SIRTA UGU WEYN SHUKAANSIGA DUMARKA | Ka Duwanaaw Ragga kale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • SIRTA UGU WEYN EE HAASAAWAHA DUMARKA.
    Welcome and Subscribe Thanks.
    B.Music from White stand.
    / @whitesandcomposer
    LoNe Poy.

КОМЕНТАРІ • 261

  • @zadammuxumed7084
    @zadammuxumed7084 9 місяців тому +64

    Talie

    • @abdiwaasachussien1841
      @abdiwaasachussien1841 7 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤

    • @abdiwaasachussien1841
      @abdiwaasachussien1841 7 місяців тому

      ❤❤❤❤❤

    • @MohamedAbtiga
      @MohamedAbtiga 6 місяців тому +1

      wan ka helay xaqiiq WA Inan dag sada Si aan maskaxda iyo qalbiga ugu keydiyo erayada❤❤❤❤

    • @AXMATO_
      @AXMATO_ 6 місяців тому

      @@MohamedAbtiga haa zxp dajiso

  • @adnannour8231
    @adnannour8231 8 місяців тому +108

    1: attention bilaash ah , qiimee waqtigaaga
    2: hadafkood ayey kumashquulsan yihiin
    3: noqo qof goaan leh
    4: Baro kelinimada
    5: iska inkir dagaalka maala yacni iyo muran bilaash ah
    6: noqo qof ujeedkiisa kahadli karo
    7: qorshahaaga naag darteed hau baajinin
    8: bedel hab fekerkaaga
    📚🧠✍💯

  • @user-ml2ub1jy1p
    @user-ml2ub1jy1p 9 місяців тому +67

    Ninka qiimaha sare lehna waxuu marwalba leeyahay wxyaabo ka muhiimsan dumar inla daba cararo☝️💯💯

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 8 місяців тому +3

      Lkn ogow ninkaan waa been low dumarka ma jeclo ninka aan daryeelin ama u dulqaadanin ninka haduu saan uu kan sheegayo udhaqmo 2bo Isla sii joogto ama is qabto majiri laheyn

    • @adenhassen9119
      @adenhassen9119 8 місяців тому

      ​@@AmiiraQurux-dr3kehhhhh haye sidee la isku qabtaa wll bal nafahansiii

    • @user-hq5mc5zi9y
      @user-hq5mc5zi9y 7 місяців тому

      xuquuqaha xaaska iyo legenkeeda way cad yihiin wll qofkii kusoo xadgudbana waa kiis qaran
      wuxuudoono ha sheego @@AmiiraQurux-dr3ke

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 7 місяців тому +1

      @@AmiiraQurux-dr3kein la is qimeyo waxa ka horeya In lais gursado 👍🏾

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 7 місяців тому +27

    2024 waxa khalad ah inad wakhtigaga ku bixiso dumar ado waxkasta baran kara jirkaga dhisi kara business samayn kara waliba hab online kubaran kara boys wake up!

  • @Xasancali2002
    @Xasancali2002 9 місяців тому +45

    Waku mahadsantahay sida qurxoon ee ad isbadal ugu sameesay muqalada oo ad heesti buuqa badneed ad uga yaresay (heesaha kajooji muuqaladada sas aye ku qurxoon yihin)

    • @luuldheyman982
      @luuldheyman982 9 місяців тому +6

      M.a wall bdna dadka sandkn heesaha sidi iney shadal uyahy cml ayey u isticmalan illahey wadada tosan ha inagu hanuniyo

  • @Raage11
    @Raage11 9 місяців тому +39

    Dhowr mar sameeyay sidaano kale gabar qalad iga gashay kadip ship ka dhahay iyadoo oneeyso i raali galisay

  • @mahameddeeqcadow9067
    @mahameddeeqcadow9067 9 місяців тому +13

    Welcome back the legend nooaso badi waliba dhalinta yartarka

  • @HiboAdamAhmed
    @HiboAdamAhmed 9 місяців тому +28

    Soo badi😂 waa ragii loobaahnaayeee

  • @abdirizakabdi3654
    @abdirizakabdi3654 6 місяців тому +8

    Lph Aniga maad iga hadashay dhmn waa dabeecadeheega Sas wye “ Noqo mrwlpa qof go’aamadisa ku ad adag ☝🏻😊🦁”

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 7 місяців тому +11

    Ragow nagaha yeysan wakhti Ka dhimin

  • @MOOHAANAK
    @MOOHAANAK 9 місяців тому +20

    muuqaalkan iiku horeeyo muuqaalada soo galiso channelkan wax badane waa kaa faaiday zhp loNe boy mahadsanid❤🙏

