Maasha alaah Jamal waa u qalmaa xilka ee inaga dhaafa qabyaalada u codeeya dadka wax ka badalay and meesha hadii kale nagu kala wada. Anuu reer awdalbaan ahay jamal iyo faysal iyo cali guray waa raga idareen siiya inaan wadankayga xaq ku leeyahay. Noolaada reer somaliland cadawgeen ha jabo rajaduna waa ucid
Alle haku karameeyo aqoonyahan Jamaal cali xuseen reer Somaliland inad dantadi iyo hantidada geliso maha waa dad qabyaalada ka danbeya alle aqoonta haku siyaadiyo adunka ayaad magaca ku leedahay
+Marwo Dumar from Harvard to somaliland president , wax ka hoooseeya NO , markaaad CV-giisa eegtana kuwan la tartamaya umaba qalmaaan inay la tartamaaaan , because waxa ku jira rag 25 sano bilaaa camal ahaaa sida muuse biixi , kkkkkk
jamaal runtii waa aqoonyahan dhalinyar ah waana nin doonaya in uu magac ka tago oo uu bulshadiisa wax u qabto, somalidu waxay tidhaahdaa ninkaad kabahaaga ka tolonayso kabihiisa la eegaa runtii labadan musharax ee xisbiga Ucid waxay yihiin dhalinyaro aqoon leh doonaya in ay wax qabtaan baahinana uu keenin runtii reer somaliland waxa hor yaala fursad hadii la doorto waxay noqonaysa taariikh cusub oo jabinaysa darbi weyn oo ku geedaaman dhalinyarteena waxay noqonaysaa tusaale iyo iftiin u soo baxay reer somaliland hadaba mid niyada ku hay ma waxaad rabtaa dal ay hogaamiyaan odayaal 50sano ina hortaagnaa oo qabyaalad iyo dagaalo sokeeye ka soo qayb galay oo hore naxli u kala dhigay bulshadeena mise muwaadin waxaad rabtaa mid intaaba hore u samayn oo ku dareensan oo ku fahmaaya intaas oo dhan waxay ku jirtaa fartiina iyo cidaad doorato.
Majaajilayste Jamaal Cali xuseen, meesha waxba kuma hayo wuu soo lu'goay. Shaqadu khibrad bay u baahan tahay maaha iskaga soo bood, weligii wasiir dalka kama noqon shaqo kalena kama qaban aan abayn jagadaas musharax madaxweyne ee waraabe u taga ah...,
+Hajji Warsamah zxb hadalkaagasi wuxuu cadaynayaa aqoontaada gaaban lakin kula yaabi maayoo caqligaagaad hadashay .mayd waxa ugu danbeeyey kaa lasii sidee ,ma taqaanaa dr ben carson oo u tartamaya musharaxa madaxwaynaha dalka maraykanka lana filayo inuu ku guulaysto ,dr ben carson xil hore kama soo qaban dalka maraykanka hadana waa ninka ugu taageero badan muhiim maaha inuu qofku xil hore soo maray ee waxa muhiima inaad ku qanacda .
sxb jamaal isku reer ma nihin laakiin odayaashaa aad sheegayso waa kuwa halkaa ina dhigay dal wuxuu wax ku noqdaa dhalinyaradiisa ,sxb raali kama ahi in odayaal dhan uu aduunku u socdaba garanaynin ay ii taliyaan anoo jamacad ka soo baxay ,waxaan jeclaa inuu odaygu wixii dhaqana ku koobnaado not siyaasada iyo masiirka wadanka taasina waxay meesha ka baxaysaa marka la helo aqoon yahay ,raali kama ihi inaan odayaal uun xil u daba fadhito ilaa intaan ana oday noqonayo .teeda kale sxb jamaal waxaan ka xumahay inaad tidhaahdo qosol qosol isagoo harvard gratuate ah ,dhalinyaro ahaan xitaa hadaynu dooran wayno waxa muhiima inaynu sooyaalka uu nolosha u galay kuna soo gababayeey harvard iyo citibank aynu ka miirano lakin inaynu aqoonyahkeena aynu yasno waa wax foolxun wsc.
