M.a Ustaad M C Hamouda Alle haku barakeyo Aqontada iyo cilmiga u Alle ku baray iyo sida wngsn ad kula dhaqanten walalkas qaladka ka galay Dugsiiye hoyga aqonta Technologyada.
Wow ustad shaqo fiican ayaa qabateen lkn ma ogtahay adiga dadka kaaga cilmi Badan hack kinka in ay ku dawanayaan 😊😊 marka aad dhahdid a wood ayaan isticmaalay dad kale ayaa kugu mashquulaayaan
War waxan aniguuba iga gatay anigaba ka mid ah dadka dugsiye ahaan uga gatay cursoyinka walaaahi waxaan ka gatay labo corses oo kala ah web development iyo garaphic design waana xaraan qof inuu waxaas. Sameeyo
Qufka bil aadamka ceeb tiisa waa loo qariyaa wallaahi macalin Diinteena waad u hogaan canteen macalin Nabigeena Muhammad SCW Waxa uu dhahay walaalkaa ceebtiisa waa loo qariyaa adigane waad u qarisay m.a Laakiin macalin yuusankuu baranin oo qufkii isku daya inuu waxaa soo kale sameeyo Na tus wuji giisa anagaa Xasuuq ba' an ugeysaneynee macalin shaqa fiicanaa qawateen
Legend kaan waxbadane dhibeen lkn abalkooda waad marisay reer somali programers ayaan ku arka ayagoo koorasyadaada is dhaafsanayo walbo hadii ay saas cilmi ugu oomanyihiin macalinka mey ka codsadaan koorsooyin free ah in uu youtube ka usoo dhigo 😅
Saxwye ustaad hada ayaan ku fahmay sitoos ah waa qalad laakin jalwadka camal waa maaquul Waye dhibmalehe lakin courseki oo sidiysi ah qasab weye in laga saaro hawada mahadsanid macalin talooyin iyo tusaalooyin badan oo aan ka qatay oo an ku guulgaray ayaa jira waxaan ku dhihi lahay mahadsanid kuw iyo kow jeere
waxaa cilad kutimid dhanka website ka, marka sida ugu dhaqsiyaha badan inaa ku xaliyo ayaan rajeenena i.a. message kaas buu noo soo qoray ustaad waxanka mid ahay dadka uu lacagta ka qaatay sidaas oo ay tahy ku farxay in aad waajibkiisa marisid
Waxaan arkayaaa usero email ladooda iyo magacooda oo sadexan kamuudo video GA gudihiisa hide it please, well done qofkii sharuucada ku xadgudba waa in wax lagaqabtaa, ready to fight 😂😂
Wxaa wngsaneed ardyda inaad u ogolaato inay cashardooda sii wataan ama userska but adminka inaad ka saarto kadibna aad badasho magaca to dugsiye just was okie blse arday badan aad cidleeseen oo aadan ogyn lacagta sida ay ku keeneen
qladadka uu sameeyay ayay ka mid tahay waayo asagu hadda java malaha laga yaabee in macalin kale laga soo xaday lakin intiisa inuu ka saaro ayay ahayd hadda ardaydaas ma asagaa u haya lacag ama cashar
Si fcn baan u aqaan yarkaan weliba magaciisa wuxu ka bilowdaa M Weliba wuxu ka baxay jamhuuriya sanadii 2023 classkiisana wuxu ahaa 192 weliba fasalka class monitor ayuu ka ahaa 😂 si fcn baan u garan
I mean, seriously? cilmigii la bartay xitaa dadka lagu attack gareynaa, I wonder if he took ethics classes seriously or if this is just a reflection of a truly corrupt inner self!
M.a Ustaad M C Hamouda Alle haku barakeyo Aqontada iyo cilmiga u Alle ku baray iyo sida wngsn ad kula dhaqanten walalkas qaladka ka galay Dugsiiye hoyga aqonta Technologyada.
Ustaad Hamuuda, si fcn oo professional ayaa ula dhaqanteen xeerka ragga hadfu wax ka yaqaan Halkaa ayuu ku joojin inta aan lala dhiiqeysan
aad iyo aad , thanks borther.
