ADNA IYO NEW BABY OO SURPRISE WELCOME AH LOOGU SAMEEYEY GURIGA || FROM HOSPITAL TO HOME ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2020
  • #subscribe#more
    Mahadsanidiin daawashada!
    Booqo UA-cam keeyga lamaad: / @adnahenna
    Booqo UA-cam ka Walaalkeyga Abuukar:
    / @abukarchannel
    Booqo UA-cam ka Ridwaan iyo Ilyaas: / @saxaafchannel
    Booqo UA-cam ka Walaalkeyga: / @amirsayid

КОМЕНТАРІ • 2,8 тис.

  • @faizasamaara
    @faizasamaara 3 роки тому +150

    Amiiro Ilaahow adigana kusii kuwaa ku farxado adno Allaha kudhooro xppti 🥰

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 3 роки тому +83

    Inta guurka qali ladan &rage sugese oo ku faraxday like 🙏 adna umushii isxanbarata allehaka dhigo Insha Allah ❤️❤️❤️🙏

    • @maovlogs1
      @maovlogs1 3 роки тому

      ua-cam.com/video/8gpLJeBICyA/v-deo.html 𝗪𝗮𝗹𝗮𝗹𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆 #𝗦𝗨𝗕𝗦𝗖𝗥𝗜𝗕𝗘 𝗵𝗮 𝗶𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗮𝘀𝗱𝗶𝗻 𝗶𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗺𝗮𝗵𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱❤💋💯🌹

    • @kalsoonkalsoon8327
      @kalsoonkalsoon8327 3 роки тому

      Hhjhhh adin

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 3 роки тому +113

    Amiira awlaad baari ah allaha siiyo miskiinta iyo waxay ku faraxdo waan jeclaan laha inaa arko maalinteda ayado sidaan loola farxaayo.
    abayo marwalba waankuu duceeya awlaad kheyr qaba allaha ku siiyo waana ku jeclahay xbbti

  • @yasminmahamed1096
    @yasminmahamed1096 3 роки тому +15

    Mnzha AllaH Mabruk Wll Adna Iyo Mahamed AllaH Ha Idin BaraKeYO Awlada HaBo So Barbar Tii DaLked Iyo diinteda Anfacad AllaH Ha DhiGo Kuso Dhawow Dunidan Quruxda Badan ❤️🥰

    • @maryanahmed3479
      @maryanahmed3479 3 роки тому

      M,a hambalyo hambalyo amiir habryr soodhawaw hooyo mcn allh hakdhiko diidalkid diin diid anfcd aaamiin

  • @yoonismohamoud6749
    @yoonismohamoud6749 3 роки тому +157

    24hr gudahooda Allah hakaga farxiyo walal iga Farxi subscribed isaar cadawgaaga Allah haka qabto 2k oo subscribed please codsi ♥

  • @ilisaalii7823
    @ilisaalii7823 3 роки тому +56

    C/rahman waa wil ficn oo dagan nagti hesha ninbe heshay love you allaha ku dayp🤩😍😍😍

  • @hodannoor1167
    @hodannoor1167 3 роки тому +6

    Manshallah Brothers we need more people like you in this world! Thanks to Allah

  • @c.qiyaaryare9645
    @c.qiyaaryare9645 3 роки тому +5

    Masha Allah adeer noqo mid dalkeyda dadkeeda iyo diintayda anfacdo Alle hagaa dhigo soo barbaaray. 🙏🙏🤲🤲🤲

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 3 роки тому +47

    *Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku noolow Aakhirana janada Allah kugu casuumo hal **#Subscribe** igu caawi wll mcn*

  • @ferihaahmet1736
    @ferihaahmet1736 3 роки тому +58

    Inta adna ayaantn sida musal sal caml ula scoto blz like😍

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus 3 роки тому +2

    Mashaallah that was a great surprise welcome home abaayo maacane Adna inshaallah may Allah swt give you a quick recovery, also may Allah swt give Amira a righteous kids amiin ya raab

