Xasan Sh. Maxamuu qabyaalda uu Xamr ka wado ha iska dhaafo si loo helo midnimada shacabka Soomaaliyeed!!! Hadii kale Somali kama dambeyneyso Xasan Sheekh!!!
I hope the biggest military show should will be held in somalia should the biggest in Africa special with sophisticated weapons Missiles, drone jet flights navy war ships All military show should be message for aggressive arrogant director Abi Ahmed
Ethiopia waa mayd baqti ah awood ay leedahay ma leh waa show of insha Allah waxaa la tusi cashar sidii 1964 iyo 1977 soo soco siraadey siraad oo kale la waayay
Anagu waxan diyar unahay difaca dhulkena Ethopia na ma aha mid adkaysiga somalidi ledahay leh ha baqin waxan sugnaba wa wiiga danbe iyo dholatuska dawlada somalia 🇸🇴 iyo Egyti
Xildhibaanadii Itoobiya raacsanaa in la raaligeliyo waxay tusaale u tahay DF-ka Somalia in laga adkaaday oo damacii Itoobiya uu gudaha Muqdisho ka hirgalay
Kaligaa Ayaa soomali ka ah marka lagu xisaabtamo fikir ka dhiibista ama aragti ka bixinta macalinka hadalkisa waxaad moodaa inay somalidu dhaciifnimo muujiyeen side wariyuhuba uu sheegay burhanu July hadafkisa wuu ka dhabeeyaa Samaan iyo xumaan soomali soomali waaye
Ader kuwan ma matalan qabilkad shegeyso mida kale markii la dhibi jirey kuwii ladagalamay waxa la dhihi jirey waa xolo waa so ibsaneyna oo cadowga gacan lo galin jirey ader hadii marka laga dayn laha dhabar jabinta manta tan ma dhacden, hada iyo dan waxa ku huba markay bilabato in dhinac walba ay kaga iman donto ee iska yara sug inta bur iyo biyo kala baxayan ader
wll.dadka ha ka dhadhicin iney somaliya dagal eey ugu diyar garobayan ee wa sanad gurada itobiya ee way cabsoneysa ee way uu boteynayan oo kaliya ee somalidena wa iinad dhiri galisan ee maha inad tidhah dagal ayey uuu diyar garowayan 🇸🇴💪🌍💯💯
dagaal dhex Maraa somaliya iyo itoobiya si kasta oo u dhib badan yahay xiligaan waa noo Dan hadaan nahay somali waxaan ku xiran midnimad somaliya guul guul guul insha Allah
Walalyal an kuwada salino nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️
Xasan Sh. Maxamuu qabyaalda uu Xamr ka wado ha iska dhaafo si loo helo midnimada shacabka Soomaaliyeed!!!
Hadii kale Somali kama dambeyneyso Xasan Sheekh!!!
dalxureeye xamar asagaa leh adigana jaajuus ethiopian aa tahay xamar hooyadaa malaha lafahaada kala tag xirooyinka qaxootiga aaku tahayna waalagaa saaraa
Mustafa ayu matala? Adeer anagu Somali ayaan nahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from jijiga
Somalia guul ayan u rajeyna i,a
Scww
Waad ku mahadsan tahay wararka muhiimka ah iyo sida xirfadda badan ee aad noogu soo gudbisay.
