War hedhe ma ogtahay in Puntland D5 oo dhan matadho ,dadki waxaa lagu heshiyaay aan rabin waa Mw Hassan reerkisa marka Ilaahow Puntland ha inoo weynin waa gashankena waa balasha aan ku dulno I Love Puntland My Blood ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War qabyaalada iyo qurunka ummadda kala tag. Puntland daaroot waxba uma hayso raiisul wasaare bis ay rabaan MJ taas waa la ogyahay.. Madaxweyne HSM maaha nin huu-haa aqbalaya.
Ra,iisal wasaaraha waa reer muqdisho waxa kugu ceeb ah in nin masuul ah oo beel kursiga ugu fadhiyo in aad aflagaadeyso iyadoo 10-ka dambe ee ramadan lagu jiro aad ban uga xumahay
Dadkan waxay ku qanacsan yihiin marxuunkan la moodo asxaabul kahf.inaad ka hadashaan si toosa bay ahayd tuuga afduubay himiladii iyo mustaqbalkii umadda soomaaliyeed hiigsanaysay.
Puntland waxey wadaa Ana Amer duniduna sidaa uma shaqeyso haatan marka waaqica ha u so stageen ama meel ha isku soo xiraan Kaligooda sow horaa loo soconayaa hada because we don’t have more time to waste it Guul all Somali people inta Horumarka jecel ❤❤🇸🇴🇸🇴👏👏
Oo muxuu wabtay. Hal waziir ma magacaabi karo. Shaqadiisa wuu wareejiyay. Daarood ayuu kursiga ku matalyay, markaasuu hadiyad u baxshay kursigii. Taariikh aan la illaawin oo migdi ah ayuu ka tagay. Aad baan uga xumahay ssumcad darada uu meesha la fadhiyo
Puntland dhibkii 40 sano somalia ka dhacay ayadaa hooyo iyo aabe u aheeyd dal iyo dad israacsan ayagaa find no ka dhex bilaabay walina wadadii ayeey ku taagan yihiin
Ado caytamin fikirkaga dhibo puthland 91 ma saxayso e way tixgalinaysa haday wayo 2 khalad bay subisay urur samale ayada tababartay o siyad Allah u naxaristo o darod aha la dagashay 2 ayada xamer dib ugu noqotay mel lagugu layay se ugu noqone o waliba lascanod banaysay o o n l f dhibtay mid from maqarsarka cidisa cabdule
Puntland ha laga xishoodo. Puntland cid somaalinimada ka jacel majirto. Nasiib darada jirta waxa weeye habar kasta oo aan siyaasad isir u lahayn ayaa rabta in ay wax taxliiliyaan.
War kuwan maxay leeyihiin 😂War caqliga ha shaqeeyo oo naacda joojiya Puntland way ku saxan tahay talabada ay qaaday ninwalba gobolkiisa ha maamulo wax dawlad somaliyed la dhaho ma jirto Xassan buldaananaa waa mooryaan inuu kursiga waligii fadhiyo ayuu doonayaa qoyskiisa kaliya ayuuna kusoo koobay dawladii xitaa hawiye waxba uma hayo ee meesha halagu kala yaaco Puntland iyo s/land way tashteen kuwa kalana way ku xigaan ee halagu kala yaaco meesha Xassan mooryaan somali danbe magaceeda kuma qaraabanayo ee naacda kala taga meesha.!!!
@@massiysomalimohamed2027 DANI DOORASHUU KU YIMID MAA SHAA ALLAH PUNTLAND WAY TAGTOO TALAABSATAY WAYNA GUULAYSATAY 😎XASSAN BULDAANANAA MOORYAAN WAA TUUG KABAHAAGA HADAAD U DHIIBATAY ADIGAA TUUG WAX U DHIIBTAY EE HAKUU HAYO😂😂😂😂.
Puntland wax saami ay hesho ma jirto. Mashariicdeeda horumareed wa la joojiyey. Canshuurteeda iyo waxeeda ayada isku filan. Wixii deeqaha caalamka wa la hakiyey waa hore.
Doqon guuled inaa Dan somalia wax ba kulahayn baa sheegtay anigu ogaaden adiga iyo mid la mid ah uqaban mayo leaking puntland somalia dowlad aan ahayn ka kajirta xaasid baatahay
DAAROOD ISKA ILAAWA AWOOWGAY DAAROOD DOQON MA DHALE🙃 UMMAD LAGA SAARAYO DHALASHADII IYO DHIIGII SOOMAALINIMO OO AYAGU KU GARABSIINAYA KUWA KA SAARAYA ALLAHA IDIN GARANSIIYO XAQIINA🤲
Xasan sheekh guulwadeyn ma hayo ee dhulka uu xoeynayo waa dhulka la rabo in laga qodo bedrol dhulkaas waa dhulka uu shabaab uu joogo hadusan culeys sarin muxu qaban lahaa.