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 3 роки тому +7

    Welcomes back to new babies my sis Adna so amazing masha allah we do happy to see you and new babies masha allah keep going walasheyda Adna iyo abowe saxaf walasheyda Amira may allah project us this beautiful families Aamin yarabb alahuma Aamin

  • @saxardiidofficial4618
    @saxardiidofficial4618 3 роки тому +310

    Africa Waa mesha kaliya intu nin gaJo udhinto kadibna Geridisa geel lagu qaLo 😂😂😂
    Hada ku qososhy like dhac sii

    • @shucaybahmed6165
      @shucaybahmed6165 3 роки тому +4

      Way kaaso horaysay adeer tasi

    • @LAYLAOFFICIAL
      @LAYLAOFFICIAL 3 роки тому

      @@shucaybahmed6165 isoboqo wall qaali thanks

    • @LAYLAOFFICIAL
      @LAYLAOFFICIAL 3 роки тому

      Saxardiid official isoboqo wall thanks

    • @somalidhabah1485
      @somalidhabah1485 3 роки тому

      Somaliya dhe waaa dad cajiiba qofkii oo naftu hayso loo baxaynin marku dhinto waad yaabaysaa wlhi blhi tlhi 😭😭😭🙈🙈

    • @ayaantakhal1416
      @ayaantakhal1416 3 роки тому

      Wlhi waa Run anigaa kula arkay

  • @zakiismail6177
    @zakiismail6177 3 роки тому +84

    Maqaan cida commenti keyga aqrin doonta lakin: Hooyada janada allaha geeyo channelka subscribe isaar wll plz🙏😍

    • @mahadcabdi4094
      @mahadcabdi4094 3 роки тому

      Comanti was

    • @cadeaxmad1891
      @cadeaxmad1891 3 роки тому

      @@King____zaki 🔉

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 3 роки тому

      Zaki ismail wankuu saray adiga neh isar subescareb

    • @mawadomaaya1612
      @mawadomaaya1612 3 роки тому +1

      Plz subscribe like nagu caawiya waa gabdhihina cml ua-cam.com/video/PxCRnD258YQ/v-deo.html

    • @mahdisalah740
      @mahdisalah740 3 роки тому +1

      Asc familka aan jeclahy m,a gabadey waa genyo Dumar waa qali Dumar hambaliyo hambaliyo dhalasha wacan wey nasiib badantahay adna xubbi iyo lamaneheeda dhamaan waan idin salamay walaha somaliyeed hadana aan kala fog nahay lakin magaca aan lajeclahy waa najax

  • @zunduzzuzuu6442
    @zunduzzuzuu6442 3 роки тому +11

    Musasal camala ula socda vedioydina wna idin jeclhy ma Dear family cunugta yarna soo bar bar habo ❤💋Adna inanta yar Sami iga dhig sundus u bixi😂

  • @zaro3938
    @zaro3938 3 роки тому +3

    mashallah congratulations may Allah keep you and your baby healthy and happy❤❤❤⚘⚘⚘⚘😘😘😘

  • @queen-nb6uq
    @queen-nb6uq 3 роки тому +46

    ManshAllah illahye amira iyo aniga inta ilmo ilmo jecel Allah na siiyo adna ManshAllah beautiful family Allah ku barakeyo ubadka

    • @sabrinahassan9971
      @sabrinahassan9971 3 роки тому +1

      Amiin Amiin 🥰 illhy ha.idn wadsiyo xabiibaatii gbdha adna m.a illhy haku barkyo magac lobaxinayo gabdha sabirn ubxi adna qurux🥰❤🥰🥰

    • @hamdatimiro8890
      @hamdatimiro8890 3 роки тому +1

      Amiin amiiin

    • @salmamohamed5309
      @salmamohamed5309 3 роки тому +1

      Aamiin

    • @abdalemahdi4299
      @abdalemahdi4299 3 роки тому +1

      ❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️💝💝💝💯💯💯

    • @hamdaabdiraxamaan5093
      @hamdaabdiraxamaan5093 3 роки тому

      Aamiiin aamiiin yaa rabi dhamanteen xppti ❤️❤️

  • @qaaliqumanofficial6972
    @qaaliqumanofficial6972 3 роки тому +53

    Adna intaa maqned ma maqshy horta qali iyo rage ineey is arosen hampalyada halaka arko hee 🤗