Walal Harvard waa jaamacad uune waxkale maaha taad kasoo baxday waxba ma dheera aan ahayn magaca iyo RESEARCH ay samayso oo qarash badan ku baxo, dadka soo baxaa waa arday iyo dedaalkii, waxba dadka kale ma dheera hadaad marka horeba miskiin loogu talagalay inuu bariiskakiisa ka adkaado uun ad ku wacnayd 100 Harvard oo aad soo baxday waxba kugu kordhinmayso, aqoonta madaxweynaha lagu noqdo jaamacadba lagama bartee waa lagu dhashaaa. Qofwaliba inta uu maskaxdiisa tuujiyo ee tacabgeliyo ayu ka helayaa hadduu doono geed hoostii wax ha ku barteee. Jamaal maaha nin Academic laakiinse waa farsamo yaqaan, labadaas way kala duwanyihiin walal, haddii shaqo baananka loogu diri lahaa si fiican buu uga soo bixi lahaa laakiinse Somaliland odayaashaa reer miyiga ah ninka la macaamili karaya ayuun baa madax ka noqonkara waa ku qasab. Anigu odayaasha waan kasoo horjeedaa laakiinse hadaadan iyaga lala macaamilin dalku khalkhal buu gelayaa reero ayuu u kala fariisinayaa.Maaha wax la doortay waa wax lagu qasban yahay.
Jamaal cali xuseen waa aqoonyahan wax qaban kara oo wanaagsan ilaahayaw Jamaal cimrigiisa dheeree Aamiin Aamiin
waa niinka horumaar gadhsin kara dalkaa iyo daadkabaa aqoon yahan tagero baladhan ayaanu ku mujineyna jamal cali xuseen siyasadadu waay tis qaadeh welcom
Jamal ali husein waa ninka kaliya ee macquulka ah ee noqon kara madaxweyna 5sano ee danbe insha allah guulban ku rajaynaya jamal
Aaad baaan ugu qancay sida fiican ee uuga jawaabay runtiina uuu badalay fikirkaan ka haystay markiii hore , inshaAllah waaan u codeyn doonaaaa
Waa siyaasi da,yar ilahay hiigsigeena ha inoo fududeeyo
ninkan waan taagrrsanahay waa aqoonyahan
codkaa waxaan ku siiyay sida uu ugu jawaabayo sualaha
midna lama mid ahaa Ciro Iyo muuse
labada waa ka aqoon badan yahay
Allah hakugu guuleeyo amiin amiin amiin
Manta laga bilabo Jamal Ali Hussien ayaan tageersanahay. No more qabyaalad
ku lamida sxb, no more qabyalad
madaxwaynaha mustaqbalka Somaliland guul iyo gobonimo Jamaal Cali Xuseen Waa aqoonyahan da yar oo dalkeena wax badan i
u qaban kara Viiva Ucid
100 kiiba boqol waan taageerayaa jamaal cali xuseen. waayo waa nin aqoon iyo daacadnimo leh.
Waxaan ka codsanayaa dhamaan ka qaybqaatayaasha barnaamijyada sidan oo kale ah please suaasha si aqoonleh dadka u weydiiya waad mahadsantihiin
Maasha alaah Jamal waa u qalmaa xilka ee inaga dhaafa qabyaalada u codeeya dadka wax ka badalay and meesha hadii kale nagu kala wada. Anuu reer awdalbaan ahay jamal iyo faysal iyo cali guray waa raga idareen siiya inaan wadankayga xaq ku leeyahay. Noolaada reer somaliland cadawgeen ha jabo rajaduna waa ucid
Waa heer caalami oo muunad u ah afrika iyo aduunkana, waxana loo agaasimay sidii ugu wacnayd ee la rabay. Waa muunadii wadanka, aqoonyahankii iyo waana kulan taariikhi ah ee halkaa wada oo shirarka noocan ah ee heerka sare ah noo sii wada. Gaar ahaan Jamaal iyo Ilig aad baan ugu mahadnaqayaaa anigoo kamida daawadayaasha qurbajooga ah ee ka helay muuqaalkan iyo doodan.