Ogaadeen caqligiisu waa kaa waxay u haystaan somalia Ethiopia soo lagu cadaabi jiray adeer PUNTLAND Iyada dhistay dowladan cidina wax uma yeerin karto
War hedhe ma ogtahay in Puntland D5 oo dhan matadho ,dadki waxaa lagu heshiyaay aan rabin waa Mw Hassan reerkisa marka Ilaahow Puntland ha inoo weynin waa gashankena waa balasha aan ku dulno I Love Puntland My Blood ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War qabyaalada iyo qurunka ummadda kala tag. Puntland daaroot waxba uma hayso raiisul wasaare bis ay rabaan MJ taas waa la ogyahay.. Madaxweyne HSM maaha nin huu-haa aqbalaya.
War qabyaalad iyo qurun adiga ayeey ka buuxda,runta miyaa ku dhibeysa Puntland waa hooyada federalka waa tii as aastay dawladnimada Somaliyed calankena dib ugu soo celisay saxada ,❤iyada ayaa horsed inoo ah anaga ayaa ku faraxsan miyad ka xun tahay
@@bosteyaabdulle1078balaq balaq balaq
@@bosteyaabdulle1078daarood waxaa ah majeedheen oo kaliya
@@bosteyaabdulle1078kuumade daarood ma ahan
Madaxwene Hassan Wuxuu Soo Dhameeye 4 Arin Oo Muhiim P/L Marti Eeka Aheyd, 1- Deen Cafin 2- Cuna Qabateyntii Hubka 3- Ku Biirida Suuqa Bariga Afrika, 4- Ku Xigeenka Ururka Igad Yaa Kala Tashtay Puntland Bal Noo Sheega?
Puntland power ❤puntland power ❤
Puntland gul guul
Puntland Waxee Ka Maseersan Tahay Ogaadeen Reysal Wasaare Ah Sababtoo Ah Puntland Markee R/W Tahay Qilaaf Majiro Taas Waala Soo Af Jaray Hada
Puntland guul
Guulwadeenta jirta sstv ayaa ka mid ah, waa durbaankii siyaad
Barre
Puntland Waxee Tagan Thay Xildhibaanadeeda Kuma Kalsooni Hadee Dastuurka Ansixiyeen Isla Xildhibaanadaas Aa Madaxweyne Hassan Doortay Maxaa Looga Soo Horjeesan Waaye?
Cid ay xukumaan MAJIRTO baarlamaanka muqdisho dalka waxaa xukuma MADAXDA maamul goboleedyada xamse wasiirada muxuu dhaamaa marhadii aeoodihii dastuuriga ahaa xasan sheekh ka xayuubiyey.?!
Qof miyaad rabtaa mise dal aayaad rabtaa
@@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp dalbaan rabaaye sawkan xasan gurigiisii kadhigtay ee yiri anaa leh cidna waxlaga weydiin maa. Adigaa qof raba. Pland somaliya haafkeed bay xukuntaa xasana villada siduu utoojar garayn karaa. Bal car wax haka qabto haduu madaxweyne yahay. Haddii kale villada haka ooyo
sax waye raysal wasaraha hadalkisa 👍❤
MARXUUNKA MEEL GEEYSTA
Ra,iisal wasaaraha waa reer muqdisho waxa kugu ceeb ah in nin masuul ah oo beel kursiga ugu fadhiyo in aad aflagaadeyso iyadoo 10-ka dambe ee ramadan lagu jiro aad ban uga xumahay
Guul
Madaxweyne Hassan And R/w Hamza Bare Cidii Hor Istaagta Wee Tooga Naa Yaan Walee
Thanks SSVT 👍
Ogaden caaqaligod laraag raga ayago tagan Somalianimad basabor ku so galahay baa tahiin mj muuqu kod ka sheekey yaa idiin dhahay stop 🛑 Puntland Iyo ariimaheed 🇸🇱💪✅
Ogaaadeen maahan laaji ama ajanabi jooji aflagaada
Xasan iyo xamza ku yiri ajnabi ba tihiin@@jacaylmohamed25
Marxuune marxuune marxuune marxuune marxuune marxuune marxuune marxuune marxuune marxuune marxuune marxuune shaqadiisa baa loo ansixiyaye waayo xooghayneta xasane ee warka loogu soo dhiibo Puntland sham an you
Soomali itaaliya only edeb yeelo goni xaare
Baarlamaanka waxay u codeeyen horumar iyo guul soomaliyeed.
