Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Halganka Madawga Mareykanka | Adoonsi iyo Cunsuriyad!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 чер 2021
  • Heerarka ay soo mareen dadka Madawga ee Mareykan |#AfricanAmericans
    Dadka madaw waa bulsho balaaran oo kamida dadka mareykanka waxeyna tiro ahaan ka badan yihiin 40 malyan guud ahaan dadka mareynka ku noolna waxey ka yihiin 13%.
    Kamid noqo saaxiibada channel-ka ku xiran oo subscribe dheh mahadsanid.
    Like&Share
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 109

  • @Tanaad
    @Tanaad  3 роки тому +52

    Asxaabey booqda channel-kaan waa mid la mataan ah Tanaad mahadsanidiin.
    ua-cam.com/video/YcHENOT7pAI/v-deo.html

    • @haiisheegin8222
      @haiisheegin8222 3 роки тому +5

      Nio mawduuc kasoo diyaari
      Asalka Soomalida ma faraaciin baa mise waa African
      Pro mowduuc ka soodiyaari waa codsi

    • @ciiloow9451
      @ciiloow9451 3 роки тому +1

      mowduuc noogu so diyaari canada

  • @amiirabdalla1035
    @amiirabdalla1035 3 роки тому +8

    Taariikhta usa 🇺🇸 Waa xiftiyay last week Baa soo qaaday Citizenship Maraykan Abraham Lincoln Suaal ah baa ku jirtay Waa madaxwaynihii joojiyay adoonsiga Freed slaved,
    Mahadsanid Ustaad Hore usoco

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 3 роки тому +5

    Sida xayaysiiska ugu bilowdo mowduuca bisinkana ugu bilow zxp

  • @adilamin639
    @adilamin639 3 роки тому +6

    Aniga ugu so horeyay masha allah tanaad like isar

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 3 роки тому +2

    waxan ahay qofki u Horeyey lkn sxb chanel Daqiqadaha sxb Badi thank

  • @sharmaakeshariif374
    @sharmaakeshariif374 3 роки тому +3

    Thanks Tanaad Aad baan kuu taageeraa libaax 🙏🙏🙏🙏

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 3 роки тому +8

    Cudsi team tanaad dalka layberia wax inaga dheh

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 3 роки тому +4

    Shaqo wanaagsan my teacher

  • @abdilahiharirhasan2179
    @abdilahiharirhasan2179 3 роки тому +6

    Sxb wxan kamid ahy
    Asxbta aad kugu xidhan dhawjeer ayn kaa codsady jasiirda malta✌

  • @naakhuude8141
    @naakhuude8141 3 роки тому +1

    Mahadsanid soo tabiyaha barashada bulshada caalamka

  • @alitheking8714
    @alitheking8714 3 роки тому +6

    I really miss ❤️

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 місяці тому +1

    Father of the geography

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi3941 3 роки тому +1

    Mnsha Allah ❤️ tanaad waa chanalka ugu jeclahay Allaha barakeyo ♥️ yarka chanalkan wax kusogudbiya aad ayaan ugu helaa barnamiyadisa please masugi karno barnaamij bishii ee every week

  • @hamze884
    @hamze884 3 роки тому +3

    Keep going tanaad ❣️

  • @shaahidyre9720
    @shaahidyre9720 2 роки тому +1

    Keep up pro

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 Рік тому

    Maasha allah channel ka waxan ka helay taariikh badan oo aduunka

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 3 роки тому +2

    TANAAD ❤warbixin❤ koban ❤oo ❤kafa❤ ideysi❤ mudan😇

  • @zadri8912
    @zadri8912 3 роки тому

    zxb qli waan Ku taageeraa mansha alh

  • @gaare8701
    @gaare8701 3 роки тому

    Dad ka ugu horeeyo ku jiraaaa

  • @abdinazirahmed6218
    @abdinazirahmed6218 3 роки тому

    Zxp guushii dad madow ee afrika ee ka dhacay koonfur afrika ka soo hadal

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo 3 роки тому +1

    Madoowgu ha waaro,

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 3 роки тому +2

    Tanaad👏🙏

  • @MohamedHassan-kx1hs
    @MohamedHassan-kx1hs 3 роки тому

    Boqorka codka Tanaad waan ku wataa masuul

  • @faysalmohamed3131
    @faysalmohamed3131 3 роки тому +1

    Having a good job bro

  • @abdallejunior3376
    @abdallejunior3376 3 роки тому +1

    Tanaad keep going sxp

  • @nimcoahmed5996
    @nimcoahmed5996 3 роки тому +1

    Noo so badi zhp videyoyada plz 😚😍

  • @ayaanleabdullahi3797
    @ayaanleabdullahi3797 3 роки тому

    Soo laabasho wacan wll

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 3 роки тому +1

    Bro marwalba Garabkaga ayaan nahay wlhi 🙏🥀🥀🥀💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 3 роки тому

    Taariikhda Waa Mid Is Bedesha Waxa Imaan Doonta Malin Ay Dadka Modow ay Dunida Ka Talin Doonan oo Cadaanka ay Suuqa Lagu Kala iibsan Doono Watilka ayaam

