Ikraan Jaamac | Nasiib

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 161

  • @asadxasan9433
    @asadxasan9433 3 роки тому +108

    Heeatani Waa mid xasuua wan qalbigag kuleh maxa yeelay waxa iqaadi jirtay xaskaga had a caruurta ihaasa markan is jeclan fadlan Waa igu qaaliye love isar xasustada mahad sanid

  • @zakariemohamed8279
    @zakariemohamed8279 Місяць тому +15

    Inta inanteedii yuzra kasoo aragtay 2024

  • @Arwamohamet
    @Arwamohamet Місяць тому +13

    Naf jacaylku guud furay
    Kuma naaxdo soortoo
    Qalbi nabar ku yaala
    Niyad uma ladaaye😢
    😭😭😭😭ya allah qalbiydeena qaboji😢😢😢

    • @ahmedcaabi9175
      @ahmedcaabi9175 26 днів тому

      Ruux aad u Nugushohoo
      Noloshiisa Waydanaa
      Aragiisa Nuuriyo
      Waa kugu Nasteexee
      Naawiloo aduunyada
      Nasiibkaaga uun dhowr😢😢

    • @Arwamohamet
      @Arwamohamet 16 днів тому

      ​@@ahmedcaabi9175😭😭😭😭

  • @xilwah5645
    @xilwah5645 3 роки тому +57

    😰💔💔💔😭
    Naf jaceylku guud furay
    Kuma naaxdo soortoo
    Qalbi nabar ku yaal
    Niyad uma ladaayee
    Ruuxaad u nugushahood
    Noloshiisa weydana
    Aragiisa Nuur iyo
    Waa kugu Nasteexee
    Naawiloo Aduunyada
    Nasiibkaaga dhowr
    Nasiibkaaga Uun Dhowr
    💔😭💔😰💔
    Nebdigii wax caashaqay
    Wehelkaa u naruura ah
    Nabada iyo agjoogaa
    Nafta raali geliyay
    Naxariista Eebiyo
    Nimco lagu negaadoo
    Nayaayirootayee
    Naq baa Kuu dambeeyee
    Naawiloo Aduunyada
    Nasiibkaaga Dhowr
    Nasiibkaaga Uun Dhowr
    😰💔😥💔💔😭

  • @sacadxikmaawi3585
    @sacadxikmaawi3585 Рік тому +15

    Heestan markan aan maqalo waan ilmeeya😢😭❤

  • @Sulthanhassanali
    @Sulthanhassanali 2 місяці тому +5

    Old Is Gold Allah Yahdiik Heestanni Waxa Ay Ka Mid Tahay Heesaha Sida Gaar Ka Ah Ii Taabta Waayo Waayo Iyo Xasuus Baan Gallaa Maadaama Uu Wakhtigu Aad Isku Beddallay😢, Maamadey Ikraan Jaamac Alle Cimriga Iyo Caafimaad Ka Ha U Dheereeyo❤

  • @Candyy629
    @Candyy629 2 роки тому +5

    Xasus ban galay wlhi omg wakhtigi tvga qaranka la furay☺️☺️

  • @abdisallan
    @abdisallan Рік тому +4

    Hees,aha ikraan jamac makala dhacaan,,
    nasiib ,, Humaag jacayl,, jacayl dhaxal gala ,, absolutely waa wataa 😇🦻👌

  • @najaxnayruozofficiall416
    @najaxnayruozofficiall416 4 роки тому +19

    Ax yaa hees walhi kma dalo dhagsigda ad ban jclhye ♡♡♡inta ila midka like dhac ku sii 20/12/2019

    • @salmaabdi7999
      @salmaabdi7999 4 роки тому

      Axyaa ehelu sharaf Ikraan jama malaa iigtu haku soo booqato Allahuma amen

    • @salmaabdi7999
      @salmaabdi7999 4 роки тому

      Ex ex Hargeisa

  • @suldaankagarxajis3006
    @suldaankagarxajis3006 5 років тому +13

    Ikraan jamac waxa igu danbeysay 2007 iyo hotel hamdi hargeysa arooski walalkay kamaco sahardid m sahardid iyo jarmani alle ha unaxaristo insha allah hargeysa wan ku soo laban ❤️😍

