FANAANIINTA OO SHANWIIL HEESO WADA QIIREYSAN UWADA QAADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 229

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir  2 роки тому +8

    PLS FOLLOW ME MY TIK TOK www.tiktok.com/@faizaamiir

  • @allahwithme1310
    @allahwithme1310 Рік тому +220

    qisada hanan shidane inta so daawatay🥹

  • @kowsardagan
    @kowsardagan Рік тому +39

    Laki xaaji wacees waa fanaanda kaliya ee ilin tira aan u bixiyay qof kasta oo dhiban wey garab taagantahay codkeed igu helisa thank you so much laki ilin tira 👏👏❤️

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 роки тому +75

    Ugu yaraan inay is asturan aya qurux badned wlhi masa dhicin meesha dhan yar iyo wayn waa wada cowro Xaqa Alle Hawada Tuso 🤲

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 Рік тому +12

    shanwiil shidane masha allah habo maanta adiga sidaas u qurux badan hoyadaa macan xanaan shidane allah ku dayo oday kibray oo ilmihisa inkiray uma baahnid isaga lugahaga imaan doona nabsina ku hoos keeni donaa insh allah 😢😢

    • @myrumeyzaahmed3486
      @myrumeyzaahmed3486 Рік тому

      Beentaa mahan manta uma baahno asaa ubaahan

    • @xaluusha2170
      @xaluusha2170 Рік тому

      insha'Allah wuuu hoos imandoonaa aldunyaa dawaara waaye walaahi nin Somalia faida malaha nabsiga waaka bixidoonaa

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Рік тому +5

    Fanaaniinteena waa mahadsan tihiin heesaha farxada leh shanwiil u qaaden waxaa ii sheegten in wali somalinimo iyo is jeceel somali waligiis jiri doono wlh waa oooye boos qeyn noo heysan Big respect fanaanteena ❤xanaan queen guuleyso hooyo very string tahay ku dayasho mudan shanwiil noqo mid 100 wiil baari u dhiganto habo macaan ❤❤

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Рік тому +34

    Wow now that I have watched Xanaan's story, I feel the pain behind the song for Xanaan's daughter

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 2 роки тому +20

    Reer uk cayaarta naga daayo hees lagu qiiroodee wax lagu qiirooda quraanka uqiima badan

  • @zainabessefaaricarabeeto4744
    @zainabessefaaricarabeeto4744 Рік тому +15

    Masha Allah Waxaan rajayn in Inanta yari Ay Hooyadeed ba hada nolol Fiican haystaan alh waayaha aduunka intu ku ciilan ha u gar-gaaro❤

  • @queendiamond2998
    @queendiamond2998 Рік тому +9

    Qisaadi hore gabadhan yar qisadeedaba kasi xanuun badan ayaan darana ninka ilmaha quruxda leh dafiray khasaaru ku suganyahay manta

    • @Mudan-
      @Mudan- Рік тому

      Inkaar qaabe inu qomamaynayo yaa oog

    • @nasraabdalla7770
      @nasraabdalla7770 Рік тому

      Gabadhiii ay ku curuday ma ahan miyaa gabadhaan abaayo😮

    • @xidigtiibari7976
      @xidigtiibari7976 Рік тому

      @@nasraabdalla7770 ma ahan waatii ninka isaaq ku inkiray😢

  • @somalitech102
    @somalitech102 Рік тому +5

    After watching the xanan's story i am feeling the pain of her story

  • @queenmarwakadiyeh421
    @queenmarwakadiyeh421 2 роки тому +26

    MaSha allaah allow hooyo nooda aamin waxan ilaahay ka baryaya in aan hooyaday helo aamin yaa rabbi