  • @princessheva6099
    @princessheva6099 3 роки тому +24

    Masha Allah Allah awlaada haku barakeeyo inta awlaad heysanin allah seeeyo dagdag walibo ameenta igu raca plz

  • @xayaatzharafzan2266
    @xayaatzharafzan2266 3 роки тому +7

    Mcha allah adna io amiira walalo aad izku jeceltihiin say mcha allah all guys💋

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 3 роки тому +45

    Naadiya wehelee heshy
    Ciyaarta bareejo😘😍

    • @LAYLAOFFICIAL
      @LAYLAOFFICIAL 3 роки тому

      Farsawsa mohamed amiin isoboqo wall thanks

  • @YACKOO955
    @YACKOO955 3 роки тому +109

    Aww Mashallah it’s a girl 👧, welcome hoyo mcn to this beautiful world and beautiful family Mashallah ❤️❤️❤️❤️

  • @ayanohagi
    @ayanohagi 3 роки тому +1

    Maasha allah waa farxad aad u weyn wallaahi aniga koleey ma ogi siduu dareenkeyga yahay am so happy wlh so dhawaaw baan leeyahay our new babydeena ilaahay haka yeelo mid aad ku nacfisaan abidkiin nafteeda iyo tiinana wax tarta aamiiin🕯🌹🌹

  • @maxaakaagalay1294
    @maxaakaagalay1294 3 роки тому +13

    Amiiro ilaahy canug ha siiyo 🥰🥰🥰

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 3 роки тому +17

    MashaAllah hambalyo habo mcn so barbaar 🎉🎊😍🥰❤️

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 3 роки тому +6

    Masha allah welcome habo ❤️❤️

  • @amalomar860
    @amalomar860 3 роки тому +2

    Congratulations Adna and Saxaaf new baby girl waxan leeyahay sobarbar noqotii diinteda dalkeda anfacda waalid kedana baari u noqota insha allah Adna waxan kuleyahay you have such a great husband masha allah allaha kubarakeyo

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 3 роки тому +1

    الف الف الحمدالله علي سللامه الف الف مبروك. نورتي بيت امك وابوك الله يحفظك وخليك اهلن فيك دنياء

  • @Sxunduss
    @Sxunduss 3 роки тому +52

    Ciyaalka bareejo waaye kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ikraanyusuf1677
    @ikraanyusuf1677 3 роки тому +10

    Ilyaas wuxuu uegyahy saxaaf nadia waxay u egthy adno mnsh allh familkyga aan adunka ugu jeclhy guulaysta

  • @aniizamohamedhussein5456
    @aniizamohamedhussein5456 3 роки тому +2

    Mashallh welcome bby💕 and adna💋💖
    Allah umul fiyow ka dhigo

  • @bisharoabdulahihassen6755
    @bisharoabdulahihassen6755 3 роки тому +4

    MAA SHAA ALLAH beautiful family welcome baby ga cusub ❤️😍

  • @queenhabon5735
    @queenhabon5735 3 роки тому +62

    Masha Allah ilxasid iyo il qumayo alow idinka haay🥰🥰💋

  • @abdishukrihassan2690
    @abdishukrihassan2690 3 роки тому +11

    Ma sha Allah welcome new baby
    Familyka an dunithan ujeclahay
    ALLOW ibarakey familykega m.a adana Allah kudowro Runti qof an Allah dartis ujeclahay

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 3 роки тому +10

    Hamblyo😍😪frxaaad uilmeyey mshlh wlh

  • @meysuncabdiwali8287
    @meysuncabdiwali8287 3 роки тому +1

    Wey nasiibadan tahay bebe maasha allah alle xa dhaafo amiira ama nasiima xaloo bixiyo alle dartii ayaa niijeclahay lov you😘

