YAAB ! | JAWAABTA IIRAAN KA BIXIN DOONTO DILKII ISMAACIIL H NUUCEE AYUU NOQON DOONAA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Місяць тому +5

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hamsemahamedali3380
    @hamsemahamedali3380 Місяць тому +1

    إن العين لتدمع والقلب ليحزن وإنا على فراقكم يا أخوتنا في غزة لمحزونون
    الله إنا نسألك أن تتقبلهم شهداء لا ذنب عليهم ونسألك يا ربي أن تلحقنا وإياهم بركب النبيين والصديقين والصالحين

  • @abdikadiromar5950
    @abdikadiromar5950 Місяць тому

    Wariye xasan xaaji
    Waan ku jecelnahay war sugan sheeg
    Iiran xilaf kama jiro yuhuuda
    Ayaa warkas faafinaysa
    Mahadsanid

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Місяць тому

    Mudane hassan please adoo mahadsan wlhi Naga dhaaf arinta Iran sababto ah waxbane iskuma heeso ee kaso hadal arimaha kale ee dunida kadhacaayo please

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Місяць тому +2

    Waxaan dhan ani booto ilatahay wax weerar ah ma aragno waa sxbo waxaan anaga nala jahwareerina

  • @NuurYamani22
    @NuurYamani22 Місяць тому +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب

  • @RealIslaamic
    @RealIslaamic Місяць тому

    ilaahay ayaanu ka sugaynaa gargaar falstiin iyo alshabaab iyo mujaahid kasta insha Allah

    • @yuuye4739
      @yuuye4739 Місяць тому

      Falastiin iyo shabaab ha simin dhooreyahow kuwaan khawaarojta ah ee dhiiga muslimiinta banaystay baad la meel dhigaysaa geesiyaasha jihaadka ku jira

    • @RealIslaamic
      @RealIslaamic Місяць тому

      @@yuuye4739 waxaad aqoon muslimka dhabta ah lakiin waa muslim dhab ah doodna ma leh, dowladaha somalia waa gaalo, sababto ah dastuurka ayay u dagaalamiyaan inay taliyaan alshabaabna waxay u dagaalamisaa kitaabku ha taliyo" miyay simanyihiin run ahaantii baadil iyo xaq ma sina

    • @hamsemahamedali3380
      @hamsemahamedali3380 Місяць тому

      @@RealIslaamic wll xaqiiqada haa iska indho tirinee
      Dasturka Haa kuhoos dhuuman ee bal iska dhaaf dastuurka kaliyaataa waxaad eegtaa dhiiga bini aadamka yaa banausanayaa inaga Muslim ayaan nahay dasturna manaqano ee dawlada ugaadhsada lkn al shabaab waa Muslim wallee waxbaa kuhoos duugan

    • @RealIslaamic
      @RealIslaamic Місяць тому

      @@hamsemahamedali3380 haka fogaadeen dowlada maxaa dhex dhigay shacabka qudhiisa ayaaa munaafiqiin ah shacabku dad badbaado raba haday yihiin waxay odhani lahaayeen kitaabka ilaahay nagu xukuma, dadku ha ogaadeen inaanay ciidanka ilaahay ka nabad gelayn ilaa kitaabka ilaahay izku xukumaan, xalkiinu wakaa hadaad rabtaan nabad

    • @yuuye4739
      @yuuye4739 8 днів тому

      @@RealIslaamic shabaab miyaa dawlad la dagaalanta shacabka unbay qarxin yaqaaniine

  • @Somali12222
    @Somali12222 Місяць тому

    Barnaamijyada noo soo badi 2 nooga dhig daily

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 Місяць тому

    Guuleyso zxb

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Місяць тому

    Iran cidna u aari mayse iyada sharafteedii sidii la doonay laga yeelay aay khasab ku tahay inay soo ceshato caalamko dhami uu arka in yuhuudi kufasatay sharaftay ku lahayeen bariga dhexe
    Caalamkuna wuxu ku
    Ixtirama markad awood leedahay iran inanay
    Wax awooda lahayin ayaya cadaysay

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Місяць тому

    WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Місяць тому

    Khaamta dadka kadaa waxan aad dhuraysa jeebkaad kalaso baxdaye iran wax dagaal kuma qaadi karto shiico weeye

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Місяць тому

    😂😂😂iran caadi baa looga adkaaday

  • @engilyas44
    @engilyas44 Місяць тому

    Idecada bullo waxan iskaga xiidhay bunbuniinta munafaqada shiicada darted byby

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 Місяць тому

    Iiraan sooma socoto yeysan na daalin 😂

  • @Daarulsacaadah
    @Daarulsacaadah Місяць тому

    tolow goormaynu wax fahmaynaa

  • @user-xw2bx1ut7z
    @user-xw2bx1ut7z Місяць тому

    Shiico beenale

  • @axmedfaarax6259
    @axmedfaarax6259 Місяць тому

    Saaxiib wararka reer galbeedka ayaad iiraan baa is haysata baad noo sheegaysaa

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i Місяць тому

    Sax halaweeraro israel

  • @roblehassan3069
    @roblehassan3069 Місяць тому

    Warkas adiga jibkaga miyaa

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Місяць тому

    Waa been khilaafka iiraan waa sheeko gaaleed

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Місяць тому

    halarido madaxweynaha cusub e dayus bunoqdey wa in larida