SU,AALO AAD U MURUG BADAN AYAAD ISOO WAYDIISEEN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • Ku soo dhawow Hamda Home Decor -oo loogu talagalay dumarka iyo dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay qurxiyaan guryahooda si qurux badan oo dhaqaalahaaga ku habboon. Halkan, waxaan ku soo bandhigi doonaa talooyin fudud, fikrado hal-abuur leh, iyo routine (habka maalinlaha ah) si aad gurigaaga uga dhigtid mid raaxo leh. Waxaan ku baran doonnaa sida loo qurxiyo guryaha adigoo raacaya miisaaniyad iyo qorshooyin fudud oo ku habboon dhaqaalahaaga.
    Waxaan ku talin doonaa naqshadeynta gudaha, qurxinta, iyo sida loo sameeyo routine fudud oo kaa caawinaya inaad gurigaaga uga dhigtid mid ka tarjumaya riyadaada iyo dhadhankaaga.
    Ha ka maqnaan warbixinnada cusub - raac kanaalka oo hel dhiirrigelin iyo talooyin waxtar leh si aad u qurxiso gurigaaga!
    #QurxintaGuryaha #NaqshadGuri #DumarkaQuruxda #QurxintaGuriga #MiisaaniyadQurxin #DhaqaaleMacquul #HomeDecorSoomaali #FikradoGuri #QurxintaGuryahaSoomaali #InteriorDesignSoomaali #NaqshadGuri #QuruxBadan #RaaxoGuri #GurigaRaaxo #FikradoQurxin #SoomaaliQurxin #DumarkaSoomaali #QurxintaMiisaaniyad #HomeDesignSoomaali #RoutineQurxinta #FikradoNaqshad #QurxintaDumarkaSoomaali #MiisaaniyadQurxinta #DecorIdeas #Gurigaaga #GurigaQuruxda #FikradoRaaxo #QurxinSoomaali #DecorSoomaali #InteriorDecorSoomaali
    my social media accounts:
    facebook / hamdadesginer.no
    ------------------------------------------------------------------
    instgram :www.instagram....
    ------------------------------------------------------------------
    snapchat:www.snapchat.c...
    ------------------------------------------------------------------
    www.tiktok.com...

КОМЕНТАРІ • 81

  • @sacdiahusien-ww1dz
    @sacdiahusien-ww1dz 9 днів тому +19

    Gabdha yar ee agoonta ah saliga nadhiga io istaqfaarta ha badasato
    Ayaan leeyhy
    Abyo hadaa qorakeyga arkeeyo abyo saliga nabiga aqri habenka saxatkana soo kac insha allh wad ka bixi insha allh abyo alle hakula garab galo abyo macn😢

    • @SahraMahamed-x8x
      @SahraMahamed-x8x 9 днів тому +1

      Wlhi wan istiqfarsada marwalpa hadana wan sii xoojin doona wlll mcn aad io aada umahadsantahay

    • @sacdiahusien-ww1dz
      @sacdiahusien-ww1dz 9 днів тому

      @SahraMahamed-x8x Insha allh haniayad jabin abyo mar uun faraj wuu kuu furmiyee abyo habenkii nuska dambe soo kac ee alle axwashaad u dhiibo abyo angune wa ku soo duceynaa abyo guleysoh

    • @HafsaAbdulkadirnour
      @HafsaAbdulkadirnour 9 днів тому

      Hbi salaatuleylka kac oo ilhy ku hor ooy usheego wax kasta dareemaysid ku ducayso (ilahow qalbigayga iikab)adeerka marku kugu xad gudbo ilhy uga daceood oo dheh ilhy iga qabo ilahow iiga aargoo, hbti markasto aad hawl haysid iyo markad firaqo tahay akhriso saliga nabiga صلى الله عليه وسلم ، afka ku ahy haka qadin , aniga qiso xanun leh ba leyhy waxa kaga baxay saliga nabiga aan akhrinjiray xitaa hada soconayo inta suliga ku jiro moye ilhy wu iikabay qalbiga alx wan jeclan laha inad ilaso xiriirtid si aa talooyin fcn ku siyo ​@SahraMahamed-x8x