  • @cabdiadancumar4464
    @cabdiadancumar4464 3 роки тому +88

    Famliigan quruxda badan haan uu duceeno waayo waa qoos musliima ah oo nolaasha dacaad ka ah wlhi alle ha idiin xiftiiyo akhiiro fiil jaana aduunkan fiil nimco insha allah 👏👏👏👏💯💯⚘

  • @aishamohamedaishu6460
    @aishamohamedaishu6460 3 роки тому +11

    Hampalyo hampalyo hampalyo,,,, wlhi wan qoslay ilyas marku dahay cayarta waa barajo will iyo gabar🤣🤣🤣 mnsh ilyas keep going hapo mcn

  • @munaborechannel5529
    @munaborechannel5529 3 роки тому

    ماشاالله تبارك الرحمن اللهم لا حسد allah adin dhowro mabruuk adna iyo saxaaf qoos qurxan 🎊🎉💖💝😘🤗💋💕☺️

  • @umumarwaan9067
    @umumarwaan9067 3 роки тому +2

    Masha allah famliy qurux badan allah idin xafido wad idin jeclahy❤❤❤💋

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 3 роки тому +45

    Mashallah hambalyo 🤱❤️🥰

    • @IFIYEMEDIACHANNEL
      @IFIYEMEDIACHANNEL 3 роки тому

      Wll adigoo raaliyah #Subscribe ii saar abaal ayaan kaaga hayaa 👏.

    • @naciimacumar8487
      @naciimacumar8487 3 роки тому

      Masha alla alla hadiin xifdiyo familkaan quruxda badan alla hadiin xifdiyo

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 3 роки тому +1

      @@IFIYEMEDIACHANNEL wankuu saray adiga neh isar subescareb please

    • @amranmaxamed1072
      @amranmaxamed1072 3 роки тому +1

      Hooyo mac👨‍👩‍👧👨‍👩‍👧👨‍👩‍👧👨‍👩‍👧❤❤

  • @YACKOO955
    @YACKOO955 3 роки тому +8

    Mashallah beautiful welcome saxaaf waad kaa soo bahdey aboo ficaan ayaa tahaay , hore usoco walalkey 👏👏👏👏😊❤️😍😊👍👈😊

  • @luckystart1366
    @luckystart1366 3 роки тому

    Masha Allah alle ha barakeyo

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 3 роки тому +1

    Masha alaah familygan anoo faraxsan lee dawada ilahey ha idin xafido😘 gabadheynana wexey kuso biirtay family markasta farxada 💯jecel❤ ilahey hanoo daayo kor oo kaalin 💯gal hbo macnto💋 adna ilaahey umul fiyow hakaa dhigo oo is qadato Hambalyo❤ inan kudhoho kama dalaayo❤

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 3 роки тому +3

    Mashaa Allah hambalyo soobarbaar HBO mcn illaah hakuu babyga iyo dhamaan reerka family quruxbadan

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 роки тому +16

    Walaal Qalli Alle Ha Idin Sharfee Idinkoo Raaliya 2K Igaadhsiiya

  • @marwonafiisafaarah5813
    @marwonafiisafaarah5813 3 роки тому

    Mnsha Allah
    Mnsha allh
    Mnsha allh
    Alle ha idin barkeeyo wll

  • @caaliyaqurux2181
    @caaliyaqurux2181 3 роки тому +3

    Waaaaaw mansh allah mansh allah alle ha ina xifdiyo dhamntiin alla hainii dayo caruurtina dhamntin w

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 3 роки тому +6

    Masha Allah habo eedo kor oo kaalin gal sanadda badan oo farxaded ♥️ kuu jajeynaa insha allah♥️😍

  • @Taqwa829
    @Taqwa829 3 роки тому +8

    Masha Allah alle haysku daayo
    Familkan Quruxda badan♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Babyga Yar soo barbaar habaryar

