"Reer Booramow kursi madaxweyne ku xigeen baa ina dilay, ee waxaynu doonaynaa..." Xi Maxamed Abiib

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 536

  • @mukhtarhajji7265
    @mukhtarhajji7265 2 місяці тому +12

    Libax libaax dhalay nolow mudane!
    We need such a brilliant and great mp for the nation and the entire content!
    Long live you excellence.

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 місяці тому +19

    Maanta waa maalin ween guul awdal iyo salal 💪💪💪💪

  • @bahdondaniel121
    @bahdondaniel121 2 місяці тому +17

    Future president of somaliland 😊

    • @DaadirAbdi-hb6yu
      @DaadirAbdi-hb6yu 2 місяці тому +3

      SOMALILAND KULAHA ADEROW SOMALIWEYN AYEY U SO COTA AWDAL WAY KU DAYSAY SOMALI DIIDKA

    • @cabdiqanimaxamed8704
      @cabdiqanimaxamed8704 2 місяці тому

      Of Somalia 🇸🇴

  • @ayeeyocambaro1671
    @ayeeyocambaro1671 2 місяці тому +24

    Waa hal yeey dad laeh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 місяці тому

      Halyeeygan ha ku nijaaseynin calanka xagjirka.
      He is a pure Somalilander. This how Somaliland is a democratic country. Inta Djabouti ka daa, Inta ay Djabouti kuu soo dhiibtey Cidna kulama cunin.

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 2 місяці тому

      ​@@halimamumin3643xabashiyad yahay aamus maxaa ka galay uu ku soo fara galiyay arrimaha soomaalida? Amxaarinimadaada haa soo dhaafin.

  • @udbiabdi742
    @udbiabdi742 2 місяці тому +8

    Barakallah no-one can understand estimated Samaron well done Mr Mahamed Abiib.

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 2 місяці тому +19

    Mashaa Allah geesi geesi dhalay 👍

  • @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
    @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz 2 місяці тому +21

    Xildhibaan waad uu qalntaaa soo dhawayntaa aad ke heshay dadkaagii iyo dadkaagii .I.n intaa iyo wxabadan Ayaan kuu rajaynayaa

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 2 місяці тому +19

    Mashaa allaah mp mahamed Abiib hore usoco waxad tahay nin xaq udirira sxb waan ku wataa from G36

    • @Munamohamedaxmed
      @Munamohamedaxmed 2 місяці тому +1

      Dadki billa dhiga ah ee futoxajis😂

    • @mohamedaden5209
      @mohamedaden5209 2 місяці тому

      @@Munamohamedaxmed qofka haduu xaqa ku adimo waa bilaa dhiib calan cas foqal calancas

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      ​@@Munamohamedaxmeddhadiga isaaq tahay dadkii makhnuudkaa Ina askar loo soo dayay

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 місяці тому +2

      ​​@@Munamohamedaxmedhhhh futo iyo xaar uun Ka sheekeeya waligiinba futo hadaad doonaso kaama foga ta hooyadaa orod oo imika soo eeg

    • @hassanrayan3921
      @hassanrayan3921 2 місяці тому

      bulxanow wan ku salamaay :)

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 місяці тому +9

    Mashaa Allaah Maxamed Abiib isaga ka taageero badan Madaxweynaha😅

  • @SukhraAbdi-f3f
    @SukhraAbdi-f3f 2 місяці тому +8

    Waxan u baahanahay 10❤nin oo mohamed abiib oo kale ah🎉

    • @HodanIsmaeldaher
      @HodanIsmaeldaher 2 місяці тому

      Rere samaron jir o jooga nollada rere abtigay from djibouti

    • @MaxamedFadxi-vf6nz
      @MaxamedFadxi-vf6nz 2 місяці тому

      ​@@HodanIsmaeldaher soo dhawaw abti from awdal

  • @ClaahimaxamedIbraahim-u9t
    @ClaahimaxamedIbraahim-u9t 2 місяці тому +9

    Guulaysta samaroon siciid from hjecllo

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 місяці тому +1

    Aabow Macal inagoo Somaliwayn ah Adaa Noo Dooran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @11naa44
    @11naa44 2 місяці тому

    MashAllah Guuul Abiib wx dembi masameyn odayasha wey ka maseereen 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 місяці тому +6

    Waa gese Maxamed abiba illahaya ha ku xafida

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 2 місяці тому +7

    Waw maxamed abib is not easy ❤❤❤❤

  • @saadamoumin9553
    @saadamoumin9553 2 місяці тому +3

    Machaaallah Mohamed Abiib geesi viva reer Awadal 👏🏽❤️

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 місяці тому

      JABUUTI DAD INTAA LE EG MA ISKU SOO BIXI KARAAN ????

