirta caddee oo ka raalli geli wariye dhhexdhexaad ah haddii aad tahay wariye ??????

  • @Xaq-raace
    @Xaq-raace 2 місяці тому +1

    Maasnuuni qurmay
    Rabbi ayaa banaanka ku keenay waxaad tahay Munaafiq.
    Gaalka aad ku hoos nooshahay Cadaw uma aragtid Ethiopianka iyo Kenyanka Walaal baad u argataa Muslimiinta Cadaw baad u aragtaa.
    Qabiilkaaga iyo Gaallada uun baad caabudaa Alle ku fogee.

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 2 місяці тому

    TOBAN WIIL OO SOOMALI KABAXAY IYAGUNA INBADAN GALAAFTAY
    HALADUCAYSTO INAGA AYUUNBAA ISDHAMAYNAY

    • @geediali437
      @geediali437 2 місяці тому

      Waa laga danbeeyaa gaalaana ka danbaysa waana ay dhoohan yihiin ragaasi bal waxaad miisaantaa isagii wax dafiriliblahaa baa markhaatigii isku furaaya bal miisaama mida kale qaraxyo kale ayay reer galbeedku sii sheegaan oo sidii ay usheegeen u dhaca maxaad ka fahantay sow maaha gacan shisheeye inay ka danbayso Al shabaabna maraykankaa sameeyey oo aar goosigii ciidankiisii berigii xamar lagu dhameeyey wada oo si dadban ah markaa inagiibaan ka fakirayn oo gacanteenii isku dilayna ALLAAH HAYNA GARANSIIYO XAQA INSHA ALLAAH yeynaan cidna eersan

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 2 місяці тому

    War hala laayo duliga

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 місяці тому

    Iska hadal laakiin ogow in somali ayan ku faraxsaneyn in aad labatan labaatan u yoogataan waa ciribtir mustaqbalka somaliyeed , ayado laxiri karo iyadoo sida ay u kalayaryihiin lafiirinayo sidey ukala fududyohiin si loo ceymiyo tirada dhaliyarada waa eax la idiin meeriyay laakiin Alle hortiisa ayaad ka heli doontaan haddad dhaanto maxaad sida aad ka shegeysan u sameyseen ood dhaqan celin ugu sameyn weyseen , Allow umaddan sarri iyo madax madaxbanaan oo Alle kabaqa sii .

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 місяці тому +1

    Waar puntaland dhiigyacab baa tihiin raga ha leeynineh cadalad daro ku dhaqanteeneh aduunka qofkii qof dila la iskama dilo cadeyn buuxda la rabaa kii sahmiyey in la dilo ma aha xabsi xaq 5 sano oo kalelaakiin dil ma aha

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 місяці тому +1

      Oo hadii 5sano lagu xukumo markuu soo dhamaysto sow dib ubilaabi maayo

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 2 місяці тому

      Rer puntalnd anaga ah wixii wax dila ciday donta ha ahaate wa la dilaya wll kan sahmiyay iyo kan dilay waxba isma dhamna sharciga aya ku fuliyay dil wana xaq

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt 2 місяці тому

    Walaahhi been kuusheegi mayo budlaan maxaabiista alshabaab farlama saaro xitaa sida madaxda loo ilaaliyaa laakiin gacan kudhiigle lama cafiyo

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 2 місяці тому

    Qalaafe ayaalaga xumkumaah argagixisada