I hope the biggest military show should will be held in somalia should the biggest in Africa special with sophisticated weapons
Missiles, drone jet flights navy war ships
All military
show should be message for aggressive arrogant director Abi Ahmed
Aslama alykun Hortu hadaan isku dayo aragtidaya waxay Illa tahay
Hajirto damaceeda Iyo waxay rabto lkn
Itoobiya Dhul kalle oo Una doon majiro oo ay Ciidan ku urin kartaa, waana sababta keentay in Deegaanka somalida la miciin bido
Hadii dagaal dhaco ogow
Qanimo fudud ayaa inoo taal Iyo in Sifudud looga qanimeysto itoobiya
Itoobiya Dhul bey niyeey satay ee Deked marabto
Abii axmed kama jawaabayo Waayo wuxuu arkaa xaasidnimada jabuuti iyo Somalia
Inshallah
Asc barow taliyaha halkaa ka hadlay itoobiya oo dhan waxba ma sheegayasn 1977 cashar ayaa loo dhigay itoobiya hadana cashar ayaa loo dhigayaa insh allaah
Maanta abgal ayaa ladagaalaya habargidir hore ugu dhamaatee
1977 waxaa noo hiiliyay ALLAH, iyo oromo oyo Eritrea iyo tigree oo jabhadahooda xamar buuxeen, marki dambana oo Ethiopian ka loosoo gurmaday waan soo jabnay xataa aabahaay Allah ha u naxariistee ayaa kusoo dhaawacmay adeerkeeyna waaku dhintay. Dagaal marabno ee Allah hanaga badbaadiyo colaada maxamili karno Ethiopia iyo masar nagu kor dagaalamo
Bax iska jiifo
iska aamu waxba ma ogide 😂
Ethiopia waa mayd baqti ah awood ay leedahay ma leh waa show of insha Allah waxaa la tusi cashar sidii 1964 iyo 1977 soo soco siraadey siraad oo kale la waayay
AderJaanis aye sugayan, dadka deganka aad aye u nacen waa dad cadow haysto waa dad magaca somali kuwen
Asc walee itoobiya waay jabtaay hadeey sidas yihin kuuwa ayumalenayan ineey katirsan yihin ayee ayawax kadiili doona soomaaliya haumaleen iney aqoon cadawgeda guuuuuuuuuuuu,,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ader taa waa xaqiiq! Jaanis aye sugayan, dadka deganka aad aye u nacen waa dad cadow haysto waa dad magaca somali kuwen
Waa run
Mid abiyu ayaan odhan Ethiopia xisaab khaldan ayay isku dhufsatay markay xaqiiqdu timaado wax walbaa sidii uu abiyu uu ku xisaabtamayay lagama yaabo in ay u dhacdo wuxuu rabaa in uu somaali iyo somaali iska horgeeyo sidaa wax u dhici mayaan soomaali waa tii ay ku midoobaysay
Midna madaxwayne. xasan sheekh ayaan odhan xasan sheekh ha joojiyo qabyaalada iyo kala qaybinta dadka somaliyeed xasan ssheekh siyaasi maaha waayo xiligan oo kale waa xiligii nin siyaasi ah lagu yaqaanay in uu mideeyo dadkiisa dhamaan ee maaha xigii uu sii kala qaybin laaha bulshada
Itoobiya injure xuusuuso sidi ankuyelay77,
Egypt vs Ethiopia
Somalia stadium
Nile cup
Hassan shiikh lacag jecelaaa iran iyo sacuudiga is qabtay 50 milion meeqaa masar ka qaadatay
Inshaallah
Asc hadaanu nahay itoobiya cid kasta oo kusoo xad gudubta xuduudayaga waan ka difaacayna difaac nafta hurida wawlad kasta oo awood isbida hoog bay kala luudaa middaa waa la.ogyahay
bahdil waxaa kugu filan inaa luqadyda ku hadasho
Waa nasiid daro,hadii liyu police somalidu ka barbar dalaï-lama itoopia
AderJaanis aye sugayan, dadka deganka aad aye u nacen waa dad cadow haysto waa dad magaca somali kuwen
Guuleyso Hassen
💕🎉💕🎉💕🎉💕🎉💕🎉💕
Good.guul.ayaanu.leenay.
A/Aziis:
You are of course not only hero, but also an intellect,
Hadii somali 🇸🇴 nahay in aan hashiino waayeh si cadowgeena iskaga difaacno
Asc. Barro manta. Matagnoo. In. Qof. Soomli. Ah. In. Soo. Racoo. Xamashi. Itoobiyana. Way. Heeli. Doonta. Jawaabta.