  • @xamseaadanxirsi1776
    @xamseaadanxirsi1776 Рік тому +6

    Waxaan Soo Daawaday Qisada Xanaan Shidane Oo Ka Hadlaysa Qisada Gabadheeda Shanwiil shidane😢 iyo Waliba In Uu Aabaheed Inantaas Xumeyey Oo Uu Ku diiday Dhalashadeeda 😢
    Xanaan Waxay Muujisey Qalbi weyn Oo Ay dhibteeda Ugu Samirtey🙏

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 Рік тому

    Ninkii gabartaas quruxda badan xumeeyay walee aduunka wuu ku qasaaray. Xanaaney gabartas igu darso hadeysan guursan masha Allah waa quruxdii oo inta taagan 🥹🫶waa nasab dhalad

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому +16

    May Allah protect them all Aamiin

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 2 роки тому +20

    Aamina dhooleey xanuunkii aad soomartay waano makuu noqon waayey

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 2 роки тому +7

    Maasha Allaah ❤️ ❤️ ❤️ Shidanei😍 iyo Gabadheeda😍 Allaha isku kiin xifdiyo👍Habo dhalasho wanaagsan

  • @sumayosiidcali2866
    @sumayosiidcali2866 Рік тому +4

    Inta Qisada kadib soo raadisay 😭💔

  • @dhool_waabari_130
    @dhool_waabari_130 Рік тому +2

    alla gunsanaa oo garaad daranaa ninka inanta intaas leeg ee quruxda iyo qayaha leh abenimadeda dafiray
    walee ilaahayba cadaliya iyana waxba umaqabto hooyo intaas lekaysisaa jogta
    oo dhexda uxidhatay
    ilaahow hooyoyinka somaliyeed
    ugargaar oo garabgal

  • @lovelygirlhealthyandbeauty2518

    😥😥😭 marka Qisada so firsade again firsanoya heesda xanan shidane wa qof ad adag m.a keep going abaayo

  • @laarachocolate822
    @laarachocolate822 2 роки тому +12

    Axxx🥺Hooyo allaha kuu naxriisto waan kuu xiisa😭😭😭😭😭

  • @ladanhappyy3969
    @ladanhappyy3969 Рік тому +5

    Maaasha.allh.
    Heesa qaar qisooyn adag ka turjumaan
    Apy mid ku anfacda allaah kaaga dhigo

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Рік тому +1

    War saan waa maxay😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮 aflaanta anshax xumadaa cml aa meesha ka socota oo alla ogyahay😢😢😢😢😢😢😢

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 Рік тому +2

    Mshaa allaah xanaaney gabdha yaan lagaa cunine qarso walhi waa gbar qurux badan hadan hoyo qima badan dhashay isha bin adamka wey dhacdaa ee videokaa ytbka ka bixi waa iga talo walalnimo

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 Рік тому +1

    Inna Adeer Xanan Masha Allaah Laba gabdhood o isla eg aya tihiin Quruxda meeshey ka qaadatan Arkaa/Ilaahey heysku kiin daayo waligiin mcnto Cid aan Alle aheyn Uma baahna quruxdad kuso korisay Alx Xanan Cadey mcnto..

  • @mowlidkhayre1007
    @mowlidkhayre1007 Рік тому +1

    Xoriyoyar qisa adag baa kuduugan dhalashadeeda iyo koriinkeeda alle ha ubooga dhayo wll Xanan shidane

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 Рік тому +4

    Maanshaa allaah beautiful family oo isleeg iyada iyo gabadhiidaba.hanaan adiga ayaaba gabadha yar ah ee hore u soco walaalo

  • @Naciimacumar14
    @Naciimacumar14 Рік тому +1

    Ad ban uga xumahay inu farax somali inkiro qurux leydan si fican beysa yeshay marba hadey ajnabi gursatay allaha u barakeyo

    • @hamdiahmed2222
      @hamdiahmed2222 Рік тому

      Walal ajnabi ma guursan

    • @cadniabdi4968
      @cadniabdi4968 Рік тому +1

      Iyada maha waxa ajanabiga gursaday mid ingriska u dhalatay o iyada korisay waye

  • @maryaniitacadey6039
    @maryaniitacadey6039 2 роки тому +13

    Xanaan waa hooyo adag Mashallah mira dhal fiican in ay hesho ayan rajeynaa dhalasho wacan shanwiil

