Taariikhdii Dawaladii Umawiyiinta|| Q 1aad || تاريخ الدولة الاموية
Вставка
- Опубліковано 26 лис 2024
- Qaybtii koowaad ee taariikhda Umawiyiinta. Waxay ka warramaysaa xidhiidhka ka dhexeeyay Umawiyiinta iyo Haashimiyiinta, sidoo kale waxay ka warramaysaa taariikhda qoyskii aasaasay dawladii Umawiyiinta sida Abusufyaan, Mucaawiya, Yasiid iyo Umu Xabiiba.
Sheekh Abdulaziz Mohamed Oogle
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.co....
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our UA-cam
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
-------- Thanks for watching--------------
Yaa sheekh jazakallahu kheyr wajigadii baad naga qarisay ustaadii
MashaAllaah jaskallahu khyran
Great history lesson 👍
. اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين. 🌿جمعة مباركة
Allahuma Sali Alla sayiidinaa Muhammad ♥️
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Can’t wait for part 2 إِنْ شَاءَ ٱللَّٰهُ
Mee. tooo bro ☝️
جمعة مباركة🌿
. اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين.
Mahadsanid Abdi Aziiz Oogle.
jasakallah khayr shiikh abdulaziz oogle taariikh dhaxal ah ayad noo bilawday
Sheekh taariikhda Islaamka noo so badi adoo mahadsan ilahy ajar io khayr hakaa siiyee.
ماشاء الله استاذ جزاك الله خيرا الجزاء.
57:42 halkaas sh dagalkii yamama ayey aheeed mu,tah na dagalki romanka ku dhufo ka dhaqaqa lagu qadey buu ah ❤ lkn inoo si wad inshallah ila part 3 😢❤
Masha Allah jizaakallahu khayr
M.a🥰 Jazaakallahu kheyr ya yaa shiekh. Baarakallaah,
M.Allah ilahy janatul firdowsa ha inagu kulmiyo dhamanteen
Wall markaad noo dhamayso dowla umawiya noogu xeji dowla al cabaasiya insha Allah jazaka allhu khyr
Masha’allah yaa sheikh sugulah
Masha Allah jazak allah sh Abdulziiz cad usoo fadhiiso dheegisig Naga daaa waajigag hanga qarin
Walaalayaal aan maanta badino saliga Nebigeena insha'Allah
Sallalaahu Caleyhi Wa Sallam
Sallalaahu Caleyhi Wa Sallam
Sallalaahu Caleyhi Wa Sallam
Ma sha alaaah
Aad ayaad u mahadsan tahay waana kuu ducaynaynaa. Fadlan Juhdi weyn geli sidii taariikhdaas oo faahfaahsan aad noogusoo gudbin lahayd
ALXMDILILLAH
Jazakallaah khayr Sheekh
JazakaAllah kheyr
Mnsha allah sheekh jzakallah khayr
Sh "Cuthmaaniyiinta" KU soo Dar Fadlan
Cusmaaniyiintu waa Khilaafadii u danbaysay ee gorta kuwa ka horreeyay ha inoo wado. Wayse hiraan meelo badan oo kale oo taariikhda Cusmaaniyiinta ee qaaliga ah aad ka heli karto
Jazaakallaahu kheyran Sh abdulaziz
Assalaama Calaykum sheekhunaa Cabdicaziiz Oogle khayr badan Allah hakusiiyo, waxaan rabey in aad taariikhda suldaan Jalaludiin oo umalaynayo in uu ahaa suldaan diinta islaamka difaacey ee taariikhdiisa manoo soo sheegi kartaa.
صلي الله عليه وسلم
Jazaakallahu kheyr
Jazaakumulaah shiikha allaha ajirhakaasiiyo iyo kheyr badan
Shiikh mahadsanid
jazakalahu khayr
السلام عليكم
Scw scw scw scw
Masha allah tabarkallah sheekh rabi haku xafido
Jazaakallahu qeyr ustaat
M.a sheekh taariikhdu waa muhiim
جزاك الله خيرا
Masha Allaah tabarakallaah xafidahullaah shekh Abdul Casis riyo kugu arakay habeen dhawyd anaga oo jihaad kuwada jirna
Inshaa-Allah waad is guursan doontaan
Jazllah kheyr sheikh
ماشا الله
Nosobadi sh illah ajirhaka siiye
Jazakalahu kheyr shiikhanaa
Shekhuna mahadsanid qisadan waanu sugaynay
الاموية 💙
Waa Maalin Jimcaaad Ee Maanta aan badino saliga Nebigeena
Sallalaahu Caleyhi Wa Sallam
Sallalaahu Caleyhi Wa Sallam
Sallalaahu Caleyhi Wa Sallam
Qasadii Abu cubayda Aamir bin jaraah Nala wadag wll thanks
i noo soo badi ''jasaka Allah ''
*Hada ka hor waad bilowday taarikkhda umawiyiinta laakin qeebtii 2aad ma, adan soo galin marka please ka dhig taxane taarikkhdii islam ka iyo boqor too,yoyinkii hore aad baan u jeclahay taasi waa figradeda*
Masha Allah
Maansha allah sheikh Waad dadaalaysa
Please part two
Mashalallah prt 2 ayaan kaa sugaynaa i.a
Scw
Ehlu Baydka rasuulka scw aad ayay udhibeen umawiyiintu
Waxaan yaan mar dambe lagaa maqlin caruur baatay wax Kayse layskaga shubayee was madhan baa tee
Waxaas waa beenta shiicada dumarka aalu beyt badankooda waxa qabay reer banii umaya
Sherkh qaybihii kale meeye
Sheekh qeybtii sadaxaad noo soo saar