  • @Aliyah_jano
    @Aliyah_jano 2 місяці тому +4

    Wxn ku faraxsanahay inan samaron ahay wxn ku faraxsnahay igu med abib inaga dhashay aad bn ula qiroday 😢😢😢😢

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc 2 місяці тому +16

    Waan qiirooday wlhi waan ilmeeyay anoon goobta joogin

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 2 місяці тому +1

      😂😂😂 Adigoo dhibaato iyo dab kadoonaya walalkaa sow maaha.

    • @ArakzanMukhtaar
      @ArakzanMukhtaar 2 місяці тому

      Idoor

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Me too maxamed abiib waa nin daacad aniga oo ahaa nin garxaajis support maxamed abiib

  • @asal_dhalag_officiall
    @asal_dhalag_officiall 2 місяці тому +8

    Walhi, ninkaan waa legend legend ladhay 😂😂😂

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 2 місяці тому +2

      Walaahi waa nacas liita oo dadkiisa dhibaato la raba iyo dib udhac

    • @Charkherad
      @Charkherad 2 місяці тому

      Yaa dad​kiisa dhibaataynaya ?@@goudhassanaden4627

  • @wab20
    @wab20 2 місяці тому +6

    Viva Somaliland lakine *ha dhaco muse bixi* from Djibouti 🇩🇯

    • @Hamza00001
      @Hamza00001 2 місяці тому +1

      from Djibouti reer Somaliland bay utalaa anagu teni baa kalatalaa

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 місяці тому

      MUUSE SHAQO KUMALAHA WAXAA SHAQO KU LEH XEER ILAALI NTA OO XITAA MADAX WAYNAHA U YIIDHI KARTA MARKAA INA ABIIB WAXAY AHAYD IN UU U HOGAANSAMO SHARCIGA OO UU WAYDIIYO MAXAAD IIGU YEEDHEEN XAQBUU U LEEYAHAY IN UU DHAGAYSTO WAXA LAGU SOO EEDEEYEY

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@Hamza00001 jawaab fiican baad siisay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      Muuse haduu dhaco ma khasaaruu qabaa intaas oo sanuu wadanka haystee hadii laga badiyo waa nasiibkii hadhaco maxaa keenay halala tartamo

  • @clcasiisfarax1917
    @clcasiisfarax1917 2 місяці тому +14

    Samaroon unba waxas samayen karah❤❤❤

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 2 місяці тому +10

    Wallahi IsaaQ Digniin aaa la siiye waase hadii ay wax fahnaaan

    • @fariaomar1986
      @fariaomar1986 2 місяці тому +2

      Doqonka usha lagu ag dhufta haduu garan waaya na madaxa looga jiidaa

    • @Mubaarak87
      @Mubaarak87 2 місяці тому

      @@fariaomar1986 sax

    • @SharmanBeek-ej1uz
      @SharmanBeek-ej1uz 2 місяці тому

      Hhh😂

    • @AminApdirahman
      @AminApdirahman 2 місяці тому +1

      Xanuun isaaq layidhaahda kugu dhacay

    • @SharmanBeek-ej1uz
      @SharmanBeek-ej1uz 2 місяці тому

      @@AminApdirahman wa la idinka fahmay uun 😂

  • @maymuunbootaan69
    @maymuunbootaan69 2 місяці тому +1

    Anigu reer puntland baan ahay balse xildhibaankaan sharaf iyo karaama wayn baaka muuqata madaxwaynaha somaliland waala mahuraan inuu noqdo isha allaah guul baan urajaynayaa run ahaantii karti wayn baaka muuqata allaah haku sharfo bro

  • @HassanMohamed-fe2ic
    @HassanMohamed-fe2ic 2 місяці тому +1

    Madax wayinaha cusub sodhaweya mudane maxamad abiibiib

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 2 місяці тому +1

    كرامة الآباء كنز الأبناء
    Guul iyo gobanimo Ayaan leeyahay nabadoon Abib❤❤❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 місяці тому +2

