Gurey waa legend wllhi waligeey ma arkin nin ka xariifsan dhinac walba afsoomaliga waad ku fahmaysaa waxan is ceeyrsanayaba adigaa ka legendnsan wllhi wllo ❤❤
Gurey kusalamy sxb waxan ahy legend kutageyo sxb marka sanado badan kadib aya my comment kabixinaya sxb wad iga qosay wlh marka tiri heestani wa heesihii kalabka sxb guleyso number 1 team gurey aya ahy sxb sidada active u ahow sxb kusalmy from somaliweyn
Guri barwaaqo Hal talo ayan ku siinya wll baryhn Reacshanadaadu waxay u badan yihin maqal ee muuqal inagu so dhig baryhn wad yara fadhida kuwasa xiiso leh mahtsanit😊
Dee guriyoow Bisayl & Khayriin yac yacood baa u dhexeeya anigo Reer Xamar ah baaba garanaya taase tu kale la imaad tan 2aadna waan sameeyay ka wrn laab salaax + madax garaac😂😂
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sharma boy is 🐐🔥🇸🇴✊😍😍
guroow sharma Boy Ma cid raapka ku haysataa jirto Ninka haloo wada qiro kiyara ladaba eryi jiray aaway hee😂😂🎉🎉🎉
Biseyl iyo Qeydhiin.
Waxaa u dhaxeeya (IYO)
Salaan sare bro from Mogadishu.
Gurey waa legend wllhi waligeey ma arkin nin ka xariifsan dhinac walba afsoomaliga waad ku fahmaysaa waxan is ceeyrsanayaba adigaa ka legendnsan wllhi wllo ❤❤
buseel iyo qaydhiin waxa u dhexeeya waa karin aad baan kuu salaamayaa from boorama guribarwaaqo legend
Biseyl iyo ceeriin/qaydhiin waxa u dhexeeya waa (iyo)😅hadad meel kale u jeedo walal qushigaa hadal qofna si u yiri midna si u fahan👍
Cayriin iyo Bisayl waxaa u dhexeeya (Yac-Yacood)
Haa haa zx
Waa sax
Yac-yacod wa maxay wllo
Hhhhhh😂
maxa laga wada( yac -yacood)😅🤔
Bisel Iyo Ceeyriin Waxa U Dheexyo Iyo 😂😂😂
Inder wanku wata horumar wacan❤
Bisayl iyo qaydhiin waxa udhaxeeya waa yacyacood ama qarjac muudleh 😅😅😅
iyo ayaa udhaxeeysa wllka❤❤❤❤
Qaydhin iyo biseyl waxa udhaxeeya (CADCODYOD)
Lol yacyacood dheh 😂😂😂
heestii 3xaad sookali guri barwaaqo❤
Team sharma one like
Guraye garacow aduu dadka ka sheekee futadoodo dhigaa ragee😂😂😂😂😊😊
Qaydhiin yaayacood bisayl 🎉🎉🎉
Tan 3aad macn guri barwaqo sxb reaction kso samee
GUROW ziroH GarenTiiH ugu DanPeYzEypad NooH DirTaY CiYaLkii HorE 😂😂😂😂
Yacyacoood 💃 baa udhaxeeeya deee inaaar 😂
yacyacuud bro am from caabutwaaq will mr salaan sare from c/w
Yacyacood biselna maha cayriina maha ama qayriin waa hilib dab latusay 😂
Iyo Ayaa udhaxaysa 😂zxp
Basayl iyo cayriin waxaa udhexeeya inmarka horeba dabka lasaaro 😂
Biseyl iyo qalel, waxan udhaheyo waa, iyo ayaa udhaheso,❤❤❤
Biseel iyo qaydhin WaXaa udhaxeeya
Yacyacood😂
Wixi noolba u dhaxeeya guroow😅😅😅
Waa heesihii kilaabka kulahaa guray is not easy 😂😂
Yacyacood ba udhexeya 😂😂😂❤❤❤❤
Bisayl :waxa layidha marka cuntada ay gaadho wakhtigi La cunay
Qaydhin: waa kaso horjeedkeda wa marka ayna gadhin wakhtigi ku habona in la isticmalo
Waxba uma dhexeeyan de manad nawaalaysa guri barwaaqoyv😂
Bisayl iyo caydhin waxa u dhexeya waa yacyacood😂😂weeye
Zxp bisayl iyo qaydhin waxa I dhexeeya yacyacood😅🎉
Waa guroow
Iyo ayaa udhaxaysa waa hadaad ciyaalkii hore tahay😂😂
Yacyacood baa u shaxeeya😂😂
Gurey kusalamy sxb waxan ahy legend kutageyo sxb marka sanado badan kadib aya my comment kabixinaya sxb wad iga qosay wlh marka tiri heestani wa heesihii kalabka sxb guleyso number 1 team gurey aya ahy sxb sidada active u ahow sxb kusalmy from somaliweyn
Bisaayl iyo qayli waxa u dhaxeeya dee waa ( iyo ) 😂😂😂😂
hye taliyow hormar aya ku rajena mida 😮mida sadaxaad lph
Qofki ugu horeye in an ahay mala iga daremaya😂😊
Si fiican Ana kii labaad ban ahay😂😂😂
Iyo aya u dhaxaysa legendowww😂😂
Yacyacood caawan haleelee😂😂😂😂
Yacyacood😂 ba la dhahaa
Bisaayl iyo qaydhiin/iyo uu dhaxaysa 😮😂❤
Iyo baa udhaxaysaa ma anaga nawalaysaa 😂😂😂
ApdirisaaQ anshax Rection ka soo bixi🎉❤
Reaction kag sidi hore maha kkk shaah ma cadaysid guroow kkk
Ini bariiskiins ahay ogaada😅😅😅
Yac ya cood
😂😂😂
👍
Yacyacood baa loo yaqaana from mudug😮
Waxa udhexeeya Yac yacood❤ wx fudud ba keen Taye wax adag la imow guroow
Guri barwaaqo Hal talo ayan ku siinya wll baryhn Reacshanadaadu waxay u badan yihin maqal ee muuqal inagu so dhig baryhn wad yara fadhida kuwasa xiiso leh mahtsanit😊
Waan ku salaamay ugaas from garissa
Farta nigiska gureyoow😂😂😂
Iyo baa u dhaxeysa nio jaaw 🤣🤣🤣
Kkkkkkcadaba ayaudhaxeyokkk😂😂😂😅😅😅
" Yac yacood baa u dhexeeeya " .