Macalin shaqa fiican ayaad qawateen mahadsanid wallaahi
Marketing cusub miyaa sidani😂😂
Always hurbad is the best
Sababta aan kugu mahad celiyay ayaa a macalin anaa ku faka raayay inaan Course ka iibsado laakiin waad iga qawatay wallaahi macalin mahadsanid
Hadaad WordPress administration ka haysay waxaad awoodi kartaa in aad xataa domain kiisa la wareegi karoto
haa intasi masii dhaafsiinin.
Waaad saxantahy ustaad hamuuda, raggaan haddii Af wax loogu sheego ma yeelaayan they need Action, waana kugu raacsanahy, Guuleyso ustaad.
well done brother. professional way u qabatay.
Appreciated
Good job ustaad
Wow ustad shaqo fiican ayaa qabateen lkn ma ogtahay adiga dadka kaaga cilmi Badan hack kinka in ay ku dawanayaan 😊😊 marka aad dhahdid a wood ayaan isticmaalay dad kale ayaa kugu mashquulaayaan
Surely maba lihiba hacker waynaa ahay just self defense waye 🙌
Dugsiiye is another level ninkaan wxiisa asigaa keenay faraha kalabxa😂😂😂
😂
Ww Amazing job.
War waxan aniguuba iga gatay anigaba ka mid ah dadka dugsiye ahaan uga gatay cursoyinka walaaahi waxaan ka gatay labo corses oo kala ah web development iyo garaphic design waana xaraan qof inuu waxaas. Sameeyo
Waaba cabsi cabsi😮
Boga baaster weeye waad in aad ilaalisaa qofka loo ilaaliyo xaquudooda
Qufka bil aadamka ceeb tiisa waa loo qariyaa wallaahi macalin Diinteena waad u hogaan canteen macalin Nabigeena Muhammad SCW
Waxa uu dhahay walaalkaa ceebtiisa waa loo qariyaa adigane waad u qarisay m.a Laakiin macalin yuusankuu baranin oo qufkii isku daya inuu waxaa soo kale sameeyo Na tus wuji giisa anagaa Xasuuq ba' an ugeysaneynee macalin shaqa fiicanaa qawateen
Wll anaa ka iibsaday wlhi courase flutter ahaa wanan dhiganayey
Legend kaan waxbadane dhibeen lkn abalkooda waad marisay reer somali programers ayaan ku arka ayagoo koorasyadaada is dhaafsanayo walbo hadii ay saas cilmi ugu oomanyihiin macalinka mey ka codsadaan koorsooyin free ah in uu youtube ka usoo dhigo 😅
absolutely , thanks brother
War xarfaantan waa aqaan xitaa whatapp iskula jirnaa waa gashakiyay whatapp unbaa ka arkaa
Aakhiro miyusan ka baqayn qofkaasu
Good marketing
Wa fahantay
Ustaad arinka yaabka leh waa arday macalinkiisa ku xadgudbaayo runtii wuu uqalmaa in accounkiisa laga qabto bulsho
Laakin macalin su,aal ardayda waxkabarata dugsiiye cilmiga dib in aay website sameeytan dib wax uma
Bara karaan??
waa sida aan rabnaba lkain in course-kii webisteka lahaa si toos ah aad u iibiso waa qalad.
