Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ ❤️ 💖 ❤️
Tv-ga astaan bad la tartamaysaane codka hagajiya inta hore weriyada codkeeda lama maqalo dhinaca kale camera -da dhawr angle kaga duuba 😊😊
Allaha Naga Aqbalo intii manta Soontay allx 👆🏼❤️
Waaakusalaamay keyd sane❤❤❤
@@HodanFarxaan-gi6fo ka qaaday ❤️ Keyd sane ma ila baxday 😅
21:08 Waxaan ka helay Cuntada qaabka Loo kariyey Cunta kariyaha qaaska ah ee xaafadda Ma ka dhignaa
Good job young man
Meeshaan wax la dhaqaayo maleh bilaaw illaa dhamaad
Woow keydsane funny wye 😂😮
Keep going my keysane
😂😂😂😂bariis soor camal loo walaqaayo keedsanee aa keenye wlhi😂😂😂
Mr Hoogayoo ba ay 😅waan ku salaamay maanta cuna karin baa lagu barayaa fariid 😅
Bariiska aad ayaa u walaaqday
NINKAAN BARIIS MUU KARINOOYAA MISE SOOR BARIIS LA LAAQAAYO.MALIGEEY MA ARAG
Bariska kadaa walaqa lagu walaqe
qof dar illhy raashin iigu dhiga caruurta ma heli kraa
Basasha muu dhaqin bee
Badiye wax bartay
😂😂😂😂 wlhi qosol Ayaa la oyay waayo nadafadu wa 0 iyo qaabka bariiska lo walaqayo ma soor buu ku qalday
Nadafada waa 0😂
Alaaaa bariski soor ayu iskubadalay 😂😂
Ish faraha usgaga
Hhh😊
Waxu Ma Soorbaa😂
😂😂me too waan yabay 😂Ma soor baa
Badiyhana lgama Istimcaalo😊 33:25 mkulhoo😂😂
Codka gogo ku jiro
Bariiska saa u walaqayo ma soor baa
Video-ga cod malahan
Bariis la qasaaa😅
Astaan isnot esy wlhi bile copyga nagada😂
ua-cam.com/video/hk8iIWwwgMM/v-deo.htmlsi=t_r7h06Y3o4gY2MeMusalsalkii qurbo nacas
Ninkani Bariiska sida soorta u walaaqayaa waa maxey 😂😂😂,
Bariiska caadi buu u jajabiyay keydsane😂
Garaafa. Biya iikeen😂😂😂😂
Waar kaydsane bariiskii walaaqis baad kala daashay
Hahhh😂 wallee labadaan waa qosol miidhan inanka yari waa fariid sheefkuna waa wiil dagan
War yaqeyow ma iso qabatino number ka cidna igama gashen sidi nasro o kalane wan idinla shaqayn lahaay
Walaqista igadaran😂Paris manyodhan lawalqaya
Nadafad xuma mesha ka jirta nio basal biyo lagu darayo kan hortii ma arkin😂😂😂
War nio adeeroyaal sidani astaan tv kulama tartami kartaan alloore maa barnaamijkale laimaadan lkn astaan waa balayo😂melkasta wey idin ka xirtay I mean melkasta wey idin kaga horeysa😂tan hada waaba idinku dhacdaye barnaamij kale oo cusub laimaada😅
SaaS bariis lomma kariyo
Cundadan la kaku dir diranayo ma cuneeen
Nina hadal iyo hawl iskuma karro
Wxaa sugnba wa dyax 😂
😂😂😂
Ala masorba 🤣🤣🤣🤣 baris sidas lokarinayo halke ku aragnay wlhi dhididki ayaa kadhamadey kaga daran cunto mac somawado waxan kushegaya martida sugeyso iska yaca illahey ayada qabtine walba maad sor karisid jingal toos ah 🤣🤣🤣🤣🤣
muqalka intan laso fasixin ninki marku ka ego so fasaxi jiray ba larabay inu ka saxo dhaho codka maqan😂
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ ❤️ 💖 ❤️
Tv-ga astaan bad la tartamaysaane codka hagajiya inta hore weriyada codkeeda lama maqalo dhinaca kale camera -da dhawr angle kaga duuba 😊😊
Allaha Naga Aqbalo intii manta Soontay allx 👆🏼❤️
Waaakusalaamay keyd sane❤❤❤
@@HodanFarxaan-gi6fo ka qaaday ❤️ Keyd sane ma ila baxday 😅
21:08 Waxaan ka helay Cuntada qaabka Loo kariyey Cunta kariyaha qaaska ah ee xaafadda Ma ka dhignaa
Good job young man
Meeshaan wax la dhaqaayo maleh bilaaw illaa dhamaad
Woow keydsane funny wye 😂😮
Keep going my keysane
😂😂😂😂bariis soor camal loo walaqaayo keedsanee aa keenye wlhi😂😂😂
Mr Hoogayoo ba ay 😅waan ku salaamay maanta cuna karin baa lagu barayaa fariid 😅
Bariiska aad ayaa u walaaqday
NINKAAN BARIIS MUU KARINOOYAA MISE SOOR BARIIS LA LAAQAAYO.MALIGEEY MA ARAG
Bariska kadaa walaqa lagu walaqe
qof dar illhy raashin iigu dhiga caruurta ma heli kraa
Basasha muu dhaqin bee
Badiye wax bartay
😂😂😂😂 wlhi qosol Ayaa la oyay waayo nadafadu wa 0 iyo qaabka bariiska lo walaqayo ma soor buu ku qalday
Nadafada waa 0😂
Alaaaa bariski soor ayu iskubadalay 😂😂
Ish faraha usgaga
Hhh😊
Waxu Ma Soorbaa😂
😂😂me too waan yabay 😂Ma soor baa
Badiyhana lgama Istimcaalo😊 33:25
mkulhoo😂😂
Codka gogo ku jiro
Bariiska saa u walaqayo ma soor baa
Video-ga cod malahan
Bariis la qasaaa😅
Astaan isnot esy wlhi bile copyga nagada😂
ua-cam.com/video/hk8iIWwwgMM/v-deo.htmlsi=t_r7h06Y3o4gY2Me
Musalsalkii qurbo nacas