  • @ubaxabdullah8864
    @ubaxabdullah8864 2 роки тому +6

    Alla halaga baqo subxaanalaah wamaxay gabdhaha qaqawan ee iyaga iyo cadaanka mesha taagan aan lakala garanayn walalahy aan jelclahy oo tageero baatihiin xuman hayfahmina wllayal is astura oo illahy ka baqa allow nacafi akhiro iyo aduunkaba illahow hanoo qaban danbiyada ankaa galano aamin aamin yarabi

  • @iskufilanahmed2572
    @iskufilanahmed2572 Рік тому +4

    😢😢😢ilahey ilmaheeda ha u xifdiyo hooyo adag waaye😢

  • @abshiroabdiwahid8752
    @abshiroabdiwahid8752 Рік тому +3

    Hanaan abyo walhy qisasada way iga ilmaysisy xppty waxaa jeceshy oo alle raali kaaga yahy alle haku siiyo
    Dhibkaas aad lasoo kulantay waxaa dusha saaranayo ragii maalintii aad cadado joogtay kaa soo qixiyey
    I'm so sorry xppty 😢😢😢

  • @fardowsamohamed6911
    @fardowsamohamed6911 Рік тому +23

    Qasida xanan marka dhagestay heesta sooradiyay sorry xanan 😢

    • @hamdamohmed9277
      @hamdamohmed9277 Рік тому

      Ma markey inanta soo kaxeysataa inanta mise wa xaflad kale

    • @Muna_Dalac
      @Muna_Dalac Рік тому +1

      Gabadhaan yarista ee xanan dhashey maxey daremee markey aragtey hooyaded oo aabheed sixun ugalay😢

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 Рік тому

    Niicle😮..uf way qaribeen heesaha..laaxigee ..dadkii qaadi jiray way bahdileen mana keeni karaan codkii quruxda badnaa ee waagii hore 😢😮

  • @Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy

    Yariiistii waa taaan shanwiil habo macaaan insha allaaah noolaal wanagsan barwaqo ku nool..

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 Рік тому +2

    Inankani heestii wuu calaaliey😢😂😮😮

  • @naimaabdullealasow4360
    @naimaabdullealasow4360 Рік тому +1

    Xanaan gabadha IL ALAAH kaaga xijaabo ee astur pleas isna astura waa advice qisadaada wey taabatay Wana la ilmeeyey qofka ku jecel Adduun keliya maahee aaqiradaadu ka fekeraa Abaayo asturnaanta ku dadaal insha Alaah in leydin tuugo maahe ILAAHOW aadan dad tuugina adiga iyo ilmahaagaba kuwa idin xumeeyeyna hoostiina ALAAH Keeno ayagoo shalaaynaya

  • @amranaragzanofficial9203
    @amranaragzanofficial9203 Рік тому +3

    Ax wllhy calooshaa ihuraysa alle haydin barakeeyo❤😢😢

  • @fahmo12345
    @fahmo12345 Рік тому +5

    Walee iney yaraan ku dhashay been kumey sheegin waa isku fac masha allh

    • @barwaqobilan8574
      @barwaqobilan8574 Рік тому +1

      Tani waa tii labad eey ku dhashay london

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Рік тому

      Dumarka Somalida Qaar ayada koban jeer ka yar yar oo markay wax dhaleen aad moodo islaamo waa waan baa buuxa lakiin Hoya dan. Waa Caato she is luck may. cayilin waa si dee dii

  • @amalhussein1357
    @amalhussein1357 Рік тому +3

    Manta ooyinta way iga dhamaaty
    Ileensheeko ayaa ku duugneed
    Is helitaankooda