  • @husencabdicasis6938
    @husencabdicasis6938 9 місяців тому +14

    Waa sax dumarka attention ka laga yareeyo waxbadan ayaa dhaca

  • @saami9
    @saami9 8 місяців тому +7

    waa sax inta qodob aad ka wada hadashay mahadsanid

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 7 місяців тому +6

    Only legend understand🤵🫵 Tnx alot Masul sare

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod 8 місяців тому +12

    This story is really ❤❤❤

  • @caadilmusdhaf8129
    @caadilmusdhaf8129 8 місяців тому +12

    Sxb tloyinkaaga waan ku guulaysnay wlhi ❤❤ noloshada kur ugaad

  • @boqorabdirahman3715
    @boqorabdirahman3715 9 місяців тому +27

    waxa aad qiimo yeelanaysaa marka aad qofna qiimo siinin. kalia dantaada raaco✅

  • @HuudAhmed
    @HuudAhmed 3 місяці тому

    Muhiimadu maaha inaad kafikirtid sidaad qalbi usoo jiidan lahayd waayo noloshaada badankeedu waxay noqonay inaad kafikirtid soo jiidasho sidoo kale wakhti ayaa kaaga lumaya❤

  • @xamsecismaan8445
    @xamsecismaan8445 6 місяців тому +3

    Wlhi ani dabecadaheyga o dhami aya saas eh ❤

  • @Athro235
    @Athro235 8 місяців тому +5

    Thanks my brother ❤

  • @user-vn6pk7ou5g
    @user-vn6pk7ou5g 6 місяців тому +2

    Zxp waaan ku wataa

  • @user-cl2yg8bp9l
    @user-cl2yg8bp9l 6 місяців тому +3

    Waana shaafisaa ilahay haku shaafiyo lone boy

  • @MustafaAhmedSaeed-dn1lx
    @MustafaAhmedSaeed-dn1lx 8 місяців тому +8

    Naagba ma anaa waqti u haya xabbad aa ku sirmay abahaa u sheeg aan iri nagu kala wad 😂😂😂😂😂😂 riyooyinkayga iyo hawlahayga maalinlaha kabadan iyaga boosna uma hayo😂😂😂😂😂

    • @adoontialle798
      @adoontialle798 8 місяців тому

      Halaga sheego badana 😂😂😂

  • @MohamedAbdikadir-mk3rc
    @MohamedAbdikadir-mk3rc 28 днів тому

    keep going

  • @Oskamin
    @Oskamin 7 місяців тому +1

    Really i use those tricks and tactics and formulas

  • @user-py8ko2hx4o
    @user-py8ko2hx4o Місяць тому +1

    Waa sax sxb

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 3 місяці тому +1

    Zxp waad mahad San tahay

  • @moustaphaibrahim3009
    @moustaphaibrahim3009 9 місяців тому +5

    ما شاء الله❤

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 9 місяців тому +12

    Ani nin ima inkiri karo sababta Waa ninka marku kow I shukansado Ayan weydiya malintisa wuxu qabto ama been ha ii sheego ama run ani Waa qataa haduu inkiritaan bilaabo wan ilaba waayo waan ogahey maalin tiisa wuxu qabto😂😂😂😂😂

  • @salmaanindhayare
    @salmaanindhayare 9 місяців тому +2

    Pro no so badi insha allah ❤❤

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv 8 місяців тому +3

    Sirtaas wa mida aan isleeyahy wadku liibantay Alx nimco ayan kujiraa

  • @user-kf7lg2or5v
    @user-kf7lg2or5v 4 місяці тому +1

    Naag kasta oo aan siiyay ateeshin waanbwaayay lkn midaan qalbigaan udiido ayadaaba ijeclaata oo taas waaba xaqiiq