C est clair Ethopia veux prendre par force une base marine Ethopia en Somali
❤😂C casiis barroow ku mahadsanid Tabintaada Wararka mihiimka ah ee Daafaha caalmka ❤😂🎉❤❤❤
Jamhadii xoraynta Ogadenia ayaan joogin sidaas awgeed ayay ugu suurtagashay in jigjiga lagu qabto dabaal dagaa
Anagu waxan diyar unahay difaca dhulkena Ethopia na ma aha mid adkaysiga somalidi ledahay leh ha baqin waxan sugnaba wa wiiga danbe iyo dholatuska dawlada somalia 🇸🇴 iyo Egyti
Xildhibaanadii Itoobiya raacsanaa in la raaligeliyo waxay tusaale u tahay DF-ka Somalia in laga adkaaday oo damacii Itoobiya uu gudaha Muqdisho ka hirgalay
SIYAAD HITLER AYUU AHAA SAKHRAAN AH OON WAXBA OGAYN .SOMALIA MEESHA AY TAAALO MAANTA.
Dhooltuska Masra iyo Somalia waa in noqodo mid ka u gu weyn Africa
Tasa u noqota jawaab Abi Ahmed
GUUL ETHIOPIA GUUL SOMALILAND HALCADOW AYAANU LEENAHAY WAA UF UF SOMALIA
Don't worry about that bro. Burhanu jula iyo inta la socotaba si dhib yar ayaa loo jabinayaa insha allah
Nio xayeesiinta aad warka Naga soo dhex galinyso Naga jooji ama.unfallow ban ku dhahna
Waa in an iska celilan shihseyaha wadan keena anaga waa in an ukacna
Kaligaa Ayaa soomali ka ah marka lagu xisaabtamo fikir ka dhiibista ama aragti ka bixinta macalinka hadalkisa waxaad moodaa inay somalidu dhaciifnimo muujiyeen side wariyuhuba uu sheegay burhanu July hadafkisa wuu ka dhabeeyaa
Samaan iyo xumaan soomali soomali waaye
Garab case waxaa sameeyay boqorkii haylese laasey
Horta somalida waxaan usheegayaa inayna jirin wax wanaag ah oo kadhexeeya
🇸🇴 somalia iyo deganka somalida Ethiopia 🇪🇹
sababto ah 🇸🇴 somalia horay ayay ugu khamaartay uguna khasaarisay nafta iyo maalka deganka somalida Ethiopia 🇪🇹 aan kuuqeexo dagaalkii 1977 kii jabhadii somaligalbed waxaa looshegay inla caawinayo si,ay uga xorobaan Ethiopia 🇪🇹 wayna kuqanceen hadakaas lakin hadafka dhabta ah ee dagaalkaas lagalahaayi ma,ahayn sidaas waxaana dhacday in jabhadii lakhayaamo oo dhabarka lagawada toogto islamarkaana saraakiishi tooogtay jabhada in iyagana garabcase lagu toogtay kadibna calanka 🇸🇴 buluga ah laga taagay hawaas markii khayaanadaas laogaadayna waxay sababtay in caalmku 🇸🇴 somalia hal dhan ugasowada jeedsaday
Jabuuti fartiin ayeey dirtay oo KU socoto Elatera yaab geeska Afrika waholci rabaa
Guulayso
Oo jikjiga hadii lagu soo dhaweeyey sow gobol ay gumeystaan maaha
Oromkan markii horaba jig jiga wuu imanayey dagaalkii 1977 haduu soo xusuustay aniguna waxaan soo xusuusan xasuuqii jig jiga loogu geystay dadkeygii marna yuuna ufadhiyin in Somali galbeed somalia laga horgeeyo waa madhacdo taasi ama xeryo hafuro ama hadaayo
Kuwo soo dhowaynaya miyeysan somali ahayn😢
Asc macalin barow
waa geesiyada itoopia guul guul guul
Aan ku saxo markii2aad, magaca waa" burhanu jula"
DIFAACA DALKA IN WADANKA FARAACIIN LA KEENO KUMA JIRTO.
Way ka odayeyen lakin nin nataada doonaya gabadhafa luguma baryo maxa yelay hankodu waa ka waynyahay intas gulse ka helimayan
Jabuuti waywaalanthy warkeedana waxbo Kama jiro
Maha wallay??Ka Jawaab saxib
Guuuuul ethoipia
War Ethiopian ka ayaagudohoda waxa ka jiraa kahadlaa ha bunbunahaa aygee
Xassan Sheikh ciidanki loo dhiibe ee 30k garaaye maanta muxuu ka hayaa allow yaa tiradooda wey diiyo hada 😎
Xiisadu qalbigaga ayay ka jirtaa itoobiyaanka safaaradoodu si caadi ah ayay uga dhex furan tahay villa somalia diyaaradooduna barqo walba garoonka aadan cade ayay kasoo dagtaa
JUL AFKAAGA HAGAAJI.