Marxuuminta is waraysanaya challenge cidna kugulama jirto afka dabaysha ka ceshada rag baa is haya hawshu kastuumada habarta gurguurte dhaqidedi maaha
Dadkan waxay ku qanacsan yihiin marxuunkan la moodo asxaabul kahf.inaad ka hadashaan si toosa bay ahayd tuuga afduubay himiladii iyo mustaqbalkii umadda soomaaliyeed hiigsanaysay.
Hadal yuukaa tagin wllo asxaabul kahfi waa dad ilaahay ku amarnay qur.aankiise
Shariif Iyo Farmaajo Waxee Barlamanka Soomaaliya Eeka Sheegi Waa Yeen Oo Garoowe Eela Tageen Aniga Ma Fahmin
Madaxweynaha iyo Rw haloo daayo halaga wareego hortooda tariinka wuu socdaa dhinacaaga kasoo raac Somaliya guul gull
punland un baa wax ah maxaa xamar dhex yaal
masha allah ❤
Ogadeenow SIYASADA wa ka dhacsantihin ee ARIMAHA Puntland 🇸🇱 afka kala baxa.
Meshan suuro loogama baahna ee rag ayaa wax kulaleh ee sidii dumarkii ha u hadlin
Guuuuuuul Guuuuuul Guuuuuuuul somalia😊
Puntland Ba Jubaland Idin Siisay Maistahishaan Ninkaad Uhiilinaysaan Wa Xasan Wa Ninki Yiri Somaliba Matihidin Habilaawe
Puntland waxey wadaa Ana Amer duniduna sidaa uma shaqeyso haatan marka waaqica ha u so stageen ama meel ha isku soo xiraan Kaligooda sow horaa loo soconayaa hada because we don’t have more time to waste it Guul all Somali people inta Horumarka jecel ❤❤🇸🇴🇸🇴👏👏
Absolutely you are right
Awoogaa lagub midkaan waa marxuunkii labaad. xamze waa naceebeeyey.
ogadeenoow daarood hadaan nahay puntland baa namatasha ma rabno marxuum mayd socda ah.
Puntland MJ ayeey metelaan waa leysku fahmay waa isku soo dhamaatay sheekadii marxuum aheeyd😂😂😂
Anigo rer cabdule ah maqarsar ima matalo puthland ba I matasha
R/wasaaare Hamza Bare Allaha Xafido Majeerteen Iyo Mareexaan Ishooda Allaha Ka Qabto
Oo muxuu wabtay. Hal waziir ma magacaabi karo. Shaqadiisa wuu wareejiyay. Daarood ayuu kursiga ku matalyay, markaasuu hadiyad u baxshay kursigii. Taariikh aan la illaawin oo migdi ah ayuu ka tagay. Aad baan uga xumahay ssumcad darada uu meesha la fadhiyo
❤
Hassan Sheikh Ciido Uu Asaga Tababartay Aa U Joogaan Amison Madaxtooyada Uuka Saaray, Cidii Kasoo Horjeesatana Uma Aabo Yee Laayo Walee Lacag Iyo Hub Wuu Heystaa Iyo Ciidaan
guuleed xamza jeebka xasan sheekh buu kujiraa nin xor ah maha maxaa lalashaqeeyaa?