    DADKAN SHACABKA AH MUXUU WAKHTIGOODA UGA CIYARAYA MADAXWEYNE MANAY RER AWDAL 15 SANAY FADHIYEN CUNUGAN MAAMUUS KA XAYUUBIN DEGDEGA HALAGU SAMEEYO ..XAMAR HA TAGGO

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Dhadigs isaaq munafaqdood baa laa bartay

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 місяці тому +1

    Maanta heerka Somaliland waxa gaarsiyey waa muuse juudan nacdal ilhy haku rido 😤

  • @sakariyejamaladam9860
    @sakariyejamaladam9860 2 місяці тому +8

    Waa emotional ninkani waa ooyi gaadhay maantana

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Reerkiin oo dhan kaa fiican

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 2 місяці тому

      oohin idinkay idinka so dhawdahy😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@kaltuunibraahim9781 maxamed abiib kaa fiican tuugta reerkiin oo dhan

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +2

    asc 😎😎😎 I am supert awdal state 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴xooga weli baqdin yaa idin kujirta hoow hoow hoow 😎😎😎

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 2 місяці тому +4

    Waxaan ku farax sanahay inaan idinka idinka dhashay meesha waxa ku hungoobay reer laascanood

    • @mohayare2138
      @mohayare2138 2 місяці тому

      oo waayo 😂

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 2 місяці тому

      @@mohayare2138 inay boorama rogmato oo la qaxo ilaa jigjiga ilayn iyagaa kuwoogii ayaa jigjiga qaxooti ku ah ayay rajaynayaa nayeen adeer anaa reer jigjiga ah walaahi 6 xaas ayaa guri kaliya wada dagan walaahi oo dhul bahanta ah

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 2 місяці тому +1

    Masha allh wa ku farxay arinka wlhi horay usoco wllkey qali

  • @AashaJamac
    @AashaJamac 2 місяці тому +4

    Wllhi waan lilmeyay 😢sida lagu hiiliyay muuse ha dhaco guulayso xildhibaan mxmed abiib💪💪

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 2 місяці тому +6

    Sharciga buuq laguma hor istaagi karo

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому +1

      sidii laascaanood baad hadhoow carari doontaan oo bilaanasab noqon doontaan

  • @Ayan_Ahmed76
    @Ayan_Ahmed76 2 місяці тому +1

    Xil, Mohammed Abiib isn't easy ❤

  • @IdilcllaahiMuxumed
    @IdilcllaahiMuxumed 2 місяці тому +3

    Masha allah halyeeygayagii isha nacabku ha dhimato❤❤

  • @GUDMO-BIYO-CAS-NEWS
    @GUDMO-BIYO-CAS-NEWS 2 місяці тому +1

    Welldone Mohamed abiib from Duriyada 🎉🎉🎉

  • @SoumayaWaiss
    @SoumayaWaiss 2 місяці тому +5

    Samaroon up going ❤

  • @mariyafarax9101
    @mariyafarax9101 2 місяці тому

    Mazh ALLAH my dhiga samaroon SiCid guul iyo gabnimo inzh ALLHAU ❤❤❤Dadki leyga beray somaron ❤❤❤❤gesi Samaron SiCid

  • @husseinhared
    @husseinhared 2 місяці тому +1

    Maihi reer waqoyi wa damaro wa dad daciif dowlada lidata ugdada qabto maxahamed abiib wa nin siyasi ah wa nin udhun dalelo run xaqa wa caqil siyasi sharaf leh ma aha tuug mid laluush qato wuna diiday guul caqil siyasi guul❤❤❤❤ walal gul badsuge5sa❤❤❤❤❤guul

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 місяці тому +3

    Waa iska sidaan markaa tahay geesi, Gob ka dhashay

  • @KadirKaire
    @KadirKaire 2 місяці тому

    Abtio guul from Djibouti Isse Wayne Awdal state

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 2 місяці тому +3

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 2 місяці тому +2

    Abiib walahi waaa halyeey masha allah

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 2 місяці тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw Somalia 🇸🇴 ha noo laato