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 років тому

      Aamin

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 4 роки тому +4

      Wlle in aad thy Ex Hargeisa bro sln Sare amba waxa igu danbeysay Isla wakhtiga oo ah wakhtigii hotel la xidhey Alle haw naxariiste wiil asaxabta oo Ku dhintey Awgii ba lo xidhey hotel habeenkas oo arsoos ka dhacay ka dib mesha lagu dagalamey Alle haw naxariisto ban lenahay wllken mustafe ducale

    • @nimanabdi7032
      @nimanabdi7032 3 роки тому

      @@hassandweeu4096
      Habeenka wan joogay walal uu alle Ha naxariisto Mustafe ducaale lagu dilay Hotel xamdi Isku xaafad ayanu ahayn marxuumka

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 4 роки тому +21

    2007 ayaa daawaday markii u horaysy waa heesihii laga dawaan jirey TVga qaranka somaliland national television

  • @mohamedeid6132
    @mohamedeid6132 14 днів тому

    Qalbi nabar Ku yala niyad Uma ladayee😢😢😢

  • @salaadmataan5293
    @salaadmataan5293 4 роки тому +26

    2020 hadad dhagaysto like saar

  • @amrancabdirahman8774
    @amrancabdirahman8774 4 роки тому +6

    Wllhi hees aan aad u jeclahay marka aan dhagaysto wan qiiroda alle haku xafido ikaraan jaamac diihal ❤

  • @alahayay1963
    @alahayay1963 2 роки тому +6

    ala maxaan heesahaga waqtiyo kala duwan dhagaystay ilahow ku daa maamo ikraan jama dihaal ♥️

  • @YuusufApdiali
    @YuusufApdiali 2 місяці тому +2

    Ax ano yar 2007 dii ka dawan jiray tvga qaranka 😢

  • @garaadkaumada4630
    @garaadkaumada4630 4 роки тому +12

    Heesdan waxa aan kuxasuusdaa inan la odhan jiray asma oo ijeclayd oo aanan ogay ayaan habeen u imi iyadoo heesdan dhagaysanaysa dabeedna waxay ay iisheegaty inay ijecshahy dabadeedna waan yaabay oo waan qaabilay muddo dheerbaanu jacayl wada jilaynayba waxa iigu wardanbaysay iyadoo aaday jabuuti ana wadanka waan kahaajiray hada waxa aan joogaa norwey hada meel ay joogto war uma hayo 6 sano ayaa kasoo wareegay berigaa qof qalbi fiicanbay ahayde meelkasda ayay joogto alle hadaayo nolol fiicanbaan ujaraynayaa

  • @khalidrage1170
    @khalidrage1170 5 років тому +4

    Ikran Jamac fanaanad cod mcn & Heeso Midho waaweyn leh baa looga bartay waad salamantahay ikran jamac.

  • @jamalali7626
    @jamalali7626 2 роки тому +3

    Waayo waayo heesihii tvga qaranka soomaaliland kadaawanjirney waagaan yar yareyn 😭🥰

  • @AslimawliidHasan
    @AslimawliidHasan 28 днів тому +1

    Ruxad u nugushoo
    Noloshiisa waydana😢24sep2024 hpen salasa ah
    Naawiloo aduunyada nasiipkaga uun dhwr

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 3 місяці тому

    ❤❤❤ ax ax wayo wayo ikraan jamac ismaciil jacaylkan ku bartay hestan

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 3 роки тому +11

    Markale hadaad jiifka ku daawanayso like iisaar oo is muuji hadaad laandheere tahay

  • @khadarawcali6683
    @khadarawcali6683 5 років тому +9

    Heestan nasib hees aad u macaan aadna aan u jeclahay

  • @فلانابنفلان-م6ص
    @فلانابنفلان-م6ص 5 років тому +7

    Wlhi waa xasuus waagaan joobanaatiga aha maxaan dhagaystay wakhtigi wacna iyo malmihi xasustii wacnayd ✌️✌️✌️✌️

  • @cabdiwaasacaxmed1805
    @cabdiwaasacaxmed1805 4 роки тому +3

    Anigoo yar ayaan heestan dhagaysan jiray wllhi 6/9/2020 habeen axada xasuua

  • @MuuseAxmed-vb7hg
    @MuuseAxmed-vb7hg 5 місяців тому

    Hees dareenkeda wadata ikraan jaamac waayo waayo ciyaalo 2020 ma garan karan heestan wakhtigay tviga kaso gali jirtay

