Qof walba oo qof binin aadam ah khiyaama qalbigiisana dhaawaca inta u jeceyl dhaba laguda galo dib ka khiyaama aman qof kale ka raaca ilaahay asna markiisa hala kulansiiyo tas weye waana xaqiiqa inaanu marnaba dibin daabyo fursanayn
baarliin sheekada aan kaa dhagaysano in aan ku dhagaysano waa jecelnahaye ... nala dhagayso imraan .... love ban idinku ahay ilaahay idinkiis .. ... mudug ban salaan idinka sidaa ....
Subxanallaah walahay waa arin murugo badan xageey ku danbesay marka wiilkii ma roonaday xaaskiisii weeneed baa soo qadatay kadib maxaa ka danbeyaay dhameestir dee wiil kii ma roonaday
Sheekooyinkiina waan ka helaa laakiin tan ima cajabin . Marka no like baaan Maanta idinku roonaadat Laakiin subscriptionka gorgortan kuma jirin nooli Kulanta
Wllo diinta mahan o diintu waxay ubanaysay wax xalaal ah, si ninkeeda ugu dhawrsanaado. E ma ogatahy kuwa aan diinta lahyne inay halka habeeb 10 xaraan ah la seexan karan. Diinteenu iydaa ku ilaalisay e wax kuuma dhimin. Nin walbana ma guursado 4 ta ee waakii ka bxi kara, Ogowna ninkii afar xalaal ah guursan kara inuu 20 xaaran ahna u tagi karo. Adoo mahdsan qali markle diinteenu waa nasteexo iyo nuururo👌
ASC ASXABTA QIIMAHA BADAN WAAD MHDSNTIHIN DHAMAAN HAL CODSI AH IDINKOO RAALI AH (Hamda healthy Channel ) walaalaasheen booqda channel keeda subscribe u dhaha mhsndin
ani qof wlbo o somali ah chnnlkisa an dawdy wlgy kma tago wxu igu codsdo wyo wxa wllo lgu yhy ayba ah in la is caawiyo wxi la isku awoodo mrka thnks anyway wna usarayna wlshna😘😘😘😘😘
@@zainabhassan9698 wallo kana so boqo adiga oo Mahadsan
ua-cam.com/video/c4dDXoHOlf4/v-deo.html
Ok
Reer galgacayo
chanalkiina dhawan ban ku soo biiray waa idinka helay gabdha walalahay ah ee guriga ila jooga intaan mobiladooda ka qaado ayan subscreb idin wada saara waa idinka helay muuqaladiina waxaa ka muuqda edab iyo extiraam qoyska iyo waxtarkii ree mudug lagu yaqiinay hadad facebok leedihin fadlan igu caawiya plz
Asc waxaan ahay wlshin cusub I Love 💕 guys from Minneapolis Minnesota 👍
Riwaayadiina “naagtii hadyada ninkeeda u keentay” ayaa i keentay Mashallah shaqo wacan!!
🥺🥺🥺🥺😭😭alla xanuun badana dumarka waa kuwa ubadan oo mara xanuunka jacaylka 🥺🥺🥺raga soomaliyed gormy sidan wxkabadalayaaab
Waa runtaa Baarliin cadeey❤️✅
Qof walba oo qof binin aadam ah khiyaama qalbigiisana dhaawaca inta u jeceyl dhaba laguda galo dib ka khiyaama aman qof kale ka raaca ilaahay asna markiisa hala kulansiiyo tas weye waana xaqiiqa inaanu marnaba dibin daabyo fursanayn
Love your stories!
Dulmiga. Ciribxumadiisa wataas waa qiso xanuun badan 😢😢
Sheekada waxan ka fa idnay in an nin islamed cidaada laga doran iyo Inan xoolo islamed Xoog lagu qadan tack så mycke aqyarta
Waa Qiso xanuun badan wlhi
Qisadii dib ayay iga xumaatay 😢😭
Ineey qadato ma aheyn! Dumar hada nahayna raga Soomaliyeed waa waxey nagu qurunsadeen .
Walaalayaal subscriberska igu caawiya ilahay dartii korbo kastoo idin heeysa ilahay haydinka faydo
baarliin sheekada aan kaa dhagaysano in aan ku dhagaysano waa jecelnahaye ... nala dhagayso imraan ....
love ban idinku ahay ilaahay idinkiis .. ... mudug ban salaan idinka sidaa ....