    • @SahraMahamed-x8x
      @SahraMahamed-x8x 9 днів тому

      @@sacdiahusien-ww1dz mahadsanid qlpieyyy ilahay haku jeclaado mcnto

    • @sacdiahusien-ww1dz
      @sacdiahusien-ww1dz 9 днів тому

      ​@@SahraMahamed-x8x abyo channel ka afnaan edabsan ku xiran abyo wax badan ka faaidee sida sataqfaarta io saliga nabiga faaidad uu leyhy io kuwa laga helo keep going abyo mcn

  • @asiya140
    @asiya140 8 днів тому +3

    habyar mcn mahadsanid i.a wan sameenaya jazakallaahu kheyra habyar❤

  • @amirasaed8337
    @amirasaed8337 8 днів тому +2

    Asc xamda wan kusalmay waxa i qabsomay inan naftayda edbinteeda xoga saray xine ayaan jecelahy inan barto wan wada quranka akhrintisa oo mel ficn imaraysa naftaydii oo an jecladay jalwad an qoranjiriin oo hada qorto asna wuu isaxmay mansha alaah wanan wadayaa insha alaah

  • @IkraanAbdishakuur-e4s
    @IkraanAbdishakuur-e4s 9 днів тому +1

    Xamday wan ka xumahay intaa yaree sidaa ku dhacday lkn waa gabadh aqli badan mashaalaah ee la tali xappti oo gacan qabo inta karankaaga ah

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 9 днів тому +2

    Kama ooysii rabin abyo lkn qalbigeyga kaga soo go,day xbbti alpi ❤❤❤

  • @AsiaMohamedmohamud
    @AsiaMohamedmohamud 8 днів тому

    Mash allah bal eeey sedeeey uquxubdthy isugu kalsoonthy waxaaan rabaaa inaad saaan iyo si kaquruxbadan noqodo mash Allah queen Allah kuuu siyaadiyo kalsoonidaaan iyo quruxdaan🎉🎉🎉❤

  • @XafsaIbraahim-mg2hh
    @XafsaIbraahim-mg2hh 5 днів тому

    Keep going my queen❤

  • @SahraMahamed-x8x
    @SahraMahamed-x8x 9 днів тому +1

    Mahadsanid habo mcn hamda ilahay haku jeclaado wanankula soxiriiri dona insha allah

  • @adanmohamed6031
    @adanmohamed6031 7 днів тому

    Asc barasha wanaagsa samigeey 30 yanawari ayaa iigu soo horeeysa

  • @ummaryan4130
    @ummaryan4130 8 днів тому

    Mahadsanid xamdi s'uashee jawabteeda waa dhageestay

  • @Dagan484
    @Dagan484 9 днів тому +1

    Awww xamdaay Mansha Allah wll I can’t wait inaan kula share gareeyo Insha Allah achievement kaygii January ❤

  • @Zamzam-y2r
    @Zamzam-y2r 9 днів тому +2

    Masha Allah my 👸 ❤

  • @DeeqaFarah-j7e
    @DeeqaFarah-j7e 8 днів тому

    Masha Allah wll wax yar ayan ku aqan balse wax badan ayan ka bartay wllhi Alle Abalkaga jano haka dhigo🤲
    Please labiskaga ayan ka faa iday dhanka labiska naga dhig quruxey

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 8 днів тому

    Alle Haku barakeyo Hamda 2024 ti Aya kugu so biray Wana ku Tagera alle ha Idina barakeyo adi iyo ubadkaga dhaman family ga isnab ka la so xiriri dona insha allh si qas ah ba raba ina kula hadlo😊

  • @amrancabdi3826
    @amrancabdi3826 9 днів тому

    Manshaa Allah Alle hakuxifdiyo Abayo qali

  • @Xilkas0000
    @Xilkas0000 8 днів тому +1

    Samiyeey ani iyo adi wax badan ayaa isugu egnahay wlhi saan magacaaga uwato ayaa dhaqankana inbadan ayaana kaa raacay oo ilaahay igu ogyahay bishii janwarina wax badan ayaa iiqabsoomey alx