  • @abdulrahmansulub2202
    @abdulrahmansulub2202 2 роки тому +1

    Wow nice song noolow ikraan jaamac ismaciil

  • @arafaatabdirahmaan6165
    @arafaatabdirahmaan6165 3 роки тому +2

    Naawil oo aduunyada nasiibkaaga uun dhowr😪2020

  • @xamdakaldeeqa8694
    @xamdakaldeeqa8694 4 роки тому +9

    xasuus wlhi
    Tvga qarankan ku xasusta❤

  • @zakiak223
    @zakiak223 4 роки тому +5

    Wllhi hees qliya ikran jamac malinti 100 jeer ban ku celiyaa

  • @sharmaarkecumar1230
    @sharmaarkecumar1230 2 роки тому +9

    OLD IS GOLD😓

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 роки тому +2

    Qalbi nabar ku yal qunyar uma ladayo😭😭😭

  • @AhmedHassan-iz9qe
    @AhmedHassan-iz9qe 2 роки тому +1

    Qalbi nabar ku yaala niyad uma la daaye ruxaad u nugushahay noloshiisa waydana………

  • @nafuzharagsan2196
    @nafuzharagsan2196 3 роки тому +4

    Naawilo aduunyada nasiibkaga uun dhawr😓

  • @marwanabdi1205
    @marwanabdi1205 3 роки тому +3

    Xasuus wlahi ciyaalnimidii caawana islaantii isla qiiroonaynaa 24 may 2021

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 3 роки тому +3

    MANSHA ALLAH LEGEND IKRAAN JAAMAC HEESTAN INTA 2021 AUGUST ILA FIIRSANAYSA LIKE HA SAARAAN QORAALKA

  • @aroormedia
    @aroormedia 4 роки тому +5

    Heestaas aadban uga helaa marwalbana wan dhagaysta.🥰

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +1

    Axsan caleeg Old is gold memories

  • @parkhadmhd
    @parkhadmhd Рік тому +4

    HeeztaN maxan JawiYo kaLa duwaN ku qaataY👈❤FadLan like iLa dhaaF waaYo waa zazuuzuN Like taadU

  • @cawilciil-tire1180
    @cawilciil-tire1180 Рік тому +1

    Anoon jacayl aqoon ayaan heeskan jecla 2010

  • @mohamedmire1896
    @mohamedmire1896 5 років тому +3

    Heesihi waay waayo xasuuus ikraan

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 Рік тому +1

    ikraan jaamac waa mid kamida fanaaniinta hibada u leh fanka waana abqaniyad kaftanlay ah waa majaajilayste dhaba eeshqiyaasak noolow maamo ex reeer hargaisa dhaba iyo ciyaalo daruuraha