  • @hussnimoha
    @hussnimoha 8 місяців тому +2

    Alpha Man 😊

  • @Maxamedcabdulaahi-tu5wh
    @Maxamedcabdulaahi-tu5wh 3 місяці тому

    Allow gabr dagan isahal ani ookle❤

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 8 місяців тому +3

    Ma jirta gabar an saxip noqo o 🎉❤😊

  • @Deysanealihaji
    @Deysanealihaji 9 місяців тому +2

    From muqdisho

  • @daahirhonest8377
    @daahirhonest8377 6 місяців тому +1

    Waaba shaqadeyda😊😊

  • @Kaariye_dhiiriye
    @Kaariye_dhiiriye 9 місяців тому +5

    Its true ❤❤❤

  • @MaxamedAli-rv4ie
    @MaxamedAli-rv4ie 13 днів тому

    Thank you❤🎉❤

  • @Mohamud45
    @Mohamud45 9 місяців тому +2

    Good muqal ad ixiso galiya runtii🎉

  • @MarwaanMakhtal
    @MarwaanMakhtal 3 місяці тому +1

    Taaliyo

  • @maxamuudsajinka3308
    @maxamuudsajinka3308 6 місяців тому +3

    True 👍 ✔️ love line words ❤️

  • @yaxyedaauud8198
    @yaxyedaauud8198 7 місяців тому +1

    Aniga kalinimada I fican

  • @abdifatahmuseh9609
    @abdifatahmuseh9609 8 місяців тому +42

    Sirtiba bannka la keenyba 😮

  • @koofi508
    @koofi508 8 місяців тому +1

    Aad iyo aad dabiici ayaan u ahay qodobadan
    Dhamaantood

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 7 місяців тому +1

    Nice nice Next Movie

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 6 місяців тому +3

    Raga ad kahadleyso pro waxa dunidha ugudambeyse 1977ki

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 9 місяців тому +6

    Welcome back. LONE.

  • @user-ly3ul8dm2c
    @user-ly3ul8dm2c 7 місяців тому

    Thank you we are need more

  • @guuleedfaisal5530
    @guuleedfaisal5530 8 місяців тому +2

    Guusha saxda ah waa dabeecadaada

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 7 місяців тому +1

    Wall somali boy alle haku xafido ❤❤❤❤

  • @saxardiid3794
    @saxardiid3794 8 місяців тому

    I'm lone boy since 2016

  • @JamoAbib
    @JamoAbib 4 місяці тому

    Tani waa xaqiiqad dhabta zhp

  • @hassenkeyaden3942
    @hassenkeyaden3942 3 місяці тому

    Thanks 👍 more bro

  • @user-gq6su7fu8b
    @user-gq6su7fu8b 5 місяців тому

    Thank you so much 💓 💗 💛 💖 ☺️ ♥️

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 7 місяців тому +1

    Waa runtaa 💯

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 8 місяців тому +2

    Waxba kama jiraan waxaan gabar waa ixtiraam iyo beenrjilec waxay raga ku jecaadaan

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 8 місяців тому +2

    Fact all 👏🏽👏🏽💯💯

  • @keynanyare7083
    @keynanyare7083 5 місяців тому +1

    Alfa iyo Peta mxaa ka aaminsantahay pro?

  • @user-tm4jf8uc9u
    @user-tm4jf8uc9u 9 місяців тому +1

    Gabadha soosamee

  • @ahmedmuse3996
    @ahmedmuse3996 8 місяців тому +1

    Nabi muuse cs

  • @FarhanEgueh
    @FarhanEgueh Місяць тому

    Mahadsanid

  • @salaadbobe
    @salaadbobe 8 місяців тому +1

    gabar inkiri maaye waxkale iisheg

  • @emem3711
    @emem3711 9 місяців тому +2

    Lony janada no balana bi idinilah❤🤲🫶

  • @MohamedHussein-t8p
    @MohamedHussein-t8p 2 місяці тому

    ❤thanks wll mcn

  • @user-zy7qn2bc8p
    @user-zy7qn2bc8p 9 місяців тому +1

    Alone boy nin waxbadam og

  • @user-hw3fk1mj3k
    @user-hw3fk1mj3k 9 місяців тому +2

    Wan ku wataa macalimoo❤

  • @mrbeleychana110
    @mrbeleychana110 9 місяців тому +1

    Soo badi Sxp vedio yadaan cml

  • @Samo-wade
    @Samo-wade 9 місяців тому +2

    Welcome back wll qali teacher of love

  • @amranahmed6249
    @amranahmed6249 8 місяців тому +4

    Kii I inkira wa inkira wlhi😂 nin inta daba carari lha dadka hasirin

  • @dekaahmed4591
    @dekaahmed4591 9 місяців тому +7

    LoNe Poy mid baa qalbigii iga xadee sidee uga soo ceshtaa 😢😂

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam 9 місяців тому +3

      Zxp walhi anaa trick ku hayya kow sawirkeeda qaad cupcut ama picart kadib wajigeeda ku ciyaar kuna qosol oo aad ugu qosol oo caay ku nafis kadibna shaashadda saaro oo subax walba ku qosol waa nacee walhi 😂😂😂

    • @tyzonPL
      @tyzonPL 9 місяців тому +1

      Kufso 😂

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam 9 місяців тому +1

      @@tyzonPL hhh

  • @user-rv5kk9ni8b
    @user-rv5kk9ni8b 5 місяців тому

    Maansha Allah

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 5 місяців тому

    Macnaha isu dabaali nagaha ayan kafahmey Lk dabaal hadey iga so qaadan kwrn

    • @lonepoy
      @lonepoy  5 місяців тому +2

      Dabaalka ugu weyn waxaad agtooda ka noqon doonta marka aad daba carareyso ayaga.