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +10

    Masha Allah amazing mother and her daughter 🌹🌹

  • @qureshhassan9017
    @qureshhassan9017 Рік тому

    MashaAllah what a beautiful human being they both are

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq Рік тому

    shanwiil shidane waaaaw maanshaa aallaah

  • @nuriageele9844
    @nuriageele9844 Рік тому

    Xanaan sheekadeedu waa sheeko u qaas ah gabdhaha soomaaliyeed ee qiimaha qaayaha badan leh ee allaah u siiyay in ay noqdaan hooyo iyo aabe. Markii aan dhagaystay sheekadeeda waxaan xasuustay habar aan Arki jiray anoo yar oo lugteeda ay ku hirnaan jirtay silsilad dheer si ay guriga uga shaqayso

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому

    Allaah ka baqa reer fanaan fiidnada ka baxaa aad ku jirtan iyo qaawanasnta naag nin aan qabin shafka saarasyo Subxanallaah

  • @xabiibaxirsi4
    @xabiibaxirsi4 2 роки тому +1

    ما شاء الله تبارك الله 🧕🌹🌹♥️♥️♥️🧕🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👍🏻👍🏻👍🏻✅✅✅✅✅✅👏👏👏👏🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @yaasircatafad7469
    @yaasircatafad7469 Рік тому +8

    War ilaahey ka cabsada is astura 😢😢😢

    • @shukrimohamed-by9bp
      @shukrimohamed-by9bp Рік тому

      🤦‍♀️🤦‍♀️😭 the have no idea about the hereafter

  • @fyhyh23149
    @fyhyh23149 2 роки тому +5

    She has grown up mummy

  • @mohamedelmi8706
    @mohamedelmi8706 2 роки тому +6

    Subxaanalaah ma aamina dhool Baa heeseysa weli

  • @anisaahmed360
    @anisaahmed360 Рік тому +2

    Xanaan shidane waa gabar maskiin ah qofka marka la abuse gareeyo waa dhib ninkii hore baa soo dhibaateeyey hadana dad xun bay London kula nooleyd hadana guurkii 2aad been loo sheegay gabadhan yar oo quruxda badan lagu inkiray 😭😭😭wallahi anigoo ooynaayo coment gan soo qoray xanaan xabiibtii Allah qalbiga kuu qaboojiyo caruurtaada iyo adigana kuwa farxad iskula noolaada Allah idinka dhigo Amiin

    • @maymuunsiciid4549
      @maymuunsiciid4549 Рік тому

      Gabadhaan ma tii buulabarde ku dhalatay baaa

    • @qisoyin_cajib7482
      @qisoyin_cajib7482 Рік тому

      @@maymuunsiciid4549maya Uk 🇬🇧 bey kudhashy

    • @khadrofarah9502
      @khadrofarah9502 Рік тому

      @@maymuunsiciid4549 my abyo wa gabdhii kle ay dhashy Oo lgu inkiray

  • @hibakismail9988
    @hibakismail9988 Рік тому

    Shanwiil qurux badanay eedo dhalada isaaq tahay abahan sharcigan keenayna hooyo Adag baa ku dhashay runti hno xanaan shidane qisadadu si khasay ii tabtay 😢😢😢ducada waalidka iyo barinimadad baad halka ku soo gartay

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 Рік тому

    Shidadeen u soo maray shanwiil korintaada😢❤

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 Рік тому +1

    Xanaan iyo gabadheeda allow isku kiindaaa

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 Рік тому

    Allahii Dhibka faraha bdn kasosaaray iney Kaxishoodan ayey aheyd ee Maxawaye Dhaqankan Islamnimadi awaye. Yakh Illah Halaga cabsado.

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 Рік тому

    Hooyo waa un hooyo

  • @Bashir-d3b3b
    @Bashir-d3b3b 10 місяців тому

    Mashallah jiro joga kuligin

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому +2

    Fanaanimo aa fasahaad janno waaa nunsesesee.