Atomizer 😕😈😉
jaamal cali Xusen
waa nin aqoon yahana waana tagersanahay waxanan ku rajeeynayaa mustaqbalka inaad na maamusho allah haku grab galoo
Guuulayso , guuuul baaan kuu rajaynaynaa inshaaa alaaaaah
Somalilnd hadaanay qabyaaladi ka jirin ninkan ayaa ay dooran lahaayeen viva jamaal cali xuseen
I suporter knowledgementjamal ali hussein
manshallh musharax inshllh guulban kurajaynayaa
mnsha allah jamaal waa aqoonyahan ucodaynayaa
mashallah aqonyahan jamal cali xusen waa ku tagersanahay nin adag
Horn cable tv waan uga mahad celinaynaa barnaamijka fiican ee aad hirgeliseen
waxaan jeclaan lahaa in qofka xiga ee aad soo casuuntaan uu noqdo XAGLATOOSIYE
Wali ma fahmin Jamal muxu uga tagay musharaxnimada UCID ma ihi somalilander lakiin waan taagersanaa ninkaa
Nasser Djama faysal baa marka hore ka iibiyey xisbiga oo gudoomiye ka ahaa markii uu xisbigii meel wacan yimina wuu kaga noqday wllo sidaana wuu kaga tegay
War ninka waa laga iibiyaya xisbiga hadan waa lagala noqday xishiga waan laysugu tagay ilen 2 kle uu ka cos badnaaye
jamalkygiii jidhkaygii guuuul
jamaal runtii waa ninkii dalku ubahnaa because waa nin firfircoon oo kartile waa na ninka dhisi kara dhaqalaha dalka
reer somaliland, mar mar ayaan idhaahda way waalan yihiin, raganoo kala ka dhashay, markaasay askar nomadic ah na horwadaan.
Jamal cali xuseen aqoon waloo aad leedahay adaa maskaxdaada ku haysta aad baan uga xumahay inaad aqoontii nagala gabato
Lkn markale ayaan rajeynayaa inaad shashada ka soo muuqato adoo u taagan madaxweyne insha allah
Hhh woow madaxweyne ayad u qalantay blse dhibaatada dhacday ayan kaga tacsiyadayna madaxweyne
Wooooow waxasa maddax wayna aaad ayan u sodhawaynay jamal cali xeseen
kuwa indhaha la' ee muuse biixi taageersan bal may arkaan xisbiga UCID iyo jamal cali xuseen.
Madaxweynaha Mustaqbalka dhaw , ku maaamul dalka cadaalad iyo sinaaan
Excellent for explanation for the last question!