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 9 днів тому +1

    Xafiiskaaga ugu horeeya Guriceel ka dhigee walibo busteejo dabare quracda hoostooda ka dhigeee 😂😂😂

  • @FariihaAbdi-f4q
    @FariihaAbdi-f4q 8 днів тому

    Keep going my queen 👑❤

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 9 днів тому +4

    Asc abayo xamiyey wakusalamy wll waxan ahay gabadh qurbaha kunool mudo 8 sano ah masha qeeyo waxbarashana matago ilmo Yarrbn haystaa oo umulkuahay 4 carrurana waadhalay oo isku nuuga ninkayga ayaa wadankii iga keenay wall lkn dhaqaalo imasoo galo haba yaradee inan waxqabsadana waa jeclay sanad walba waxaan qorsheya balan hadana iima suragalo wax seven ah meelmadhigto sababtuna waxa weeye ninkaygaa kufiicn sevenka isagaa meel waxdhiga bosas gada ganacsi sameya mar walon dhaho wax iigoniya rabaa wuu xanaqa maxa kalaleenay ayuu dhahaa kolayba ilmahenan uhaynaaye walidkayo wadankii jogana waa biliyaa isagaa udira biilka xita maxasusiyo isaguunbaa dira iyo wixiikale qadhanaba lkn lacag Gooniya ma ogla mana shaqysankaro awladayda iskunuuga 5 Sana uguwayn lkn dhib kale maqabo waa xaga lacgta uun maxaad igulatalinleyd pls taladada rabaa qli

    • @MunaIsmael-my7ug
      @MunaIsmael-my7ug 9 днів тому

      Abyo caruuta adigoo hasta shaqayso part time shaqayso reergan iyo gurigan isku hayso

    • @rifalalsharif2884
      @rifalalsharif2884 8 днів тому

      @@MunaIsmael-my7ug wll mashaqysan karoo wakhtimale ninkayga shaqadiisu waa in wakhti walbo lobahdo lahelaa shift kaliya male marba wakhtibu galaa fuulna wuu shaqeya markaa cidan awladi kagatago mahaysto

    • @EsmahanIsmail
      @EsmahanIsmail 8 днів тому

      Qaliyeey anuu Hal talo ayaan kusin lhaa hdii ale yidhaa marka kowaad waa ku hanbalyeynayaa adi iyo seygaga ale hysku kiin barakeeyo mar labaad hdan uimado taladeyda waxaa wayee abayo haka daalin inaad marwalba aad weydisato inuu ku ogolado inaad shaqaysatid wayo waa qof kujecel adna mid samee wixii bill ahaan kusoo gle isku day inaad wax meel ka dhigato wixii aad awoodo ❤mhdsnid

    • @rifalalsharif2884
      @rifalalsharif2884 7 днів тому

      ​@EsmahanIsmail haye wll waa mahdsanty dhibkale ma qabo lkn waa shaqadisa nocaya

  • @XamdaAhmed-pk6sc
    @XamdaAhmed-pk6sc 8 днів тому +1

    Abayo aad ba u mahadsantay qli wllhi barigii hore xata dhaqaale man fahansanay thank you xbbti hablaha ku baraa inantan daawada wax ka faidaysane abyo alle haku xiftiyo

  • @yurubyusuf3226
    @yurubyusuf3226 8 днів тому

    Masha Allah

  • @isramohamedhassan4648
    @isramohamedhassan4648 9 днів тому +5

    Xbbti babaasiirka aad tidhi waxaan ka qaaday calool fadhiga maxaad kaga dawawday

    • @DeeqaFarah-j7e
      @DeeqaFarah-j7e 8 днів тому

      Wll Ani mar Ayan babasir isku arkay
      Waxan isku daweeyay calool iskataga ayan iska ilaaliya
      Hal malin inad suliga galin ayey dhicin wllhi dib iskugu arki maysid