  • @SaidMohamed-n6x
    @SaidMohamed-n6x 2 місяці тому +3

    MAA SHAA ALLAAH MAXAMED ABIIB GUUL

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 2 місяці тому

    Shacabka ha is raco nawad iyo guul somalimoxamed meel kasta e joogan💪🏼

  • @fighterforlife5284
    @fighterforlife5284 2 місяці тому

    Guuul Maxamex abiib 🧡🧡! Muse dubjirow hoyada anaga wasna

  • @betterdaysarecomingsoonins6710
    @betterdaysarecomingsoonins6710 2 місяці тому +1

    Mashallah xildhibaanka shacbiyada bdn ee Reer Awdal

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 місяці тому +4

    Maxamed abiib waa loo kalakiciyay reer awdal waa mahadsantihiin

  • @ahmedgurayport9736
    @ahmedgurayport9736 2 місяці тому +2

    idoor waa laangaab, Waqooyi galbeed from Wajale to Berbera 35% waa Gadabursi iyo 15% oo somali kale ah, togdheer 30% waa Dhulmahante (buhodle). Laangaab hadal bay nagu qabsadeen. way dhamaatay

  • @GABCHEH_143
    @GABCHEH_143 2 місяці тому +2

    Horta waxan layaabay ninkan dadka ku sheega x.oyaaye...
    Wlhi ninkani wa nin dareen umadeedle waayo ilintu 2 marxalo ay timada Wana mid kamida keeps going pro z.m abiib🫡🫡🫡🫡

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow9461 2 місяці тому +2

    Xidhibaan maxamed Abiib wa shaqsiga kaliya ee Runta an laganban oo bulshada dhibatada lagu hayo wxn Leyahy Reer Borama wa in ad difacatan xildhibankiina muse wa khain dadkiisa iyo dalkiisa kalageynayo ee iska qabta siyasad xumadii farmajo ayo wdaa muse itobiya ayo dabadhilif ayo uyahy ee iska qabta❤❤❤ guul iyo gobanimo

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 місяці тому

      Farmaajo maxa liiska ugu soo dartay sl ayadba k ahdleaaye?1

    • @maxamedabkow9461
      @maxamedabkow9461 2 місяці тому

      @@Jaalejaale12 farmajo meqo gobol ayo xabad kariday mise maba lasocotid tarikhda aya kushegso ee dib uradi inta uu jogay dhibatada uu gesty hadane siyasad xumadas muse aya lawaregayo abyow Hargesa igey ninkii dhahy wa farmajo ee so ogaw

  • @anisakahin3820
    @anisakahin3820 2 місяці тому +4

    Mansha'allah maahee waa qaran dumis waxaad ka heshaan baa la arki doonaa

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 2 місяці тому

      qaranku halkuu hystay ka muse ku tuntay dhegta la idin sare wxad hysan so daya bal 😂

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 2 місяці тому

      Qaranow xaal qaad. Reer isaaq riyo ku jiraan. Orda axmaaro aad dalkan waxii soomali

    • @11naa44
      @11naa44 2 місяці тому

      Itobia qaran ka jira orod u guur

  • @GABCHEH_143
    @GABCHEH_143 2 місяці тому +3

    Somali waxan kaga yaabay haday meel iskugu imaadan ma amusi karaan ...1kaw adu aamus 2sawdigii imigun ilaha aamus adigiiba bilabayee iyo hadala kle oo badan aduuun ka ha

  • @abdirahimhaaji4940
    @abdirahimhaaji4940 2 місяці тому

    Waxay ilbaxnimada io aqoonta ku yeeshen somaliland iyo nabada ilahay siiyay guuuuul somaliland 💚❤🤍

  • @ismailmuhamed2370
    @ismailmuhamed2370 2 місяці тому +7

    Xildhibaan haduu hadalku kaa daacad yahay sharciga u hogaansam maxaad reer dabada ugalinaysaa?