Barlin iyo cimran alaha idin dhowro wajecelahay shekadina iyo kafdankina markastana wadawada
Rer mudug waan idin slmy
Nuzu quen waan kaa qaadnay wllo
Qidadan jacaylkii sida falenbada ayay igu socotaaa
Subxanallaah walahay waa arin murugo badan xageey ku danbesay marka wiilkii ma roonaday xaaskiisii weeneed baa soo qadatay kadib maxaa ka danbeyaay dhameestir dee wiil kii ma roonaday
Horumar wacan wllalahay ❤️❤️👏
👍👍👍👏🥰dumar ku waa daacad tolay
Malin dhawseyd Ayan idinku sobirey markaa habenkasta ayad dawada channelkan Manta Sunday oon iska fadhiyo waxan dawaday 8videos Masha Kama xiso dhaco wadashadina
Sheekooyinkiina waan ka helaa laakiin tan ima cajabin . Marka no like baaan Maanta idinku roonaadat Laakiin subscriptionka gorgortan kuma jirin nooli Kulanta
Masha allah waxaad tihiin dad akhalaaqa wacni ka muuqato
masha allah horey usocda wan idin tageera wana idin ku cusubahay ader iyo eedo
glkcyo my home waan u xiisay
Sodhamaystira wiilkii ma caafimaaday minyaro ma awal bay faaiido lahayd
Idinka mudan dad muhima tihin
Thanks❤
Waan iskareyb gareystey leyna waan saarey
Baaarlin sxp qali waaan kula qaba hinasaha
kkkk walahi waa shidan tihiin mansh allh
Jaceyl ha i maqashiin dhawaciisa ila hada kama bogsan 5 sano kahor dhawacii iso karay wali ma ilawin
Alle ha ku ilowsiiyo
Masha Allaah famly qurux badan
waan ku haysta wiiilkan gabadhanba
Barlin vedio an add ujeclahayy waa midka maserka uu Cimrann afka kuqabanayo .wlh waiga qoslisenn kal iyo labb.waa idin jeclahayy.
Malaha ma rukuucan wiilka reerkiisu hhhhjhhhhhh
Nabi ayuub ina adhertis kulaha nacala🤣😂🤣😂
maaeer badana qoftaas
keep going hbo nd apti😍😍😍
ax ya rabii xalan idin argey ila mantey vedio yadiinan ku madhquuley wanka helney barnamijyadina
Kkkkk allah baarliin baah afar afar u jab kuteh waa masayrtay waa xaqiiq walaahi ragu waa cayn
Msha alha famil qorox badan
mancha allh hore u zocoda ani wan idin ku cusbay Alh wana idin ku farah zanay
Maasha allaah .labo qofood oo waayo aragnimo buuxdaa kamuuqato , oo Caqli iyo damiir nadiifa leh baa tihiiin.. alle haidin xafido..😍💕💕
waan idin taageeraa.idinkuna cusubahy. 😍
Ani muu iga sheekeenaa mise waa mid kale oo iisheeko eg anigu umaba idmin
Baarliin dhib badana ninka warka kadhageeso kkkkk
Kkkkkk
Walaay
Waaqiso
Barlin dhiigbey leeda😂😂😂👈
Baarlin sheeko qasto
Waa uqalantaan dad lagu xirmo manta ikow ah oo aan arkay youtube kina
Waan idin taageeraa
Nabeayuub inadrti bey ahayda Ku laha kkkkkk
waaa qiso xanun badan wlhi
Way xanun badan tahay wlhi
Cajiim wlhi
Madaxa maseeyrka reer mudug
Meherxad ayaa waxbaabiyey😧
Haa wallhi nin abaal male nalka xbbti
Barliin ninka bada taqsiimay bey weli u caraysantahay war yaa quraanka yaqaan hhhhhhhhhhhhh reer emaan wey na walayaan
kkkkkkk wlhi wa run nin awal maleh barliney wan kugutagersanahy
Hhhhh baarlin sheekada ee noosheegeyso hadu so dhex galo nin gaag laguursadey wey kala ilobin caro darteed kkkkkkkkkkkkk
Walhi raga hadi ad family Gaga ad uga soe goedid iyo hadikale baa nini abal malee
Dumarka ha la xaq dhawro raggoo waa dhib badan nahay
Illahow Samir Kas camal isii
Cimran waa xasasi sheekadan barliin dhiiga hanoga karin nabi ayuub inaderti ayey ahayd ku laha hhhhh
Wad nagu yarysn
nabsi lama dugashdo aso dibadaha yale dukaan lagma ibsado sida shey markaa dihanee waa laga dambeya intusan daaqad kafurne
Hhhhhhhhh alla barliney dhiigan kugu jeclahy nolow
Xabad kugu dhacday ilaah ban akbar yaye
Waaaw
Hye
This. Lady is so annoying waxba lagama dhageesan karo may aamusto tan in naag lala guursado mahane oo manokobiyo la geeyo talo kale maleh
Nin waa xaaraan silickasta ee aad lamarto biribuu kaa tagi😡
Dee nimanku barliiney waligood dagi mayaan sababtuna waa diinta 4 u banaysay naaguhuna waa inay ogaadaan masiibada meeshay ka imaanayso oo ah 4 baa ii banaan
Naagahow runta haka dhuumanina
Diintaa idin dhibtaye ninka maaha
Waa diinta waxa ninka kibrisay
Naagtana dhibaatada baday .
😭😭😭😭😭
Wllo diinta mahan o diintu waxay ubanaysay wax xalaal ah, si ninkeeda ugu dhawrsanaado.
E ma ogatahy kuwa aan diinta lahyne inay halka habeeb 10 xaraan ah la seexan karan. Diinteenu iydaa ku ilaalisay e wax kuuma dhimin.
Nin walbana ma guursado 4 ta ee waakii ka bxi kara, Ogowna ninkii afar xalaal ah guursan kara inuu 20 xaaran ahna u tagi karo.
Adoo mahdsan qali markle diinteenu waa nasteexo iyo nuururo👌
Asc ilaahay xafido
Weey igusacoota nowad shekada
wey kumacaneed
🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿qiso cajiib barakallahu fiikum wain lagu cibro qaato
Asc ilaahay haydin xafido.
🥵🥵🥵🥵🥵