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 3 роки тому

    Codku Macaan soo jeedinta Hore u soco Jaalle

  • @caligarbiye8923
    @caligarbiye8923 3 роки тому

    Good. My teachers 👩‍🏫

  • @tamaamjr2585
    @tamaamjr2585 3 роки тому

    Horay usoco wll

  • @cabdirashiid4085
    @cabdirashiid4085 3 роки тому +1

    Lendg wayN Tanaad💔🙏🇸🇴

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 3 роки тому +1

    ❤️❤️Tanaad Channel❤️❤️

  • @abdisalamdigale2999
    @abdisalamdigale2999 3 роки тому

    Good job bro thanks

  • @hakabaproduction8765
    @hakabaproduction8765 3 роки тому

    Waan kawtas

  • @rahimacaleph5830
    @rahimacaleph5830 3 роки тому

    Keep going

  • @Afroparturi
    @Afroparturi 3 роки тому +2

    Lagend ✌🏾 adban ugu xiranahay kanalka igama ahan kanal kale waxan u arka kanalkena ❤️

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому

    Dadka Madowga Ah Maxa Lo Faquqa MareykinkA Yaga ugu Badane Wana Dad Tariikh Fac Wayn leh Sababto Wa In Bilawgiiba Ay Ahayen Dad Adoonsi Dalka Lagu Keenay

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +17

    3 Wax yaabood aan adiga ka ogahay?😂💯
    1: Videogan gurigiina ka daawanysaa.
    2: Single baa tahay.
    3: Dabka mobilkaga 90% buu ka yaryahay___👉👍🏿

  • @abdirahmanherzi2603
    @abdirahmanherzi2603 3 роки тому

    Nice

  • @abdinaasirabdisamediise5331
    @abdinaasirabdisamediise5331 3 роки тому +1

    Legend 💓

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 3 роки тому +3

    Tanaad nio aad iyo aad ayaan kuu taageeraa
    Nio mawduuc kasoo diyaari
    DNA ga somalida oo laga helay Faraaciinta

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 3 роки тому

    Zxbow Barnaamijakn Sidaan Filaayo Waa Qabyo Marka Qaybta 2aad Kasoo samee zxb

  • @fahadmohamed3315
    @fahadmohamed3315 3 роки тому

    Ganacsigii sadex geesoodka dadka africa waxaa ku nafwaayey malaayiin dad ah..

  • @abdirahmanahmedbarow1161
    @abdirahmanahmedbarow1161 3 роки тому

    badankoodii waxey ahaayeen weliba muslimiin diintana qasab ayaa looga saaray

  • @obsacabdiraxmaan4352
    @obsacabdiraxmaan4352 3 роки тому

    Ok pro

  • @abdirashidmohamed3860
    @abdirashidmohamed3860 3 роки тому

    Fadlan waxa aad ka Soo hadashaa xulka qaranka soomalia ee uu xiriirka kubada cagta somalia uu dayacay iyo sida looga bixi karo .
    Thanks 👍

    • @cbasidismail715
      @cbasidismail715 3 роки тому

      Somalia ma caafimad qabto
      Waxa laga so hadlayo ma lahaa
      Ciyaar iyo ciidantoona ma leh🤣😂🤣😂

  • @lulishhosman5092
    @lulishhosman5092 3 роки тому +2

    😍😍😍

  • @quevomo2265
    @quevomo2265 3 роки тому

    𝗣𝗿𝗼 𝗛𝗼𝗿𝗲𝘆 𝗨 𝗭𝗼𝗰𝗼 𝗞𝗮𝘇𝗼𝗼 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗟 𝗤𝗶𝘇𝗮𝗱𝗮 2𝗽𝗮𝗰 𝗦𝗵𝗮𝗸𝘂𝗿

  • @nabiilosman6368
    @nabiilosman6368 3 роки тому

    Qdw aduunsigii ku dhacay ee labada wabi boga inta beerka lodhigo lagaga talbi jiray ka sheeke shuba ku dhashaye

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 роки тому

    Markay leeyihiin xuquuq ayaan dhawraynaa

  • @m.huzeyn9100
    @m.huzeyn9100 3 роки тому +2

    1111111 koo waad😁😁😁

  • @yasserhiireey6470
    @yasserhiireey6470 3 роки тому

    I am frist comment

  • @abdisln6329
    @abdisln6329 2 роки тому

    Lkn zxp cadi uma xorayn Abraham Lincoln dadka e jidh ahaan buu u xoreyay

  • @jamaccade549
    @jamaccade549 3 роки тому

    wow iam Tyzan ✊👑

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 3 роки тому +1

    Is adoonsigu diiniyan wuu ma banaan yahay, wxan filya inaad oranyso ma banaana hadeba waqtigii nabiga saxaabo muslimiin ah ayaa la adoon sanayay oo nabiguna uu arkayay maxa kaga jawaabi tanina.