  • @Joseh_shelpy
    @Joseh_shelpy 7 місяців тому +1

    Wllhi zxp waxaad uqalantaa 1.m guuleyso wllkey 🎉🫡💯

  • @Islaaniska
    @Islaaniska 8 місяців тому +1

    Keep it up pro 👏

  • @SakiAbdiwahaabYousuf
    @SakiAbdiwahaabYousuf 7 місяців тому

    Excellent👍

  • @OfficialChannel-uq1bs
    @OfficialChannel-uq1bs 9 місяців тому +2

    WELCOME BACK LIPAH

  • @abdifatahabdi6279
    @abdifatahabdi6279 5 місяців тому

    Naagaha midhka sigaarka igala qiimo weyn.

  • @user-sb4ei2md4q
    @user-sb4ei2md4q 7 місяців тому +1

    Inadèr ma raga nagu diray yabne😅😅

  • @Khalet53
    @Khalet53 8 місяців тому +3

    waqti aan siyo dumar maba hayo waxan isku daya inan heer fican gaadho dadaalo guulaysto

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 3 місяці тому

    Waxkasta Waxaa Ka muhiimsan Inaadan gabadh Wakhti kalumin Adna iska Luminin Waa inaad Waxbarataa Shaqaysataa Kadib Guur Iyo shukaansi wakhtigaa Bilawdaa Balse Inaad Wakhtiga Ku qasaariso Shukaansi aan Mustaqbalkaaga Ka Run sheegayn Waa Khalad Iyo Gaf aad naftaada Mustaqbalkaaga Ka galayso.

  • @sakariywsakariye2805
    @sakariywsakariye2805 8 місяців тому +1

    intan iyo inka badan ayan ka rajaynaynaan

  • @abuu4258
    @abuu4258 7 місяців тому

    Big respect lone poy

  • @Abdirisaaqisaaq
    @Abdirisaaqisaaq 4 місяці тому

    Aad u weeyn

  • @user-zj8ep6up1n
    @user-zj8ep6up1n 7 місяців тому

    Waleyn waa ahy ninkaas an dumarka anigu maradiyo ee way iso radiyaan

  • @user-tu2qu5ff9x
    @user-tu2qu5ff9x 5 місяців тому

    MacaLinkaygii😊

  • @abdirashiidshataa9195
    @abdirashiidshataa9195 6 місяців тому

    Waa sida aan u dhaqmo wlhi dabeecada nocaas ahna waan u dhashay iskamana keenin

  • @user-oy5in9xz5d
    @user-oy5in9xz5d 3 місяці тому

    Sax.

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 9 місяців тому +1

    Hda wx bdn noma shgn sxb anyway thnkx 😊

  • @user-yi9qq9hw3o
    @user-yi9qq9hw3o 9 місяців тому +7

    Waxaa waa khayaali dhalinta muslimka ah ha walalin dhaqanka galada rer galbeedka hanoo kenin
    Mihiim Maha inay gabdh walba kuba cararto Wana qalad Hal qof oo nolosha la wadaagto Moyee
    Dadka wax ureeb ha noqdo wax dadka anfaca aniga hada waxan jiraa 22 sano
    Marka waxan maba aaminsani
    Waayo tiisa daryeela tukala ku Dara
    Fahan saxda awow
    Naga dhaaf waxan

    • @zakariya9304
      @zakariya9304 9 місяців тому

      Sxb naagaha waxba isma dhaamaan all wa the same

    • @hothoapdi7028
      @hothoapdi7028 8 місяців тому

      @@zakariya9304😂😂😂 maxay kuugu sameeyeen wllo

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot 9 місяців тому +1

    ❤ salaaman

  • @apdikhalaqhiz3529
    @apdikhalaqhiz3529 9 місяців тому +2

    Thanks wlalka❤

  • @Farxaan20
    @Farxaan20 8 місяців тому +1

    Mahadsanid.

  • @__-sharma
    @__-sharma 8 місяців тому

    Lpx soo bada waanadaan waaba ubogee😮😮😮

  • @mustefemuhyedinoumer2930
    @mustefemuhyedinoumer2930 7 місяців тому

    Legend wlhi😮😮

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 9 місяців тому +2

    Welcome Sxb Qaalih ❤

  • @JimcaaleSiciid-m4w
    @JimcaaleSiciid-m4w 17 днів тому

    Inadeero farxayana haanguudirin😅😮😢

  • @XasanSharif-zh2tj
    @XasanSharif-zh2tj 3 місяці тому

    Ini same eyes scan walaahi wasax❤❤

  • @zahrinaboss1015
    @zahrinaboss1015 9 місяців тому +6

    😅😅😅wabaa naca ninka I ignore gareya wlhi waka cararaa

  • @MohamedAli-bn8vn
    @MohamedAli-bn8vn 8 місяців тому

    Xaqiiq awoowe muuqaalkaan aniga ayuuba iga hadlayaa waa sida aan ahay runtii