jamal ali husen wuu uqalmaa madaxtinimada wan aad u aqoon badan
wllhi qabyaaalad ayaanu ku dooranay muuse alla hanaga dambi dhaafo lkn doorka dambaba waanu dooranaynaa incha'allah aqoonyahankan anagoo aqoonyahankaa haysana ayaanu nin ku dooranay qabyaalad
Asc, waad salaman tihiin dhaamaan dadka aqoonta iyo caqliga u saaxiibka ah waa guul maanta u sooo hoyotay somaliland mar haduu Jamaal cali xuseen maanta musharax yahay walah waanka maq suuuday sida aqoonta iyo kartidu ku dheehan tahay eee uga jawabay su aalihi la waydiiyay , mansha allah codkaygu waa adiga guul waaba cigaal yar
Alle haku karameeyo aqoonyahan Jamaal cali xuseen reer Somaliland inad dantadi iyo hantidada geliso maha waa dad qabyaalada ka danbeya alle aqoonta haku siyaadiyo adunka ayaad magaca ku leedahay
Runtiii waaaninkay somaliland ubaahnayd ayaaaa lanodhankaraaa markaaad eeegto aqoontiisa kartidiisa iyo waaayo aragnimadiisaba
maraa waaxid la isma xaqiro ee jamal si fiican ayuu u hadlay
Jamaal Wuu Qalmaa inuu Dalka Madaxweyne ka Noqdo
wax jamaal dhaama wale mahayo
Jamal taageero weyn bn ku hayaaa aqoon yahan
somaliland ninkan ayay ubaahan tahay
Jamaal waa nin adag
noolow
hadaynaan is indho tirayn hadaynu somaliland aynu nahay manta waxaynu haysanaa aqoonyahan kliye ee aynu doorano jaamaal cali xuseen
hadan qabiil qabiil la eegayn ninkan wu anfacaya dalka
dhalinyarada somaliland waxay mujiyeen karti iyo hufnaan aqooneed oo ay kula dhaqmayaan hadba cidii ay rabaanninay ka qanciyan masiirka umada guul iyo gobanimo
jamal cali xuseen waa inin aqoonyahana waxbadana garanaya siyaasada wadankana aan waxbadana kujirin lakiin waa nin garanaya habka bulshada loo hogaamiyo lakiin ilaa hada mahayo anigu waxcada oo bulshadu kudoorato run ahaantii bulshaduna balan qaad cad baye ubaahantahay oo lamuujiyo wcs
viva jamal
aqoontu wayka muqataa guulayso
halka suaalah qaana ay ka yihiin kuwo ku salaysan qabyaalad
ilaahyow xaqa na waafaji
Inkastuuuu sifiiican u hadlay hadana waxaaan odhan lahaa indr sanadka muuse uga tanaasuul adaa ka da'yare
walahi laysma xaqireee ninkan waan ku qancay hadalkiisa .
waad mutaysatay in laguu codeeyo jamaalow wanaan ku codeyn marka doorashada lagaadho
waar wadanka dadka aqoonta leh haloo dhiibo.
madxwaunaha mustaqbalka
Dadku hortay maxay mujaahid ma tahay ugu rooraan waa halkaa jamaale beesha dhexe oo keliyii mujahid malee xagletoosiyaba waa mujaahid waa zax😊
Dalkeenu wuxuu ubaahanyahay dhalinyaro caqli cusub leh waxanu leenay odayaasha mujahidinta sheganaya noo nazta adeerayaal dhalinyarta udaaya
Ninba hore u sheegay soomaalida oo yidhi soomaalidu waa sunta harga
anoo aqoonyahan dooran kara askari dooran maayo
copy of anoo wax dili kara duco qaadanmaaye
Azl Mcl waa sidaan u jeedo ee aan uga golahaa
Absolute Nomad kkkkk murti iyo xikmad baad meesha kusoo ururisey thankz.
