Jazakaallah sh mustafa kher alle haku siiyo sheikha waxan jeclan laha inu si wacan dadka ugu sheko Dadka Bila micna Darada Dadka kle ku Dilayaan wayo ey ku cibra qadan lahayeen mahad sanid
Asc sheeqeey mustafa allaha ku hafide dagalkan socdaa ka waaniya umadan islaamka ah adiga iyo sh umal iyo all culumadena kale ilahay in uu kala qaboojiyo umadan
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا شيخ Aad bay umadda soomaalieeyd kuu tixkaliyaan….Laakin dhawaan waxaan niyada iska iridhi, talaw muxuu Shiikh Mustafa uu uga aamusanyaha xad gudubka fitnada iyo dulmiga mamulka Hargeisa 15 sano ka wado dhulka dariskooda ah oo aan la qadiyad ahyen ???? iyo ta maanta taagan oo mamulka xoog xooga raba ino dadka guryahooda ku laayo? Miyeesan danbi kabaair a hey in Muslimiinta lagu duulo oo dhalkooda lagu laayo? Doorka culimadu miyeysan ahyn in ay runta sheegaan oo xaqa si toos ah u ga hadlaan??? Oo ka rabshada wada. si cad farta logu fiiqo si uu wax u fahmo? So in wax la fahan siiyo maa ha? Madsanid.
AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY 1 WAXA KU YAAL KITAABKA: KHUD CAQIIDATAKA OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO. CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO, WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA. WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH. QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN. 1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU: ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN . EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN. BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,. KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA. WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA, WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL. TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN. BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA. QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E. WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY. العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA. MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY. SU'AASHA 20. KITAABKA KHUD CAQIIDATAKA 2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠) WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN. MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN. 3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO. NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA. WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA. TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA XALAASHADAAN, QURAANKANA WAXA KU TAAL: ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣) IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY, CADAABTANA KU WAARAYO ILAAHAYNA U CADHOODAY, WALIBA UU NACDALAY, CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.
Jazaka Allah Sheikhuna.
جزاك الله خيرا شيخ مصطفى
Mashallah sheikhquna mustafa Haji ismail harun xafidahu Allah Cimri deer iyo cafimad badan Allah kusiyo
Jazakallahu kheyr sheikh mustafe alla haku xafido aduun iyo aqiro anagana ku wa wanaga qato ooxumaha kalehda alla hanaga dhigo yaa rabi
Sh mustafe alle ha karameyo m.a
Cimriga allaha hawdheerreeyo sh mustafe xaaji ismaciil Haaruun aqoonyhn
بارك الله فيك
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
ajar alle ha kasiyo shiikh
Sh mustafe xaaji ismaaciil ilaahay cilmigiisoo kale hayna siiyo aamiin dhaha 😥
Aamiin
Aamiin🤲🥺
Msha allaaah sheekh mustafa xaji ismaciil haruun xfduhullaah
Jazakalah Khayr
mustafaa shiikh ah warkeedii ilaahaybaakashifay
Mahadsanid shiikhena alle.hana.kuudhaafo amiin
خع
Masha Allah alow noodaa sheikh Mustafe
صلاالله عليه و سلم
Jazakaallah sh mustafa kher alle haku siiyo sheikha waxan jeclan laha inu si wacan dadka ugu sheko Dadka Bila micna Darada Dadka kle ku Dilayaan wayo ey ku cibra qadan lahayeen mahad sanid
waa runtaa
Jasaakallaah qeyr Sheekh Mustafe xafidullaah
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Sh.mustafa mahadsanid alllahaku na xariìsto.