Saxwye ustaad hada ayaan ku fahmay sitoos ah waa qalad laakin jalwadka camal waa maaquul
Waye dhibmalehe lakin courseki oo sidiysi ah qasab weye in laga saaro hawada mahadsanid macalin talooyin iyo tusaalooyin badan oo aan ka qatay oo an ku guulgaray ayaa jira waxaan ku dhihi lahay mahadsanid kuw iyo kow jeere
Maskiinka mahad abdullahi, shaqo la'aan lee u geysay, wuxuu is lahaa dhakhli hel, waad ku adkeysay😢
Xeerka ragga saas maha Mohamud
Ma wax uusan lahayn buu dakhli ka sameynayaa
@@HAMSE-n8v si kale uu waxku qabsaddo in uu garan wayay ayaa macquul ah
Wey dhici kartaa inuu sikale waayey
Ustad course flutter ka Gate maku gartay
waa ku daaysay
Waxaan nio shaqo ayaad ka qabatay sxb walaahi siifacan ayaad u gashay nio waan ku tageersanahay😢 imisa ayuu kacag iga qatay walaahi coursoyn ayaan dugsiye ahaan uga gatay😢
Ustaad cabsi cabsi aa udaartay
😅 aad iyo aad
Wow another level 😅
😅
Wep maba rabi
Ustd Hamuda Munasar soo dhig ninkan 😔
Ustaad course flatter ayaan ka iibsadey ee maxaa xala hawadaad ku cunteene
fasax waye
@dugsiiye maxaan sameyaa Mel fican Ii mareysey course ku lacag adagna waa uu iiga qaadee
Waxan sugaya inan mar uun wax padan hawada ka saree. Ustaad hamuudo maad waxooga. Utupka noosoo dhigtid anaga waxpadan ku darsanlahyne. Anagaa utupjanelkan nalagaga paqi lahaye😂
Course ayaa rabaa
Surch saxaaba software
Mr hamuuuda course aa 8saac habenimo oo duuban been been looga ganacsado ma rabyo
sow mahan 😅
Dugsiiye cabsi Cabsi wye 😂😂😂 eng hamuuda 👋
☠️☠️☠️☠️ 😅
cabso cabsi ee fiiri maclinow shime discount la sameyna pls
new year brother.
Soomaalidu waxay dhahdaa
Ama hala kala xishoodo, ama hala kala baqo.
waxaa cilad kutimid dhanka website ka, marka sida ugu dhaqsiyaha badan inaa ku xaliyo ayaan rajeenena i.a. message kaas buu noo soo qoray ustaad waxanka mid ahay dadka uu lacagta ka qaatay sidaas oo ay tahy ku farxay in aad waajibkiisa marisid
beentiisa waye anaga la wareegnay webiste-ka hada si kumeel gaar ah 😅.
Halakala shaqaysto. Nin walboo kaad awoodo jabso
Ustaad waxan ku dhawaday 10 jeer ku dhawada inan ka ibsado courses kiisa waa igasoo gaartay thanks😂
legend ☠️
@@dugsiiye nio contect lagala soo xariira waxagee
Waxaan arkayaaa usero email ladooda iyo magacooda oo sadexan kamuudo video GA gudihiisa hide it please, well done qofkii sharuucada ku xadgudba waa in wax lagaqabtaa, ready to fight 😂😂
Adaan uga xumahay inaad garan waysaan taas
Ani hada midaa jabinaa
Wxaa wngsaneed ardyda inaad u ogolaato inay cashardooda sii wataan ama userska but adminka inaad ka saarto kadibna aad badasho magaca to dugsiye just was okie blse arday badan aad cidleeseen oo aadan ogyn lacagta sida ay ku keeneen
taasi mays bixinayso
naga tag balaayo faan badan
ninkan waa aqaan si fcn weliba waaba macallinkaygii c# ta mar ayaan course ka iibsaday
Jamhuriya muu dhigaa magaciisna😂😂
course-ka uu kaa iibiyay isga malahan
Flutter ayaan ka iibsadey 26saac ayuu ahaa 8saac ayan socday
Si khaldan ayuu courses-keen u isticmaalay.
@dugsiiye kadib lacagteydii ma khasaartey
Ree Jamhuriya aaa balo😂😅
Ustaad Etical hacking ka maad noo soo dhexmarisid youtube ka 😂 qaar badan baa iga dhamaanlehee .