Jazaakallaah Khayr walaal Qaali
Sheikh waxan rajaynayaa qadiyada yasid bal inaad cadayso hakusoo koobin ciidankaasuu ku jiraye yasid wuxuu ahaa inaad bal noo sheegtaan
Anaa kaaga waramayee halkaad joogtaa
Waxaanu kaa sugnaa qeybta 2 I.a
Asc sheikh waxaan kaa codsana yaa taariikh dii cabaasiyiinta hadii taqaano jazaka Allah
. اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين. 🌿جمعة مباركة
Sheekh sidii aad horay ugawarantay dilkii xuseen ninkii badhasaab ka ka ahaa kuufa ee unaxariistay xuseen een sitoosa ulladagaalamin markii uuxilka kaqaaday yasiid ee uukubadalay ninka manaxaanka ah miyaanu dilin xuseen maalintaa
Yaziid goormuu yidhi dila soo saara qiyaasuun wax haku eegin
sheikh mxaa Qaw dhahaya ma landhuug bay kugu ag ciyaarayaan 😢
Sheikh videoga 30 daqiiqo ka soo dhig
السلام عليكم ورحمةالله wllo Abdi Asiis oogle marka hore Alle hakaa raali ahaado jandii firdawsna hakaa abaaliyo waxaad nala wadaagtay qaybkamide mustaqbalkaagii wakhtigaagii, waxaad yeeshaa meel lagaala soo xidhiidho aanu helno meela qaar ayaa su aali ka iman kartaa su aashaan qabaa waxay tahay"Hinda bintu cutba oo aynu u maqalnay inay cuntay beerkii Xamse iyadoo waxshiyi adeegsanaysa inaynu buugta siirada ku hayno ee manaahiijta madarasadaha lagu dhigo adna waxaad sheegtay mee inaanay sal iyo raad lahayn haday sidaa tahay maxaa xal ah.
Waan kugu waafaqsanahay. Waligayo waxaa naloo akhrin jiray in ay beerka xamse calaalisay. Markaa haddii ay been tahay Caddayn weyn ayaa loo baahan yahay si markaa loo faafin karo
Laakiin mucaawiye mako ayuu weeraray dad badana wuu laayay
Nianka umawiyiitu wa nimanki axabta badan layay xajaaj ibu yusuf al sawafi ka tirsana ila xaramka ayay werareen
Xajaajuun eedee laakiin dawlada faraha kalabax
@@roodaabdikarim9538 xajaaj Sow dawladas umana shaqynaynin walal Waxu samaynayana raali kama ahayn marku asxabta Iyo tabaciyiinta u laynayay
@@bulxandahir734 waxaa kaloo ushaqaynaayay ragan aan tixi doono قتيبة بن مسلم حبيب بن مسلمة عبدالرحمن بن خالد مهلب بن ابي صفرة
Kitaabka siirada waxa u malaynaya in aan ka aqriyay in Hindi dagaalki uxud u dirtay waxshi in uu dilo Xamse Alle Haka Wada raali ahaade,.
Asc yasid dhib badan buu gaystay xataa hadaanu ogayn dilka xuseyn RA ninkii dilay waxba kamuu qaban taasina waxay cadaynay dulmigii xuseen inanu waxba u arkayn wuuba sii dalacsiyay iyana waxa mucjiso ahayd dhacdadii Xara ee madina kufsigii iyo dillkii asxaabta ee ui amray isagu magaladii rasuulka scw
أول جيش يغزون القسطنطينية مغفورا لهم xadiithkaas ma maqal
@@roodaabdikarim9538 wan maqlay lkn wixii uu sameeyay dilkii asxaabta rasuulka kufsigii dumarka madina xadiisku mawga shafeeco qaadayaa
@@muuusemaxamed419 walaalkay nabigu wuxuu yidhi waaloo dambi dhaafay nabiga maqal waad mahadsantahay
@@roodaabdikarim9538 subhanallah nin walba qomanihiisaa qoorta usudhan yasidna qof yidhi waa loo danbi dhaafay oon adi ahayn hore Uma arag wadad waligay lehna ma arag yasiid danbiyo waawayn buu galay lkn meeshuu ilaahay gaynayo isagaa og ilaahay
Walaalo nabigu wuxuu yidhi ciidankaas aan soo sheegnay waaloo dambi dhaafay yaziidna ciidaankaasuu ku jiray haa yaziid weerarkii madiina waa lagu haystaa taa micneheedu maaha yaziid waa nin xun dambigaasna waalaga dhaafay inshaAllaah
Asc, Ma mucaawiya ayaad noo ammasnnaysaa?Oo ma ninka isagga iyo dawladdiisii ummawiyiintu ay baddalleen manhajkii rasuulka (SCW) me,Baad noo ammaannaysaa,
Oo ma mucaawiyaha aas- aasay mushrikiinta cusub(Wahaabbiyadda), yasiiddiyiinta iyo wixii la mid ah, Ee baddallay QUR'AANKA , ee isticaaddadda joojiyay, ee bisinka faatixadda ka saarray, ee kallaamkii khaalliqa ee ahaa MAALLIKI YAWMI DIINNI ku baddallay kallaamkiisa Ibliisnimmo ee ah MALLIKI YAWMI DIINNI baad noo ammaannaysaa , Ma ninka siddaasna ku sabbabbay in ay adduunyaddanni gaallo yeellato baad noo ammaannaysaa, Ma ninka summeeysy ABBAA- BAKAR Iyo xasan, Ee dillay Cummar, Cusmaan, Calli iyo Xusayn (ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha ka raalli noqdo dhammaantoodde AAMMIIN 🤲❗, baad noo ammaannaysaa?
Wallaal ISTAAQFURRULLAYSO❗,
Wa BILLAAHI tawfiiq.
صل الله عليه وسلم