  • @Xati-ve3tg
    @Xati-ve3tg 10 місяців тому

    Subxaanallah maxeey Isku dheg dheg iyo qaawani keenay markaa😢

  • @neyruuschannel5543
    @neyruuschannel5543 Рік тому +2

    Dadka qaar waxey leeyihiin gabadhaan qisadeeda waa been eey soo dhoodhoobtay lkn hadey qisadeeda beentahay heestaas lama qiirooteen maskiin ilinteey ceshan weeysay wlhi srry hanaan

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 2 роки тому +1

    Gabadhaan faiza miyaa dhashay masha allaah yaraan ayeey ku dhashay wai sla egyihiin

  • @farxiyafaraxsan7452
    @farxiyafaraxsan7452 Рік тому +3

    Ninta ku dhibatotay ee aan ka dhagaysanaynay qisada mala waa inanta😢😢😢

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 Рік тому

      Ma ahn

    • @ubax7758
      @ubax7758 Рік тому

      Midi lugta loga xirty waye

    • @Mudan-
      @Mudan- Рік тому

      Maya waa gabadhii ninku inkiraay lugtaa logaa xidhii jiraay maahaa

  • @fartunisack4035
    @fartunisack4035 2 роки тому +2

    Masha Allah maiza macaney so cute igu salan

  • @abdinajiib4886
    @abdinajiib4886 Рік тому +4

    Raafad badan waxad soo martaba manta adiga gabadhaada farxad ayad kujirtaan😭

  • @Faay371
    @Faay371 2 роки тому +1

    Masha Allah shan wiil iyo hooyadeed💖💖💚💚🤍🤍🧡🧡💜💜💙💙🤍🤍💚💚

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA Рік тому +1

    Bal qofkan la soo qaawiyey eeg , walahi waa ayaan daro hadii hablihii somaliyeed hooyadii dhar qaawan u soo xidhayso waar ilalhay ka baqa gaaladii baan xataa sidan u labisan

  • @prettyhamdi4345
    @prettyhamdi4345 Рік тому

    Hooyo Xanaan Shidane Marna Ha u ogalaan in Gabadhaadu Nin Ajanabi Ka Ah Xabadka Galiyo oo Taataabto Sida Goobta Hada Ka Dhex Muuqata Xitaa Adi Waa Galisay Laabta Yaa Kuu Baneeyay Waa Danbi ilaahay Raali Kama Ahan Sidaas😢

  • @ubgacal5701
    @ubgacal5701 Рік тому +2

    Asc wall maxt isgugawesa ilahay gacfso waxan waatun wall Qali😢😢😢😢😢

  • @sabirinmohamed3222
    @sabirinmohamed3222 2 роки тому +4

    Alow caafi aamina dhool🤲🤲🤲yarabi

  • @willobouni7146
    @willobouni7146 9 місяців тому

    Allah iskukiin dayo jaanaada kuwii ku kulma Allah inaaga dhigoo

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому +1

    Baeutiful laki heesta 👏👏🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xafsahilkas951
    @xafsahilkas951 Рік тому +3

    Mudo ayaan madaxada momy u oynayey😭

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi Рік тому

    Gabar aan dhalay nin aan qabin gacan uma geliyeen in uu dhunkado ama la dhaanso. Xanaan iga ilbaxsan.

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 Рік тому

    🎉🎉🎉❤xanan qurux qurux dhashey

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +3

    Maasha allaha 🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏

  • @ugbadm6075
    @ugbadm6075 2 роки тому +2

    Qofwalba ceesantii suuqa keen, kkk masha allah

  • @shukrisulaymaan5671
    @shukrisulaymaan5671 Рік тому +1

    meshan dhanqan islaam kama socdo gabdhaha io walidiintabah i ay so asturan bay aheyd gabdhahan wada qaan gaar maxaa fharanta logu fiirsanayah miyanan qiyaama lagah baqeyn war ilahay halagah cabsado