    • @nimcocabdimaxamed7848
      @nimcocabdimaxamed7848 3 роки тому

      Maxa k khaldan k hore buu jiray lkn dib ugu noqo sunnaha imisa danbi oo asxaptu galesay baa lagu waajibiyey iney adoon xoreyan ha danbabin adoo waxbadan ogeyna wax hayska oran

    • @husseinyousuf8111
      @husseinyousuf8111 3 роки тому

      @@nimcocabdimaxamed7848 Hhh adoon xoreen kama hadlayo wll ee ma jiray is adoonsi ayaan ka hadlayaa , Haa wuu jiray oo waxa la adoonsan jiray saxaabo io dad kle oo badan tusaale ahaa salman al faarisi oo ahaa saxaabi wayn aakhirkiina la xoreeyay, is adoonsiga africanka lahu hayay waa wax hore usoo jiray

    • @zuuzuumahad3118
      @zuuzuumahad3118 2 роки тому

      @@husseinyousuf8111 oo salmasn ma afrikaabuu ahaa nin iiraan kasoo jeeduu ahaaye

    • @husseinyousuf8111
      @husseinyousuf8111 2 роки тому

      @@zuuzuumahad3118 may Iiraani muu aheene Faarisi ayuu ahaa ee anugu waxan iri is adoonsiga africa lagu hayay waa wax hore usii jiraya. Salmaanna wuxuu soo maray adoonsi.

    • @mixedboy442
      @mixedboy442 2 роки тому

      @@husseinyousuf8111faaris io iraan waysku mid

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 3 роки тому

  • @abdullahiabdimadoobe7818
    @abdullahiabdimadoobe7818 3 роки тому

    Haniing bathy

  • @aptyrahmanyousuf4618
    @aptyrahmanyousuf4618 3 роки тому

    FIRST

  • @mxro_8439
    @mxro_8439 3 роки тому

    Waaw😥😥😥

  • @yuusufmacalin8666
    @yuusufmacalin8666 3 роки тому

    We love blacks

  • @XAMSEMaxamud-dp5fq
    @XAMSEMaxamud-dp5fq Рік тому

    🎉🎉🎉❤❤

  • @OkOk-wy2qw
    @OkOk-wy2qw 3 роки тому

    👊👍👍👍👍🇸🇴

  • @bileali8846
    @bileali8846 3 роки тому

    Qeebta 2 lasoo dhaqso

  • @caligarbiye8923
    @caligarbiye8923 3 роки тому

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪

  • @modkazar1369
    @modkazar1369 3 роки тому

    Cod ba ku saraan

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 3 роки тому

    Anigu music ga jexelahay

  • @maxamedturki2118
    @maxamedturki2118 3 роки тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✋❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @farxiyofooschannel1976
    @farxiyofooschannel1976 3 роки тому

    TANAAD

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 3 роки тому

    Qora sare

  • @kingyuusufgeedi1911
    @kingyuusufgeedi1911 3 роки тому

    I love you so much black 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmanmahamud2833
    @abdirahmanmahamud2833 3 роки тому

    Awoowkey ayaa ku jire dadkii la adoonsan jirey, waxaa laga soo ka xeeyey kismaayo port 😭

    • @mohaabdalla2334
      @mohaabdalla2334 3 роки тому

      Wll ani xita wllkey aya kujire oo wadanka Somaliland lagaso kexeye

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 3 роки тому +1

      @@mohaabdalla2334 wadanka Somaliland ladhoho xagee kuyaalaa?

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 2 роки тому

      😅somalida lama gumaysan naga aamu

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Рік тому

      Talyaani bqor cisman maxamud boqortooyo kufsadya #majirteen hawiya kufsadeen #awood Aya laysku SHEEGTay f# somaalay 🤣😆😅😅😅

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 3 роки тому +1

    Nasoo booqo wax uun waad naga faaiideysaa

  • @xikamsayd7231
    @xikamsayd7231 3 роки тому

    Barack Obama taariikhdiisa ayaanu kaa rabnaa ugaas

  • @khalidaadam5849
    @khalidaadam5849 Рік тому

    😂

  • @mxro_8439
    @mxro_8439 3 роки тому

    Dalkaaga halagaakaxee yo waa dhib xuri yad laantuna waaa dhib😥😥😥😤😤😤😤

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 3 роки тому

    Black Lives Matter😂😂😂

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 роки тому +1

      Hhhhh 😂 Black lives Somalia

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 роки тому

      @@xaajimaquste kudhimo cuuqdada sxb Jarer waa dadka xalashoda quta ma'ahan dadka dadka dhaca,, Don't forget that faqashow

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 3 роки тому

      @@funnytvtv9654 nin walan ba tahay ya kula hadlay😂😂

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 роки тому

      @@xaajimaquste waxaa ilaa had layo maa walasha baa mise afka xuno kugu yala weye khurun af xuun

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 3 роки тому

      @@funnytvtv9654 shubadi ku dhashay was ee iga wareg

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 3 роки тому

    Bro marwalba Garabkaga ayaan nahay wlhi 🙏🥀🥀🥀💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