runtii hadaan doonayno in wadan ku,hore u dhaqaaqo hala doorto jamaal cali xuseen
su,aal waxaan.ugu necebahay maxaa idiinka.qorshaysan
jamal nolaw
war jamal waxay kaga dhagtay xagla tosiye lol
jamaal dee jawaabaha qaabaan munaasib ahyn ilaahyow ceebaheena astur iyo kuwa islaamkaba
Jamaal ali xusee waa aqoonyahn lkn non siysasdeed mha iska shaqyso sidase sharaf Ku ah
jamal markii hore ma taageersaneen lkn imika wixii laga bilaabo waan taageersanay, sababta aan ku taageerayna waxay tahay hadlkaa uu kasoo yeedhay ee ah inuu beesha bariga dawladiisa kamid ahaanayso maadama dawladihii hore talada ka qeeybgelin, aniga shaqsi ahaantayda mahi beeshaas bariga waxaanan ahay beesh dhexe haddana walaalahay waan jecelay inaan wax wada qeybsano, waayo danta somaliland AYAA ku jirta, daraf illaa ka daraf markay somaliland cadaalad hesho ayay beesha dhexena cadaalad heleeysaa, lkn somaliland intey qeebi dulmantay lagama yaabo in ay qeeybo kale nolol fiican ku noolaadan, jamaal aad ayaan ugu hanbalineenayaa qudbadda aadka u qiimaha badan ee uu jeediyay, qudbadihii tan ka horeeyay oo dhan tan ayaa isku fuuqsatay, runtii aadna waxaan ugu hanblineenayaa, sida uu saafi uga yahay qabyaalada, insha allah aqoontiisa ayuuna kula dagaalamayaa odayaashan qabiilnimadu lafta ka gashay, sonaliland way guulaysanesaa insha allah mustaqbalka dhow
Runtii khudbad fiican ayaa uu jeediyay fikirkiisa iyo sida uu u hadlayaana waxay u baahantay in loo tixgeliyo in uu wadan ka ka taliyo
waa salaamay dhamaan umada somaliland horta caqliga iyo cilmiga keebaa horeeya qofku intaanu dadka hor inan waa inuu is misaamaa oo uu iska ilaaaliya hadalka ku soo noqonaaya taa waxaan ugu jeeda oo aynu arkaynaa inuu wuxuu doono ku hadlayo suaalahay uu badalaayo iskuna haysto kiikaligii dunida jiray ee cidkalaba jir . marku ucid iibsaday u qaatay inuu somaliland iibsankaro waxaa iga soo baxay suaalahay inuu yahay ruux wanaag cidkale samayso o galeen lakiin jecel inuu ka hadka wax yar ee khaldama
musharax jamal cali xusen insha allah guul ban ku rajaynaya
musharax jamal cali xusen insha allah guul ban ku rajaynaya
musharax jamal cali xusen insha allah guul ban ku rajaynaya
Jamal waxa uu ku soo baxayaa Waziirka dhaqanka iyo suugaanta.
miyaanu ilaahay ku maamulayn .aqonyahanbad waxas kushegysa
+Marwo Dumar from Harvard to somaliland president , wax ka hoooseeya NO , markaaad CV-giisa eegtana kuwan la tartamaya umaba qalmaaan inay la tartamaaaan , because waxa ku jira rag 25 sano bilaaa camal ahaaa sida muuse biixi , kkkkkk
+Hargeisa Boy ,Aragti!
waad ku dhacday kala fog haatan maad tidhaahdid wasiirka maaliyada
jamaal runtii waa aqoonyahan dhalinyar ah waana nin doonaya in uu magac ka tago oo uu bulshadiisa wax u qabto, somalidu waxay tidhaahdaa ninkaad kabahaaga ka tolonayso kabihiisa la eegaa runtii labadan musharax ee xisbiga Ucid waxay yihiin dhalinyaro aqoon leh doonaya in ay wax qabtaan baahinana uu keenin runtii reer somaliland waxa hor yaala fursad hadii la doorto waxay noqonaysa taariikh cusub oo jabinaysa darbi weyn oo ku geedaaman dhalinyarteena waxay noqonaysaa tusaale iyo iftiin u soo baxay reer somaliland hadaba mid niyada ku hay ma waxaad rabtaa dal ay hogaamiyaan odayaal 50sano ina hortaagnaa oo qabyaalad iyo dagaalo sokeeye ka soo qayb galay oo hore naxli u kala dhigay bulshadeena mise muwaadin waxaad rabtaa mid intaaba hore u samayn oo ku dareensan oo ku fahmaaya intaas oo dhan waxay ku jirtaa fartiina iyo cidaad doorato.
