abiy ahmed wuxuu mudan yahay in la gala noqdo biladii nobel prize ka ahayd maadaama uu isku badalay in geeska africa laga fadhin layahay even isagoo dalkiisa u xalsan kari layahay! Nabadeey
Caqliga qabaliga CIRIBTIISU waa sidan. in Ethiopia loo kala tartamo, loo adeego loona arko in GUUL ay gaareen qabiilkii ay hubsiisaaba, Garoowe ayaan joogaa waana QALAD in maanta Ethiopia waxey ahaataba dowlada Soomaaliya looga hiiliyaa, waa hiili cad oo la siiyay Ethiopia. Waana ceeb weyn halaga xishoodo jinsiyaddan Soomaaliyeed ee col iyo cadaawaba u heshiiyay
Fiqi muxuu la ooyayaa siwki lahaa jabhado ayaanu ku hubeynaa ethopia horta madax bananida la sheega ma xamar bey taala miyaa waxan dhulka kale dagani somali maha miyaa na wuxj xamar degan ayunba somalia miyaa fiqi ka soo jawab
Aaway warbixintii & magacyadii villada laga filayey in ay shaaciso, ee ku saabsanaa hubkii kan ka horreeyey ee Galmudug lagu bililiqaystay?! Markii villada uu kiisku galay saw lama joojin kiiskaas. Idinka oo tuugo ah miyaa shaadh dawladeed noo soo xidhay Fiqiyoow?
Ana wasa dawlada moryaanta Hassan munafaq guul puntland guul konfurgalbeed.
Afkaa wuu urooyaa Soo cadeyso horta
Dawlada fedelka waxqy noqotqy hawiye markaa koonfur galbeed iyo puntland baa si fiican bay wadaan
Kaabe qabiilka hawiye Xasan munaafaq waa habar gus ku jiro waxay ku hadasho waa rowrow
hubkii imada soomaaliyeed hadaad uqey bisey abgaal maxaa diidaya in dadka kalena meelo kale ka soo qaataan hub
abiy ahmed wuxuu mudan yahay in la gala noqdo biladii nobel prize ka ahayd maadaama uu isku badalay in geeska africa laga fadhin layahay even isagoo dalkiisa u xalsan kari layahay! Nabadeey
Caqliga qabaliga CIRIBTIISU waa sidan. in Ethiopia loo kala tartamo, loo adeego loona arko in GUUL ay gaareen qabiilkii ay hubsiisaaba, Garoowe ayaan joogaa waana QALAD in maanta Ethiopia waxey ahaataba dowlada Soomaaliya looga hiiliyaa, waa hiili cad oo la siiyay Ethiopia. Waana ceeb weyn halaga xishoodo jinsiyaddan Soomaaliyeed ee col iyo cadaawaba u heshiiyay
Ninkii Raxwayn aflagaadeeyay oo wacela kutilmaamay shaqadiisuu wataa lkn hubka wuu arkaa xasan alla qabiilku wacana
"DOWLADA SOMALIYA" marka la leeyahay qurux badanaa waxaad u maleysaa in 1980 aan joogno, mey yiraahdaan DOWLADA DEG WARDHIIGLEY. kkkkkkkkk
Ma aha waa cabsanee. Adoo Qaran ah yaa Qabiil ka cabsanee. Xuduud walba Askari "Fed" dhig. Sharciga cid ka saraysa maleh. Adiga Qabyaalada haku qarin,liidnimadaada & howshaada oo aa gabtey. Fed. Gobol & D/Goboleed,Xuduud. Waa inay joogaan. D/F. Hadii sidii reer baadiye,u hadal.
Mooryaan😂😂😂😂😂😂
Nin walalkiis neceb xagow guul ka gaari alow yaa usheega maan gaabyada in somalia xasan iyo hawiye gooni ulaheyn waxii maanta Soo Gaara dowlada Somali oo Dhan ayey saameynee
Fiqi shaydaan kulahaa madax banaanida somalia .
Oo somalia waa teee sowtii burburtay 1991 .