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Tuugaa ina biixi uu sheegtaa

    • @abdifatahmusa764
      @abdifatahmusa764 2 місяці тому

      Sharciguba saw reer maaha

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@abdifatahmusa764 tuugaa ina biixi laa saray

  • @simancadeysalado6835
    @simancadeysalado6835 2 місяці тому +1

    Xil abiib guuuuuul guuuuul masha allah masha alllah💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahamudsulub35
    @mahamudsulub35 2 місяці тому

    Hawareegto giraantu ❤❤❤❤❤ guul iyo gobanimo

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 2 місяці тому +1

    Muuse Biixi maanta ayuu god galay awalba asagoo horay loogu soodhaawacay sool iyo sanaag

  • @yusufnuur7550
    @yusufnuur7550 2 місяці тому +1

    masha allh❤❤❤❤❤ from manadiir somalia

  • @KhadarXikaayo
    @KhadarXikaayo 2 місяці тому

    Guuleysta samaroon siciid from garxajis

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 2 місяці тому +1

    Xabashida wadanka halaga ilaaliyo muusebixi iyo qudhinkiisu wuu iska tagayaa viva reer awdal

    • @Gaminglife-sf1oz
      @Gaminglife-sf1oz 2 місяці тому +1

      Ha, waa run. Muuse Biixi xabashida ayaa noo keenay kuwan waa inaa la eego waa khatar kuwan.

  • @AhmedAbdi-y4o
    @AhmedAbdi-y4o 2 місяці тому +2

    Macha Allah

  • @Sayidaxmedjamac
    @Sayidaxmedjamac 2 місяці тому +4

    Wlhi zidani xil doon maha. Sidan halaga qabto ninkan waa qaran dumis kala goyn shacab iyo dawladiis😢😢😢😢

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 2 місяці тому

      Wll cidii inay ina kala goyso fooratay udir fariinta shukrn

  • @MuxiyadiinMaxamuud-q2u
    @MuxiyadiinMaxamuud-q2u 2 місяці тому

    Eeshcalaa jamaahiiir ❤ shukran

  • @abdiali8052
    @abdiali8052 2 місяці тому

    Runtii. Xildhibaankaan. Waa. Geesi. Shacabkiisa jecel. Yihiin. Oo runta ku. Haga. Maa shaa allaah

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 місяці тому +1

    MAGALDAAN WAA MAGAALO TARIIKH LEH BORAMA DHIBATOOYINKA ETHOBINAK KA WADEEN SOMALIA WAA MAGALADA AY DHIIBATAYEEN JIREEN.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 місяці тому

      Wakhtigii gooma???

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 місяці тому

      JABUUTI WAA CADOW WAAYO HORUMARKA SOMALIAND JABUUTI IN DEKAD LAGA SAMEEYO LUGHAYA MA OGOLA

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 2 місяці тому +10

    😂😂😂Anigu waan ka daaley siyaasiyiintan ii abtirinayee waxba iiqabaneyn, ee salaanka dharegiisa iga dhiganaya,halka aniguna bilaa shaqo ka ahay. Waxbarashadu hadayna Garaad kuu kordhin Dameer ayaa tahay.😂

    • @Hanna44_Hoodo
      @Hanna44_Hoodo 2 місяці тому

      Runbaad ka hadashay wlh💯

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Munafaqadii ina biixi reerkiis tuuga Ina biixi waydiiso

    • @ayuushiftin6416
      @ayuushiftin6416 2 місяці тому

      Wllhi caqli kugu jira😂

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 2 місяці тому +1

      @@hassan-mp1pk hhhh orod xaabo halagaa dhigtoo cuntada siyaasiga ukari, ileen caqli kuguma jiree.

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 2 місяці тому +5

    Wlhy waa laandhere from hjeclo. Guulayso wll. Muuse ilaahay Ha inaga qabto. 😢😢

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 2 місяці тому +3

    Subxaanallah muuse biixi cabdi waa laandheer aan ciil qabin oo illaahay swt ka dhaliyay reer sheikh isaxaaq cadha buurtu kuma dherarsan karto

    • @fuadhussein3750
      @fuadhussein3750 2 місяці тому

      Qabiil meeya kuwada walal😂 intaas waa laga wada ogyahay maxaa kale

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Tuugaa ina biixi langaabkaha buka oromo noqday

