Gudomiye Dhado oo si adag uga hadlay amniga Bosaso.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Gudomiyaha Gobalka Bari ayaa sheegay in amni xumada Bosaso ay Qayb ka qataan ganacsatad Gobalka Isaguna shegay inaysan jirin cid iska leh magaalada Bosaso.

КОМЕНТАРІ • 11

  • @qardho25
    @qardho25 5 років тому +3

    Reer Bariyow Boosaaso u soo jeesta, oo iska daaya xinka iyo isxasadka oo Magaaladda gaarsiiya meesha ay u qalanto

  • @awalebashiirabdi9771
    @awalebashiirabdi9771 5 років тому +6

    Hadal nool oo wax garada runta ayuu dshheegay soomali runta mataqan.

  • @mesut7699
    @mesut7699 5 років тому +1

    sax weeye gudoomiye.

  • @patorenking988
    @patorenking988 5 років тому +1

    Machallah wax garad weeye walaahy

  • @abdirizakzaacid3311
    @abdirizakzaacid3311 5 років тому +2

    Gudoomiye nin waxbadan og baadtahay bulshadu kalsoonidii dawladnimo in lagusoo ceshah ubaahantahay

  • @alimohmed160
    @alimohmed160 5 років тому

    Reer bari walhi dhedo dhabto kahadly bosaso shaqa badan ay ubahntahy

  • @fnckwilllandhisdaughter6735
    @fnckwilllandhisdaughter6735 5 років тому

    Run badanaa

  • @moamiin1101
    @moamiin1101 5 років тому

    Walhi gudoomiyaha hadalkiisa caadi ma ahayn

  • @munaartan6120
    @munaartan6120 5 років тому

    ninka waynaday maxxaa jabir daba dhigay alay ahdiig

    • @mohamedmuse5352
      @mohamedmuse5352 5 років тому

      Jabir ma haysto ee xafladiisa buu ka hadlayaaa