  • @NastehoFarah-p4d
    @NastehoFarah-p4d 9 днів тому

    Ilahay ha u gargaro gabadha yar iyo inta dhibanba

  • @EsmahanIsmail
    @EsmahanIsmail 8 днів тому +1

    Hargeysa cadey ka furo habo mcn saan ku arko waa kujeclahay rabi hku jeclado 😢❤

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 8 днів тому

    Asc xamdi abaayo aadban ku jecelahay in mudo ayaan ku daawada lkn si goos goos ah
    Waxaan ku noolahay qurbaha waliba meel aan inaad orodo maahine lagu gacan qabanayn
    Si kadisa ayaan uur ku yeeshay anoo u diyaarsanayn waxaana ka qaaday caajis iyo stress
    Waayo waxan ahaa qof karti badan hadana qabayska iyo nadaafada guriga I dhibaysa ila tali saan uga bixi lahaa sidoo kale 2 ilmood 6/3 sano ah ayaa ii joogo cuntadooda kama caajiso iyo achoolkoda lkn inta kale nolasha culays iga saaran😢😊

  • @CutiyaAli-q6h
    @CutiyaAli-q6h 8 днів тому +1

    Gabadha yar waxan kula talin laha inay alleh ka dacweeso ninka Inu kaqabto xaqeedna ka siiyo hday hooyaded ka qabn weydy runti wxy arkaysa isbdel iyo ama Inu so hadoobo cafis weydisto ama uu kadaayo hbo allh arimahaga usheeg bacda sladaha oo ducayso marmarka qaar wxa dhacda in qofku allh kuxidhnen oo lagu imtixaamo dad si u allh oogu laabte

  • @MalyunMohammad
    @MalyunMohammad 8 днів тому

    Asc xamday xbbti waa kusalamax xbbti wadmahadsantahy sidanoo dhiri galisin xbbti waxan Ahay hooyo dayar waxan rabaa inan wax dhaqalaysto oo hadal Bilabi rabaa install Allh Adigana ilahay Haku barakeeyo

  • @HodonFaarah-q8b
    @HodonFaarah-q8b 9 днів тому +1

    Macalimadeydii❤🥰💋

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 9 днів тому +1

    Alle gabdha yar caloosha ayey I hurisay. Gabadhaas dhibka heysto Alle ha qaado. Hoyooyinka soomaaliya joogo u naxarissta caruurtiin qaadaten gabdhihiin.

  • @qaalinuura-h4v
    @qaalinuura-h4v 8 днів тому

    Xamdiyeey ani moringo geedka kasoo gurtay cabay hadaana 3 biri wada wax dhan iskama dareemin dhnka caluusha inay jelecdo

  • @AyuzhYusuf
    @AyuzhYusuf 4 дні тому

    Abyo Wn ku dawada January wxn islaha wax bdn ayaa qabsanesa waxba maqabsan abyo go an qadashada miya igu adag miya ma aqano

  • @RoodaCali-rt5nx
    @RoodaCali-rt5nx 8 днів тому

    ❤❤❤

  • @sgyuytew
    @sgyuytew 8 днів тому +2

    سلام عليكم حبيبتي حمدي اني ما اعرف اكتب صومالي بس اتكلم عايش في اليمن

    • @FATMA-dh1zh
      @FATMA-dh1zh 8 днів тому

      أنا حت ما أعرف أكتب صومالي بس احبها

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 9 днів тому +3

    Hoto naagaha somalidu guursi badanaa hadii ilaahey caruursiiye mexeey guurkaan baas u dabasocdaan

    • @farhiya9221
      @farhiya9221 7 днів тому

      Watan layabay xita Hada guursdan ilmohda war umahyso ama wey nacayan ninka lajogto kuwe udhashay lee jeceylane 😢Ilahay xaqa awoladoda ha tuso