Guul putland iyo koonfur galbeed .ka tashada maamulka mooryaanta ee xamar
Looma baahna iscambaarayn ee dalku midnimo iyo is faham buu u baahan yahay .
doorasho qof iyo coda aan qabaa waxey dhadhey in muqdisho ugaandays kugu ilaa liyo been low dameera
arhooy hub aan hawiye la hayn waa xaaraan.
dastuurkii umada soomaliyeed ku wada joogtey soo adigu baad badalin daljan nin walba goof kiisa heyska joogo
kan fiqi waa loo tur jumaa waana wasiirkii arimaha dibada baa lalee yahey
Madax afka kahadleysa kaliya anan ficil laheyn oo dadkoda kaliya kaa adag oo qoryaha isugu dhiba dadka somaliyey maxey kahadlan maxeysa cambareyan waaba kuwa goor hore dhinte😂😂😂
Maxaa ka galey dowlda xamar wexey puntlanda and koofur galbeed keensato? Hawiyo dhulkiina iimaansada
Somalia daarood and Somalia Hawiye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Somalia no need hawiye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Puntland xasan iyagaa keeney ayadoo farxaan qaroole ceyr sanayo markii la doorteyna balantii buu uga baxey ayagaana hada ridaya xasan munaafaq
xasan dameer caawa goof kaagii soo kumaad soo ururin been iyo khiyaamo baad moodey siyaasad munaafaq xan dameer
XASAN XUMOOW IYO KUWA LAJIRA MAXAAY WAX UGU QABAN WAAYEEN PUDLAAN MAKU DHAQAAQI KARAAN SACIID DANI
Puntland loo joojin maayo waxey dhadhey aduunka waxaan ka cod saney naa dameer kkkkk
itoobiya soo adigii ha deer xuduudka Nissan kaaga soo gudbi neysey oo lagaa dhacey hada markii dani kala yimid miyaa xaaran noqotey yaa xasan dameer
Maanta ayaan nin oroma maqaayad shaah kawada cabeynay markaas nin waalan oo isku reer yihiin baa lahdlay markaas bow yiri amxaar tag oromana isbalaarisay Somali tuuba keen markaas baan maxaad kwdaa ireygaas Marka waxow yiri Somali waxey dhihi jireen boqoro ayaan nahy waxey ahaayeen dad isla qabwayn somalinimo ku faana lkn maanta waxii way ka tageen bariis ayey iska raadsadaan cadow halkaan ayow marayaan anagana midba midka kale arkaa waa ayaan daro iyo maan gaabnimo wllayaal
asc dhamaantiin
Fiqi muxuu la ooyayaa siwki lahaa jabhado ayaanu ku hubeynaa ethopia horta madax bananida la sheega ma xamar bey taala miyaa waxan dhulka kale dagani somali maha miyaa na wuxj xamar degan ayunba somalia miyaa fiqi ka soo jawab
Why Ethiopian ka sidaas looga cabsadaa
Moryan
Nabad gelyada xumida idinku Soo laabatay fiqiyoow iyo gurguurtow idinkaa ka bilaabay Somaliland. Ka xaab xaabsha hee.
Ethiopia hanoolaato 🎉🎉🎉
Aaway warbixintii & magacyadii villada laga filayey in ay shaaciso, ee ku saabsanaa hubkii kan ka horreeyey ee Galmudug lagu bililiqaystay?! Markii villada uu kiisku galay saw lama joojin kiiskaas. Idinka oo tuugo ah miyaa shaadh dawladeed noo soo xidhay Fiqiyoow?
😂😂😂
hahahahahaahahaha wabay cabaraysay sidi besha calamka matasaa nolayn ?????????
umadii been iyo munaa faqad buu xasan dhiiqo ku kala kaxeeyey
Kii caabudwaaq waxey aheyd in warqadan oo kale loo qoro
Hhhhhhhhh
Calaan cal bes miya ???
Calaacal waxa lagu yaqaanaa dowladaha burburay
We. A. Dibada maxaay oga hadli weeysay hubkii Itoobiya ka yimid ee aay NISA galbineeysay ee uu Culusoow u waalan gaaray markii laga dhacay? From Gedo
somalia fiican waa somalia dhintay
Somalia xageey ka talisaa horta?
kan fiqi waa loo tur jumaa waana wasiirkii arimaha dibada baa lalee yahey