Xildhibaan Caano-nuug: "Axmed Madoobe waa Oday Daarood, hadii uu runta ka hadlay....................

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Xildhibaan Caano-nuug: "Axmed Madoobe waa Oday Daarood, hadii uu runta ka hadlay ma ahan in lagu caayo baraha Bulshada, Xasan Sheekh kaa yeelimeyno wixii aad shalay ka diiday Farmaajo"
    ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

КОМЕНТАРІ • 91

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 15 годин тому +10

    Xildhibaan caano nuug waa halyey xaqa abaara ❤❤❤❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 14 годин тому +10

    Waaqica Runta Ah ayu Ka Hadlay Xildhiban Cananug❤❤ ❤

    • @adanahmed1244
      @adanahmed1244 5 годин тому

      Xildhibaan caano nuug waa hadal saxa axmed na waa asiibay talada saxda ah

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 16 годин тому +10

    walee nin kaan waa nin rageed runtuu kahadlay guulaayso xildhibaan

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 14 годин тому +4

    Maashaaallaah waa sax warka caananuug guuuuleyso halyeey q.Qaran..

  • @mohamedalimohamed3748
    @mohamedalimohamed3748 14 годин тому +10

    Nin culus guulayso geesi

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 13 годин тому +3

    Ahay yaa xildhibaanada yaahuu cananuug oo kale yaa ka dhiga xildhibaane alle haku sharfo geesi geesi dhalay baa tahay guuleyso SYL dhasheedii baad ka dambaysa dhalinta mustaqbalka hogaamiyahooda noqo insha Allah

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 9 годин тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah ninkan waa muwaadin dhab ah

  • @SureerSalaad-y5m
    @SureerSalaad-y5m 12 годин тому +2

    M a guulayso xidh axmed Islam waa geesi runta ka hadla

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 16 годин тому +3

    SOOMAALIYA ilaahay ha badbaadiyo

  • @ibrahimmohamed-vh7nx
    @ibrahimmohamed-vh7nx 5 годин тому +3

    Run baad sheegtay Xildhibaan allah ha ku barakeeyo ❤

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 13 годин тому +3

    Masha allaah xildhibaan caana nuug waaa xildhibaan xaqiiqda og balse maku taagnaan doontaa fikirkaada saliimka ah mise hadii hassan munaafiq ku af garto waaad is badali dooontaaaaaa kkkkkk xildhibaane kkkkk xilka aaad u heyso soomaali weyn alle uga baq xildhibaan guul iyo gobanimo xildhibaan caano nuug

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 15 годин тому +4

    Canna Nuug shalay iyo maanta waa isku af mar walba u hadla dhanka dowladnimada.

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 Годину тому +1

    Maasha Allah xildhibaan. War ninku run badanaa

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 2 години тому +1

    Mahadsanid "Xildhibaan-Qaran" -- Xildhibaan Maxamed Cali Cumar

  • @CabdiSalan-x4z
    @CabdiSalan-x4z 16 годин тому +2

    Maasha allaha caano

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 15 годин тому +2

    Runtiis weeye nin wax gsrrad ah Hawiye Xassan ha qabtaan haddii kale Somalia galata Hawiye ayay ku dumaysaa😢

  • @DigDus-e5j
    @DigDus-e5j 15 годин тому +4

    ARYAA XASAN MUNAAFIQ DAMEER WAA IN LAGA BADBAADIYA DALKA IYO UMADA SOOMAALIYEED 🇸🇴

    • @AjAji-uf9tc
      @AjAji-uf9tc 15 годин тому +2

      Waa SAX ✅️

    • @AA-ks5ip
      @AA-ks5ip 6 годин тому

      Sax waa in laga bad baadiyaa Doofaarada daarood dalkaan😂

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 15 годин тому +1

    Inaa joogo waan jeclaa wixii shaley ladiidey siyaad baajoogi lahaa

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 7 годин тому

    That’s true.X/caananuug oo kale baa loo baahan yahay oo danta dalkeena &danta dadka shacabka ah daacad u ah
    Thanks xildhibaane

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 16 годин тому +7

    Wllhi waxan is idhi ninkan xasan gurguurte ma miyir qabo

    • @Mrrred2023
      @Mrrred2023 6 годин тому

      Aniga waxaan is leeyahy runtii ninkan amuu hassan sheqeni uu aheyn oo feis of move la oran jiry wayo nin soomaali oo 2teim madaxweyne noqdy sidaan uma dhaqmi lehen sababtoo ah waa nin kale hassan sheq waxaa lagu sobadaly nin yuhuudi ah habeenkii uu aadi jiry imaraadka talabib ayaa lagu badalay ama lagu sixty war hooy hala baaro hassan sheq xumaantan dhan iyo dalkii oo lakala diro ma ogolaadene hala hubsado

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 9 годин тому +2

    Waa runtaa 100%100❤❤❤

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 16 годин тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤yes yes yes waasidaa hadalku puntiland iyo lhaatumo waa,inlakeenaa waayo wuxuu kufadhiyo .adaale baay ku imanaaysaa khaatu.ana iyo galnus

