ASC, Yuusuf Waddani Maashallaah waan dhegeestay Warkaaga , Madaxweyne Xassan Sheeykh hadduu warkaaga maqlo waa inuu is qabtaa intuu Noolyahay. Toowbada waa u furan tahay ee Allah ha u noqdo.
Waxaan la yaabanahay Xasan Sheikh sidee ku oggolaaday Cadowga Ummadda Soomaaliyeed madaxtooyadooda inay safaadda Itoobiya uu dejiyo ? Ma sir bay ka hayaan waa yaabaye.
Maashaa Allaah waa runtiis yuusuf ilaaheey ha xafido Run sheeg waa Ahlu janno
ASC, Yuusuf Waddani Maashallaah waan dhegeestay Warkaaga , Madaxweyne Xassan Sheeykh hadduu warkaaga maqlo waa inuu is qabtaa intuu Noolyahay. Toowbada waa u furan tahay ee Allah ha u noqdo.
Amiin amiin❤❤❤❤
Aaaamiin aamiin aaaamiin yuusuf wadani thank you brother ❤❤❤🎉
Yuusuf Wadani Ninweyn
Wsa ku salaamey
Yuusuf wadani iyo sheeq saalax waan jeclahay wlhi markay damul qushaash wax ka sheegayan shiiq saalax mar soo qabo macalin aadanow karbaashkiisa wan jeclahay
😂😂😂😂😂😂😂 kkkkk Yussuf wadani aad iyo aad
Waa kuwa ribada baneeya ee aakhiro zamanka iman doona ee nabiga noo sheegey
Wadankaan ilaahaa umaqan wadaad ma jiree ilaaheey barya.
Wadaad xume wax uu soo kordhinaayo ma lahan
ALLAAH barya
Wallaahu Aclam
Asc aadan am macalinka wareego iyo yusuf wadani nadiifo qaran asc
XASAN DHIIQO WADANKA IYO DADKA INUU TIRTIRO AYAA LOO KEENAY SOOMAALIYA DAD LOOGA IIMAAN MAAYO FIQI MAXAA ARIMAHA DABADA LOOGU DHIIBAY...
Bashaar Assad maanta wuxuu ka cararay Damascus. Waxaa uu samaynaayo XASSAN, goor ay noqotaba Xamar wuu ka carari doona.
Dad gaala ah ayaa diinta takhasus u ah si ay ula murmaan muslimiinta . Debat kaas sanad walba wuxuu ka dhici jirey QATAR. Anigaa tagey xataa .
Marka wajiis diinta haduu yaqaan diintiisa wuu gatey
Wallaahu Aclam
Asc Yusuf wadani was nin xaqida ka hadlay
Ninka ugu horeeya ayaa ku bilaabaya oo hawiye xassan sheikh kkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
43
😂😂😂😂 amiirulmu'miniin kulahaa
Wadankaan nimankii dowladeena dumiyeen ayaa wali madax ka ah ilaa ay dhintaan mooyee oo ay dhalinyaro caafimaad qabtaa lawareegto mahagaayo dalkani
Comon well
Waa ninka xabalaha faqday
Somaliyeeye kacaa
Xasan isagaa raba Soomaalia inuu kagado Ajaanim Awalna isagaa yiri hala igu badalo Ethiopian ninkan Abgaal ee hadlaaya ninkooda waalan Xasan ha qabsadaan hawiye Dulmiga waa isaga mid
Xasan dhiiqo waa burburiye ee dhise iyo dhaqaaleeye ma aha waa itixaan somali dhameystirkeeda loo soo diray
Asc
Siyaasiyiinda soomaliya waxay u dagaalaman sida dumarka una ficildamaan iyaga unba isku muuqda dad iyo dalna Uma tanaynayan
Soomaliya haday sidan ku socodo waxay lamid noqon yaman iyo liibiya waana lakala qaybsandoona
Wallaahay yuusuf waa runtees xasan waa shabaab helkeesee hora baan ogaa waa shabaab dadkuu uidaagsanjeray kaas halayga delo uu dhehejeray hada markee uu mucaaradka ihaana esagaa iyo mahad kawaan la iyo sanbaloosha iyo ena cosobla rag badan oo esku xeran baa qaraxyada soo gudbenjeray seda loo fasheleyo dawladee farmaajo hormuud kudar war yuusuf waa runtees xamar dawlad aan haweya ihaayn marabaan
Xasan hadeer dalka ma faal buu ku qabsadey
war laba qashan ayaa tihi kalexda (madax weynaha iyo caruurtiis
duliyaal baa tihiin
Walee.waa.yaab.anagaa.wax.aragnay.soomaali.wax.baa.ku.dhacay.tuugo.waye.ku.ligood
Xasan iyo Ahmed 2 badaba wadaniyiin maha 2 baduba way lawada shaqaystaan shabaabka
Komellwen
Cali wajiis shiikh ma ahan waa mujrim bismillah waa kuwii xoolaha la soo xadey xalaaleynaayey ka cuudubileysta wlhi
Kkkkk
Waxaan la yaabanahay Xasan Sheikh sidee ku oggolaaday Cadowga Ummadda Soomaaliyeed madaxtooyadooda inay safaadda Itoobiya uu dejiyo ?
Ma sir bay ka hayaan waa yaabaye.
Kkkkkkkkk
Kkkkkkkk
Waxaan ka baqaa xasan garguurte inuu wadanka 1XPET UU SAARTO
Markaas xel muu haayn uu lacagta ka maganaayo xel mahaayn xasan tuug kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Asc