Mar kale waxa u dhaxayn kara
" Iyo " .
Takale garaad rectification kabixi
Jog duq guri barwaaqo hano fanin
Wax udhexeya bisel iyo qayrin cunid😂
Dee waa yacyacood😂😂😂😂
Bisay iyo qaydhin
1. Marka qoraalka la akhrinayo waxa u dhexeeya ( iyo ) ..
2 . Hadii eray ahaan la eegayana waxa u dhexeeya ( yac-yacood.)
Xujada labaad waan samayn kari waayay saaxib 😅
Bisayl iyo qaydhin waxa u dhaxeeya, yacyacood, 😊
Reer burco ka dhaca 😂😂😂
Iyo ku dhaxysa 🎉😂
farqiga u dhexeeya waa heerka koritaanka iyo qaangaadhka xoolaha. Biseelku waa xoolo qaangaar ah, halka qeyriinku uu yahay mid aan wali gaarin qaangaarka.
Guroow cadaalada adaa yaqaan walhi
War anigu waan ku diiday waxba samayn maayo 😂
WLHI taas waa sameyn jiray wligeyy😂
Bisel iyo cerin waxa u dhaxeyaa cardun Ayaa u dhaxeya😊
Waa aragnaa masuul😊😂
Legendki Izmaaciil Guraybarwaqo ZaLaaN Zare Lipaax🙏💯JawaabTaaz Hadaan izku Dayo BisayL iyo QaydhiN waxa udhaxeeya Waa {WAKHTIGA} Gurayoow Izkuday inaad jawaabaHa Eegto iyo wakhtiga udhaxeeya ee ay soo jawaabeen Adigoo Kala saaraya Fadlan inTaaz kaa codzanayaa Mar HadaaN kamid ahay Azxaapta GB Drama ku XidhaN Aad baan kuu zaLaamayaa🙏❤️💯
Dee guriyoow Bisayl & Khayriin yac yacood baa u dhexeeya anigo Reer Xamar ah baaba garanaya taase tu kale la imaad tan 2aadna waan sameeyay ka wrn laab salaax + madax garaac😂😂
Waxaa u dhexeeya qardax sida aan kunaqaano reer galgaduud😊
Yacyacood zxp guri barwaaqo
Qayrin iyo Bisel waxa udhaxeya Iyo😂😂😂
karin ayaa u dhaxeeysa reer xamar wax barta😂
Tanlabaad anaa isku qoslay waan iswada garacaay
Yacyacoood qeydhiina katag biseylna magaarin ✅
Qaybta UA-camka ee bariiska waad kabaysay😂
Nio reer burco Ayaanu kula nahay ha Naga shaking abo
Iyo. Aya u dhaxaysa 😂😂😂
Yacyacood ayaa ladhaha waxa u dhaxeeya bisayl iyo cayrinka 😂😂😂
Biseel iyo ceyrin waxaa u dhaxeeyo iyo so sax ma ahan abwaane
Biseel iyo ceeriin waxa udhaxeeyo 😅waa yaabis 😊
Qaydhin iyo biseel wxa u dhexeeya ( iyo)😂❤
Wan sameyey😂😂😂
Iyo 😂😂 ayaa udhaxeeso😅😅😅😅😅
Waa Jacyacood waxaas kuma hakano gurayow isasoo adkee
Bisayl iyo caydhiin waxaa udhexeya waxaa ladhahaa qarjacmuudle waahadu bariisyahay xujada labaadna marka qaybta comantyga muqaal lagusoodaro baan kuso diraya lkn nio hadalada sarbebaha ah aad baan ufahmaa wlhi waana sababta aankuu daawado from laascanod
Wax rer bucaa walee ana kudawanaya 😂😂
😂😂😂😂😂 bahal kala duwan bu caba
Lacuni karo iyo lama cuni karo😂
waxaa u dhaxaayo wellthan
waxaa u dhaxeeyo (iyo) 🤣🤣🤣🤣
Guriyow adna ma kuwii noogu faani jiry ba biirty 😂
Shaqadaada haku ciyaarin lkn lacagtaada gub
Intaas waan qaata😮
Qajac dhaniis baa udhaxeeya😅
Waxaa udhexeeya bisal iyo qeydhin waa garow
Beseel iyo qeeyriin waxa udhaxeeya iyo ba udhaxeeysa
Guriyow buna Fartuuna maxad ULA jeeda
'Garjaw' baa u dhaxeeya😂
Kumanaan ragga ima joojin karaan dheh