illaaheey hakugu amaansado Ganacsade Soomaaliyeed ayuu ahaa oo Jooga K,A..Waa isku Dhamaatay Noqosho Male Haduu Yidhi, Ana aan Lasocdo Daruufaha ka Jira Dalka Soomaaliya ee u diidaya Muwaadinka inuu dhulkiisa ku Nabad Noqdo...alloow sahal Aamuuraha
Waxaa iska dhalay tusaale ahaan hindida amma Asian-ka, caddaanka iyo madawga. Wax alla wixii aan caddaan amma madawga south africa loogu yimi ahayn xilligii apartheid-ka coloureds baa loo yaqaannnay. Waa la takoori jiray iyagana. Lama ogalyn wax iska dhala. Ka ugu caansan coloureds-ka aan aqaanno waa majaajilleystaha Trevor Noah, ee Daily Show soo dayn jiray.
@@MOHAMED-zc6bg 😀😀 de cad cad wan maqlay uun wll Somali waqooyi bn ahay especially ree borama waxn nahay u mad hal nooc ah ee dadkan ay labada dawladeed kala dhaleen garan mayo cad cad ka waxn u hystun dad cadan iyo qurx u dhashay 😀😀any way wllo mahadsanid
Su’aasha ugu danbeysay ee uu wariyuhu weydiiyay muu fahmin. La macaamilka dadka dalka u dhashay Waa muhiim. Waxaan u arkaa inay Khalad tahay in aad Macmiil ku tidhaahdid lacagta miiska saar, gacanta ha iiga dhiibin!!!! That’s very rude and disrespectful in my opinion.
👋 Wey Mahasanyihiin Weriye C/Salaan Herer& Axmed Sheekh C/Laahi.
wariye aqoon sare leh manshallah
Mashallah
Horumar wacan
Nio Hereeri wan la yaabay wlhi sidu malin walba wadan ku tagaa
Passport uu wata oo uk 🇬🇧 ah ee Tahriib 5 sano kadib aduunka mesha rabto aa ka adi Dontaye
@@amiinali4692 kkkk walahi
ALLOW DAADKA.SOMALIYEED. E.SOUTH AFRICA.NABAD .YEEL
Asc ww
Herari waraysiyo aad umuhiima baa samaysaa sidee loola xiriiri karaa hadii loobahdo
GEESII SHEIKHA
Ninkasi niin dacada ayu yahay oo Africa aminay. Allah ala qabto
Muqal waacan mashalah
Qolada shiidka ku dheeraysa ma reer Balbala (Jabuuti) baa ?
Nin codkar ah ayaa heshay maanta.
🤣🤣🤣
Gereri horey usoco wll
WA.SAHAL ABDI. OO. DJIBOUTI 🇩🇯. JOOGA
Coloureds waaba ilbaxee🤣🤣
Guuleyso mudane🙌
Good job 👍🏾
illaaheey hakugu amaansado Ganacsade Soomaaliyeed ayuu ahaa oo Jooga K,A..Waa isku Dhamaatay Noqosho Male Haduu Yidhi, Ana aan Lasocdo Daruufaha ka Jira Dalka Soomaaliya ee u diidaya Muwaadinka inuu dhulkiisa ku Nabad Noqdo...alloow sahal Aamuuraha
Maxaa lagusoo noqdaa alle SWT isbedelqayleh hakeenee
Cadaan ayaa faraha kula jira
Dhamaan dagaalada kasocda soomaalia xaal allaha saqiro
Hore usoco weriye
Maasha Allah
Malaa muslimka iyo Asianka kale ee degan cape Town ayaa saamaxay in magaaladu nabad noqoto
Salaan sare weriye
BEENTA MAHAA.SHEIKH
M.allh
Qoladaa dhagaxa tuuraysa ma reer Qardhood ba 😅😅
Somaliduna waa iskadhal oon meel ay kayimaadeen ogayn
Carab ayaanka nimid
💯💯💯💯💯💯💯💯
Coloured (midab) iska dhaley cadaan & madow.. cadaanka markii yimaadeen koonfur afrika naagihii madowga beeraha & guryaha uga shaqeenayeen fulaayeen ama xaraan uga tegeyeen .midabka (coloured)dhaleen..maleesiyaan,hindi & Somali ingiriiska keeney.waqtigii gumeysiga.
Iska dhal mxa loga jeeda yaa iska dhalay yacni dad nooc ma ah aya iska dhaly😂
Waxaa iska dhalay tusaale ahaan hindida amma Asian-ka, caddaanka iyo madawga. Wax alla wixii aan caddaan amma madawga south africa loogu yimi ahayn xilligii apartheid-ka coloureds baa loo yaqaannnay. Waa la takoori jiray iyagana. Lama ogalyn wax iska dhala. Ka ugu caansan coloureds-ka aan aqaanno waa majaajilleystaha Trevor Noah, ee Daily Show soo dayn jiray.
Maprouka WAA sida cadcadka reer xamarkaa anba afgooye kuwaaba waxa iska dhalay yeman iyo bortaqiis iyo Turki iyo sangadhuudho😂
Laba jinsiyadood OO madow iyo cadaan ah WAXAY iska dhalan waaa mas snake
@@MOHAMED-zc6bg 😀😀 de cad cad wan maqlay uun wll Somali waqooyi bn ahay especially ree borama waxn nahay u mad hal nooc ah ee dadkan ay labada dawladeed kala dhaleen garan mayo cad cad ka waxn u hystun dad cadan iyo qurx u dhashay 😀😀any way wllo mahadsanid
@@NewsFusion24 haaa wan Garty Mahdsanid bri
Su’aasha ugu danbeysay ee uu wariyuhu weydiiyay muu fahmin. La macaamilka dadka dalka u dhashay Waa muhiim. Waxaan u arkaa inay Khalad tahay in aad Macmiil ku tidhaahdid lacagta miiska saar, gacanta ha iiga dhiibin!!!! That’s very rude and disrespectful in my opinion.
Waasax waayo colaad ayuukuu qaadayaa
Waayo gacmaha oomo iskaga maydh
Anaguba anagoo dalkeena joognaanka wiswisnaa lacagta
Aadmigu uskag kama dhamaado