MashaAllha
Allah culimada cimrigooda u barakey Masha Allah
L
1
A
Mansha allaah
Thank you so much sheikh
Allah haku barakeyo shekh mustafa xaji ismacil haruun
Cajib
Mashallah aallah ku daaayo
JazakaAllah sister ❤
Ilhay ha ka jaza siiyo sheikh
Jasakalllah khayr anagana ilahay swt hanagadhigo kuwii waxkuqata ee weeleya
È6
❤❤❤❤❤❤❤❤
Jasaakalaahu kheyran yaa akhii
ماشا الله
M.a allh haku barakeyo sh.mustafe
ilahoow fitanka akhiru sabaanka naga haay
Salallaahu caleyhi wasalam
Masha allh ❤
Alahumma Sali Cala Muxammad ❤
16/2/2024 day 1 ilahayban iska dhiibay
Asc sheeqeey mustafa allaha ku hafide dagalkan socdaa ka waaniya umadan islaamka ah adiga iyo sh umal iyo all culumadena kale ilahay in uu kala qaboojiyo umadan
❤❤❤❤🎉🎉🎉😮😮😮😊😊😊
🙏🙏❤️
Dadka.caytamaayo.ma.xishoonaysiiin.ilaahay.ayaad.ja.xishoon.waydeen..sheeq.mustafa.qafkiina.uraayo.kala.taaga.duuliyaal.sheeq.nustafa.haruuun.ilaahay.ayaaa.samada.ka.shafay
allow cimriga u barakee culimada wacdigana nagu anfac yaa rabi aamiin
♥️☝️
Warcad
naga aamus sheekh wax kama ogid ka hadal niiga daadanaya
walaahi inaan qof cawlileh kudhagaysanayn anigu waxbadanbaa sheegay inaad tahay ninmeelkale ushaqeeya ee aysanqalbigaaga diinmacaanked marna aysantaaban mufsadbastahay diintakugabanaaya markaad kahadlaysay siyaadbare indhahaaga midka hortaagay eegaalnimada cadaystay ee muuse biixi baadkahadlilahayd
Waa uun sidaad tidhi miyaan kaa idhi waaryaa mustafaw koley ku idhee.
😂
Sheekh qaraxyada Dalka ka dhacaya muxuu uga hadli waayey. ?
Jabka cidda ka soo gaaray Laascaanood ayuu sulux u raadinayaa.
Masjidka ciyaarta ka daa.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا شيخ
Aad bay umadda soomaalieeyd kuu tixkaliyaan….Laakin dhawaan waxaan niyada iska iridhi, talaw muxuu Shiikh Mustafa uu uga aamusanyaha xad gudubka fitnada iyo dulmiga mamulka Hargeisa 15 sano ka wado dhulka dariskooda ah oo aan la qadiyad ahyen ???? iyo ta maanta taagan oo mamulka xoog xooga raba ino dadka guryahooda ku laayo?
Miyeesan danbi kabaair a hey in Muslimiinta lagu duulo oo dhalkooda lagu laayo?
Doorka culimadu miyeysan ahyn in ay runta sheegaan oo xaqa si toos ah u ga hadlaan???
Oo ka rabshada wada. si cad farta logu fiiqo si uu wax u fahmo? So in wax la fahan siiyo maa ha?
Madsanid.
iska aamus ciddiinkaadhagaysanaysa waa isaaqa qalbigumadowyahay laakin cidkale kudhagaysan mayso jahanamo baadgalaysaa kubishaarayso diinta ilaahay oo beenta aaladhextaagantahay iyo arabsiinta mujrimka dhiigyacabkaa oo aad indhala aantakutaageeraysid
AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY 1
WAXA KU YAAL KITAABKA:
KHUD CAQIIDATAKA
OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE.
WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO.
CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO,
WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA.
WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH.
QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN.
1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU:
ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس
MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN .
EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN.
BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,.
KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA.
WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA,
WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL.
TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN.
BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA.
QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E.
WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY.
العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية
OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA.
MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY.
SU'AASHA 20. KITAABKA
KHUD CAQIIDATAKA
2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠)
WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN.
MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN.
3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA
وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران
CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO.
NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA.
WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA.
TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA
XALAASHADAAN,
QURAANKANA WAXA KU TAAL:
ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣)
IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY,
CADAABTANA KU WAARAYO
ILAAHAYNA U CADHOODAY,
WALIBA UU NACDALAY,
CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.
FADLAN DR SAHRA CHANNEL BOOQO WAA CHANNEL,
Away dadkii nabiga jeclaa ols Nagusoobiir