Majeedheen waxeey ku waasheen kursiga reeyasal wasaaraha jeebka mudane madaxweyne xasan sheekh beey rabaan inay galaan kuumade uma ogol inuu jeebka ku jiro
M Allah sax wa la soconaya
DAAROOD WAA MJ IYO MR
Inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun
Kkkkkkk
Inna lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
Masha.llhaa.re.xamze.nolwo.❤❤❤.😂
Marxuumku Raysal wasare ma ahan waxa ( wadanka madaxweyne, Raysal wasare iyo wasiirka Arimaha Dibeda ka ah Xasan Guur Guurte )
kuwaan magaalo xataa ma soo marin waa siday xoolaha oga yimaadeen waaye oo dhar loo galiyey
Afsoomaliga iska sax puntland waxay dib u saxaysaa khaladkii dhacday 91 koowdii ilaa maanta 40 sano oo dagaal sokeeya ah🎉waa in lahelaa sharci lagu kala bad baado oo aan keligii talis ahayn🎉🎉🎉
Puntland dhibkii 40 sano somalia ka dhacay ayadaa hooyo iyo aabe u aheeyd dal iyo dad israacsan ayagaa find no ka dhex bilaabay walina wadadii ayeey ku taagan yihiin
Ado caytamin fikirkaga dhibo puthland 91 ma saxayso e way tixgalinaysa haday wayo 2 khalad bay subisay urur samale ayada tababartay o siyad Allah u naxaristo o darod aha la dagashay 2 ayada xamer dib ugu noqotay mel lagugu layay se ugu noqone o waliba lascanod banaysay o o n l f dhibtay mid from maqarsarka cidisa cabdule
Teda kale qofkas hawiye wu noqon kara ad ogaden u cayayso horta ma soman tahay
Majeerteen iyo Ogaadeenow Shalay waxaan arkeeynay adinkoo Farmaayo oo Mareexaan ahaa sidii aad Kursiga u dhaafin lahaydeen u midoobay oo weliba Hawiye ku Gacan siiyey in aay Kursiga dib u helaan, maantana adinkii ayaa Soomaali horteeda isku caaynaya! War xishooda dhammaantiin Soomaaliya maanta Marti baad ka tihiine! From Sade
ADEERAYAAL XASAN WAA ORDUGAANKA SOOMAALIYA
R/wasaare Hamza Alle ayaa usoo diray Dadka Somaliyeed waa daaca wuxuu rabaa in eey somaliya horey usocoto. Reer Puntland iyo Somaliland waxeey rabaan in somaliya Saas ahaato weey ku faaiideen. Ogaadeen waa wadaniyiin . Sayid cabdull xasan ayaa kadhashay
Sayid nin darawish o dhulbante bu aha from og
Caruurtu waa waarid caasi waarikuna ma dudo ilmahana uu edbiyaa🎉🎉
Baarlamaan waqtigiisi dhamaaday iyo mid cusub isla mid manoqonkaro awoodooda
Hooyo puntland wey maseer badan tahey hal dul,qaato dhawan bey ilmo dheyee ss khatumo 😊😊😊
Doqontu xariga lagu xiraayo xusuladay ku sidataa🎉🎉
Guuled waxa kumoodi jiray qof siyasad wax ka yaqaan lakin waxba maogid brother xamza iyo Hassan xagay xukuman Somalia
Xaasan shaikh ba dabadhilif utahay awalna xabashi bad uaad
damiir laaawe walle.cali dhuux baa idin sheegay doqonkii ugaadeen ahaa doolo laga qaaday daciif baathaya adeer maxaa ladhehaa xasan yaa miskin war mee booskiini duhur cad buu xasan kadhigtay sida xaasaskiisa any taime uu eryi karo
Puntland ha laga xishoodo. Puntland cid somaalinimada ka jacel majirto. Nasiib darada jirta waxa weeye habar kasta oo aan siyaasad isir u lahayn ayaa rabta in ay wax taxliiliyaan.
Alaa masha Allah Raysil wasaaraha aqli badanaa
War kuwan maxay leeyihiin 😂War caqliga ha shaqeeyo oo naacda joojiya Puntland way ku saxan tahay talabada ay qaaday ninwalba gobolkiisa ha maamulo wax dawlad somaliyed la dhaho ma jirto Xassan buldaananaa waa mooryaan inuu kursiga waligii fadhiyo ayuu doonayaa qoyskiisa kaliya ayuuna kusoo koobay dawladii xitaa hawiye waxba uma hayo ee meesha halagu kala yaaco Puntland iyo s/land way tashteen kuwa kalana way ku xigaan ee halagu kala yaaco meesha Xassan mooryaan somali danbe magaceeda kuma qaraabanayo ee naacda kala taga meesha.!!!
BAL KAWARAN DANI SIDA UU KURSIGA U BOOBAY, IYO SIDA REERKIISA AY WASARADAHA U HEYSTAAN. NINKAAD KABAHA KATOLANEESID, KABAHIISA AYAA LA,EEGAA. 😎😎🤣🤣
@@massiysomalimohamed2027 DANI DOORASHUU KU YIMID MAA SHAA ALLAH PUNTLAND WAY TAGTOO TALAABSATAY WAYNA GUULAYSATAY 😎XASSAN BULDAANANAA MOORYAAN WAA TUUG KABAHAAGA HADAAD U DHIIBATAY ADIGAA TUUG WAX U DHIIBTAY EE HAKUU HAYO😂😂😂😂.