Aad baan uga helay khasatan siduu uga jawaabay suasha ah maxaa xisbiga ucid ugu soo dari waydeen rag la yaqaano waa siduu hadalka u dhigee JAWAABTA UU KAGA JAWAABAY Marhadaanu is bedel samaynayno maaha inaanu dib idinku soo cumaamadno kuwii hore aad baad ugu mahad santahy wanan kugu bogaadinaya inaad ka dhabayso fekerkaa waanan kugu taageer sanahy inaad inuu ilahay kugu guileyo talada dalka waxad murayad u tahay dhalin yarada iyo wax qabad kooda adaa halhays u noqon kara labada dhinac ba
shacabka anba siyaasada somaliland waa dad iyo hogamiyayaal kubayse garaysana siyaasada hadii adiga jamal ahaana siyaasadada anba aqoontada ay kamadh nato qabyalada isma lihi waad guulaysanaysa lakiin hadii aqoontada adigoo dhinacyo fara badana u adeegsanaya aad qabyala garab keega wayne kadhigto waa run inad ku guulaysato madaxtinimada wadanka wcs
AQOYAHANKZ KILAHABA MUSANU ISKU RERNAHAY
Majaajilayste Jamaal Cali xuseen, meesha waxba kuma hayo wuu soo lu'goay. Shaqadu khibrad bay u baahan tahay maaha iskaga soo bood, weligii wasiir dalka kama noqon shaqo kalena kama qaban aan abayn jagadaas musharax madaxweyne ee waraabe u taga ah...,
+Hajji Warsamah zxb hadalkaagasi wuxuu cadaynayaa aqoontaada gaaban lakin kula yaabi maayoo caqligaagaad hadashay .mayd waxa ugu danbeeyey kaa lasii sidee ,ma taqaanaa dr ben carson oo u tartamaya musharaxa madaxwaynaha dalka maraykanka lana filayo inuu ku guulaysto ,dr ben carson xil hore kama soo qaban dalka maraykanka hadana waa ninka ugu taageero badan muhiim maaha inuu qofku xil hore soo maray ee waxa muhiima inaad ku qanacda .
+Osman Hashi Marayknka iyo Somaliland way kala duwan waa dal dhisan oo waxkastaa u dhamays tiranyihiin iyo dal yagleela markaa Maraykanku xataa haddii u madaxweynuhu shaqadiisa gudan waayo dalka shaqadiisu way soconaysaa . Somaliland waxay u bahan tahay qof aqoon durugsan u leh sida loola macaamilo odayaasha dhaqanka, muaamaraha qabyaaladaysan looga hortago.Jamal berigii dhoweyd ee sheekada haamaha shidaalku socotey reerkoodu waxay soo dhaadhiciyeen inay dawladda ka hor istaagi karaan iibka haamaha, hadalkiisa waxa ku jirtey haddii sharcigu ogolaado in la iibiyo iyo haddii kaleba waanu horistaageynaa, Anigu waan kaso horjeeday in Haamahaas la wareejiyo hadana sida reeraysan ee uu u hadlay waalaga quruxbadnaa. Iskusoowada duuboo waxay ujeedadaydu tahay qofka madaxweynaha noqonayaa wa inuu ahaadaa qof dadka caadiga ah ka duwan hore wax looga soo arkay, amase hadalkiisu wax gaar ah sheegayo oo uu dadka kaga duwan yahay, weli taa mahayo, waa nin uun Chartered Account ah oo u dallacay manager Citi Bank, aniguba waxaan ahaan Chartered Account Lloyd Banka shaqeeya markaa hala i doorto lol.
sxb jamaal isku reer ma nihin laakiin odayaashaa aad sheegayso waa kuwa halkaa ina dhigay dal wuxuu wax ku noqdaa dhalinyaradiisa ,sxb raali kama ahi in odayaal dhan uu aduunku u socdaba garanaynin ay ii taliyaan anoo jamacad ka soo baxay ,waxaan jeclaa inuu odaygu wixii dhaqana ku koobnaado not siyaasada iyo masiirka wadanka taasina waxay meesha ka baxaysaa marka la helo aqoon yahay ,raali kama ihi inaan odayaal uun xil u daba fadhito ilaa intaan ana oday noqonayo .teeda kale sxb jamaal waxaan ka xumahay inaad tidhaahdo qosol qosol isagoo harvard gratuate ah ,dhalinyaro ahaan xitaa hadaynu dooran wayno waxa muhiima inaynu sooyaalka uu nolosha u galay kuna soo gababayeey harvard iyo citibank aynu ka miirano lakin inaynu aqoonyahkeena aynu yasno waa wax foolxun wsc.