  • @Qaraamiboy
    @Qaraamiboy 4 роки тому +1

    Axyaaa xasuus gaara ani 2006 ayaa dhagaysan jiray

  • @HamdaDeek
    @HamdaDeek Місяць тому +1

    qof la fahamii wayay un ba fahamii kara heestan😢😢😢😢

  • @hiboomar1579
    @hiboomar1579 Рік тому

    Heestydi wlhi kama daalo 2023

  • @akae5153
    @akae5153 4 роки тому +5

    Caruurnimo ayaan ku maqlo jiray heestan Tv-ga qaranka

    • @ahmedfaarh8336
      @ahmedfaarh8336 3 роки тому

      Maadigan aan sawirkisa ujeedo ayaa caruur ah

  • @Ahmedismail-up1rq
    @Ahmedismail-up1rq 20 днів тому

    Ruuxaad u nugushahood nololshiisa weydana aragiisa nuur iyo waa kugu nastexee😢😢😢

  • @FardawsaMahad-nw4cw
    @FardawsaMahad-nw4cw Місяць тому

    Qalbig nbara ku yaal😢

  • @IkraanDiiriye
    @IkraanDiiriye 7 місяців тому

    Heestan marwal wn dhegaystaa 😢

  • @mohmetrazhit___prouder_9m454
    @mohmetrazhit___prouder_9m454 Рік тому +15

    If this song your favourite now you're a legend ❤😢

  • @suhaybburaale2156
    @suhaybburaale2156 5 років тому +5

    Xuussssuuuuus yarantiii

  • @ahmeddaahir4361
    @ahmeddaahir4361 23 дні тому

    28/09/2024
    Heestan dad wax soo mareen ayuunba garanaya

  • @mutasahayeb66
    @mutasahayeb66 3 роки тому +2

    Wakhtigii ciyaalninada ayaan heestan dhagaysan jiray xasùuus qaliya

  • @XamseCabaas-x3m
    @XamseCabaas-x3m Місяць тому

    Heestan waxaan ka daawan jiray tvgii qaranka 2006 l...7 caawana 2024 8 28 xiiray beach

  • @NajiibRohman
    @NajiibRohman Місяць тому

    2009 ayaan ka dawaan jirey SNT tviga qaranka

  • @Updirisak_Caano
    @Updirisak_Caano 4 роки тому +3

    WlHi heestan Kama Saaro❤✌
    #ikraaN_JaaMaC😍

  • @sacadxikmaawi3585
    @sacadxikmaawi3585 Рік тому +1

    Hees macan❤

  • @RidwizhenaahmedMuhumed
    @RidwizhenaahmedMuhumed Місяць тому

    Ruxaad unugushoo noloshisa weydana aragisa nur iyo waa kunastexee💔😥🥺

  • @casisa-umar
    @casisa-umar 22 дні тому

    Nawilo adunyada nasiibkaga un dhawr🥲💔

  • @HAYBISCALI-we1fd
    @HAYBISCALI-we1fd 6 місяців тому

    Naaŵiloo aduunyada nasiibkaga dhawr nasibkaga uun dhawr😫🥺💔❤️‍🔥

  • @fadumomohamed982
    @fadumomohamed982 Рік тому

    Heesta waan jecelhye

  • @mohamedhazan5250
    @mohamedhazan5250 Рік тому

    2007 ayn hestan dhgysan jirey ano jira 9 xaqiiq xasuus

  • @hassanadan718
    @hassanadan718 3 роки тому +1

    Xasuus 2010 😍

  • @mohamedgaboobe6571
    @mohamedgaboobe6571 Рік тому +1

    hestan sxbkay sancade ku xasuustaa by gooraf hh

  • @nimcomuhumed52
    @nimcomuhumed52 Місяць тому

    Still watching 👀 19/09/2024😢

  • @robleismail407
    @robleismail407 4 роки тому +2

    Naawilo addunyada nasiibkaga uun dhawr!

  • @hibaaqdeeq5710
    @hibaaqdeeq5710 Місяць тому +2

    Inta inanteda so dawatay😂😂

  • @usamehusen
    @usamehusen Місяць тому

    2024 Still watching❤

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 4 роки тому +1

    ani ohe akraana musika

  • @muneiraguzel7212
    @muneiraguzel7212 Рік тому +1

    Emotional voice mom ikran we love u❤❤😢

    • @kullanlyrics
      @kullanlyrics 10 місяців тому +1

      Ciyaalki hora tahay awoowe ❤ heestan ciyaalka tuuloyinka ka yimi ma fahmi karaan

    • @muneiraguzel7212
      @muneiraguzel7212 10 місяців тому

      @@kullanlyrics 🤣 kuwii dhexe ahay ayeeyo

    • @kullanlyrics
      @kullanlyrics 10 місяців тому

      @@muneiraguzel7212 habar in aad tabay maa diidee awoowe🤪

  • @omarguled691
    @omarguled691 4 роки тому +3

    Take me back 2008 🤦‍♂️

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +2

    Old is gold ikraan 💎

  • @ahmetfadal2223
    @ahmetfadal2223 4 роки тому +3

    Qofkii jacaylka wax yaqaana ayuun bay
    U dhadhamaysaaa

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
    @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe Місяць тому +1