@@mimihawthorne MUDANE MADAXWEYNE HASSAN SHEIQ WAA DALXUREYE, AHNA LIBAAX SOMALIYEED 🤎🇸🇴🇸🇴🤎🤎🇸🇴🤎🤣🤣🤣🤣🤣
HALKEEGA Ayaad dhigteen from boorama waliba waxan xalay aan kuqancay hadalkii Raysal wasaaraha xaqiiqda Ayuu inoosheegay hadaynu Soomalinahay
Guul s xaso
Og im sorry caqligina waa kan xamse ku jira ee uu ku yir puntland waxay ay ku burburisa afar iyo labatan marmot
Cagdheeray ciyaarta daaya aqligiina iyo cagtiina waa is leeyihiin
Ogaadeene Soomaaliya Ragii ugu geesisanaa baa kadhashaye qodomadaana waa ka dhaheene dad badande wax badande baka dhasha Guuleede waa doqone xintaqaane doqontana dadkeeda loo adeegsadaa
Waa kala sharaf badan yihin sababto oo ah barlamanka waqtigisa dacay,barlamnkan waa fresh.
SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN WAA RAMADAN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN
Yarka Waxusan Ogeyn Waxuba Iney Puntland Dhistay Oo Dhiig Iyo Dhaqalo Kaga Baxay
Waa bil Ramadan
Been baad sheegtay magazine caadhifada ku haysa
Puntland wax saami ay hesho ma jirto. Mashariicdeeda horumareed wa la joojiyey. Canshuurteeda iyo waxeeda ayada isku filan. Wixii deeqaha caalamka wa la hakiyey waa hore.
Nacaskaan uugaadeen ee marxuumku cajibiyey miyeysan ogayn in dds aanu ka cayrin doono insha Allah,xagee bay aadi
Doqon waa isks sidaan ninkii xilkiisa warerjiyay baad garab tagan tihiin waxaad tihiin dabo kararan buntland maxaad ka dhimi karataan qoxooti baad katihiin somaalia kkkkk😅😅😅😅😅😅😅kill qixooti iga dheh kkkkkkk
War qabiiladan geeljirayaasha ah wadanka halaga qabto. Qaran ma aho waa qabiil wadankii burburiyay 30 sanno
Raisalwasaare waa in aan ku waano qaadanaa Cali khaliif galaydh cali maxamed geedi nuur cade shirdoon cabdiewali yuulka qayre Rooble xamze iyo xasan shiikh waan taageersanay
OGAADEEN WAXAAN OGAADAY INAY GUN YIHIIN JAWAASIIS CAADAQAATAYAAL AH WAR WUXU DUN XUMAA WAA WAX LASOO GUMAYSTAY ADEER SOMALIA PUNTLAND AYAA HOGASMISA XASSAN GURGUURTE IYO MARXUUMKA MAGALOOTIGA AHI WAA ISKA TEGAYAAN WAADNA ARKI DOONTAAN
Somaliya marka laga hadlaayo waxaa katahay marti edeb yeesha… junbaland waa laysugu imaanayaa
Waa doqone xitamaya midkaane hadlaya hadlaya balse difaaca Marxuuka waxtarimayso Doqonbaalahelaye markaa Suu yiro maxaa laygahelayaa hadaa dhumine
السلام عليكم احبابي لله لا تنسؤ الصلات علي النبي الامي (اللهم صل وسلم علي النبي المي وعلي أله وصحبه وسلم تسليما
Doqon guuled inaa Dan somalia wax ba kulahayn baa sheegtay anigu ogaaden adiga iyo mid la mid ah uqaban mayo leaking puntland somalia dowlad aan ahayn ka kajirta xaasid baatahay
nuuroow waad qaldantahay caawa
xamsa u sheeg
Oo hadda kuwani ma qofka magalóti ga ah dartiis ayey sidaa ugu hadlayaan xoolo ileyn waa xoolo
MAXAA LAYISKU HAYAA HORTA? TAAS SOO AKHRIYA? OGAADEENOOW INAAD HADASHAAN MABA AHAYN HADUU SAWIRKAASI IDINKA DHASHAY. MUXUU UGU TEGIWAAYEY REER PUNTILAND INTUU MEELAHA KA QAYLINAYO OO U DIFAACI WAAYEY HADAFKIISA. HEEDHE KAAS WAA LALA YAABAN YAHEE MEEQUU IDIN SIIYEY.