Walal Harvard waa jaamacad uune waxkale maaha taad kasoo baxday waxba ma dheera aan ahayn magaca iyo RESEARCH ay samayso oo qarash badan ku baxo, dadka soo baxaa waa arday iyo dedaalkii, waxba dadka kale ma dheera hadaad marka horeba miskiin loogu talagalay inuu bariiskakiisa ka adkaado uun ad ku wacnayd 100 Harvard oo aad soo baxday waxba kugu kordhinmayso, aqoonta madaxweynaha lagu noqdo jaamacadba lagama bartee waa lagu dhashaaa.
Qofwaliba inta uu maskaxdiisa tuujiyo ee tacabgeliyo ayu ka helayaa hadduu doono geed hoostii wax ha ku barteee. Jamaal maaha nin Academic laakiinse waa farsamo yaqaan, labadaas way kala duwanyihiin walal, haddii shaqo baananka loogu diri lahaa si fiican buu uga soo bixi lahaa laakiinse Somaliland odayaashaa reer miyiga ah ninka la macaamili karaya ayuun baa madax ka noqonkara waa ku qasab. Anigu odayaasha waan kasoo horjeedaa laakiinse hadaadan iyaga lala macaamilin dalku khalkhal buu gelayaa reero ayuu u kala fariisinayaa.Maaha wax la doortay waa wax lagu qasban yahay.
+Hajji Warsamah kkkkkkk maxaad tidhi inay reer koodu ka hor istaagi kraan ... way kareeyeen laakiin meelba kumay tashan inay hor istaagaan malha taariikhdaa kaa lun sane hore, 1991 dagaalkii ugu waynaa wuxuu ka dhacay dakada berbera siday u difaaceena waa la ogaa iyadoo barigaa dawladi jirin.
laakin maanta qaranbaa ka taliye meeshu reer reer maaha hadaad mooday CIISE MUSANA kama xigaan dadka eesha oo dee wax gaara kuma qabaan ba.... deee sxb nin wayna waad u eegtee ka fiirso hadaldaan odhanayso .. caadifadana iska daaa
daaka reer Ethiopie wa beerato somaliland weg uu bantay benaden ah la ilaliyo
kanwaxaan kaga kalsoonahay sooraan iyo jawaaan hahhaha
@madaxa igu dawakhay faa'idan kadhexdayayey lkn faa'ido maleh su'aashi lawaydiyey ayuu kuleyahay suuqa kula noqo *
og
marka loo eego xlda JSL ku sugan tahay Muuse meel lo dhaafo ma jirto runtii
calashaan sidee
+islam peace kkkkkkkk muse shaani .,, anooo wax dili kara walaaahi waaa jaaahil inaaan xataaa Agaasime waaxeed lagu aaaminayn .
waar Kanii waa neef hadalkuna sidaa xaarku uu qabta
borring wlhi barnaamijkii ugu cajisanaa weeye
ninkn wr ma hyo
naga ilaaliya
adeer miyaad dhacda maad caadi ahayn
+naasir xoosh bro iskadaaa waaa nooci cuqdadu disheee waxay meesha wadaaan miyuuu aqooon iyo karti ku gaadhayaaa aqoonyahanka
abti wxn mesha kla taga
wxpa kama hadlyee
jamacada hargaisa ayaa prof laga dhigyaaa inzha allh
mohamed omer dalkana yaaan ku aaaminaa waayee sxb
zhp raiygaga horta sddexdaba wlhi isma dhmn mid kstpa waa kursi raadis ragii dadln madali lhaaa wli ma hyo indr
su,aal waxaan.ugu necebahay maxaa idiinka.qorshaysan