  • @nuriyamahamed1774
    @nuriyamahamed1774 8 днів тому

    Wanka naxay walhi gabadhaaa

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 9 днів тому

    Somaliya❤❤❤

  • @haldoorsaadojama3413
    @haldoorsaadojama3413 7 днів тому

    Waxad tahay qof dadka cawisa ilahay haa ku gargaro

  • @raaxojanaale8325
    @raaxojanaale8325 8 днів тому

    Moringaha wixii 30 ka yar uma fiicna maqlee maxa ka jira hamdaay

  • @FatimaJama-bc8so
    @FatimaJama-bc8so 9 днів тому +1

    Habo Sali ga nabiga badi dheh walasha

  • @Dagan1234Maxamuud
    @Dagan1234Maxamuud 9 днів тому +2

    Abayo waxan ahey hooyo da, yar waxaa ila jogta gabar walashay ha oo aan wax yar ka weynahay runtii ilahay baa iga sareyee sida aniga inay iga weyn tahay ban u ixtirama yaranteydiina wax ban ka soo koriyey dhibku wuxu ka jiraa anoo hiil iyo hooba la garab jooga ayey iila dhaqantaa si ilahay uu og yahay malin walba wixi aan shalay kala hadley bay sameysaa anigu waxan is dhahaa ma inay dareemahaga ku ciyaarto bay rabtaa wayo anigii ayey muran iila soo istaagin oo khaladkeediina i saareysaa aad bay miskaxdeydu u buuxsan tay waalidkana inaan u sheego waan kala xishoodaa kadib dabecadii baa iga luntey ilmihii yar yaraa baan ciilkii kula dhacaa mar mar inaan darbiga ku dhufto baan ka baqaa caruurta waayo aad yey miskaxda iiga cuntey dhiig kar inuu igu dhoco ayaana ka baqaa wlhy maxad igula talin lahayd xamdiyey😢

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 9 днів тому +1

      Byo qofka qaladkas ku geysanayo wa qof qaangaara ixtiraam intey mudned ka badan baad siisay geedkaba biyahu ubahanyahy ka badan hadii lagu shubo wu dhintaa ee wallasha walidkaga uga dacwoo oo cuqubo haka galin caruurtada qofna ixtiraam uusan ku heyn ha uheyn xitaa kuwa ku dhaw sorry dhiigkar alle hka badbaadiyo

    • @EsmahanIsmail
      @EsmahanIsmail 8 днів тому

      Abayo sorry lkn anii ahanteyda Hal talo ayaan kusinayaa qoralkaga igu dhaliyey markan arkayee abayo Halmid Samee inaad nolosha Sabalo kuwado wayo qofna dhaqankiisa lama badali Karo waa dhalinyaro aan caqligeedu kufilneyn intaa sabaleyn karto sabalee cananta ka ilaali anaa ku balan qadayaa iney kusoo dabcayso isna badalayso😢❤ mhdsnid

    • @farhiya9221
      @farhiya9221 7 днів тому

      Yaahu iyda ka baqesa carurta ka adkatay akhas jilicsan Naa dhikar kumahye jilicee kuhya 😏

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 8 днів тому

    Hamda talllo kaa rabaa 😢

  • @Salmaabdisahal
    @Salmaabdisahal 8 днів тому

  • @cadargure239
    @cadargure239 8 днів тому

    Mudusho

  • @hanaabdicasis123
    @hanaabdicasis123 9 днів тому

    Yaarabii inantaa ugargaar hooyada maxaa ka qaldan bisinka cajiib

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 8 днів тому

    Saxwaye taladaada

  • @aminamukter3720
    @aminamukter3720 9 днів тому

    Asc abayo mcn plz qoralkeyga soqado waxan kubartay 2023 mnsha Allah wax badhn kafaiday hoyo yar oo labo ciyal hda xamila aah waxa iso korisay ayeydey lkn nolol adag ayan kukoray alx cadadis badan oo isarna waxan xaal u arkay guur lkn alx kuma qasarin lkn hda qol aya kuxinahay murug oyin xanun makabixi aniga murug iyo jir diil kusokoray aaa hda dumashiyal idiben aniga hormar ayan jeclhy lkn garab mahyso waladeyna isma fahano plz icawi thnks

