Wlhi waxan dawanayey markan kurarkay waba kuso carary ruuntii wlhi saaaid anihaan ku guxisay dadka kale maogi aniga abowe mcn mar walba meel sare ku rajeynaya 200k uma qalantid😩😩❤ wlhi 1miliyons uqalanta saacan lataganyahay ciida kahor dhibmalahan wll mcn mar walbo meel sare ❤❤❤❤
Mskiinta dulmi ayaa lagu dilay ilaahay ha unaxariisto 😭😭aamiin 🤲
Wlhi waxan dawanayey markan kurarkay waba kuso carary ruuntii wlhi saaaid anihaan ku guxisay dadka kale maogi aniga abowe mcn mar walba meel sare ku rajeynaya 200k uma qalantid😩😩❤ wlhi 1miliyons uqalanta saacan lataganyahay ciida kahor dhibmalahan wll mcn mar walbo meel sare ❤❤❤❤
Rabbi naxariistiisa hasiiyo 😢inantaa waaa qiso xanuun badan😢
Waxaas oo dhami waxay ku dhaceen hubsiimo la aanta dadka qaarkood & inay wax kastoo loo sheego iska rumaysanayaan dadka qaarkood subxaanallah
Bowe qisadii nolaha qar soon mid u eg anay ihaysata 💔😭😭😭
سبحان الله 😢
Walhi waa qiso aad u xanun badan 😢😢😢
Anaa uhireeya😂❤❤
Ramadaan kareem
Hada gabadhii miyaa ladiley😢
Wlhi waa naxay😢😢
well came back qalid❤❤
Sobadi abowe😊
Aaway sheekoyinki cabsida ahaa zxb
Ianaalilha😢😢
Wcs wll sodhowow
Qiso caadi oo 1 muuqaal eh noosoogali
Oday musibo ah😢
Wcs adoo bilaa raliya hanoo iman😂
Noo sheeg walaal meeshaad tagtay iyo goorta aad nala wadaagayso qiisooyinkaaga cusub
0:50
Asc
Horta muuqaalada mxd ula soohabsaanta😢
Xagaad qabatay
Wall laguma hayo ee maxaa dhacay😢😢
You tube muuqaalkaga mooye wax kale kama fiirsado 😢
❤❤❤❤
😭😭😭😭
Nio adi dhawo tag ma tihid😅
Khaalidoww waa lagu waaye hda so dhacde 😂
War nio in lagu caaya istaahisha qayru masuulna wa tahay part 5 aawY
Part 4 ayey ku ekeet eee wilka hanaga caynin niyow
AWI FIRAQADI SONKA ADSHEGYSY ZXB
keEp goinG prothEr😊❤🫡
Sorry wlhi waa qiso xanuun badan 😢😢
😥😥😥😥😥😥😥😓
❤❤