Xita magacii taliyaha wu qalday,wuxu qalday garab case
Waah daad dhiintay aaqas caagdheer dhiig maaleh
Ader kuwan ma matalan qabilkad shegeyso mida kale markii la dhibi jirey kuwii ladagalamay waxa la dhihi jirey waa xolo waa so ibsaneyna oo cadowga gacan lo galin jirey ader hadii marka laga dayn laha dhabar jabinta manta tan ma dhacden, hada iyo dan waxa ku huba markay bilabato in dhinac walba ay kaga iman donto ee iska yara sug inta bur iyo biyo kala baxayan ader
@@ahmedhanshi2422 baal baal baal baaaal baaalllĺll!!!!
Garab case weeye mr barow
AMA HA IS CIMAAMADEEN AMA HA ISKA DAAYEEN MARWALBA SHACABKU WUXUU FIIRSANAYAA FICILKOODA IYO WAXA KA SAXA RAALI GELINTAA
Ogaadeen sede iiyo oromo waxba kaqaa dimayaanssoomaaliya. Daba dhiliflifiinta ushaqeeahisheecagdheer
wll.dadka ha ka dhadhicin iney somaliya dagal eey ugu diyar garobayan ee wa sanad gurada itobiya ee way cabsoneysa ee way uu boteynayan oo kaliya ee somalidena wa iinad dhiri galisan ee maha inad tidhah dagal ayey uuu diyar garowayan 🇸🇴💪🌍💯💯
dagaal dhex Maraa somaliya iyo itoobiya si kasta oo u dhib badan yahay xiligaan waa noo Dan hadaan nahay somali waxaan ku xiran midnimad somaliya guul guul guul insha Allah
WAA XISHOD LABADAL MA AH KOX BUDH CADA IYO DAWLAD KULATILMAN ITOBIYA WADAL SOMALIYA KONFURED 2BUDHCAD YAAKATALIYA
Garab case weeye ee ma aha Garaba Case
Wll itobiya dagad kira ah madonayse dhul bay doonaysaa sababto ah ilaa iyo hadda codsigii jabuuti mayna kajawbin taasana kugu filan jawab
Ma ayagaa la raligeliyey mise ayaga raalii gein bixiyey
The name is Burhanu Tula
Afkuxaarle itoopiyankaa kudhalay dhashii oromadu kubeertay somaliya ayaad kamidtahy waadiga faaninaye cuqdada aad uqabto dalkaagaa allah maalin uu kutuso somsli jacayl iyo adigoo adoon u ah xabashi oromo
Waxaa iigu daran musdhafe cagjar oo soo dhaweeye sidii loo burburin lahaa dalkiisa soomaaliya walee wa jaasuus
Jabuuti manin karto siday ubixiyaa. Kaligood miyaa iskale somali weeye
Ciilow way horaloyidhi guduney imagoysen hadan habalkay kugujirin.
Hadaba ithobiyaay kumadama shaaden hadan kuwa nagatirsan kuhogansa nayn 😢
Somaali intii intii kalena hasan shiik ayaaa cunay
somaaliya hagulaysato
Waxan ahai muwadn n,f,d kunadashai blsi somalinimatha aikuwentahai hathalka burhanu jula eyo soqathashatha 1977 faetha ayay notahai Wana bilawga mitnimatha somaliwen hanolato barrow show
Ader boahaana juula waa akbar babala muu alaoobay rashaya iyo kuuba iyo yamaan ader afnoolana waa hadla ayna waa cayaa
Barrow burhaanu jaala ma ahan. Ee burhaanu juula weeye
You sick bro
Waxaan soo dhoweynaynaa ithophia Cadow hawiye ayaa ah guul ithophia
Xasan tuug tus
Not jaala. Say. Juula
Xasan waa babiyey cidanki somaliyeed ragna waa dhusaya xasan tuug medey dawladi loo dhibey
Burgaanu juula
Nacas nacas