mamulda kale kama dadal badneynin ee waxaa hestay alshbab putland waxey wax ku heli jirtay masharicda dhulkeedon joogin alshbab lakiin mashruuc wax kadarna dadkii mamulda kale oo dhib heysto waxii deeq ah lacageed laga helo caalmka iney putland rakaato ku heysay in lasiyo 40% xasinimdeeda dad bahan u diiday in lanoleyo lakiin masha allaah xasan baa gartay sida loga bixi karo oo ah alshbaab oo deganda mamulda 4ta ah laga saaron alshbab malintas bu qaracmat dani iyo putlan iygo oga hadey alshbaab baxdo mamulda iney dhafayan waxna qabsanya dhulkoodana barwaaqo yahay rakato dambana usan heleyn beerna maleh xool;o na maleh aan aheyn malaay
Ogadeenow guul wadaynta is yareya xilka marki raysul wasaraha bila awooda laga qaado ha ooyina
Farmaajo qoowsaartiisaa farsama xumadii sameeyeen meesha kasaartay
Xamze waa degdegsanyahay waqti ma hayo koley xilkiisii waa lagal wareegey Lakin koley wuxuu uga maarmo ayuu ku bedeshey xikiisii iyo awoodiisii
Habeenmadii baa bangiga dhexe loo furay nin walba intuu qaadi karey ayuu qaatay gacantana Waa taageen dee gacani Waa taagid lacagna Waa qaadasho ayaa kadhacday
Anaga hada nahay dowlada puntland nama qusayso dowlada federal oo xasan gorgurde hogaminayo
Oromo tahay shib wiji xomow xon
Dig somali ma lihid somali ka da bax oromo tahay af somali barto tahay jadow damamad yelo mosqolow
Xamse xariigii laguriraye Buu xaglahakusitaye adiguna wax bamadhaantid oo doqone xitamaya
DAAROOD ISKA ILAAWA AWOOWGAY
DAAROOD DOQON MA DHALE🙃
UMMAD LAGA SAARAYO DHALASHADII
IYO DHIIGII SOOMAALINIMO OO AYAGU KU GARABSIINAYA KUWA KA SAARAYA
ALLAHA IDIN GARANSIIYO XAQIINA🤲
Qaar ka mid ah 2 gacmood ayey taagen
Waar midka meshaa kaaa dontaa Puntland waxba kamaa qaadi kartaan. Qaxooti prime ministers. Heelay. Kumaa xumidinnin
ASC, Xamze mrxm dadka ugu horreeya ee uu culeys iyo bahdilaad kuyahay waa Beesha ballaadhan ee Absame !!!.
Ninyahaw ina alafle waxba kamayaqasn puntland
Xasan sheekh guulwadeyn ma hayo ee dhulka uu xoeynayo waa dhulka la rabo in laga qodo bedrol dhulkaas waa dhulka uu shabaab uu joogo hadusan culeys sarin muxu qaban lahaa.
Cidaan kursiga magac uyalka ah ee xoghaya aya qanciyay dhamandood, cajiib
Waxa maamulka xamar iyo dawlada puntland waxa la isku hayo mataqaanaa waa wax ka badalka dastuurka waxba lagama badali karo hadaad aaminsantahay in lagu kala baxay sxb meel puntland ka maqantahay cidna wax kama badali karto…. Xamze marxuum anaga umaba jawaabno waa wiil uu dhalay xasan
Ma marxuumkiii bad difaceysaa
Cagdheer ma daarood baa mise waa hawiye
Guled Waa lagu xiisay xageebaad jirto
Rw xamza abdi bare🎉
MARKAY LEEYIHIIN XIRIIRKA WAAN JARNAY WAXBA UMA DIYAARSANAYA, SIDAAS DARTEED, WAY ISKA SOO LAABTAAN.
Xisbiga nabad iyo nolal iyo himila qaraan halisgu daro oo halo badala [himiila nool]
Mucaaradnimo iska socota caqli ma ahan ee waa in danta guud laga hormariyaa tan gaarka ah Cidii Tabasco qabtaan fikirkeda hakeento waaliovaahan tahaye
Ogaaden waa hurdanyihiin
Marxuumka qabiil ahaan ha ku raacina labada weriyow ( inaad reer Macalin Cabdulaahi tihiin waa laydin yaqanaa ) Marxumka shaqadiisa sodogii ayaa ku shaqeysta xasan dhiiqo.
dnka,puntlan waa nin baahani gob ma aha waxyna mar walba hangool ku haysaa wixii lagu kala tagay