  • @maan732
    @maan732 15 годин тому +3

    Hadalkaaas,waaaa saxeeex soomalia beeelo weeyee
    Xasan sheekh
    Galmudug
    Hirshabele
    Banaadir waaa hawiye
    Markaa seee u tahay macquuul puntland iyo Ssc.khaatumo maxaaa loogu diiday waayo

  • @abdisamadnur8458
    @abdisamadnur8458 15 годин тому +1

    Maasha Allah ilaah garashada hakuu. siyadiyo

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 13 годин тому +1

    waa run warkaas m gobaleyad inaay is joogaan illaa la helo Qof iyo waa burbur iyo Kala taga soomaalia waxii lugu hashii ha la khaato dalkana itoobiya ha laga difaaco midnimo ha laga shakheyo asc shabbelle

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 15 годин тому +2

    Xildhibaane haa wuu jiraa state Alshabab laga xoreeyay waad iloowday taa waa SSC khaatumo

  • @AmhedRashid
    @AmhedRashid 14 годин тому +1

    Xildh.Noolow Geese waa noo dorantahay.kuwa amusan ha ku daydaan.xildh.cananuug.hadee kale Tarikhda ayaan edin shagaeyda.

  • @zeinababdallah-zb2qv
    @zeinababdallah-zb2qv 16 годин тому +1

    اللهم اللف بين قلوب الصوماليين

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 15 годин тому +2

    xasan waa waalanyahay xagee 3sano ugu hadhsantahay war ninkaan xasan waa,waashaye dalka halaga qabto neefka xabaalaha qodanaya

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 8 годин тому

    Xildhibaanku runtuu ka hadlay arimahana si fiican buu u dhig dhigay, wariyuhuna waa nin waraysiga yaqaan oo xirfad leh waana mahadsanyahay sida uu ugu ogolaatay xildhibaanka inuu rayigiisa dhiibto..

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 13 годин тому +2

    Runta waa qaraaar

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 16 годин тому +2

    Ssc khatumo xaqbey uleedahay iney fariisato sida banaadir oo kale

  • @_22260
    @_22260 12 годин тому +1

    Waa runtii dadka waalada leeyahay qof kaliya oo sida uu raboh cid lagayeelimayo

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 3 години тому

    4.5 wax la yiraahdo ma jirto. Kismaayana wixuu ku heystaa xoog buu ku heystaa.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 15 годин тому +1

    Waa nasiib daro in marwalba ninka villa soomaaliya gala dalka burburiyo sharciga laalo kursi jacayl qaado dictator noqdo. 😢😢😢😢😢.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 15 годин тому +1

      Dalke la burburina ma dalba mesha yaal marka ugu horaysa muqdisho wa in casimada laga badala tan 2ad ajnabi sida amison iyo xalane wa inay mesha ka baxan lacagta xilfhibadana wa in laga dhima

  • @abdallasalaad1630
    @abdallasalaad1630 14 годин тому +1

    Xasan shiikh madaxweyne ka xun oo dalkiisa uga khatar badminton aduunka kama taliyo

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 6 годин тому

    Xiĺďh Caan-nug waa ogyahay wax meesha ku jira ee laysku qiyaamayno misiirkii Somaliyeed oo go'od lagu riday.

  • @mohamedalimohamed3748
    @mohamedalimohamed3748 14 годин тому +1

    Umaddu raggaan ayay ubaahantahay

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 3 години тому

    Ilahay haburburiyo ilaa xaqa dadka lasiinayo 4 qof ayaa dadmatalaya

  • @IbrahimOsman-p6p
    @IbrahimOsman-p6p 8 годин тому

    Xasan gurgurte cajaladisi Shalay dib ugudara isaga markhati isugu filan Anagu waxan isdhaha malaha wuxunsanaya

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f 13 годин тому +1

    Xasan waxa u dhamayaa siyaasad ismaaciil cumar geel ayaa hogaan u ha

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 3 години тому

    Ilaahay waxan kabaryayaa inay somalida burburto ilaa ay xaqa sadkale lacunayo dulmiga leyskuwado lagadeynayo babah hanoqoto

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 15 годин тому

    Caano Nuug wa halyey wa Daarood asal ka aha rag rag dhalay ku tuf hawiye=HAITI MORYAN 80jir tuug ah

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 5 годин тому

    😂😂😂😭😭😭😭😂😂Xassan Sheikh Mac sokor walalkiisa ka roorow 🐿️🐿️

  • @CumarsaciidCeleye
    @CumarsaciidCeleye 15 годин тому

    ma in dhararba dawlada goboled la baryo oo qaranka somalia ayaa kab culus

  • @bossman1024
    @bossman1024 6 годин тому

    Putland yaa eryay yaa udiiday adigu ka ken waxay taban kursi ayay taban ssc aya Dulmar lakiin putland kursi somalinimo KU xidhan cid karo karta majirto

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 8 годин тому

    Nin rageed buufi cayayaanka caadaystay musaqa iyo munaafaqnimada!

