WAR DEG DEGA:JIIDALI OO DHIMASHI IYO DHAWAC|BEESHA MAREXAN OO HADA WACDARO DHIGAY|DAWLADA OO WEERAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @FardawsoAxmed-ip3zu
    @FardawsoAxmed-ip3zu Місяць тому +6

    Beeshasadadaarood marwalba guuliyo gobanimo ayaanidiinrajaynaynaa ilaahay hajabiyo cadawga sadadaarood guuulaysta

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +2

    ciidanka ssc khaatumo jiiladil guuleysta ilaahay garabkina ha ahaado

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +1

    Guul guul shacabka caabudu waaqa xasan dhiiqo dhuluka ku jiiden 😟

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +2

    jiladali ilaahayow xifdi oo argagixisa snm kaqabo

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Місяць тому

    Asc kuligiin. Viva MR❤😂😂 masha Allah. Koleey Hubka daad Masakiin aya lagu diili lahaa.

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 Місяць тому +1

    Scw❤Bar❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +1

    Guul guul cidanada SSC khaatumo xaqaba ku dagaalameyesan guushana idinka iskale ee babiya babiya iidooro 🥹

  • @FardawsoAxmed-ip3zu
    @FardawsoAxmed-ip3zu Місяць тому

    Beeshasadodaarood Waa bulshodaacadah markaa hubkana waxaaloosoo uruursaday beeshagobtaah eesads daarood hubkaa lIdinkusooweerary cadawga idinsooweeraray hubkaa haysta ooiskudifaaca waad guulaysanaysaa geesiyo ayaatihiin

  • @taammustafe147
    @taammustafe147 Місяць тому +2

    Adigaa argagaxisa ah

  • @user-nh9px3yz6d
    @user-nh9px3yz6d Місяць тому

    Wana horgal

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Місяць тому +1

    Daarood Guuuuuuleysta idin Ale Aamiin Guuuuuuuuul ssc khaatuma state of Soomaaliya Alaha Guuuuuuuuul weyn idin siiyo Aamiin cadawgiina cagta hoosteed Alaha galiyo Aamiin mareexaan leelkase Majeerteen Guuuuuuleysta hubka idinka loo soo iibsaday xasan dhiiqo u iibiyey habargidir jabuuti ayaa soo iibisay berbera na waalaga soo dajiyey dhulbahantoow Ina Geele waa munaafuq iidoor na ma dagaalsana ogaada

  • @malakaaay
    @malakaaay Місяць тому

    waxaan idin weydiiyey hadey iidoor cadeysteen gardarada noocaasa oo ay tuulooyinkiinii ciidan dul dhigeen iney burburiyaan dad na ay ku laayaana u soo diyaar garoobeen, maxaa idinka idinka hortaagan inaad iidoor tuulooyin koooda ciidan dul dhigtaanoo ku dagaalan taan???? 😡😡😡‼️‼️

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Місяць тому

    Guul ciidanka qaranka Somaliland war jiidali ciidanka qaranka Somaliland ayaa jooga wllhi beenta jooji😊

  • @maxamuudnuux2287
    @maxamuudnuux2287 Місяць тому

    Beenaale

  • @user-fs2hr4hg5j
    @user-fs2hr4hg5j Місяць тому

    Daxoow dabadjilif xun baadtahay eacaad faanisaa jabhada snm waa iskuulkii jiidali ciidsnkaa sunawaa kuwii snm waxaas iyaad ushqaysaa

  • @user-fs2hr4hg5j
    @user-fs2hr4hg5j Місяць тому

    Waxaan udhowahay inaan idaacaddaad iska daayo waayo waxad ushaqaysaa argagixisad

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Місяць тому

    subxaanalaah dalxa ilahay hakuso qabto been waxan dad laysku dirayo war naxdin oo been muslimka dhibta kadaa hadii kake adaa u qoolan runbaa kuu sheegayaa

  • @user-nh9px3yz6d
    @user-nh9px3yz6d Місяць тому

    Dalxa wu been badan yahay ee dhagaysanina

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Beenaale hubkii laguu waxay way sland fashilisay ka hadal

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Beentii baad bilowdeen walaahi hada Ayaan joogaa jiidane huwanta halkay joogtaa kkkkkk