hhhhhh legend 😂
Habeen dhaweeyd ban course java ka gatay intaan video gan arkinban is iri saaka cashar Qaado Not found iso baxday😂😂 abti isoo celi ba ii daran
qladadka uu sameeyay ayay ka mid tahay waayo asagu hadda java malaha laga yaabee in macalin kale laga soo xaday lakin intiisa inuu ka saaro ayay ahayd hadda ardaydaas ma asagaa u haya lacag ama cashar
Dambi wayn ayaay ku tahay qofka inuu saas sameeyo ilahay kama cabsanayo miyaa waxan dhaqan xumaa sawirkiisa meesha saaran ayaaban gartay kawaran walaahi ninkaas nin fiican maha shaqo fiican ayaad ka qabatay😊
😮
Ustaad anaa mid lid kugu ah sameeysanyo courseskaga kuso dara car iijabso khuburo ahy 😂😂😎
Dugsiiye Eng Mohamud Osman waa ku wataa Buufi cayayaanta cagtii meel joogsan weyda marbay ceeb la kulantaa 😂
Fariin Cad waye Lama kala gabanayo 😮
legend
waan fahmay qofkaas in toos loo bandhigo ahyed
Maad jabsateen mise usernameka iyo password Ka ayaad hesheen
Lkn Website Ka Si Qurux Badan ayuu U DhisaY
MC kuleel aad daartee!! 😄
☠️☠️☠️☠️☠️
waa arrin aad u xun
Macalimow ma ogthy Adine iney kugu sameyn karaan Arin halis Ah hadda ku nooshahe yurub inta video daawanaye 15 wax ku arke intaas sano xarig ku galeyso iyo websiteka waxa ku qortey intapa😂😂
😀 xaqeena lee difaacanynay maxkamada heeg ICJ hadii laysla tago xitaa maka yeeleeno 😅
@@dugsiiye Daacad u qosley macalimoo ICJ Aaa😂😂😂
ustaad mc hamouda waxaa ku dadaashy ayuu rabaa inuu aayar iska iibsado.
ustaad khayr badan alle haku siiyo
Thanks brother
Si fcn baan u aqaan yarkaan weliba magaciisa wuxu ka bilowdaa M
Weliba wuxu ka baxay jamhuuriya sanadii 2023 classkiisana wuxu ahaa 192 weliba fasalka class monitor ayuu ka ahaa 😂 si fcn baan u garan
Walugu casheyay miyaa 😂
🤣
Cabsi cabsi dugsiiye 😂
I mean, seriously? cilmigii la bartay xitaa dadka lagu attack gareynaa, I wonder if he took ethics classes seriously or if this is just a reflection of a truly corrupt inner self!
Tuug la qabtay 😂
talo malahn
Ustaad adna waxba ha qarin
Dadkii uu lacagta ka qaatana maxkamad hala tiigsadeen qofkaas
fasax waye
Beenta nala dhaaf nio😅
Si uu idiinka aarsado idinkana dhamaan contenkiina YotuTube ha galiyo... Kkkk markaa UA-cam kana jabsada looOool😂
Ninka vedio yada wuu idinka gatay lacag ka gashay ka leexda ninka 😂😂
Scriptkiddie atahay
Ma fiicna inaad aqojn uu qof adoo kle ah uu ku daaalay inaad wax is dabamarin ah aad ku qaadto waa liidnimo io adoo awoodadii xaqiray 9 bilood ayuu ku dhadhay 9 bilood ayaad ku dhalatay 🤣🤣
😅 legend
Don't try to Reuse Dugsiiye's content or else you will be hacked 💀
☠️☠️☠️☠️☠️☠️
@@dugsiiye 😂😅 funny
Web ka scanning maa marasay kali linux@@dugsiiye
@@dugsiiyeadiga xitaa web kaada scanning baa marayey xog culus baan helay
cabsi cabsi waye mc hamuuda😂
lakin adiga laftaadu inad xad gudub samaysay soo ma muuqato marka aad leedahay webkii ayaan kusoo ciyaaray webka asagaa dhistay adu videos kaliya ayaa lagaa haystee maxaad dhismaha webka ka rabtaa , qofku warka lagu xadkiisa loogu ekeeyo wuu caqliyaysan lahaa waano ayayna u noqon lahayd lakin markaad waxiisii oo dhan ku ciyaarto dagal ayuu qaadi doonaa asna illeen waxba umaadan reebin waad ku cidlaysay meeshee
waa xalka ugu fudud thnaks