  • @user-xt7mt6iq4d
    @user-xt7mt6iq4d 3 роки тому +1

    Mashaa alaah alaah ha idin barakeyo

  • @shukrimohamed524
    @shukrimohamed524 3 роки тому +2

    MANSHALLAH TABARAKALLAH ALLE swt ha idin xiftiyo ALLAHUMA aaameeen yaa XAYU yaa QAYUUM SWT

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 роки тому +17

    Mashaa Allah Qurux wlh walaalahey iisoo duceeya in ale gabar baariya isiiyo wiilal lee ale isiisay alxamdulilah boqorada soo dhawaaw 👌👍🙏💖

  • @hamdohussein3601
    @hamdohussein3601 3 роки тому +8

    Masha Allah abyo Adna 🌹❤❤❤❤

  • @faduma.mahamuudnaciimo3607
    @faduma.mahamuudnaciimo3607 3 роки тому +1

    Maasha alaah ilaah ha ku xafido saxaaf waa ka baxsaday nolosha kuma ciisho saasaa kaa rabaa noolaaw intee nolol jirto

  • @umuanas6223
    @umuanas6223 3 роки тому

    Masha allah alahuma baarik qoys qurux badan allaha idin barakeeyo inantana habo so dhowow

  • @fartuumabdullahiali7477
    @fartuumabdullahiali7477 3 роки тому +3

    Hambalyo hambalyo habo mcaan farxd iyo cfmd Iyo cimridher iyo cibada suban Allah hkusiiyo tii 2deeda walid anfacdo Allah hkaakadhigo ❤❤❤❤❤❤

  • @ifraaxxaajimaxamed197
    @ifraaxxaajimaxamed197 3 роки тому +19

    Masha allah soo dhawaw hbryar mcn soo barbaar kor oo kaalin gal❤❤

    • @maovlogs1
      @maovlogs1 3 роки тому

      ua-cam.com/video/8gpLJeBICyA/v-deo.html 𝗪𝗮𝗹𝗮𝗹𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆 #𝗦𝗨𝗕𝗦𝗖𝗥𝗜𝗕𝗘 𝗵𝗮 𝗶𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗮𝘀𝗱𝗶𝗻 𝗶𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗺𝗮𝗵𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱❤💋💯🌹

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 3 роки тому +1

    Welcome new baby gabadhenii allah kuxafido tii dadkedi dintedi dalkedi anfacda noqo mansha Allah lomakala harin waxan qiraayaa in gabadhaan aad loosoo dhaweyey maansha Allah nuur calaa nuur

  • @ifraxmaxamud61
    @ifraxmaxamud61 3 роки тому

    Masha allah allaha idin barakeyo

  • @xabibacabdallah7653
    @xabibacabdallah7653 3 роки тому +3

    الحمد لله علي سلمتك ي اختي

  • @caaishaabuubakar4511
    @caaishaabuubakar4511 3 роки тому +11

    Masha Allah love you الف مبروك ❤❤❤❤😭😢😢❤❤😍😍

    • @IFIYEMEDIACHANNEL
      @IFIYEMEDIACHANNEL 3 роки тому

      Wll adigoo raaliyah #Subscribe ii saar abaal ayaan kaaga hayaa 👏.

  • @marwonimcoyaxye826
    @marwonimcoyaxye826 3 роки тому +1

    Masha Allah masha Allah Hanbalyo Hanbalyo Adna cadye wllhy waa wax laku farxo wanku farax naye saxaaf kalin tada waka bax sataye

  • @zuhuuraxmed3562
    @zuhuuraxmed3562 3 роки тому +3

    Mansha Allah alle Dartii baan idin jeclahay alle ha idin xafido dhamaan tiin ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍

  • @mounamohamed9465
    @mounamohamed9465 3 роки тому +10

    Ilaaaahaow amira na udab siii kuma aqaan lkn dar alleh ayn kugu duceeyey

  • @saamhassan4628
    @saamhassan4628 3 роки тому

    Maasha allah allah haxafido gabarteena😍😍😍😍

  • @fatumadireyhussein6006
    @fatumadireyhussein6006 3 роки тому

    Masha Allah, beautiful baby welcome home 😍❤️💕💋

  • @nastehanoor8933
    @nastehanoor8933 3 роки тому +14

    Cayaar ya bareeja waaye 2bo wiil iyo 2ba gabar 😂😂

  • @farhiyamohamedabdi7527
    @farhiyamohamedabdi7527 3 роки тому +5

    Wlcm new baby masha allah so bar baar ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋

  • @xilwatiirow2040
    @xilwatiirow2040 3 роки тому

    Wow masha Allah ilahe haidin barakeyo❤❤❤

  • @caashoabdulla2922
    @caashoabdulla2922 3 роки тому

    Masha allah habo mcn so barbar naqo tii anfacda d.d.d cimri dher camal suuban cilmi lagu nacfiyo alle haku siiyo❤💯

  • @libinibrahim4880
    @libinibrahim4880 3 роки тому +6

    Wellcome gurika ayantan mugdi buu ahaa masha allah so dhawada sobarbar gabadheyda wan wada dhalnay yaristan mac isiiya bal

  • @user-pj7ss5tl5s
    @user-pj7ss5tl5s 3 роки тому +5

    ‏ما شاء الله تبارك الله❤️❤️❤️❤️

  • @sahuurroble1303
    @sahuurroble1303 3 роки тому

    Maasha allaah adna iyo gabarteeda habo ilaahey hakaa dhigo gabar baari u ah waalidkeed iyo eheladeeda aamiin adna umul caafimad ilmaheeda ku korsato ilaahey haka dhigo amiin

  • @misshonesty86
    @misshonesty86 3 роки тому

    Mashallah congratulations 🎉🎈 beautiful family so so barbar habo

  • @kaltuunhassan9970
    @kaltuunhassan9970 3 роки тому +3

    Mnsha alahfamily qurux badan ilxuni idin ma aragto adna da kujecel baad heysataa I sida wl amira seygaga wllda clraxman daa, uud garbahaaga alaha kuu deysto la,aantood abaar waaye bini aadamka ishooda alah idin kaqabto Amiin

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 3 роки тому +3

    Mansha Allah habo sookur sobarbar noqo tii dalkeda diinteda iyo walid kedba anfacda💋❤️

  • @bisharoabdulahihassen6755
    @bisharoabdulahihassen6755 3 роки тому

    MAA SHAA ALLAH beautiful surprise ❤️💓

  • @muunanour8048
    @muunanour8048 3 роки тому +4

    Welcome beyibi habo mcn noqo tii dalkeda iyo dintedaba qnfacda maamo🌹🌹🌹🌹😍😍

  • @fadmachannel1298
    @fadmachannel1298 3 роки тому +3

    Maasha allah hambalyo congratulations adna iyo saxaf❤❤❤

  • @aliabdirahman3887
    @aliabdirahman3887 3 роки тому +3

    MashAallaah MashAal my sis adna iyo new baby ga well come your home habaryar so Barbar allaha inoo ga dhigo tii din teda iyo dadkeda iyo dalkeda Amiin Amiin yarabi 😘👏

  • @ubaxdegenabdi7241
    @ubaxdegenabdi7241 3 роки тому

    Masha Allah alle ha idinka qabto xaasidka umushii is xabaarata alle haka dhigo xabibti

  • @umull5778
    @umull5778 3 роки тому +2

    Masha Allah habo macan so kora oo so barbar mamo ❤❤❤❤❤

  • @safiyaibraahim5830
    @safiyaibraahim5830 3 роки тому +5

    Masha Allah hambalyo hambalyo xppti adna gabadha yarna waxna leeyahay mama kor oo kalin gal noqo tii d.d.d anfacda 🥳🥳🥳🥳❤🌹👑🎆🎈🎈🎊🎊🎉🎉🔥