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 місяці тому +4

    Anaga deegankayaga jabuuti qaadanmayso haqadato deegakaaga

  • @jirojoog
    @jirojoog 2 місяці тому

    Alaylehe maanta reerkii dhiigbay yeesheen masha allah😊

  • @maxamadcali-ss9jj
    @maxamadcali-ss9jj 2 місяці тому +2

    Guuleyso
    Mundane maxamad Abiib

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 2 місяці тому

    Maanshalaa. Cayumanaska. Alehaidinkaqabto

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 2 місяці тому +2

    muse godkiisa biyo ugu soo galeen wlhy

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf 2 місяці тому +4

    SOMALILAND GUUL ❤

  • @ZakariaZiaad
    @ZakariaZiaad 2 місяці тому +3

    Guulaysta dadkaygow ✊

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 місяці тому

    Masha allah war waa uqalmaa abib😊iwalibaa mw kadhiga

  • @aliliibiya1663
    @aliliibiya1663 2 місяці тому

    Lionka 🦁 awdal isteeyd of somalia xildhibaan abiib guuuuuul ❤❤❤❤

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 місяці тому

    Guuldaradii labaad oo argagixisadii idoor ku dhacday maanta guulaysata awdal istat

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 2 місяці тому +2

    Reer boorama way na qabsnayan

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 2 місяці тому

    Masha allah wa geesi reer boromo inay taheeran ❤

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 2 місяці тому +2

    Guuuuuul xildhibaan maxamed abiib xabiibu malaayiin guuuul awdalistat of somaaliya guuuul awdalistat jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇩🇯🇩🇯🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇩🇯🇩🇯❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 2 місяці тому +3

    My family's love u rer somaliland ✌️✨️

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 2 місяці тому

    Manshlh wuu iscadeyey ina abiib waataaarikh burco nogu kaalay sida iyo si kadaran ayan kuguso dhaweynnayna nin qaran ayaatahay

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 місяці тому

    Sharaf baad leedihiin ree Awdal 🇸🇴🇸🇴

  • @NimcoAbdi-yw5hj
    @NimcoAbdi-yw5hj 2 місяці тому

    Mashalah ❤

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 2 місяці тому +2

    Farin adag weya muuse yudan ku socoto odal state nagu so biiro kas aan wada ilalsano🇸🇴💪🦁

    • @prosl11
      @prosl11 2 місяці тому

      Samaroon maa rabaan xamar oo hawiye iyo darood oo qudha kaa taliyaan

    • @abuukarHussein-pm9pn
      @abuukarHussein-pm9pn 2 місяці тому

      @@prosl11 qurunka Ada Ka dhashay doqonyahow

    • @prosl11
      @prosl11 2 місяці тому

      ​@@abuukarHussein-pm9pn nijaas baad tahay ilma xaraam ah nacasyahow

    • @abuukarHussein-pm9pn
      @abuukarHussein-pm9pn 2 місяці тому

      @@prosl11 Ada nijas ah itopiankan daba dhilif u ah doqon warki qabasho malahan

    • @prosl11
      @prosl11 2 місяці тому

      ​@@abuukarHussein-pm9pn atmis iyo halaane ayaad futada uu leef leefta ina kenyatiga baad tahay laa adoonsado afkaga qadhmuun iga leexi

  • @FadumosheikhabdiFatimosheikh
    @FadumosheikhabdiFatimosheikh 2 місяці тому

    Soomali ❤👋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qureesha9797
    @qureesha9797 2 місяці тому +2

    Guul reer borama ❤❤❤❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 місяці тому

    Mashallah ❤️❤️💕 maxamed aabiib aallah dhig❤

  • @jirojoog
    @jirojoog 2 місяці тому

    Inuu dad leeyahay ayaa la tusay oo garab haysto m,a😊❤

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 місяці тому

    Waar madaxweyne u noqo dadka sidaa kuu jecel!

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 місяці тому

    Guul Soomaaliwayn.. Soo Dhowaada Awdal State of Somalia

  • @KhadarXikaayo
    @KhadarXikaayo 2 місяці тому

    Wlhy waa legend

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 2 місяці тому

    Zamaron wa somali viva rer burama❤

  • @nuurasaalax-4939
    @nuurasaalax-4939 2 місяці тому

    Guuul guul❤❤❤

  • @idirisomar6172
    @idirisomar6172 2 місяці тому

    Xil Mohammed Abib , Gessi Gessi dhalay, nolow adeer

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 2 місяці тому +1

    Mansha alah reer borame guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 місяці тому +1

    Geesi is caddeeyay oo laandheere ah!...guul isbahaysiga Somaliland!