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому

    Masha alaaaah ❤❤ xafidulaahi ❤ ❤

  • @falisshiikhdoon3017
    @falisshiikhdoon3017 Рік тому

    Although qalbiga away e xanojisay gabadhan managadaysaan😢😢

  • @ayandirie5428
    @ayandirie5428 2 роки тому +5

    Mansha allah beautiful family

  • @fyhyh23149
    @fyhyh23149 2 роки тому +2

    So emotional ohh

  • @samiraalimire7424
    @samiraalimire7424 Рік тому +2

    Qisada kadib lee fahmay heesta😢

  • @publichealthresources.6996
    @publichealthresources.6996 Рік тому

    xanaan gabadha yarta meysan tusteen calool xumo. Si qurux badan ayay u korisay. this will put the poor girl into enormous pain.

  • @a-fmire7891
    @a-fmire7891 Рік тому +1

    😓😓😓😓😓😓😓😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔 after watching her story I can't watch this😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Рік тому +2

    Gabadhu ma tan ey ku dhashay dhibaatada ey ka sheekeyneyso mase wa mid kale horaa lo yiri dhibta laguma waaro oo dhaxal looma yeesho

    • @caishacabdala5304
      @caishacabdala5304 Рік тому +1

      UK markee imtay dhashy wye yacnii da.dii 2 wye gabadhaan😢

    • @CawoiyoAyaan
      @CawoiyoAyaan Рік тому

      @@caishacabdala5304 gartey waa cunigii labaad

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 роки тому +5

    WAR ALLAAH HALA CABSADO WAR IS ASTURA

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 Рік тому

    سب حان الله🕋☝️😥😥😥

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 Рік тому

    Somali Dh khiyaali baa u dhintiin see Sharf leh baa lo gursadaye hadan waa oyaaayesa oo hadana sayid ah

  • @sadiiqfaysal3020
    @sadiiqfaysal3020 Рік тому

    Wlhi ilmadan ceshan waayey 😂😂😂 farxad aan gudhaayn abid ku noolaada 😂😂

  • @Naciimacumar14
    @Naciimacumar14 Рік тому +2

    Gabdhan ineysan galjecel aheyn inta ogatay

  • @najmanayma7028
    @najmanayma7028 Рік тому

    Miyeey guursatay shantii?

  • @bebomahdi38
    @bebomahdi38 2 роки тому +2

    Ax ax ax 😥😥❤️❤️❤️

  • @kikiahmed6765
    @kikiahmed6765 Рік тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @munaabukar2688
    @munaabukar2688 Рік тому

    Mansha allah Gabadhu qurux badanaa

  • @salimsalim2859
    @salimsalim2859 2 роки тому

    Ceesanta yari hala ii guuriyo asxaabay

  • @rahmasidali1153
    @rahmasidali1153 Рік тому

    Gabdhan ma gabdha yareydaa ee tRIIIQDA LAGAG SHEKENAYE

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq Рік тому

    laki waa dawlad

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 Рік тому

    Adeer Shanwiil dhaan waxaan ogaaday in aanay abonlahayn oo aabeheed oo waliba beesha reer sh. Isaxaaq ah uu diiday oo any abo lahay ilhay baariyad adeer hagaaga dhigo hoyadaa xanaan dhgna hq udhigin nacaskaa kudhalay

    • @hibakismail9988
      @hibakismail9988 Рік тому

      Doqonka aan soo qabano hadanaha6 beesha reer sheikh isxaaq xanaan iyo shanwiila aan xaal marin weyn siino nio

  • @ilwadhashim5762
    @ilwadhashim5762 2 роки тому +1

    Good

  • @nastehomusa4861
    @nastehomusa4861 2 роки тому +1

    Mashallah❤❤

  • @allawayn1048
    @allawayn1048 Рік тому

    Shanwil ma gabdhi london ku dhalata mise wa ti somalia ku dhalayy