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 днів тому

      @@aminamukter3720 waan soo qada

  • @MaryanMuhudiinAli
    @MaryanMuhudiinAli 9 днів тому +1

    Hamdiyey abaayo inaa isoo jawabtid rajeenaa Malin horena suaal kusoqoray igama adan jawabin lkn abaayo waacadi waqtigaa iisaamixi waaye MCN badaney waakujeclahy wllhi inta qof lajeclaado waana kugu xiranahy waxaan kujiraa gabdhaha aad subaxdi snapka hrdada kajafso m.a abaayo waxaathy gabar karti badan caqli badan m.a abaayo Isha biniaadamka Allah hakaaqabto adiga iyo caruurtaadaba abaalkaaga jano Allah hakadhigo abaayo 18ayaan jiraa waxbarasho heer jaamacadeed aamara waxaan kuu arkaa wllshey igaweyn ootalo isiin lahyd marka maxaa talo igusiin lahyd qalbiyey❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 днів тому +1

      @MaryanMuhudiinAli waan ku soo jawaba waan arkay qoralkada wigan dhageyso Habo mcn

  • @FatumoAli-n3u
    @FatumoAli-n3u 9 днів тому

    ❤❤❤🎉🎉

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي 9 днів тому

    ❤❤🎉🎉😢😢😢

  • @AyaanIbraahim-f1x
    @AyaanIbraahim-f1x 8 днів тому

    Isla xisaabtaku wakn raby xage lagu arkay jamacad bila xisaba ladhiganyuun hada kabacdi 1ciwaankuwaa jamacada nolosha iyonafta nadiwngali 😂 marka wa inlaisla xisabtama la is la taliya ra,yi iswadrsi lasameya xamdina wamaclimda qaban qaabinysa barnamijka wada hanoqoto halawda shekeysto ra,yi iswadrsina hala sameyo kawrn xamdy taldaa

  • @Sacdia42
    @Sacdia42 9 днів тому

    🙏🙏🙏🙏❤️🙏❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ZahriinaClaahi
    @ZahriinaClaahi 9 днів тому +1

    Habo waxaan ahay gabar yar 20 waaxaan ahy rajo waxaaan la nolahhay abahay abe labo wll ah wlilal ah noloshad. Melan kabilabo Maqan family danyar wanahy gobol ayan ku nol nahay waxaan jeclhy nolosha inan her ka garo kana tago gobalkas maxaad I gula talin lahayd plz muhim ayaan ku ahay maxase Ina Barto kuna shaqaysto baro i dhahaysa wlhi waxaan jeclhy. Familka Inan wax taro una shaqeyo lkn melan wax ka bilabo maqan qofkii talo isinkaro ha i siyo wllhay 😢😢😢

    • @asiya140
      @asiya140 8 днів тому

      qaali 2rakaco istikhaara tuko ilaaheyna taladada udhiibo salatu leylna tuko markasta ducayso wad guuleesan xirfadna baro sida ugu shaqeesatid hppti

    • @ZahriinaClaahi
      @ZahriinaClaahi 8 днів тому

      @asiya140 abyo maqan sida lotukto xirfad anbarto maqan qali mad I shegi

    • @aasiyoabdiisse9646
      @aasiyoabdiisse9646 8 днів тому +1

      ​@@ZahriinaClaahiani hadan wax kuu sheego harqaan iyo cilanka kii kuu fudud baro gacantada dhunkan yaan baahida lagag faaideesan farax iska ilaali sharaftada ilaali❤

    • @aasiyoabdiisse9646
      @aasiyoabdiisse9646 8 днів тому +1

      ​@@ZahriinaClaahisalaada waajibka ma tukataa wll tan yuutub ku qor waa helaa mcnto

    • @ZahriinaClaahi
      @ZahriinaClaahi 8 днів тому

      @@aasiyoabdiisse9646 madhacayso tas abayo I.a qali wan dadalaa lkn gobolkan logo wax shaqaa kuma laha

  • @fardosaaweys4421
    @fardosaaweys4421 11 годин тому