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 14 годин тому

    Priminister ku xigeenka Mr Saalax wuxu ka imaaday SOOL SANAAG IYO CAYN. Jufo Jarti ah maamul ma noqon karto. 2 gobol iyo ka badan qabiilada ku nool waa inay heshiis ku yihiin..

    • @hawamohamed4169
      @hawamohamed4169 14 годин тому

      Dhulkaas waa Dhul Daarood majority ka yahay Gahayle oo MJ ah iyo Ogaadeen iyo Dhuloos iyo Warsangeli baa dega

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 8 годин тому

      Darood is the majority you better get used to it the reality on the ground

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 15 годин тому

    Wada ogal la.fadee😂

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 15 годин тому

    Kuwana Somaliland bey Ku waashen.

    • @sahraahmed-fv6rj
      @sahraahmed-fv6rj 9 годин тому

      Kkkkkk iska dulqaata inbti inbadan baad na dulsaaraydeene an xoogaa nafisnee

  • @omarfarooq3385
    @omarfarooq3385 14 годин тому

    luglaawaawoow yuu san war kaa tagin Hassan sheikh iyo ahmed madoobe meel kala aadi maayaayee

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 11 годин тому

    Waar moryane grub hirab hassan sheick waa madahwene iriir samale kursiyga ssc khatumo waaha fadhiya oo kumatalayo reselwarah kuhigenka salaah snm oo musse bihi ufadhiya waana miid kamida safirada xamar ufadhiya snm calancasta hassan sheick waa wadashaqayaan si dawlaadnimada somaliyeed mesha logaasaro dhul iyo badna aay xarashaan musse bihi iyo hassan waa kuxeshiis irirsamale waaka warkogi ee calancasta snm iyo grub hirab haaleskaqabto somalida nadiifta ah ba kabadaan labada qooys

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 14 годин тому

    Madaxweynaha xushmeey xildhibaan caananuug. Magacaada ayaa sheegaaya inaad weli caruur siyaasadeed tahay. “Caananuug “.

    • @Dacaadmedia
      @Dacaadmedia 12 годин тому

      Walh adiga caruur siyasada ku cusub ah walibo xolo ah waayo wax cade ba rabta in ad in kirto ninka mw wax u yahay bu ku shegey

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 14 годин тому

    Dalkaan dhibkiisa waa daneestayaal sida xil. Caananuug

    • @ahmedjama9321
      @ahmedjama9321 11 годин тому

      Aderkaa Hassan SHANTAY ka hadal

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 15 годин тому

    Wuxu ku leeyahay Puntland ayaa maqan oo yaa u diidey in ay shirka yimaadaan.Majeerteen waa candhbuur ama dhoocil kintir leh.

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 15 годин тому

      Qashinyahow. Umadaanan ku aqoon cayd kalatag

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q 15 годин тому

      Adbdiqani artan cancer ku haya ilah ha ka cafiyo

    • @mahadbalbaleef3603
      @mahadbalbaleef3603 14 годин тому

      Kkkk awalba anigaa ku baray dowlad nimada dameerkada raaro

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 15 годин тому

    Xasan Sh Majeerteen Ignore ayuu saaray good job madaxweyne

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 15 годин тому

    War hawiyoow dal gooni isku taaga noqda walaaladiin soomaaliland ku garab istaaga dowladnimada kuwan waalan ee ka dhamaan la'daarood meel ay istaagan ha waayaana'e

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 8 годин тому

      Ader dhulka ugu weyn zoomalia ya dega bal dib u firi Darood qofna uma bahna iyada lo bahan yahy 😂

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 16 годин тому

    Dameer xun oo liita wasaq ah. Bal waxaas ka waran, wuxuu ku hadlayo bal maqal. Karaamo alle kuma siiyo.

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 15 годин тому +1

      Dameerku waxu astaan u yahay abgaal mudulod

    • @ahmedabdi33
      @ahmedabdi33 15 годин тому +1

      @@deqawarsame-ml7fmhhhhh hhhhhh

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q 15 годин тому

      ​@@deqawarsame-ml7fm😂 wa ku sintay Hawiye=HAITI MORYAN tuugo ah

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 15 годин тому

    Caloosha inta ay la egtahay waxa wasaq iyo xaqunaas xoolo xaqdaro ka buuxa ku dhimo adiga iyo inta feeraha ka dibiratay.

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy 15 годин тому

    Macaardka maxaa ka muqdo putland leef leef 😂

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q 15 годин тому

      Hawiye=HAITI MORYAN dawlad cancer ka ku haya iska dawee

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 14 годин тому

      @@A3v-w7q oromo maxaa inta ku keenaye

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 14 годин тому

      @@A3v-w7q adiga iyo abiy waa neela wasaa , somali always guul

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 Годину тому

    Maasha Allah xildhibaan. War ninku run badanaa