    Naf jaceylku guud furaY kuma naaxdo😰😞

  • @nasracisman9300
    @nasracisman9300 4 роки тому +6

    Naawiloo aduunyada nasiib kaaga uun dhawr

    • @abdirashidismail1334
      @abdirashidismail1334 3 роки тому

      Waa kalmad aad U miisaan weyn ilaahaw nasiibka Noo Hagaaji baanu lhyn

  • @hodanhapiofficial6627
    @hodanhapiofficial6627 4 роки тому

    Waaaaw ikraan jamac

  • @husseinosman6705
    @husseinosman6705 2 роки тому

    Xusuus

  • @liishaanhassan5100
    @liishaanhassan5100 6 місяців тому

    21 April 2024 listening🥺

  • @azlitamawlith6624
    @azlitamawlith6624 Рік тому

    .....qalpi naper ku yalaa niyad uma ladaayo
    1.okt.023 axd 🤲😭naawilo aduunyada naziipka dhowr🫀🤲🤲🥺

  • @omerchire2079
    @omerchire2079 5 років тому +4

    Hees xasuus mudan

  • @jaamacyuusuf4905
    @jaamacyuusuf4905 Рік тому

    Ax yaa hees

  • @FahiimaShawr-qe7bb
    @FahiimaShawr-qe7bb Місяць тому

    Yusra ibartay heesta💔🥺

  • @Mohammet_Omer
    @Mohammet_Omer 11 місяців тому

    Wewe❤

  • @MaxamedHayaan
    @MaxamedHayaan Рік тому

    IkRAn jAMAc wAAd cod mAcAntAy

  • @sagalapdirisaq7864
    @sagalapdirisaq7864 Місяць тому +1

    Fv😢💔

  • @dralkhaliijimahamud4709
    @dralkhaliijimahamud4709 4 роки тому +1

    waaw eeshcalaa hees

  • @kassimalasrar
    @kassimalasrar 5 років тому

    What a maxaa udhexeeya ikraan caraale iyo ikr,jaamac

  • @Said-e3y
    @Said-e3y 7 місяців тому

    Somaliland National tv ayaa soo dayn jiray.

  • @AyaanIbraahin-q4r
    @AyaanIbraahin-q4r Місяць тому

    2024😢

  • @barkhadcas8763
    @barkhadcas8763 4 роки тому +2

    Heeskan waxaa lahaa
    Abwaan xasan qowdhan yusuf

  • @ahmetfadal2223
    @ahmetfadal2223 4 роки тому

    Eesh calaa

  • @basmaamohamed66
    @basmaamohamed66 4 роки тому

    Naxariista eebiyo nimco lagu nagaado dhul nayaayirootiyo naq baa ku danbeeye

  • @khadarawcali6683
    @khadarawcali6683 5 років тому +1

    Sxb sida aad kolba dhinaca aad nagu soo galinaysid you tube aad baad u mahadsantahay caweyska dalmar tageeraha koobaad baan ahay si aad ah ugu xidhan you tube caweyska dalmar

  • @XamseCabaas-x3m
    @XamseCabaas-x3m Місяць тому

    2024 isla nairobi 16b9

  • @muniiribnowihiipsaed6247
    @muniiribnowihiipsaed6247 Рік тому

    Heeso qiro leh____🤍

  • @MssXilOchanoyyy
    @MssXilOchanoyyy 28 днів тому

    ❤😢

  • @rahmafaysal9203
    @rahmafaysal9203 Місяць тому +2

    Axxxxxx😢😢😢😢😢😢

  • @AbdiAhmed-y2j
    @AbdiAhmed-y2j Місяць тому

    19.09.2024 🙏🏿

  • @NAJIIPALFA-ww6dx
    @NAJIIPALFA-ww6dx 3 місяці тому

    boqorada codka

  • @deanmurphy603
    @deanmurphy603 2 роки тому

    zxp copy right SLNTV ayaa iska leh cadee. wax walba CD u gaara uunbaad noosoo qorasaaye

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому

      Slntv malaha copyrights heestan. Waxaa duubay Panorama Studio Hargaysa FYI.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому

      Caweyska Dalmar iyo Cidii duubtay waa isku mid.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому

      Talow wixii Hargeysa lagu duubay slntv baa leh miyaa.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому

      Hadaad rabto orodo Ikraan soo weydii cidii ka duubtay. Facebook bay leedahay iyo UA-cam channel kan shuraako yihiin. Partner channel

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому +1

      Tan kale halkay ku taala u gaara cd?