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 3 роки тому +46

    M.a well come hao😍😍😍

    • @Cazmi.Cudoon
      @Cazmi.Cudoon 3 роки тому +2

      Subscribe isaar chanalkeygan dear ua-cam.com/video/c3iWLnUqEiE/v-deo.html mhdsnd🙏

    • @sareeyeofficial6849
      @sareeyeofficial6849 3 роки тому +1

      Subscribe iisar wall

    • @sareeyeofficial6849
      @sareeyeofficial6849 3 роки тому +2

      @@Cazmi.Cudoon subscribe iisar wall

    • @maovlogs1
      @maovlogs1 3 роки тому

      @@sareeyeofficial6849 ua-cam.com/video/8gpLJeBICyA/v-deo.html 𝗪𝗮𝗹𝗮𝗹𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆 #𝗦𝗨𝗕𝗦𝗖𝗥𝗜𝗕𝗘 𝗵𝗮 𝗶𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗮𝘀𝗱𝗶𝗻 𝗶𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗺𝗮𝗵𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱❤💋💯🌹

    • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
      @N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 роки тому

      Ii saar Walaal Qalli

  • @fadumoisaak1066
    @fadumoisaak1066 3 роки тому

    masha allah my sister I am so happy for you and your new daughter

  • @samaanbadan1163
    @samaanbadan1163 3 роки тому

    Masha Allah habo mcnto ilxun kuma aragto tii anfacdo ddd iyo walidkeed barina u noqoto Allaha ka dhigo amiiiin

  • @nuraahmed3352
    @nuraahmed3352 3 роки тому +5

    Mansha Allah adna iyo saxaf welcome new baby

  • @munaadan9744
    @munaadan9744 3 роки тому

    Masha allaah welcome to the world 🌎 baby gril my Allaah bless you habo

  • @GgGg-pm2eu
    @GgGg-pm2eu 3 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظو الله يبارك

  • @lilbabyhood3558
    @lilbabyhood3558 3 роки тому +64

    Inta Iskabulo ah oo Niyada kudisato Adna iyo Saxaaf like saar 😂💔

  • @One_5somali
    @One_5somali 3 роки тому +3

    Masha allah welcome 🎉♥️

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 3 роки тому

    Masha allaah HBO MCN illaah haku barakeeyo waxaan kuu rajenayaa caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban

  • @saadiamaalim9352
    @saadiamaalim9352 3 роки тому

    Wwwww masha allah Allah kuxafido saxaf insha allah walal

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 3 роки тому +3

    masha allh rabbi hydin xafido my family

  • @hamdiabdulle3559
    @hamdiabdulle3559 3 роки тому +4

    Mashaa allaah hambalyo 🎉🎉🎈🎐🎀🎀family quruxda badan allha idin xafido

    • @farhiyayousef4714
      @farhiyayousef4714 3 роки тому

      Mashaa allaah hambalyo familie quruxda badan allha idin xafido 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @nahlaqueen111
    @nahlaqueen111 3 роки тому

    Maasha Allah welcome habo

  • @leylacali3556
    @leylacali3556 3 роки тому

    Masha allah xppti Adna io babyga yar soobrbaar habo mcn🥰💕

  • @hoodomahamuud4742
    @hoodomahamuud4742 3 роки тому +6

    Mnsh aallha wilcome hpo ku so dhaawo duunida qurxu da badan iyo falmiy ku jecayl adan caday hppti waa ilaahy madadi hada siicafimad qaba ku baxad ❤️❤️💕💋💕 waxa u Ilahy ka beeray abbae iyo Hooyo fiicna oo is jecly waxa LA yidhi awaalad jecly dhaaltay uduuga ka garata waxa tahy hpo qofa nasiba badan waxa ku daalay adan iyo saxafa mnsh aallha ❤️❤️💕💋👑🎉🎂💕🥰🥰

  • @sawdaadan5555
    @sawdaadan5555 3 роки тому +6

    Msha Allah 😘😍🥰❤